Madaxda Isboortiska Soomaaliya Oo Ku Geeriyooda Qarax Ka Dhacay Muqdisho. | Laacib.net
Home » Soomaaliya » Madaxda Isboortiska Soomaaliya Oo Ku Geeriyooda Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Madaxda Isboortiska Soomaaliya Oo Ku Geeriyooda Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 4-04-12 2:09 PM

Alaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday gudoomiyihii guddiga olombikada Soomaliya Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo gudoomiyii xiriirka kubada cagta Soomaliya Saciid Mugaambe.

Madaxda Isboortiga Soomaliya ayaa ka qeyb galayay xaflad ka socotay Tiyaatarka Muqdisho, waxaana ay u geeriyoodeen qarax ka dhacay halkaas.

Bahda Isboortiga, shabakada laacib.net iyo akhristayaasha laacib.net waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qarabaadii ay ka baxeen iyo ummada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Isboortiga Soomaliya, waxaana ilaah uga baryaynaa inuu jannadii fardowso eebe ka waraabiyo.

Saed Mohamed Balaleti

Follow Me:
TwitterGoogle Plus

165 Responses to Madaxda Isboortiska Soomaaliya Oo Ku Geeriyooda Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

  1. Bashir Reply

    06-April-2012 at 3:44 pm

    Aad iyo aad ayan uga xumahay waxa kudha cay gudigi isbortiska somalia

  2. somali girl Reply

    05-April-2012 at 4:48 pm

    walaahi waan iska ooyay dadka markaan arkay sawiradooda wardad waxa sidaan u leenayoow xisaab baa idiin danbeesa ilaah soomaali xaqa ha garansiiyo ilaaah inta dhimatay ha unaxariisto iheladii iyo qaraabadii eey ka baxeenaaa samir iyo imaan alle ha ka siiyo

  3. C.xakin.gamadid Reply

    05-April-2012 at 2:25 pm

    Alaha unaxaristo

  4. moahmed Reply

    05-April-2012 at 2:15 pm

    waxaan aad iyo aad ugu tacsiyee madax qaranka isportiga somali oo ku dhintay qarxii ka dhacay muqdisho waxee ahaayeen halyee somali ma uma leenaaye qof badal o noqon karo sabab too ah waxee ahaayee raga ku shaqeeye mar xalad aan wada uk nahay sacii maxamed nuur waxaa ahaay nin hilyaa ah aan hilmaami doni waxuu ii ahaay maclin keyga waan xasuusan doona muda dheer ilaah waxaan ka baryaa inuu jandii geli aamiin iyo dhamaan inta ku wax yeelooda ilaah inuu u naxriisto

  5. Mahad napoli Reply

    05-April-2012 at 11:27 am

    Ilaah ha u naxariisto qabrigooda waasac alla ha uugu dhigo mugdi waayee iftiin ala haagu dhigo aamiin aamiin aamiin kuwaan saan wax yeelayna aduunyo iyo aaqiro ilaahow kucadaab subxaana lah

  6. suldanka Reply

    05-April-2012 at 8:22 am

    ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxan aad uga xumahay qaraxii kadhacay tiyaatarka moqdisho alshabaab arxanlaawayaan waaye dadkii iskugu jiray madax , cuqaal , isboorti , shacab ayeey qarax la eegteen ilaah ayaan idinku dhaarshee madadka ayaa islam ah wadani ah dalka xukumi kara xisaab aduunyo mid aaqiro ayaa kadaran intii ku geeriyootay somali weyn samir iyo iiman somaliweyn alle haka siiyo aamin aamin

  7. Daashin.de silva Reply

    05-April-2012 at 8:16 am

    Asc.inaalilaahi wa inaa ileehi rajicuun.waxan halkan uga taxsiyeena umada somaleed o dhan iyo eheladii iyo qarabadii e katagay lamada marxuum e aadan xaaji yeberow wish iyo sacid maxamed nur sacid muganbe ilaah naxariisti jeno ha ka waribiyo ilaahna ha naga qaado fidnada na hesata tan o kale wa arxan daro nasri kheyr qabane ale ha inow sodejeyo inti ku dhawacantayne ilah ha soo bogsiyo alaahuma faanaa wa mashfal muslimiin amin amin

