
Halyeeyga reer Brazil Pele ayaa mar kale xusay fekerkiisa ah in Neymar uu ka fiican yahay xiddiga Barcelona Lionel Messi, isagoo ku dooday in Messi ay tahay inuu ka soo fiicnaado marka hore ciyaaryahanka da’da yar ee Santos ka hor inta uusan isaga kula tartamin laacibkii abid adduunka ugu fiicnaa.
Pele oo seddex jeer koob adduun ku guuleystay ayaa ka hadlayay shir jaraa’id oo ay qabteen Santos.
“Haatan qof walba waxa uu ka hadlayaa Messi, waa xiddig. Lakiin inuu noqoto ciyaaryahankii abid ugu fiicnaa, waa inuu mar ka hor ka soo fiicnaadaa Neymar” ayuu yiri Pele.
“Haadatan la joogo kaliya Messi waa uu ka qibrad badan yahay Neymar”
Pele ayaa sidoo kale hoos u dhigay dagaalka afka ah ee kala dhaxeeya Maradona, isagoo sheegay inuusan jirin xurguf u dhaxeysa labada nin.
“Wariyayaashiinaan waxaa mar walba dhahdaan inaan ahay qof Maradona la xafiiltama, lakiin run ma ahan. Waligeyna ma noqon qof la xafiiltama, waxaana uu ahaa kubadsameeye weyn” ayuu hadalkiisa ku koobay.
C.fitax
31-March-2013 at 12:05 am
Asc anigu waxan leyahay messi wa lacibka adunka e pele wa u waalanyahay sanadkan sosocda kobka waxa luxi donta barcelona
yuusuf cali
12-April-2012 at 7:45 pm
asc waxba yan lawarerin sxbyal messi wax badan o lacibinta waweyn laguyaqan aya kamaqan wali tusale:-
1.war messi muna ahayn ninki gola’an gagasobaxay kobki aduka
2.messi waligi gool-kamadhalin mel kafog goalkeeperka 20m-wad aragten milan markay laciyarayen messi waxba ma ahayn sababto ah sida cr7 mel fog kubada kamadhlin karo
3.wadankisi wax u uqabtay malaha-sabato ah kubada messi waxay kukoban tahay okaliya wa uganbin taasna marwalba masurto galayso
#hadal ka okooban messi hakutartamo lacibnimada la liga okaliya ee sxbyaal hagarab dhigina lacibinta waweyn sida:-pale,luis ronaldo,sizu viva ozil,cr7,dimaria-madrid
A fitaah Awesome
11-April-2012 at 12:04 pm
Horta wax lagu qoslo wey tahay maxaa yeelay messi neymar iska daayee pele xitaa magaarayo war messi nin lamid ah waligeey inaan arko irska daayee ma maqal xitaa. Messi ini waxaan aamisanahay inuu bini aadan aheyn uu aduunyo kale ka yimid. maanta haduu messi ahaan lahaa brazil pele wuxuu dhihi lahaa aduunka wax ka laacibsan ma lahan xitaa aniga wuu iga laacibsan yahay ayuu pele dhihi lahaa marka ninkaan afaara qabiilnimo ayaa dileyso mida kale pele xiligaan oo kubada casri noqotay haduu jiri lahaa wlh wax magaciisa sheego aa la weyn lahaa. Messi iyo neymar in la isla bar bardhigo maba ahan xitaa messi iyo pele in la iska bar bar dhigo ma ahan %100 messi ayaa fiican. Neymar ayaaba dhahaya messi hadaan ka ag ciyaari lahaa farxad weyn ayey ii ahaan laheed marka pele waa waalan yahay nin waalan lee ayaa saan u hadlo maxaa yeelay runta ayuu daboolayaa marka ninkaan waalan warkiisa iga daaya nabadeey
yuusuf cali
12-April-2012 at 7:23 pm
