Balotelli Oo Galay Shil Gaari Ay Ku Dhaawacantay Haweeney Gaarigiisii Saarnayd | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Balotelli Oo Galay Shil Gaari Ay Ku Dhaawacantay Haweeney Gaarigiisii Saarnayd

Balotelli Oo Galay Shil Gaari Ay Ku Dhaawacantay Haweeney Gaarigiisii Saarnayd

Waxaa Qoray: Mohamed Aseyr
Twitter: Taariikh: 5-04-12 11:18 PM

Ciyaaryahanka kooxda Man City Mario Balotelli ayaa ku galay shil baabuur gaarigiisa Bentley ee ku fadhiya lacag dhan £140,000 gelinkii dambe ee maanta bartamaha magaalada Manchester.

Ciyaaryahankan reer Italy ayaan dhaawac ka soo gaarin shilkan hase yeeshee haweeney la sheegay inay saarnayd baabuurkiisii ayaa la dhigey isbitaal kadib markii waxyeello ka so gaartay shilka.

Lama oga illaa iyo hadda in qofka dumarka ah ee la socotay ay ahayd Raffaella Fico oo ah gabar dharka xayeysiisa oo Balotelli ay saaxibo yihiin.

Kooxda Man City ayaa xaqiijisey in 21jiran uu shil gaari galay balse ka badbaaday isaga iyo darawalkii kaleba.

Sida ay wararka sheegayaan Balotelli ayaa waxa uu la kaftamayay dadkii ku soo xoomay shilka.

War ka soo baxay Booliska Manchester ayaa lagu sheegay in shilkan uu dhacay gelinkii dambe ee waqtiga 3;15pm Manchester kana dhacay wadada Medlock. Balse hal ruux oo saarnayd mid ka mid ah labada baabuur la dhigey isbitaalka isla markaana baaritaano ay socdaan.

Mid kamid ah dadkii goobjoogayaasha ahaa ayaa sheegay in si degdeg ah uu u dhacay shilka iyadoo gaariga Corsa uu meel laabad ama goolad ah uu ka soo baxay.

Mario ayaa isla markii uu dhacay shilka taleefan diray waxana u yimid labo ruux oo u muuqda inay ahaayeen dad ka soo jeeda wadanka Talyaaniga.

Balotelli ayaa sidoo kale shil baabuur galay magaalada Manchester toddobaadyo kadib markii uu saxiixay heshiiska kooxda Man City bishii August ee 2010.

 

33 Responses to Balotelli Oo Galay Shil Gaari Ay Ku Dhaawacantay Haweeney Gaarigiisii Saarnayd

  1. Rooney Reply

    06-April-2012 at 11:34 am

    Nin waalan

  2. Nimcaan Reply

    06-April-2012 at 11:02 am

    Boloteli waa nin kibir badan ee ha ku dayanina hana faanin waayo wa uu shilbadan yahay

  3. koolo Reply

    06-April-2012 at 10:59 am

    waarwaxad doontid samee oogaadhigaba ogaan urid hadaad doontid waanukugu raacsanahay

  4. Khabir Reply

    06-April-2012 at 10:13 am

    Rer man u maxishonayan nacasin war shil wadhaca waqti kaste isku xishoda

  5. Mahad napoli Reply

    06-April-2012 at 9:22 am

    Heera man u na waxaan ku nacay nacamlee nimada

  6. maxamed siidcali Reply

    06-April-2012 at 8:17 am

    asc asxaabey boloteli shilka uu galay wax kale kama aheen inuu dhuunto ayuu rabay kulanka arsenal mancini calaacalkiisa ayuu kayaabay mark waxaa islahaa see kubaxee camal kkkkk viva man united viva rooney and young and xernaadez and valancia

  7. Cabdi casiis Reply

    06-April-2012 at 8:05 am

    Waxan ah hay taageera chelsea ah waxan ogahay in ay chelsea tahay koox awood leh kanasocota ingiriska una soobax day semfinalka chelsea ma ahhan koox kacasata koox weyn ee barcalona chelsea wafarxad iyadoo kahortimid koox weyn kanadhisan espian waiga intaas

  8. Dalnuurshe Reply

    06-April-2012 at 8:04 am

    Asc dhmaan maryooleey
    horta dadkaan mac city taageero bal ha la ii weydiiyo goorta ay taageernimad bilaabeen

    F.G mala doodeeno dad taageero bilaaw ah ama blaabay 2010 after world cup

    tageera macity waa sidaa
    viva da gunnerz dn barca

  9. Mahad omar Reply

    06-April-2012 at 8:02 am

    Ninka waa nin waalan marka yaalaku mashqulin ninkan jareerka ah waa nin u bahaan isbitalka waalida marka uma qalmo ciyaar yahan maria

  10. Ismail pizarro Reply

    06-April-2012 at 7:12 am

    Kacabso mario balotelli arsenal 0:3 manchester city iyo balotelli hat-trick

  11. Mohaa/Macqulsome/Heliwaa Reply

    06-April-2012 at 7:11 am

    Qoraalka Sifiican U Aqrista Inta Aadan Xukumina Mario Aqyaarey Ninka Gaariga Waa Lagu Waday Eee Asaga Darawal Kama Aheen Shilna Waa Dhacaa Oo Cayaartoy Badan Ayaa Shil Asaga Hortiis Galay Marka Mario Waxaan Ka Sugeynaa In Uu Arsenal Guul Daro Qaraar Dhadhan Siiyo Arsenal Booooooooolo

