Alessandro Del Piero ayey u muuqataa inuu ka tagaayo Italy islamarkaana mustaqbalkiisa Juventus uu soo gabagaboobay ka dib 20 sano oo uu xirnaa maaliyadda Bianconeri.
Waxaa jira baaqyo loogu baaqayo Juve inay heshiis cusub ka saxiixdo halyeeygooda si uusan si xor ah uga tagin bisha June, lakiin waxa ay u muuqataa in Del Piero uu horey ugu soo diyaargaroobay nolol ka baxsan Turin.
Buugiisa oo uu magac uga daray ‘Giochiamo ancora’ (Mar kale ayaan ciyaari doonaa) waxa uu soo bixi doonaa 24ka April, waxaana dhawaan la soo bandhigay cutubyo horudhac ah oo ka tirsan buuga.
“Ka dib 20 sano oo shaqo adag ah, Alessandro Del Piero wuu ka tegayaa ciyaaraha Talyaaniga. Laakiin waxuu uga tegayaa iskiis”
Waxaana ay arintani keeneysaa in Del Piero ay u muuqato inuu ka sii wadan doono xirafadiisa ciyaareed meel ka baxsan Talyaaniga, sida loo maleynayana waxa uu ku wajahan yahay kooxda New York Red Bulls ee ka ciyaarta MLS-ka Mareykanka.
Mr maareeye
17-April-2012 at 10:28 am
Ani fikrad ahaan delpiero matagaayo wu jogaa heshiis hoose a sosocdo marka aqyarey ana arintas dabajogo natijada ugu danbeysa anaa idinka warkeenaayo .
Guuled
16-April-2012 at 11:45 pm
Waxaan jeclahay inaan arko adigoo ah gadoomiyaha juve marka ma aaminsane inaad ka tagto boqarada reer yurub adiga waxaa noo hurtay waqtigaada qaaliga ah mana uqalantit inaad ka tagtit maamada italy ee iska joog
Baakaay
16-April-2012 at 10:30 pm
Hayaay alex delpiero waxaa tahay nin culus waxaana ku leenahay qebrad dheer waxaan kugu xasuusanaa inaad nagola guuleysatay koobab waa weyn marka waxaa tahay gadoomiyaha mustaqbalka ee juventus
Baakay
16-April-2012 at 10:19 pm
Hayaay alex delpiero waxaa tahay nin culus waxaana ku leenahay qebrad dheer waxaan kugu xasuusanaa inaad nagola guuleysatay koobab waa weyn marka waxaa tahay gadoomiyaha mustaqbalka ee juventus
Axmed vidaal
16-April-2012 at 6:14 pm
Madonayo madonayo madonayo in boqorka juve oo isaga tago kooxda juventus arintaan waxey wax yeyleyneysaa tageera yaasha aan jabin kala jooga donida anaga waxaa na hogaamiya alex delpiero mana qabno hogaamiye kale mana doneyno alex waa ninka nala galay serie B marka naga daaya wararka naga xanaa jirnaayo alex waligaa waa joogeysaa waana ku jacelnahay waxaa tahay nin nagala weyn lio messiga barca waxaa nagu reebtay farxad weyn intaa kadib waxaa codsi udirayaa wabka afka somaliga ee ciyaaraha ee laacib.net waxaad noo soo tarjuntaa buuka uu soo saare rabo halyeyga weyn ee dela mel kasta ugala ayaan idin leeyahay buukaas waa codsiye waana idin maha celinayaa ok by
Saciid dhuubane
16-April-2012 at 5:54 pm
A s c asxaabta cabirtay fekradooda iyo laacib.net aniga waxaan aaminsanahay in kabtanka juventus oo sii jooge doono naadiga waxaan wada ognahay in aan lagu jisaare doonin alex juve waxuu u huray waqtigeesa qaaliga ah marka ilama ahan kabtanka inoo isaga tagaayo naadiga alex xitaa haduu duqoobo waxaa loobalan qaaday inuu kamid noqdo kudiga ugu sareysa ee juve kabtanka waxaan kaa codsaneynaa inaad isaga tagin kooxda waxaa ku leenahay joog oo jir waligaa joog forza kabtan cade
Saciid dhuubane
16-April-2012 at 5:50 pm
A s c asxaabta cabirtay fikradooda iyo laacib.net aniga waxaan aaminsanahay in kabtanka juventus oo sii jooge doono naadiga waxaan wada ognahay in aan lagu jisaare doonin alex juve waxuu u huray waqtigeesa marka ilama ahan kabtanka inoo isaga tagaayo naadiga alex xitaa haduu duqoobo waxaa loobalan qaaday inuu kamid noqdo kudiga ugu sareysa ee juve kabtanka waxaan kaa codsaneynaa inaad isaga tagin kooxda waxaa ku leenahay joog oo jir waligaa joog forza kabtan cade
Guulwade
16-April-2012 at 3:09 pm
A s c all muslims alex dela uma qalmo inuu ka tago kooxda faca weyn ee juve alex kooxda waxaa ku leedahay sharaf weyn marka waxaan ku leyahay iska joog kooxda intaa kadib wabka ciyaaraha ee laacib.net waxaan kaa codsaneynaa inaad noo sootarjuntaan buuka alex uu soo saare rabo waana ku mahsantihiin
Liban c tangi
16-April-2012 at 1:13 pm
A delpiero wa lacib lkn da’aya kadaba timid juvo hada wexey ubahantahay delpiero yar
Kaahiye yusuf kaahiye
16-April-2012 at 11:56 am
No ma dunaayo in kabtan alex oo xerto maaliyad ka baxsan juve waxaan baaq udirayaa maamulka juve alex uma qalmo in oo ka tago maamada italy
War cadeye
16-April-2012 at 10:26 am
Asm A.D.PIERO wahalyeyga juventus lkn da.da aya kadabo timi marka ha.iska rali ahado da.yar aya hada ku badda bubiso marka juventus dhigcusub ayey ubahan tahay iyo lafo anan duqobin maya lafo daxaleystay
Maanka
16-April-2012 at 8:57 am
Alex waa ciyaaryahan wayn taariikhna kuleh juvntus mana heli doonto isagoo kale waana ciyaaryahan qiimo wayn ku fadhiy waxaan qabaa in numberka 10aad loo xareeyo waa hadii ay abaal leeyihiin viva juve.