asc sxbyaal pale wa nin qibrad uleh ciyaraha iyo sida loqimeyo lacibinta runti messi walacib lakin lacibnimadisu waxay ku koban tahay la liga marka waxa fican in ladhaho messi walacibka la liga kobka-adunka lakin wax tariikh ah kamalaha xata gola’an ayu kagasolabtay maka maha in labarbar dhigo lacibinta waweyn sida:-maradoan, pale,sizu iwm waxbadan aya udhiman yarkan ad samadagaysen xata sida cr7 kubad kama dhalin karo 20m okaliya kkkkkkkkk viva madrid
X.boqol
11-April-2012 at 11:17 am
Wan idin salamay bahda isbortiga marka labad pele wanin cafimadkisa waxka dhimanyihin aan ogen waxo yiri iyo waxakale marka xirirka fifa wa iney uqadan hospital dhimirka maxayelay xaflada calamka isku yimade ayao waxo kaleyahay neymar aya jadhu ka fican fifa ayao cebena
suudi (man utd)
11-April-2012 at 11:10 am
Afkaga caano lagu qabay
Pele run badanaa
messi malintuu xavi iyo ineista ka hoostago ku bada hooskedu laadaa
war messi suudi aa ka laacib san ee yaa ii oghee
vivi rooney &nani
suuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuudi
lamel
11-April-2012 at 10:12 am
salan sare bahda sports ka laacib.net marka xiga waxaa is wey diin mudan messi waa laacib lkn barc muu udhashay mise arjetina shaqada uu barc uqaban muxuu qaran kisa ugu qaban la.yahay messi barc wuxuu kula guleystay koobab badan lkn qaran kisa maxaa diiday in uu ku la guleystn wax koob ah koob aduun iyo kooba latiin midna guul wuu gaar siin wayey marka messi waa laacid ka aduunka lkn wali wax baa kadhiman marka qankisa ha gaar siyo guul muqata xii final hakeno haduu rabo laacibka abid hadii kale barc ha udal dalo kobab ok forzza Erik Lamela viva
mxd
11-April-2012 at 10:08 am
salan sare bahda sports ka laacib.net marka xiga waxaa is wey diin mudan messi waa laacib lkn barc muu udhashay mise arjetina shaqada uu barc uqaban muxuu qaran kisa ugu qaban la.yahay messi barc wuxuu kula guleystay koobab badan lkn qaran kisa maxaa diiday in uu ku la guleystn wax koob ah koob aduun iyo kooba latiin midna guul wuu gaar siin wayey marka messi waa laacid ka aduunka lkn wali wax baa kadhiman marka qankisa ha gaar siyo guul muqata xii final hakeno haduu rabo laacibka abid hadii kale barc ha udal dalo kobab ok forzza Erik Lamela viva
barkat suldaan
11-April-2012 at 9:55 am
odaga waa garatii waa yo wuxuu waa yayay laacib ree brazil ah sidaas ayaa keentay calaacalka pele waxakale uu ka cabsanayaa messi in lagu magacaabo boqorka kubada cagta ee abad soo marah madaama asago oo si nassiib ah oo ku helay by barkat
shaarkey lio
11-April-2012 at 6:09 am
sxb yaal marka hore farqiga u dhexeya xiligi pel iyo hada waxa waye xiligi pele boortiyeriga gadashisa aala istagi jiray oo of side ma jirin ee odaygan pele ah wa is ku dhax yacay ee halo tartibiyo hadiba manta u shekadan bilabay
Ahmed
11-April-2012 at 6:00 am
Pele nin iga iga dheh neymar wu ka lacinsanan Kate miesi
saalax saciid
11-April-2012 at 5:50 am
Kkkkkk pele waxu wadaa biyo inte kusoogaarin aa la.iska muusa messi c.ronaldo aa latar tami waayey neymar intu uwadaa waa ordi weene aa orodno waaaaaaaaye k k k k k k
Maarkalyoni boy
11-April-2012 at 9:19 am
waa socon weynee aan orodno iga dheh.