  8. Cumar c/rihmaan Reply

    05-April-2012 at 8:04 am

    inaa lilaahi wa inaalilaahi raajicuun waxaan tacsi udiraa dhamaan umada somaliyeed qaraxii kadhacey xarunta tiyaatarka ehladii eeykatageen saber iyo iimaan allaha kasiiyo ayagane janada alaha galiyo waxan kaloon uga tacsiyaynaa bahda sportiga mr aadan xaaji yabarow wiish iyo siciid mugaanbe oo mas uu liyiin sporti oon la iloobi downin gacan kaxaqdaran ayaadishey markale allaha unaxariisto

  9. xidiga addis Reply

    05-April-2012 at 1:59 am

    aad ayan uga xumahay gumadkas

  10. maxamed deq Reply

    05-April-2012 at 12:42 am

    inaa lilaah wa inaa ilehi raajicuun ilaah ha unaxariisto janatu fardoosa ayaan ilaah ugabaryeenaa qabrigisa qaboow allaa ugadhigo waxaan leenahay waxaa dishay gacan kagardaran shacabkii kiiwax taraba hadii aan iskadilno waxee noqanesa 0 ebar yaawax inoo qaban doono waxaan leyahay dadka wax magaratada ilaah hanagaqabto marxuuminta kunafwayay eheladii eeykatagen iyo dhamaantena sabar iyo iman alle ha inagasiiyo amin amin waalowada socdaa uun waalakalahoyeeyaa mahee sabar alla nagasiiyo dhamanta

  11. Yusuf Madrid Reply

    05-April-2012 at 12:07 am

    INAA LILAHI WA INAA ILEYHI RAJICUN ALLAHA U NAXRIISTO INTII DHIMATAY ALAHAY WAXAN KA BARYAA IN UUW MASLAXA QEYR QABTO UUW INOO KENO UUW DALKEYNI HOYONA UUW NABAD INOOGA DHIGO AMIIN AMIIN AMIIN

  12. Mhaji Reply

    05-April-2012 at 12:04 am

    INAA LILLAAH WA INAA LEY RAJUCUUN ALLAH U NAXARISTO INTA KU DHIMATE QARAXII MAANTA KA DHACAN MUQDISHO WAXAN ALLE UGU BARIYAA INUU JANTUL FARDOWSA KA WARABIYO

  13. abu juve Reply

    04-April-2012 at 9:45 pm

    inaa liuaahi waa inaa ilaahay rajicun ilaahay janada firduuso ha waraabiyo waxaa dilay gacan ka xaqdaran waa u jiidaa ilaahay wax waliba nninka maanta ku faanay waxaa la waydina malin oo wax o ku hadlo ookasaynin waxaa naga baxay insha dhalint sbutoga somali waxaa leeyahay dhalinta ku taxan wabkaan hadaa nahay bahwente sbotiga wa inaan ilaahay u barinaa inta meesha ku dhimatay

  14. C/qani c/llaahi aadan Reply

    04-April-2012 at 9:33 pm

    Alle ha unaxaristo wiis iyo mugambe waxana urajeynayaa janadii firdowso alle hakawaraabiyo.

  15. Bulabazi Reply

    04-April-2012 at 9:30 pm

    Inaa lilaah waa inaa ileehi rajicuun. Allaha ha naxriistu dhamaantooda.

