
Chelsea ayaa u gudubtay finalka koobka FA Cup ka dib markii ay ka talaabsadeen kooxda Tottenham oo ay kaga badiyeen 5-1 ciyaar xamaasad laheyd oo ka dhacday garoonka Wembley.
Ciyaaryahan Didier Drogba oo kulan kasta oo uu Chelsea ugu ciyaaray Wembley gool ku dhaliyay ayaa hogaanka u dhiibay qeybtii hore ee ciyaarta, iyadoo labada kooxood qeybtii hore ay iska qasaariyeen fursado qaali ahaa oo goolal loo fishay.
Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa Chelsea ay heshay goolkii labaad, lakiin goolkaas ayaa ahaa mid muran weyn uu ku jiro. Ka dib markii uu Cudicini uu badbaadiyay kubad madax aheyd oo uu soo tuuray David Luiz, waxaa goolka agtiisa isagu soo xoomay ciyaartoyda Chelsea iyo Spurs, iyadoo Juan Mata shuut uu tuuray uu xariiqda goolka ka celiyay Assou-Ekotto lakiin garsoore Atkinson ayaa tilmaamay inay gool tahay.

Daqiiqado ka dib Spurs ayaa gool soo ceshatay iyadoo Gareth Bale uu ku taabtay kubad ka soo baxsaday Adebayor oo ay isku dhaceen goolhaye Cech, lakiin goolkaasi ma uusan soo celinin rajadii Spurs ka dib markii Ramires uu u seddexeeyay kooxda Blues, waxaana goolka afaraad bulusiyoon cajiib ahaa ugu dhaliyay Chelsea ciyaaryahan Frank Lampard.
Lakiin waxaa ciyaarta hurdo u diray oo goolka shanaad shabaqa ku soo hubsaday Malouda oo bedelay Ramires kaasoo kubad qurux badan ka helay Juan Mata isna uu dabamariyay goolhaye Cudicini.
Chelsea ayaa guushaasi ka dib waxa ay haatan finalka 5ta bisha May Wembley kula ciyaari doontaa kooxda Liverpool oo iyana shalay ka soo talaabsatay kooxda Everton.
Waa markii afaraad oo Chelsea ay gaarto finalka FA Cup lix xilli ciyaareed gudaheed.
Caaqil114
16-April-2012 at 6:00 pm
asc reer chelsea soo dhawaada koleeba kooxda faca weeyn ee liverpool ayaa idinka horeeysee.. viva liverpool…
Shaafici Abdi Ateera
16-April-2012 at 12:21 pm
ASC dhamaan laacib.net the blues Xalay waxey gaartey kuul muhiim ah FAcup anaga qof naga xigta majirto.
tankale chelsea kulan ka arbacada ee barcelona ha iga adkeyso thanks.
Aamaan c/rashiid shire
16-April-2012 at 9:28 am
Wlh chelsea xalay wan ka yaabay side u gashay Totonham midakale wexey tusale cad u tahay Barcelona runti chelsea awooda ey leedahay sanadkan indhaha lagama qabsan karo
Suares +stvn jii
16-April-2012 at 9:01 am
Anigu waxan layaabanahay waxa real ka celindona baayar barca inay badinayso waycadahaye
mustafe liverpoolfc
16-April-2012 at 8:36 am
reer chelsea waad iska daalaysaan yaa idn sugaaya magaranaysan waa liverpoolfc suarez, maxi,johnson,agger,skiter, anagu liverpool ahaan waanu ku faraxnay chelsea inaynu isku aragno inaha allaaaaaaaaaaaaaaaa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu liverpoolfc liverpoolfc 5-2 chelsea
Cumar c/rihmaan
16-April-2012 at 7:48 am
As/c salankadib markahore waxaan umahadcelinaa shabekada laacib.net ee noo fududaysay akhbaarta sportika midale waxaan hambalyo udirayaa taagerayaasha chelsea meel kesto ood dunida kajoogtaan waan kufaraxsanahay sida eey tottanham u xasuuqday waxayna dhoolatus utahay ama hubka loogu sifaysanaa barca liverpool iyo arsenal waxan kahadlaa xaga akhlaaqda meeshaan waa website dad badan ayaa kuxiran marka adinka oo raaliah aan isweydaasano fikrado fiican iyo aqoon sporti oo aan iska dhaafno cayda ama hadalada xun xun ee diinteen macaan naga reebtay mabilaahi towfiiq
Abdijaliil-gerrard
16-April-2012 at 7:41 am
Viva liverpool ~
war chelsea waa boolo si kasta ee u soo bood boodo koobkan capitano gerrard ayaa qaadaayo .