yaxye25
11-April-2012 at 5:46 am
sanaoday dhaafay 70 sano waxba makala saari karo ee hadalkiisa yaa laqaban filadara ku qaaday foolxumo badan wuxuu sheego muu waayay war messi aduunka asaa ugu ugu laacibsan
dareir fletcher
11-April-2012 at 5:32 am
lion messi ha soo dhaafo barca haduu rabo inuu la tartamo bele maradona and neymar waad ogtihiin in neymar uu qaranka goalska uu udhashay waxay ka badan yihiin kuwa messi uu udhashay qarankiisa marka xavi iyo ineista baan ku hoos jirayaa goalalka ay ii salaxaan baan dhalinaya waa wax lala yaabo waxaaba ka laacib san darrer fletcher wiilka raacashada badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ll viv manutd viva sir alex saaxibu khibra
Captain
11-April-2012 at 5:28 am
Kkkkkkkkkkkkkkkk Odaygan sawirka ah aa naga aamusiyo muxuu yiri ‘Neymar haka soo fiicnaado’ kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
muhyadin
11-April-2012 at 5:05 am
a.s.c ikhiyarey marku arkay inlaga qaday lacibnimada adunka ayu qarari pele wuna walanyahay halaqabto
caddaane
11-April-2012 at 4:59 am
ajakis waxaa uu dhahaay minaa la waynaado warka waa kaa wareersahaa kkkkkkkkkkkk
odaygaan waa duqoobay cuqdadna waa ay dilaysaa war messi adigaa ayuu ka fiican yhy dulli yahow maqaarka madow ee dhoocilkaan yar aad qadka ka saarayso ha waalin kkkkkkkk viva best player in the world for ever messi
makhtal
11-April-2012 at 4:58 am
ar gaala cadaalad daro badana wuxuu sheega miyuu wayey walahi pele wu isku dhexyaacey mana garan karo messi waxa uu yahay marna caqlilow an lahafmin maxayelay wuxuu rabaa si aaan looso garin inuu iska fogeeyow byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
qaranka
11-April-2012 at 3:45 am
run ayuu sheegay pele
axmed
11-April-2012 at 3:40 am
walahai waayaab bele wuu waashay waxana hayo argentina naceeb messi iyo neymar way kulmeen waxa gaaray neymar wuu arkaayay bele walhi xitaa neymay qofdawada aya arko messi ayuuu ka dhegta ugu sheegay isii fanaanadaada markasu kudhahay ok waxan kugu siinaya qolka labiska wuuna qaatay labada fanaanad tan messi iyo tan poyol kkkk
shamso
11-April-2012 at 3:35 am
alla aniga dadkaan aan la yaabay dhahaayo casri jaahili kubada cagta waa mid waqtigii pele ilaa hada farqi maba jiro u dhexeeya yaa iisheegi kara farqi la taaban karo oo u dhexeeya xilligaas iyo hada messi iyo pele isku mid ma ahan messi ayaa ka wanaagsan neymar waa laacib ha hormariyo farsamadiisa haduu rabo sida messi
Ibroska cade
11-April-2012 at 3:24 am
Kakakakakaka war horta neymar cunigan haga fecnado ronaldo rooney iyo plys badan kadib ayan messi kula barbardhige karnaa manu4ever
mata yare
11-April-2012 at 3:24 am
pele wxad tahay qof kubada cagta qibrad u lex wamahay waxad ku had leysid run ahantii neymar wa laacib laken messi ma so garo waxay is ku lefel yihin dadkan di marria suarez cavani mata silva rooney gomez hulk aguero tevez hamzik van persie sanchez mullier ozil adadka u so garina waxa ka mid ah messi ronaldo robben ibrahimovic xavi viva intii igu racasan raigeyga
Ahmed CW
11-April-2012 at 3:20 am
A/C Khyaarta sharafta leh ka dib: horaa loo yiri Fiintu waxay ka qaylisaa waxa soo socda Pele wuxuu ogyahay in haddii Messi sidan ku sii socdo uu mar dhow noqonayo laacibka abid soo maray kubadda cagta marka Pele hadda waa cidiyo ku dirir laakiin khuburadda kubadda cagta oo dhan ayaa isku raacsan inuu wiilkan yar mucjiso yahay waxaana u wada qiray.Platini, John Cruff, Maradona, Stefan, bakinbauer,iyo rag badan oo sumcad iyo maamuus ku leh kubadda cagta. marka Pele fadlan iska adkayso wiilkaan yar wuu ku dhaafayaa oo Taajka waa loo caleemo saarayaaye. W/C
mo
11-April-2012 at 3:12 am
odagaan maser miyaa ka haayo messi markasta oo wesitekan la soo gasho wax ayuu ka sheega kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
hadi brazil yahay waa u fani lahaa miyaaaaa kkkkkkkkkkkkkkk
ha kugu taagnato oday pele waqtigadi waa so qadatay
