Man United Oo Ku Soo Laabatay Hogaankii 5ta Dhibcood Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Aston Villa. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Man United Oo Ku Soo Laabatay Hogaankii 5ta Dhibcood Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Aston Villa.

Man United Oo Ku Soo Laabatay Hogaankii 5ta Dhibcood Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Aston Villa.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 15-04-12 7:58 PM

Manchester United ayaa dib u soo ceshatay hogaankeeda 5ta dhibcood ee Premier League iyadoo uu horyaalka ka harsan yahay afar kulan kaliya, ka dib markii ay afar gool iyo waxba ku xaaqeen kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd Old Trafford.

Red Devils oo kulankii ugu danbeeyay guuldarro ay ka soo gaartay Wigan Athletic ayaa ku ciil baxday kooxda Aston Villa, waxaana goolka hore u dhaliyay Wayne Rooney waxaana uu ahaa gool rigoore ah oo muran ku jiray laguna galay ciyaaryahankii hore ee Aston Villa Ashley Young.

Waxaana United weerar badan ka dib u labeeyay Danny Welbeck oo kubad uu ka helay Evra shabaqa ku hubsaday dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta.  Wayne Rooney ayaana goolkiisii labaad ee ciyaarta ugu seddexeeyay kooxda difaacaneysa Premier League ka hor inta uusan dhamaadkii ciyaarta goolka afaraad shabaqa ku hubsan ciyaaryahan Luis Nani.

Natiijadan ayaa waxa ay ka dhigeysaa in Manchester United ay leedahay 82 dhibcood, waxaana ay shan dhibcood u jiraan Manchester City iyadoo horyaalka ay haatan ka harsan tahay afar kulan kaliya.

41 Responses to Man United Oo Ku Soo Laabatay Hogaankii 5ta Dhibcood Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Aston Villa.

  1. Nuune gl Reply

    16-April-2012 at 11:22 am

    Oyin waxagudanbemdono re man u 3kulan oudhiman man u mid walahakidona waxna burburkeda lagugubidona eltahad stadium markasta way naga go’antahay inaan cebeb iyo fadexad kurebno man u hadey qadana waxey kuqadidonta sida realkuqado okale waxkasta wa 30 april waxana kalsoni buxdo kuqaba city olaga bartay dhuldhigida cadowgeda

  2. cukaashi Reply

    16-April-2012 at 11:17 am

    k kl k k k k k k k k kk k k k k k k

    city ha ooyso

    dheedheelaa dhaga loo laabatay

  3. Os'man u Reply

    16-April-2012 at 8:38 am

    Asc Kakakakakakakakaka waxan shego karan ayo farxad awadet united guul

  4. odawaay Reply

    16-April-2012 at 7:34 am

    marka hore asc marka xigta wan ku faraxsanahay gusha ay gartay man utd waxan dhihi kara man utd wax kaxiga capkan malahan mida kale away tagerayashi koxda is moday kox ee cty
    vivi man utd
    vivi w.rooney and a.velencia

  5. cadnaan muriidi ozel Reply

    16-April-2012 at 7:06 am

    man utd cid ka xiga malaha koobkaan man city garoonkeeda ayaan ku quusiyeena viva rooney

  6. maxamed siidcali Reply

    16-April-2012 at 6:15 am

    asc dhamaan qaar ahaan waa idin salaamay taaqerayaasha man u aad ayaan uga faraxsanahay guusha ay gaartay man u man city iska guuso khamiisaa laguustaa viva man u viva rooney and ashley young by by by

  7. maliesa Reply

    15-April-2012 at 11:51 pm

    waaaaaaaaaaaaaaaaw hambalyo my favorite club iyo dhamaan taageerayaaasha man united waxaa la dhihi karaa waaa ku guuleysan kartaa cup ka man utd viva MAN UNITED and taageerayaasheeedaa niceeeeeeeeeeeee

  8. Cisman aweys baxar Reply

    15-April-2012 at 11:27 pm

    Asc dhamaan reer man unatd marka xigte anaga hadaan nahay reer shayadinta cas cas cidna nagama hor istaagi karto koobka man citi waxan leeyahay baska dambe adoo hogaanka haaye ayaan waxan ku dhahay waxad ku nureeysaa baska lawaad marka ha isku dayin anoo aabahaa eh inaad itiraahdid adeer bx by by by mn cit kakakakakakakaka