YNWA _______ JFT96
YOU’LL NEVER WALK ALONE
JUSTICE FOR THE 96
Aniga
16-April-2012 at 6:46 am
K.k.k.k. Said ayan ogu farxay lakn liv’pol aya kopka leh vivay toure
Afråx Ahmêd Jûkätälø
16-April-2012 at 6:16 am
Asc dhaman pahda laacib.net salan kadib waan ku faraxsanahay xasuuqi kadhacay wembely waxana leyahay liverpool waxa lagu dhigaya tan hada lagu dhigay tottenham okale viva chelsea 4 ever
Abdulfetah
16-April-2012 at 12:34 am
Asc dhaman asxabta chealsena wan faxumaynayna ciyarta arbacada tan liverpoolna waytaqana liver sida chealse loo waso maxaa yelay sanadkan laba jer ayay kulmen labaduba way fara xumeyen hadana way faraxumayn sababto ah wa naagti liver ninkana asaga aya yaqana naagtisa siduu uwasi kkk wad arkidontan insha alaah by.
halgan
16-April-2012 at 12:33 am
waw. waad salamantihin dhamantiina waxaan hubaa in aan kabadinayo chelsea ciyarta finalka taaas ku bishaa reesta
byyyyyyyyyy
salah
16-April-2012 at 12:33 am
aad baan ugu faraxsanahay chelsea badiskimaanta aan badinay. taas waxey fariin utahay barca.
nasir suul
16-April-2012 at 12:08 am
viva chelsea
abdi
15-April-2012 at 11:44 pm
asc dhaman bahda laacib iyo asxaabta kalaba runtii waan sugaynay sidaan lkn waxay fariin unoqonaysaa liverbool anaga oo koob soo agmarnay maxaymaga filayaan midakale ciil ayaan uqabnaah waa fursadii aan ku ilaawi lahayn carli kabkii aynaga reebeen mahadsanidiin
Cali.nadaam.
15-April-2012 at 11:37 pm
Dabaaldega taageerayaasha chelsea. Ooya reer arsenal, iyo liverpool, iyo man.united. Totenhan edeb ayaan barnay hana aamusaan. K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k goolka isbuucana waxaa dhaliyey f.lampard kaas bilisyoon waa dhaafay magac kale haloo raadiyo. Reer barcelona fariin culus ayaan hawada idiin soo marinay. Hana noo maleenina realmadrid oo aad il jilicsan ka aragteen. Waxaa nala yiraa blues chelsea waxaa nahay dadki aad dirqiga ugu fakateen 2oo9ki waa inoo arbacada insha,alaah. Iyo aarsi eeydnaan iloobi doonin. J.matana wuu idin yaqaan waa wiil spain ah hayeey torres atletico madrid ayuu idinkaga shaqeenjiray. Yaa celin doona waa su,aal hortaal c.buyol waayeel iyo d.alves jinoole. Marka sanadkaan championka iyo fa cupka waa inaan geenaa garoonka xamaasada badan ee stamforbrige insha,alaah. Guul chelsea waligaa noolaaw.