  16. ismaaciil Reply

    04-April-2012 at 9:29 pm

    inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun ilaah ha u naxa riisto aadan xaji yabaroow wiish iyo siciid mugaanbo

  17. France Reply

    04-April-2012 at 9:25 pm

    Inaa lilahi wa inaa ileyhi rajicun

  18. MR.DUURLAND Reply

    04-April-2012 at 9:22 pm

    inalilahi wa ina ilehi rajicun

  19. khaalid qeys Reply

    04-April-2012 at 9:19 pm

    allaha u naxriisto inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun madaxwaynaha ilombikada iyo kan kuba cagta oo ku geeriyoodeen qarax geesteen naxriis darayaasha alshabaab

  20. bakar Reply

    04-April-2012 at 9:17 pm

    asc bahda spotiga soomaliyeed guud ahaan waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu diriyaa aadan xaaji yabrow wiish iyo saciid mugaambe,iyo walaahii soomaliyeed ee kula geeriyooday walaalaheena soomaliyeed ee maanta ku geeriyooday ilaaheey ha unaxariistee eheladii iyo qarabadii ay ka geeriyoodeena samir iyo iimaan allah ka siiyo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  21. Yuyu Reply

    04-April-2012 at 9:11 pm

    Aamin aamin aamin

  22. cabdo maxamad magare Reply

    04-April-2012 at 9:06 pm

    ka socoto dhalinta degmada hadhagale ee dowlad degaanka somalida ee wadanka itobiya tacsiyeyn. inalilahi wa ina ilahi rajucun allaha u naxaristo cadabul qabrigaana ka nabad gali ehelkiyo qarabado dina waxan leyahay samir iyo imaan dhaman amumulki ku geeriyoday

  23. Alinuur Reply

    04-April-2012 at 8:55 pm

    Ina lilaah wa inaaa ilayhi raajicuun waxan lenahay ilahay naristi jano ha kawaraabsho waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaaaa qoysaskii ay ka geriyoden iyo dhaman umada somaliyed waan kaxunahay waxaa meesha kadhacay geerida@madidanin oo waaa qax lakin waxan kaxunahay dadka falkas ku kacay iyo kuwa kadanbeyey intaba waxan lenahay war ilahay kaxishooda oo nagadaaya dhibka

  24. Ayuub lee Reply

    04-April-2012 at 8:54 pm

    Inaalelah wa ina ilehe rajucon alow shabab naga qabo isboratiga maa seyaasad isku badala yabarow iyo inte ladhematay janada halah ka warabiyo

  25. Deeq nani Reply

    04-April-2012 at 8:49 pm

    Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicöon

  26. nagaad qalanjo Reply

    04-April-2012 at 8:46 pm

    innaa lilaah wa innaa ilayhi raajicuun waxaan tacsi diraanyo leh udirayaa qoyskii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed samir alle haka siiyo aamiin intu jidhku damqanayo waxaana aad uga niyad jabnay calool xumada iyo naxariis darada dad aan waxba galabsanin dhimanayaan tana wey noo danbeysay koley waana kabixi doonaa insha allah waana la xisaabin kuwa dilaaga ah aduun iyo aakhiroba alle hanago soo qabto aamiin allaha unaxariisto dadkii naga geeriyooday maanta jannatul firdosana allaha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin

  27. warta nabada Reply

    04-April-2012 at 8:45 pm

    inaa lilaah waa inaa ileeh raajicuun allaha ha u naxariisto mas,uuliyinta dhibatada ka so gaartay qaraxa tiyaaatarka gacan ka xaqdaran ayaa dishay subxaanalaah

  28. jamaal (AFC) Reply

    04-April-2012 at 8:43 pm

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo intii ku dhimatay weerarkaas xaq darrada iyo waxaashnimada ah subxanallah amiin amiin

  29. wiilka sanadka Reply

    04-April-2012 at 8:43 pm

    inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun ilahay ha u naxaristo mr wiish iyio saciid iyo dhamn intii ku geriyotay qaraxas waxan ilahay uga baryenaa in uu janada fardowso ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin

  30. Lucky Reply

    04-April-2012 at 8:33 pm

    أنأ لله و انآ إ لىه را حعونwaxaan aad uga tiraan yaysanahay madaxdii isboortiga somaliyeed ee maanta kugeeriyootay muqdisho illahay naxaristii jano haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay kageriyodeena samir iyo imana hakasiiyo