  12. Mohaa/Macqulsome/Heliwaa Reply

    06-April-2012 at 7:09 am

    Qoraalka Sifiican U Aqrista Inta Aadan Xukumina Mario Aqyaarey Ninka Gaariga Waa Lagu Waday Eee Asaga Darawal Kama Aheen Shilna Waa Dhacaa Oo Cayaartoy Badan Ayaa Shil Asaga Hortiis Galat Marka Mario Waxaan Ka Sugeynaa In Uu Arsenal Guul Daro Qaraar Marsiiyo

  13. Daadir khan Reply

    06-April-2012 at 6:50 am

    Kkkkkkkkkkkkk war kan waa nin cabsan marwalba wax lagama qore sxb waa khan

  14. Alexes sanchez Reply

    06-April-2012 at 6:43 am

    Hadu ciyaro xata kulanka arsenal wan tumeyna man city muxu noo sheega damerkas foosha xun viva vanperse walcot

  15. Siyad Reply

    06-April-2012 at 6:36 am

    Baloteli waxuu rabaa inuu ganbiyo kulanka arsanal. Mancini calaancal kiisa ayuu udul qaadan waaya

  16. Naji Reply

    06-April-2012 at 6:22 am

    Cuntada iyo lacagta aya kabadatay wuxuu rabo ayu sameynaya

  17. Nuricha Reply

    06-April-2012 at 6:20 am

    Asc dhaman inta arsnal tagerto sln kdib ninkan wu walanyhay ayan umaleya lakn waxa wanagsan inu ka tago ingriska u ado taliyaniga maxa yelay ciyartoyda ayu hawa wini rba

  18. Mohamed ali Reply

    06-April-2012 at 6:18 am

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.baloteli waa nin waalan

  19. mozy b baby_its okey! Reply

    06-April-2012 at 5:57 am

    waa pello hadii uu nabad qabo laacib keena mario, ileen arsenal ayuu naga garaacaayee!

  20. caaqil114 Reply

    06-April-2012 at 5:37 am

    asc waa nin lacag tii ka badatay hadana kibir badan.. xanaaq badan.. marka nin sidaan ah qofkii raacaa oo gaari lasoo koraa ayaa ka daran.. war dadka masaakiinta ah iyo asxaabtaada ha isku halaagin, nin xanaaq badan shilkiisana wuu badan yahee..

  21. c/rahamn somali Reply

    06-April-2012 at 3:05 am

    ar waxa xuu ahaa kkkk..waxuu tagay yahay canjero macuno ee waxan cunaa basto…loooolz! kkkkkkkkkkk

  22. Balatelli ha iskadaayo ciyaara ee hanoqdo actor hollywood kaa laga jecel yahay qab dhismedka m.balatelli sidaasan kula talilahay viva xanaqlowga viva balatelli

  23. Sadam Reply

    06-April-2012 at 1:22 am

    Ninkaan waa doqon isla wayn marka wax lagala yaabo malaha

  24. xasan Reply

    06-April-2012 at 1:22 am

    buleteli wu walan yahay xerada walida hala geeyo viv arsenal

  25. Sadam Reply

    06-April-2012 at 1:18 am

    Baloteli wa doqon isla weyn wuxu doono ayuna samayna marka wax lagala yaabo malaha

  26. mustii hajj Reply

    06-April-2012 at 1:13 am

    ninkan wuwalanyahay e faraha halagaqado

  27. Wow ballateli wa nin fantastig ah necebna doqonimo kunolashada sababto ah waa milyan ner maxow katuga waxas aniga ahenteda waxan kaqeliyay dabeecadisa mana jiro cid fahmikaro ruuxa bini aadamka dabecadisa majirto cid badali karto viva mario ballateli

  28. faarah Reply

    06-April-2012 at 12:06 am

    lacagta aya ka bad badatay marka lacagta qasnadaha ku jira in uu kala faarujiya ayuu rabay
    asaga waa yooo yooo xabad canjeero ah balse kista uu heesto hadii uu wax naga siin lahaa anaga oo ah reer laacib mar ayaan jidka ka bixi laheen

    viv areal madrid

  29. wiilka sanadka Reply

    05-April-2012 at 11:56 pm

    aaad ayan uga xumahay shilka uu galay bolotelli maadama uu ka soo jedo asal ahan qaarada afrika viva manutd and afrika

  30. Japan ahmed Reply

    05-April-2012 at 11:50 pm

    Bolloteli waa gaan gistar mana ku ha boona kubada cagta waa sa qa jaan xun mana ku habona

  31. Shafi Reply

    05-April-2012 at 11:48 pm

    Mesha itali bu umaleyaa gariga sidu rabo bu uwadaya, labada qofna wa tugo mafia ah.

  32. A.raxman rooble omar Reply

    05-April-2012 at 11:48 pm

    Asc dhaman bahda isburtiga jecel boloteli uma hakan dona kulanka arsenal shilka shilka awadis waxana sxbda ganners u shega inow safandona kolanka

  33. raaf Reply

    05-April-2012 at 11:31 pm

    kan xarfaan maahaan, waa cawaan mana oga dantiisa super mario lkn waa doqon aan dantiisa ogeyn

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>