abdi fitah
15-April-2012 at 11:34 pm
fc cunsuri weplay aa nobalan ah viva drogba and mata
Cade Dheere
15-April-2012 at 11:31 pm
waxaaas waa tusaale to Barca fans coz somaalidu waxeey tiraahdaa weesha qal dibiga haku quus qaatee waana filaayay waxaas eee soo barbaar Tottenhamn
finaly Leverpool 1-2 Chelsea 5 May at Wenblay
Mohammed
15-April-2012 at 11:30 pm
Liverpool u malayn ma hayo inay sida tottenham u adagtahay chelsea.na ay iska celi doonto ,chelsea ayaan u eg inay koobka qaadayso,ciyaar fiican ayay soo bandhigeen waxaan u malaynayaa Bale inuu jawaab macquul ah la siiyay
m barre
15-April-2012 at 11:23 pm
viva chelsea
mata
15-April-2012 at 11:09 pm
HORAAN IDIIN KU SHEEGAY CHELSEA IN AANAY U DAAHAYN spurs
TAASINA WAXAY FARIIN CAD U TAHAY BARCELONA WAANKA XUMAHAY DHAWACA LUIZ LAAKIN INSHA ALAAH WAA DIYAAR CIYAARTA BARCELONA
LINE UPKA CAAWA WAXAAN ORAN LAHAA LABA LAACIB HALAGA BADALO CIYAARTA BARCELONA KUWAAS OO KALA AH MIKEL OO LAGU BADALO ESSIAN BOSINGWA -Ivanovic WAA KAN UGU FIICAN OO CELINKA BARCELONA
ducaysane
15-April-2012 at 11:08 pm
Reer Chelsea faanka iska daaya FC Barcelona weligiin iskama celinkartaane Real Madrid,Ac Milan,Arsenal Manchester United oo chelsea kawada xarifsan ayaa iska celin kariwaaye chelsea oo an waxba meesha kuhayn ayaa iska celinkarta Kooxda aduunka ee FC Barcelona,Taankalena maanta chelsea maysan badine Garsooraha ayaa u badiyay.Marka reer Chelsea waxaynu kawar sugayna Arbacada Iyo sida CHELSEA Garonkeeda logu garaaco sidii FC Barcelonaba cadada u ahayd ileen FC Barcelona waa kawada adagtahay wixii koox kadhisan ENGLAND.Marka Arbacada aan kawar sugno iyo idinko ooyaya insha allah!Viva FC Barcelona and Guuuuuuuuuuuul weligaaaaaaaaa
Afro Bob
15-April-2012 at 11:04 pm
D.Luiz waa Best Divender, wuxuuna noqon doonaa Captain ka Chelsea Mustaqbalka Dhaw, Barca na Iyadaa Kusoo Dalbatay 35 Pilion, wana laga diday,
Jibka yare
15-April-2012 at 11:00 pm
Marka hore wad wada salaamantihin reer blus marka xikta koxda liverpool waa kox adag lkn mar waliba dhuktina ku haaya every day is n,t friday marka gerrard haku sexan koobkan lkn haa lambard ku sexo kuna so kac dadaal wcn captain j.terry adaa leh koobkan sido kale mata lambard torres iyo di matteo former players of chelsea and know is our couch weliga sidan oo kale ku soco mida kale lionel messi tani waa tusalo ku waano qaado adi iyo xavi
Sadam sito
15-April-2012 at 10:59 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk
maqosli karo wayo bluesku waalagu farxay walee
macalin cabdow
15-April-2012 at 10:56 pm
tani waxey masseg utahay barca kkkkkkkkkk arbaco waan sugi la ahay
moha maldini
15-April-2012 at 10:54 pm
ASC Fans chelsea and lacib.net wa gul ad u weyn runti waxan rajenen hada nahay fans blues inan qadno kopkan viva big fans chelsea viva cech viva mata viva RDM BEST
omar(palacios)
15-April-2012 at 10:54 pm