mo
11-April-2012 at 3:06 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
odagan gaboobay hadalkisa qabad ma lahan hadi u neymar wax taraayo santos iyo barcelona marki ey clup world cup kii marki ey isku so aden ayu wax soo bandhigi lahaaa messi waaka wax soo bandhige 2goal na dhaliye
M.Jacelow
11-April-2012 at 2:47 am
Ar maad naga qabataan duqaan pele ladhahayo wah mxuu karaba messi maseer baahyo wuu muuq muuqdaayee ninka qaanduu la qaraanqaraaye communicate wd hm and tel tht messsssssssiiiiiiiii is the bet player ever after her and will be the braker of the timeless champions she is hving okiiiiii
mohamed sahal
11-April-2012 at 2:46 am
all asc bahda laacib.net aniga fikirkayga waxow ila yahay in waqtigan lajogo misse u yahay ciytorda aduunka ugu wanagasan balse tan pel hadan u soo labto pel waa nin ku guleystay koop aduun ilaa 3 balse ,misse meqa koop oo aduunka ayuu ku gulestay taasi ayaa sual ah pel waa ciyartow hore bale garoonka hadu pel ku jiro waa laga garan jiray marka pel iyo misse isku mel mahan xitaa maradona wayow pel ayaa wanagasan
Essien
11-April-2012 at 2:42 am
Horta anigu midna mataageero messi ama neymar iyo pele lakin waxan filaa pele wuu kabad badiyay maxa yelay messi xilligaan lajogo ciyaar yahan gaara majiro xaga kubada cagta ah marka pele wuxuu wado waa buu buunis mida kale neymar muxuu sameeyay hadana wey kulmeen asaga iyo neymar messi goolal ayuu kadhaliyay santos neymarna waxba kama dhalin barcelona
al_cadaala
11-April-2012 at 2:39 am
Kkkkkk wlhi inta adunyada jogtit wax ad la yaabto waa arkee kk pele wuu iska hadlay lkn su aasha waxay ku habon tahay in la way diiyo neymar in uu ka fican yahay messi iyo in kale mida kale neymar sababta u jaclahay in uu garon uu la galo messi waa maxay kkk nin aduunyo jogow maxaa aragti ku laban C.ronaldo aya boos loo wayay neymar wali ma dhalan. Soo bar bar viva asxbta reer misse is the number one in the world. Guul
Barca fans
11-April-2012 at 2:31 am
Kakakakaka hora lodhahay afjogo loma adego neymar waligi muna dhihin mesi waka ficanahay marka pele maserka hajojiyo mesi wa ilmahasi yar o udhalikaro waligina mudhihin qof ayan ka ficanahay saqirada ayana og cid ka fican mesi inayna jirin marka pele hadu caqli leyahay ha isku xisho hana ogado kubada inay ahayn qabyalad hadu rabo inu kulahado sumcad fifa dhexdeda runta haka shego mesi viva mesi and al barca fans
El Pocho
11-April-2012 at 2:23 am
boqorka kubada cagta Pele waxa uu sheegayo waa runtiis walee sababtoo ah ninkas waa Barca lee meel kale kama soconaayo runtii
Mahad napoli
11-April-2012 at 7:21 am
Kaalay afka maa laacib lagu noqdaa marwarlbo neymar ayaa messi kafiica oo ku haayaa odaygaan qarabaati leyda messi waa best player af waakan meey laka aamee viva libaax messi viva sergio aguero viva edison cavani
Abdalla Goos
11-April-2012 at 2:19 am
Boqorka kubada kacta waa runtiis messi ma kubad buu yaqanaa Arjentina uu wax u tari lahaa haduu yahay waxa aad umoodan dadkiina caqli yar
yaaska
11-April-2012 at 2:09 am
kkkkkkkkk war ninkan ween ma is ka xishonayo miaya war is ka chir oday messi iyo neymar oo is barbar dhika hadane messi sadax cheer oo kukulesayay ninka adduunka uku fican neymar xataa halmar koma kuleensan nin ka adduunka uku fican marka pele waxaa dhahaa meshan caror lama keeno ee messi aa mesha lakena
saaamka
11-April-2012 at 2:08 am
pele is ka hadal ayuu u hadlaya waxaabad mooda in uu maseersan yahay odaygaan hurdadad ka kacsha aqyaareey plz
Qabiir sports
11-April-2012 at 2:06 am
War duqaan layiraahdo bele waxiisa waa cuqdad marka uu uqabo messi war neymar iska daaye bele iyo maradona ayuu kafican yahay messi bele inuu messi dilo waxyaraa kadhiman sababto ah qudbad kasta uu jeediyo messi ayuu wax kasheegaa maseer ayaa laga dareemaa hadalka bele duqa xunka ah
ducaysane
11-April-2012 at 1:59 am
Odaygan cunug yar oo an meelba garayn ayuu Marba goobta isla sootagaya!