  9. Nasro Reply

    15-April-2012 at 11:24 pm

    Waa ogaa duusha lakiin waxaan doodoonayay naney gooshiisa gooleesta man u wali gii hanbalyo asxaabta dhamaan man city kobka inaad qadaa wa habeen kii xalay ahaa oo tagay xoox uu kaa yahay byyy hanbalyo

  10. abdi barca Reply

    15-April-2012 at 10:56 pm

    rooney timo aa u soo bexeen bidaarti wey qarsoontay nabee kkkk

  11. lover_boy218@hotmail.com Reply

    15-April-2012 at 10:21 pm

    run ahaantii waxaan hubaa ashly young inuu noo badali doono c.ronaldo rooney asagana wuxuu badalidonaa bele saan anigu arko waadna salaamantihiin asxaabta tageerta manchester united

  12. Max,ed cali max,ed (mc). Reply

    15-April-2012 at 10:13 pm

    Way iska cadahay in united kobkan ku 20 tanesaneso balse city iyada’un ha isku sasabto iney loolan ku jirto. Vive united. Viva Rooneey.

  13. xasan Reply

    15-April-2012 at 10:09 pm

    asc salaam kadib hanbaliyo heer man united guusha ee gaartay waxer kadhigantahay in ee qaadikarto koobka madama 4 ciyaar u harsantahay ee mancheser city hej då kkkkkkkkkkkkkk

  14. maamii' gobos lij Reply

    15-April-2012 at 10:05 pm

    Kan walagu kalabaxay ee midakale day dayda kani waa kaygi 20th mise aniga kob idin furo rer man city kkkkkkkkkkkkkkkkkk viva man utd

  15. C/raxman gacmo Reply

    15-April-2012 at 10:02 pm

    Citty oo wadnaha is taagay kadib markay united ay xasuuqday aston villa 4 iyo 0 marka tageraha citty waxa leyahay iska quusta aad aya ugu farax sanahay citty iska jiifta horayba waa ujiifteene by aqyaarta waa gacmo ashley young?

    • c/maalik Reply

      15-April-2012 at 10:15 pm

      asc aqyaarta sharafta leh ee manutd aad ayan ugu farax sanahy kooxaheeyga waa weeen ee manutd and juve and reallmadrid aad ayan ugu faraxsanahy sanadkan in an kuguuleeysano horyalada waa ween thanks manutd and reallmadrid and juventuuse bye cty sorry

  16. C/raxman gacmo Reply

    15-April-2012 at 9:53 pm

    Citty oo wadnaha is taagay kadib markay united ay xasuuqday aston villa 4 iyo 0 marka aad aya ugu farax sanahay citty iska jiifta horayba waa ujiifteene by aqyaarta gacmo ashley young?

  17. V.nistelrooy Reply

    15-April-2012 at 9:41 pm

    Asc dhaman asxabta ku xiran netka laacib ıyo shaqalahaba hadan ugudbo fakarkeyga waxan rabi laha iney united qasariso 3dhibcod kahor kulanka cty markas ayu horyalka xiso yelanlahay sidı sanadki hore by ruudka united

  18. samiir eman Reply

    15-April-2012 at 9:13 pm

    asc dhmaaan waa idin salamayaa asxaabeey salaan kadib waa la filayay ina y utd ay ku soo noqoto hogaanka iyadoo ku haysa 5dhibcood intaa kadib wxaan laayahay dhamaan taagaeerayaasha man utd waynu qaadnay kanaee be you hapy dhamaantiin reer cityna wxaan leeyahay by byyyyyyyyyy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. ahmed untid Reply

    15-April-2012 at 9:01 pm

    Kkkkkkkkk asc dhaman tagerayasha qaliga ah ee man united waa su’aale man city maxa u haray mayna quusan?!kkkkkkkk viva vuva united

  20. khalid coll haye Reply

    15-April-2012 at 8:59 pm

    dhamaan all inta taageerta man utd aad ayaan usalaamay salaan kabacdi waxaan filayaa inay maantana hantinayaan horyaalka eglan waan hubaal in sha allah way hanan doonaan thank you all of tou

  21. Maxamed shariif aadan galeey Reply

    15-April-2012 at 8:55 pm

    Guul wacan igadheh maxaa yelay waxbaa kadhacay oldtraford guul wacan mar walbo viva rooney nani walbeck.ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka

  22. khaalid qalbi Reply

    15-April-2012 at 8:55 pm

    Awooda Man Utd ayaa soo faragashateen walee everton kadib idinkaa ciida idin raacin doonaa viva nani.