Max,ed cali max,ed (mc).
16-April-2012 at 8:47 am
Waxan salamaya dhaman bahda isbortiga iyo waliba qorayasha ku canbaxay qancinta dhalinta xiiseeso kubada ee laacib. Marka xigta hadan ka hadlo fikirkayga, DELPIERO waxan oron laha juve yeesan iska siiden wayo waa cayaryahan xirfadisa banoni ay sareeso, tagero badan leh, waxbadan oo muqdana u qabtay nadiga, balse waxa la,iska indhatiri karin ciyaryahan marku duqobo in italy ay xorto, lkn ani waxanba oronlaha qaranka halagu soceliyo {ALEX-DEL.} wayo waa ruux uqalma arintas.
Deeq axmad bootan deeqbadow
16-April-2012 at 7:40 am
Asc dhaman bahda laacib.net salan kadib waxaan leyahay alex juventus ma.ilaabidonto maxaa yeelay waa laacibkii ugu weyna oo soomara abid balse booskiisa oo kale mahelidoonto balse hada uma bahna juve waxeey ubaahantahay alex oo yar sidaas ayan dhihilaha fakarkeyga by
laakey
16-April-2012 at 7:05 am
i m sory delbearo maadaama aat 20 sano iyo wax kabadan aat koxda maaliyadeeda aat xirneet misana hada xakeeda aan wax qiima ah uka fadhain taas mar walbo ayee dinida ka dhacdaa marka sory ayaan ku leeyahay viv roma
Ismail mucalim ismail baqrol
15-April-2012 at 11:35 pm
Ka tag nadiga waxa is kugu yimid dad an abal kada aqon alex big man and big plrs
jaangow
15-April-2012 at 4:38 pm
dhaqanka talyaniga kajira uuyaqana del bier away ragi lamidka ah insachi maldini lagama qaymeyo laacibka haduu duqoobo walatuura dhaqanka talyanigu wa sas marka haiskagatago
Omar suud
15-April-2012 at 4:30 pm
Waaaaa halyeeeey waxaana rajaynayaaa inuuu wayihiiisa ciyaareed kasii wadan doona juventus waaaa astanta koooxda sida u shegay agasimaha juve way adagtahay sida lagu helo badalkiisa hadii la wayo isga oo kale juve 4 live
DADEY
15-April-2012 at 4:22 pm
Wa laacib wngsn o ku fcn inuu sijoga juve ku fa dhisa juve A.d.piero stay for juventus
V.persie
15-April-2012 at 4:20 pm
Welcome for Arsenal
Nuurkay
15-April-2012 at 4:11 pm
Waa laacib mudan in maliyada juve lagu xusidoono sidoo kale waa halyaygeena mana ilawayno isaga namana ilawaaayo
Calicare or Cali kismayo
15-April-2012 at 4:06 pm
Welcome for man united
KEYD QUQLE MAN UNTD FANZ DAMUU
15-April-2012 at 4:02 pm
Talyani wa lo ciyaro ma ahan Maxa yelay wakas halyeygodi u gatagayo
Cabdalla
15-April-2012 at 3:44 pm
Waa ka dhamaatee mnutd muxuuu uqaban karaa
Cabdalla
15-April-2012 at 3:42 pm
Saa baa u wanaagsan lacag doon waaye waan ka helaa halkaas
Mr c.wanii lafole
15-April-2012 at 3:41 pm
Aad ayan uga xumahay in dalpeiro u malayada madowd iyo cadanta ah usi bo alx wa oday wayn
kahin
15-April-2012 at 3:40 pm
asc dhaman alex inu yimado eglan sida man united iska dhafo america waa dhumaa