  31. Lucky Reply

    04-April-2012 at 8:31 pm

    أنأ لله و انآ إ لىه را حعونwaxaan aaad uga tiraan yaysanahay madaxdii isboortiga somaliyeed ee maanta kugeeriyootay muqdisho illahay naxaristii jano haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay kageriyodeena samir iyo imana hakasiiyo

  32. Barre:buurfulle Reply

    04-April-2012 at 8:30 pm

    Ahall ha u naxaristo intii dhimatay inta dhawacantayna ahall hacafiyo

  33. al_cadaala Reply

    04-April-2012 at 8:29 pm

    ilahay ha u naxaristo

  34. l3sl3 Reply

    04-April-2012 at 8:14 pm

    Ina lilahi wa ina ilahi rajicuun

  35. Abdirashid kampala Reply

    04-April-2012 at 8:08 pm

    Kulu nafsin daaiqatul mowt wailayna turjacuun illahay haunaxaristo wa dad walalahen o dulmi lagu dilay

  36. Abdirashid kampala Reply

    04-April-2012 at 8:07 pm

    Kulu nafsin daaiqatul mowt wailayna turjacuun illahay haunaxaristo wa dad walalahen o dulmi lagu dilay

  37. Arsenal Reply

    04-April-2012 at 8:05 pm

    Inaali laah wainaa ileyhi raajicun

  38. Ahmed zaki Reply

    04-April-2012 at 8:01 pm

    Ina lilaahi wainaileyhi rajicuun. Allah unaxaristo

  39. Sudiyare Reply

    04-April-2012 at 7:56 pm

    Ina lililah wa ina ilehi rajicun runti aad ban uga qironaya madaxda halkas ku shahiday waxasa amakaag leh dadka ey wax ka galabsaden madaxda isbortiga ilah waxan uga baryaya inuu inu ka warabiyo janada madaxdas

  40. Miimi Reply

    04-April-2012 at 7:52 pm

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun alaah ha una xariisto gacan ka xaqdaran ayaa dishay marka kuwaas duliyaashaas falkaas sameeyey naarta alaah ku fogeeyo waxaa laga yaabaa in ay yihiin dad sayidbyrsi ku jira marka dhamaan qoyskii iyo qraabadii iyo waliba bahda sportiga soomaliya samir iyo imaan alaah ka siiyo meel lagaaraayo lama oga.

  41. dj garun Reply

    04-April-2012 at 7:50 pm

    aad ayan ugu xumahay waxan ka tacsiyena dhamaan umada somaliyed alaha unaxaristo

  42. abdirashiid Reply

    04-April-2012 at 7:47 pm

    inaali laahi wa inaa ilayhi raaju cuun waxaan tacsi tiiraanyo leh hadwa usoo marinayaa dhamaan umada soomaaliyeed iyo bahda sports ka gaar ahaan waxaan tacsi udirayaa qoysas kii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen shacabkii la xasuuqay maanta iyana janatul fardow ale haka waraabiyo aamin

    • cabdulaahi salaad Reply

      04-April-2012 at 9:26 pm

      madaama aan ahay taageeraha arsenal waxaan rajeeneenaa in ka guleysano kooxda man.ciy ciyaartaas waa ciryaar aad u adag
      \waxaan rajeena in ka guuleeseeno ay guusha raacdo arsenal
      adinkana waad ku hansantihiin fursada qaaliga ah aad nasiiseyn laacib.net

  43. Sihaam~luula Reply

    04-April-2012 at 7:42 pm

    Inaa li laahi wa inaa ilayhi raajicuun

  44. Abdinasir Naale Reply

    04-April-2012 at 7:23 pm

    INNA LILLAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN!
    Eebbe ha u naxariisto Masuuliyiintii ugu sareesay sports-ka Somalia, waxaan uga tacsiyeenayaa dhamaan shacabka somaliyeed gaar ahaan bahweynta ciyaaraha, si qaas ah waxaan ugu tacsiyeynayaa ehelkii iyo qaraabadii iyo saaxibadii ay ka bexeen 2daan Masuul.