waxaan layaabanahay dadkan leh D.luis ayaa celin lahaa messi sxbyaal waad riyoonaysaan ee riyada kakaca D.luis ka aad sheegaysaan Cahill ayaa ka adag ee ku faana ViVa puyol and alves
Afro Bob
15-April-2012 at 10:54 pm
What da fackin, Man Utd n Arsenal, wat hat leysiin waligiin, wad ujedan, sidan uxasuqnay, Spars, Tottenham, Barca ayaa noo hartay, MASEER kiina udhinta, Double Final, Viva Chelsea,
samiir
15-April-2012 at 10:53 pm
chelseaaaaa guul waligaa barca na fiirsha sidaan iyo si lamidaan u garaaci doonnaa viva, mata, drogba, torres, sturige, ramires, lampard, essien, ivanovic, d.luiz, terry, a.cole.. Iyo dhaman reer chelsea . Guul
Samir
15-April-2012 at 10:53 pm
Asc all
aqyarta sharafta leh gar’ahan tageraha chelsea
sln kdb gul wcn ayan u rajeyna inan ka garno liverbool guul wayo totaham ayan san ugalnay liver warkedaba mayelo fa cap waxa qadeso chelsea waxan ruxi dono lampar terry mata ramires torres and the rest of chelsea plyers chelsea win 4ever
raagecadde
15-April-2012 at 10:51 pm
good chelsea
Darogo
15-April-2012 at 10:49 pm
Dhab ahanti waxan dhihi karaa in 5 ta goal ay tusalo u tahay sida an barca ugu tumi dono guriga chelsea.
Super Frank Lampard
15-April-2012 at 10:48 pm
Super Frank Lampard what a goal?
Super Frank Lampard
15-April-2012 at 10:47 pm
Super Franl Lampard what a goal?
Cabdulaahishaam
15-April-2012 at 10:47 pm
Chelseaaaaa guul waligaa barca na fiirsha sidaan iyo si lamidaan u garaaci doonnaa viva, mata, drogba, torres, sturige, ramires, lampard, essien, ivanovic, d.luiz, terry, a.cole.. Iyo dhaman ree blues. Guul 4 ever
Sadam sito
15-April-2012 at 10:47 pm
Waryadhahen mesha maxa ciyarayey bluesku maxay sidaa ugu garten ciyaalka may ka naxaan drogba,lampard,matta,lues,maluda&sito
next chelsea vs barca
3_1 chelsea win
raagecadde
15-April-2012 at 10:46 pm
kkk.good chelsea.
Cabdulaahishaam
15-April-2012 at 10:40 pm
Chelseaaaaa guul waligaa barca na fiirsha sidaan iyo si lamidaan u garaaci doonnaa viva, mata, drogba, torres, sturige, ramires, lampard, essien, ivanovic, d.luiz, terry, a.cole.. Iyo dhaman ree blues.
daacad
15-April-2012 at 10:46 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwaxan umalaynaa bale blues iyo spurs cida fiican oo qibrad wanaagsan woo ogaaday
Idman
15-April-2012 at 10:34 pm
kkkkkk ciyar igadheh horta aniga chalsea matagero lkn wanrabay in aybadiso waxana kurabay labo waxyaboo 1.in ayis arkaan ayada iyo liverpool koobkana qaado chalsea mida 2aad waxan urabaa in ayreso waxa ayniyadjab kutahay barca wayo calosha ayey siihurinesaa tababaraha barca maantay ayuu qelinaya marka tana hakusiiraxesto kkkk
Ayanle cade
15-April-2012 at 10:32 pm
K.k.k. Wad salaman tihin dhaman shaqalaha laacib.net iyo tagerada chelsea waxan la yabanahay dadka dhahayo tatanham iyo chelsea in ey iso baxdo chelsea aya ifican bey le yihin ok totan hamta ey shegayan eydadba dilnee marka liverpol maxey agteyna ka tahay buskud biyo ku dhex dhacay camal ayan u cuneyna f.lampar j.mata f.torres 4 ever by dhaman tagerada chelsea