  23. m.hazard.10 Reply

    15-April-2012 at 8:53 pm

    asc all tageraha man utd wan iden salama meel kasto aad jogta gool wacan quusta direska qeelada badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva man utd rey madrid c.ronaldo ad youge eden hazard gooool byyyyy

  24. Rooney Reply

    15-April-2012 at 8:49 pm

    Waw kacabso ugu horey horta waxaan salaamayaaa aqyarta man u taageerto waana kufaraxsanahay guusha ay gaartay man city waxaan dhihi lahaaa iskaquusta cupkana man u ayaa leh waaakeenii 20 marka ha inagoosato man city viva man u

  25. Cmaanyare Reply

    15-April-2012 at 8:42 pm

    Kkkkk waxaasa guul layga dhahaa reer man city cawo wad aragteen wixii dhacay maxa idin dhiman 5-0 ethihad marka qusta kkkkkkkk man utd & realmadrid guul 4ever mahadsanidiiiiiiiiiiiiiiin_____

  26. Xasan kaafi muumin max.med Reply

    15-April-2012 at 8:29 pm

    Kakakakakakakakakakakakakaka man u viva and rooney and nani and youn wa horyaalki 20 tanad

  27. Deeqa cabdulaahi Reply

    15-April-2012 at 8:25 pm

    Asc all kadib aad ayaan ugu faraxsnhay guuusha united forsa united siiiwata dadaalkiina by all fans united

  28. Kamal cleverly Reply

    15-April-2012 at 8:23 pm

    Why always 20 we ? Kk cadi ma ahan viva waza roney and nani and clevrly salaman dhan tagerayasha man u gar ahan deqa abdulahi by

  29. Cabdi fitax yare Reply

    15-April-2012 at 8:21 pm

    K.k.k.k.k.k city mesha lions aya joogo candhuftada dib uluq viv w.rooney

  30. Nagaash Reply

    15-April-2012 at 8:20 pm

    Tan wexee fariin u tahay city meehsaan waa laga soo shaqeeyay shaqadaan iskana laa laabta boorsadiina dadkaan ayaga lee leh sanad kasta horyaalka viva united and rooney

  31. Jarmal Reply

    15-April-2012 at 8:20 pm

    A/c baxda laacib waxaan ku darsanayaa in united ay wili ka horeyso city hadana ku guuleysankarto premier league ee hada ha quur sadaan

  32. Cleaver yarka sanadkan Reply

    15-April-2012 at 8:15 pm

    Man utd gushi ay gartay waxa ay tusalo unoqoneysa mancity hara wad hartene maxa ni so celiye qusta qamis aya la qusta man utd guul guul guul everton iyo mancity guul ka gar insha allah ok all bye

  33. Xvi Reply

    15-April-2012 at 8:13 pm

    Waaw waxasa ciyar ah city riyadeeda waxa hortagan roney
    iyo libaxyada rer maan viva man u&real madrid and crt7

  34. Nor mohamed nor Reply

    15-April-2012 at 8:11 pm

    Asc waanku faraxsanahay gusha man utd ay gaartey waxaana leeyahay city iska quusta waad dedaasheene vivivivivivivivi man utd

  35. deeqyoung Reply

    15-April-2012 at 8:10 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk asc qosol camal lee nooooooooooooooooh salaan sare kaptan dj calaa sxb sare man utd vivaaaaaaaaaaaaaaaa kani waa horyaalki 200000000000000000000000000000000 cml looooool kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. Ismacil Reply

    15-April-2012 at 8:10 pm

    Kkkkk aad ban ugu faraxsanahay guusha maanta ey gartay man u inkasto ay ka naxen rer man city horyalkan waki 20 ee man u iska sabra

  37. Xvi Reply

    15-April-2012 at 8:07 pm

    Waa waxasa ciyar ah city riyadeeda waxa hortagan roney

  38. El Kapitano-daacada United fans Reply

    15-April-2012 at 8:06 pm

    www ww Good Job Man Utd tani waxee cadeenesaa hanashada Horyalka PL viva Man u <3 wazza welback and Nani viva Chicha

  39. miskiin Reply

    15-April-2012 at 8:05 pm

    anigaaa yaab argni man city maxaaa daheesaa hadeer war iska amusa ayaa nidihilahaaa aqyaarta rag niya waa ween ayaaa ladiray mar ka isku xishooda reer city vivv man uted and rooney

  40. C.qadir.cadde Reply

    15-April-2012 at 8:04 pm

    K.k.k. Wan filaye gushan man united horyalka ayada leh cidna kama hor istagi karto united guul weyn rooney goal dhalinta asaga leh kkk

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>