war messi waxaas iyo bootada aad wadan wax kaqadimayso Messi
Viva Messi iyo FC Barcelona Guuuuuuuuuuul weliga
Bogsar najiib kulalaa
11-April-2012 at 1:54 am
Asc dhaman dadka jcl sportska gar ahan kubada cagta hadan dhibto fikir keyga pele waa runti neymar vs messi hadi la.isku firiyo waxa laacib san xidiga dada yar ee nadiga santo neymar waxa ka laacibsan cade ka cade caga dahab C.RONALDO waxana ku xiga neymar waxana ku si xiga suariz iyo Robben v.p.r pele waa qabir ku xeldher kubada cagta messi fifa wadato waxana umaleyna hoyadis aya platini latuman jirtay illen cunuga asaga dawada kuwate Ronaldinho aya Barca lagu xaqiray sawab maxa messi le lo xeysiya qurunka curyanka ah sixirolka dawada tinta kuleh BEST PLEYAR THE WOULD 1 C.RONADO 2 NEYMAR 3 V.PERSEI 4 SUAREZ
abdul
11-April-2012 at 1:51 am
christiano ronaldo aa meel lo la yahay odaykaana cunug ka xamasho brazil u mar walba afka la daagaaa
ronaldo aa af lagu wadaa isaga cunug aanba la aqoon u af in u ku wado u raba waxa ka ka ficneyd in ad dhahto world cup ha qaaado hadi u rabo best ever player taas aa messi meel sari karto ileen messi world cup xaran ey ka tahe
Wahelka
11-April-2012 at 1:45 am
Haddii aan fakirkeega kadhiibto waxaan qabaa messi hada ciyaryahan ka fiican inuusan jogin dunida neymar waa wiil yar misna wadankiisa joga neymar iyo messi waxaa lakala sara marka ay laliga 1 isku imadaan by by by
kaka
11-April-2012 at 1:44 am
wa sax hadalka pele wana ku raacsanhay viva pele neymar
Dj c.bile.x.jadid
11-April-2012 at 1:44 am
Kkkkkk nin duqobay oo wali kudhaw warkisa wad ledahay peleyow messi waxo ka oysiyay kob tiyota neymarka ad naga dabo wado messi pest man inthe world gaalbo galaaa kaweyn peleyow
kamil
11-April-2012 at 1:41 am
bale casrul jaahili uu kusooad lkn manta hada dhalinyaron ahan lahayd messi meel uu kusarilaha nacas gafuur weyn bafiiri dadka tartansiinayo wahabeen iyo maalin
Layaab Malaha
11-April-2012 at 1:40 am
pele Waxan umalaynaya wuxuu Qarinayaa xaqiiqda jirta Neymar hor Cr7 Hasoo Gaaro Inta uu San la Tar tamin Waayo Messi waa Lacibka Caalamka Dhan U qirsan yihiin in uu Yahay laacib 1 Oo aduunka soo maray So Pele Aniga shan Sababoood Marka an eego Waxaan aminsanahay Zizou in uu ka fiican yahay Pele
1.pele Wuxuu Soo Ciyaaray Kubad Jaahili ah
2.Pele wuxuu ku ciyaari jiray Kubad Harag Ah
3.Pele Wuxuu Ku ciyaari jiray Shaati
4.pele Wuxuu ciyaari jiray Kubad Bilaa sharci ah
Hadii pele uu Kubadan Hada casriyoowday oo Cilmiga lagu kala badinaayo uu dheeli lahaa ma aamin sani in uuu ka mid noqon lahaa Dadka sumcad kuleh kubada cagta so shame on pele
Abdisamad
11-April-2012 at 1:40 am
salaan sare bahda Laacib.net iyo dhalinta Sportiga jecel salaan kadib hadii aan guda galo fikirkeyga waxaan dhihi lahaa Duqa Pele ah wuxuu kala garan la’yahay caadifadda iyo xaqiiqda marka koleey aniga waxey ila tahay Messi hada ma tagna xilli la barbar dhigo Neymar ee waxaa uu jogaa waqtigii loo caleemo saari lahaa Boqorka kubadda cagta waayo waxaa uu qabtay dhabtii ma ahan wax sahlan Pele oo sadex koob aduun qaaday xilli aan offsideba ka jirin caalamka gaalhayhuna uu gacanta ku qabsado kubaddii uu sxbkii usoo laado lkn hada waxaa la ciyaara banooni dhan kasta ka dhisan kuna saleysan sharci iyo xafiltan marka Pele waxaan oran lahaa kala saar qabyaalada iyo xaqiiqda oo u qir Messi waxa uu yahay mahadsanidiin.
abdi barca
11-April-2012 at 1:34 am
kkkkkkkkkkkkkkk bahda laacib pls waa idin tuuga naga dhaafa baacaan waxa uu ku hadaaqaayo ninkaan filimkiisa horaa loo sheegay daawada habeenki iyo tan maalinti ayuu isku qasay marka naga dhaafa
cabdulaahi
10-April-2012 at 5:20 pm
pele sidaan kumafiyoowa walhi maa cunigaan yarka oo neymar ah miyuu messi u saa qaatay k walhi uu xurdoyaa pele