C/qaadir xaaji maxame
15-April-2012 at 10:31 pm
Asc waan idi salamay aqyaarta sharaftaleh chelsea waa qaaday caawo dhoola tus ayaan liverbool sii ha iska wareejiso murala.aan hadii kale waa la jiididoonaa aqiyaaray halataliyo
omar
15-April-2012 at 10:31 pm
chelsea will win fa cup against liverpol
viva chelsea and super frank lampard
KHABIIRGA XAGA KUBADA CAGTA KOOXAHA
15-April-2012 at 10:30 pm
tuugo reera chelsea waad sixirteen totenham ee nagama ciyaar fiicnay ee waxaa nadiiday goo 5 goolna sixir iyo tafaaful ayaad ku hesheen bal u adeegsada barcelona iyo liverpool sixirkaad nuu adeegsateen tuugayay khiyaano ayaad nooga badiseen
Hassan yare
15-April-2012 at 10:30 pm
A/s Akhayaarta kuxeran website-ka Laacib.net iyo Shaqaalaha iyo madaxda website-ka Laab.net waan Salaamayaa Salaan kidib CHELSEA F.C
Caawa wey Ciyaartay Weyna Badisay waliba Sixaraga leh ayey ugabadisay Tottanham hosper waxeyna Fariin Taas lamid ah u dirtay Kooxaha Kala ah Barcelona F.C , Arsenal F.C , Liverpool F.C Newcastale united F.C fariintaan Caawa kooxaan Waxaa Loosoodhigay Wambely Stadium Waxaana Loogu soodhiibay Kooxda Tottanham Hosper F.C waxii warar dheeraad kalaxiriira Tottanham Hosper guuldaradii Xanuunka badneyd Ee Caawa Soogaartay Waxaa ugusoohoreeyo Barcelona Labadinmaayo guuldarada Maadaama ay Safar Soogashay waa 5-1 tii Tottanham kudhacday Caawa oo kale Lee laakiin Arsenal iyada kiiskeeda waa gooni bal marka hore Naladaawo Barcelona baayga kudhoco Adiga baal gooni ah ayaa kufurane VIVA CHELSEA F.C
VIVA ALL PLAYS
waad mahadsantihiin
yaasiin khambax ali
15-April-2012 at 10:29 pm
kkkkkkkkk waan filayay saan taageerayaasha blus waad mahadsantihiin kor livepool adna saan aakuudanbbeso oo waxa kujoogo torres and marelies
Diini malaay
15-April-2012 at 10:27 pm
Wxa mesha kacat gusha ay manta gaartay chelsea koobka inuu rabo weyna qaade chelsea guul marwalba sidaan u ciyaara ayaan leeyayhay
Analyst
15-April-2012 at 10:23 pm
K k k k that is good for chelsea tageeryasha chelsea tani waxay fariin u tahay barca and liverpol lkn waxan ku xumahay david luiz aya dhawacmay ninki messi celio laha lkn si kastaba wu dheli doona waxba halaga mwelwelin mesi hayey david luiy and terry
faarah
15-April-2012 at 10:23 pm
ciyaarta wee iska caday goalkeeper Cudicini waxaa uu rabay in uu finalka geeyo kooxdiisii hore oo uu ka soo tagay balse halyaygiii reer white hart lane brad friedel misane Heurelho Gomes hadii ay soo gali lahaayeen misane ay ku bilaaban laheeyeen ciyaarta saas meesan ahaan laheen chelsea dhulka ayaa la dhigi lahaa
balse waa ciyaar
viva real madrid
Mahdi
15-April-2012 at 10:21 pm
Are you watching, Are you watching ? Are you watching Barcelona? Cmon Chelsea. Blue is the Colour, football is the game.
