Weeraryahanka Atletico Madrid Radamal Falcao ayaa sugi la’ kulanka ay kooxdiisu la yeelanayso Arbacada kooxda hogaanka LaLigaha haysa ee Real Madrid isagoo sheegay inuu jecel yahay inkulankan uu shabaqa kooxda Real Madrid uu gool ku hubsado.
Weeraryahankan 26jirka ah ayaa ka dhaliyey xilli ciyaareedkan horyaalka Spain labaatan gool, waxana uu sheegay inuu jecel yahay in uu sii badsado goolasha sanadkan.
“Waxay ahaan lahayd mid gaar ah haddii aan dhaliyo gool kulankan weyn, goolasha kulamada derbiga ah waa muhiim dadka dhaliyana waxa ay u noqoneysaa taariiq.
Waxaan rajaynayaa in aan guuleysan doono waxayna ka sii fiicnaan lahayd haddii aan dhaliyo gool,” ayuu u sheegay Falcao El Mundo Deportivo.
“Waxa aan ka fikireynaa oo kaliya inaan kulankan guuleysanao,ee kama fikireyno dib u dhaca gaaraya Real Madrid, waxa aan xoogga saareynaa in aan garoonkeena ku guuleysano, waana inaan is dejino.
“Real Madrid waxa ku jira laacibiin go’aan ka gaari kara ciyaarta, laakiin koox ahaan ayayba yihiin kuwo xoog leh, kartida shaqsi shaqsiga ah ayaa ah tan aan maskaxda ku haynayno.”
Labada koox ee Atletico Madrid iyo Real Madrid ayaa Arbacada ku kulmaya garoonka Vicente Calderon.
Duceysane
11-April-2012 at 4:49 am
Waxa la dhahay ushaada nimad ka qadan karto ayaa lo dhibta marka realey xilka so wareji dadki lahayaa yimide viva barsha for ever viva fc waxool for ever
bashka
11-April-2012 at 3:13 am
real polo 3point aya meshas ku luntay atletico madrid lugti hore aya dhibca been ah ka hesheen wayo 2 red car oon jirin aya la siyay 9man ayad kulaso ciyaarteen oo homkiina ah lkn away 3point iska diyariya dhibcaha camp new yaan xisabta lagu darsanin sporti gujan yan la ilawin xaqeeda xusuus wa kooxdi murinhio ka jebisay sagal sano oo an gurigiisa looga badin yan laga nixin guuldarada at vilibao waxba haka xumaan hadii horyaalka hortiina markii afaraad oo isku xiga barca qaadato ileyn wey difaacataye champione leaga hadii ay payer so dhafto yaan dhib loo arkin wey difaacataye sanadkan rajada brca 6koob kama yara viva barca viva messi xavi iniesta fabrigas puyol busqes zanches d,elvis pique viva macalinka aduunka pep gardiolla
Farxan.xaji
11-April-2012 at 2:40 am
Wn sla may lacib &asxbta king dom real m kadib nin kan dha hay wxan jece lahay inan gol ka dha liyo real wuu riyoo naya wxana dhici doonta inan afka ciida udar no isaga & catalana wa inoo baln wxana ka dhalin xidiga crolndo,adoo arka kkkkkkkkkk viva crolndo.kaka,bazima,joska
Edin-dzeko
11-April-2012 at 2:13 am
Waxa badini doonta atlantic madrid maxa yelay real wey qal qashay cml viva-barcelona viva xidiga adunka lionel~messi
Maxmeddeq cabdikarin
11-April-2012 at 2:12 am
Real kulankan wuxu uyahay final oo kale mana ila ah in lacelin doono
Kaka+ronaldo
11-April-2012 at 2:07 am
Real a gulesaneso adna thnz amanta na amantay lkn ina goal naga dhaliso kuma sorta galeso viva real n milan
Van persie
11-April-2012 at 1:32 am
Asc reer real madrid iska wareejiya hogaanka waa laiskaga daba yimide viva barca messi xavi fabregas inesta puyol viva inta jecel sportska kobkan barca ayaa iska leh
fahad business
11-April-2012 at 1:21 am
waa kulan kulul lkn guusha real ayay raaci doonta 4 dhibcood waan adkaysanaynaa 4-1 viva real