Fitah
15-April-2012 at 10:20 pm
Hambalyo tageroyasha chelsea gul wacan
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
15-April-2012 at 10:19 pm
Away dadki dhahay chelsea way kaharesa waxaa guul.ah iyo gesigii chelsea Didiey Drogba noolaw finalka wan garaacena livarpoor iyo arsenal barcelona dhaman waan qaraacenaa viva chelsea hore drogba viva mata viva ramires viva lampard
TOLMAN
15-April-2012 at 10:19 pm
Paraafo Ciyaartan waxay cashar u tahay Barcelona. Wali waxa i Haray Finalki Champiön legue Viva Blues
Xasan kiss boy
15-April-2012 at 10:19 pm
Asc aqyrta sportiga sln ka dib waxan dhihi laha Bale wu ogaday spurs iyo blues kooxda adag viva Drogba,Mata,Ramires,F.Lampard,Maluda and all blues players and their fans
mata yare
15-April-2012 at 10:18 pm
5 tan gool waxay canan utahay barca iyo livepool viva intii jecel gusha chelsea iyo chelsea
Xasan
15-April-2012 at 10:17 pm
Asc waan isin salaamay bahda laacib net salaan kadib jalsi waa uqalantay ayaa ladhihi karaa iney usoo gudubto fiinaalka fcop maxaayelay waxey soo ban dhigtay ciraar lajeclesto ayaada ayaana ku guuleysankarto ayaan qabaa ok
CALI AGGER
15-April-2012 at 10:15 pm
Waan ku faraxasanahay in chelesa soo bado caawa tottanham ayaa i daranaa laieda Chelesa waa inoo 5 maye awoodiine øo dhan isugu keena wembelay waa na iga qaadinee andre carrole iyo luis suarez liverpool 3_0 chelesa boole
Cabaasmata
15-April-2012 at 10:15 pm
San kabacdi chelsea waaa qaaadey waxne yaana lagu murmin ciyaarta shalay ayaan daawadey liverpool wax mahaydo lkn D.luiz ayaa dhaawacmay laga yeelimaayo isagoo hal lug ku dheelaya ayuu celinaa missi soooorrryyyyyyy sory sory sory
mohamed
15-April-2012 at 10:13 pm
asc aqyaareey caawa waxaan leeyahay reer chelsea guul Cupkaan waa kii chelsea insha allah
carabey yare
15-April-2012 at 10:11 pm
asc wr wb aqrayka sln kdb hambaryo chasea guula wanagsa ayee oo soo hoyade by
qoslaye
15-April-2012 at 10:11 pm
wax ka faida watasa tagera yasha spurs
khadar
15-April-2012 at 10:09 pm
woooooooooooooow chalsea win waan ogaa ianay si dhib yar uga talaabsan doonto waa markii afaraad oo oo ay final ciyaarayso 6dii af cup ee u dan beyaya iyadoo 3dii horeba dhamaantood ku guulaysaty insha alla 5aprilna way ku guulaysanaysaa
mubashir
15-April-2012 at 10:08 pm
Viva chelsea guushan waxay fariin u tahay liverpool
ma.ballack
15-April-2012 at 10:08 pm
horta hadaan nahnay tageeraha chelsea caawa kufsi xun ayaan ugeysane kooxda tottalham waana guul mu hiim ino ah waxii naga hor imadana natiijadan ayaa sugeyso chelsea kor inta kale hoos
M.Jacelow
15-April-2012 at 10:07 pm
Waan qadeyna adan sidan ku sii socono 4 ever chelsea
Ibrahim jinayim
15-April-2012 at 10:06 pm
chelsea wa laku yaqana waxan weli waxa dhiman barcelona dorogba
Shiiqa
15-April-2012 at 10:05 pm
Fc xoog xoog waxan ushega waxa idinka horeya wa livrpol mesha gali laheydey aya la idinka raba
King dalmar
15-April-2012 at 10:04 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk viva chelsea ciyaar xamaasad badan weerar iyo weerar celis @ last 5-1 for chelsea. Viva blues .
JUAN MATA
15-April-2012 at 10:04 pm
hahahahahahah cawaa faraxaaad darted ama Uu diiinTaaaa next barcelona………..
waa weenka
15-April-2012 at 10:03 pm
ASC Waa iska Cad dahay Ineey Chelsea qaadi doonto Koobkaan Daah igama saarno.