  45. cumarshaam Reply

    04-April-2012 at 7:19 pm

    Inaa lilahi wainaa ilayhi rajicuun ilaahay jandii fardowso haka warabsho madaxda isburtiga somaliyeed waxaan tacsi tiiran leh u diriyaa dhamaan umada somaliyeed waa dad nakawdatagay qaasatan eheladii iyo qarabadii ay ka geeriyoodeen ilaah samir iyo iimaan hakasiiyo amiin amiin geerido waa xaq ilahow u naxariiso

  46. dayib Reply

    04-April-2012 at 7:07 pm

    Ilahay ha u naxariisto gudoomiyaashii sportiga somaliyeed, samir iyo imaan ilahaah ha ka siiyo umadda somaliyee iyo qoysaskii ay ka tageen,sidoo kale dhaam inta kale ee halkaas wax ku noqotay ilahay ha caafiyo.

  47. Daahir Reply

    04-April-2012 at 7:05 pm

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun
    ilaah ha u naxariisto labadooba gacan ka xaqdaran baaa dishay

  48. liverpool Reply

    04-April-2012 at 6:54 pm

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
    Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay, intii ku dhaawacantayna Alle caafimaad khayr khaba ayaan uga baryaynaa. Alle ha hanuuniyo dadka wax ma garatada ah,ee maalin kasta la khaldaayo, goormuu dhiiga dadka noqday wax jano lagu galo?

  49. Ceydarus siyaad Reply

    04-April-2012 at 6:48 pm

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun alaha u naxa riisto aadan xaaji yabarow wish iyo siciid mugamba janatul fardowsa alaha kawaraabiyo aamin aamin aamin

  50. masuul Reply

    04-April-2012 at 6:37 pm

    Inaalilaahi wa,inaa ilaahi raajicuun,, manta waxii dhacay waxeey ahaayeen masiibo ilaah ayaan ugu baryaa intii ku dhimatay inoow u naxariisto intee dhawaaca ahayne in ilaah caafiyo

  51. C.kariin cumar Reply

    04-April-2012 at 6:37 pm

    Inlali ha wa ina ileh rajucun wax tcsi tirnyo leh u dira bahda sportga somaliyed gar ahan qoysas ki ay ka geriyodayn mr wish iy o mugabe waxn alleugu baryeyna in janadi fardowso ka warabiyo in wax ku dhcwanty illahay cafiyo wax inkar iyo habar ku turena urka alshabab o isga u garasado wax qaradka iyo halyadada somaleed

  52. Ibrahim jinayim Reply

    04-April-2012 at 6:35 pm

    inalilahi wa ina ilehi rajicun yey wax kakalabsaden umada sbortika hada nahay bahda isbortiga wlhi run ahanti wan ka niya jobney nimankan naka dhinten ilah waxan oga baryena janada fardowso inu ilaha kawarawiyo eh ladi ka keryotey sawar iyo iman allah kasiyo amiin amiin

  53. Shiikaal Reply

    04-April-2012 at 6:35 pm

    إنالله وإناإليه راجعون أللهم إغفرلهماوإرحمهما وأفرغ الصبر على اهلهما ءامين

  54. Djkaraama Reply

    04-April-2012 at 6:30 pm

    inaa lillahi wa inaa illeehi raa jucuun illahay ha unaxaristo waa mugdi usoo hoyday umada somaliyedwaxan leyah kuwii kadan beeyay illahay hakaqabto umada somaaliyed ayagana alle ha unaxaristo kuway kadhinteena waa leeyahay samir iyo ii maan illahay haka siiyo inaa lillahi wa inaa illeehi raa jucuun by bahda isboortiga

  55. Djkaraama Reply

    04-April-2012 at 6:30 pm

    inaa lillahi wa inaa illeehi raa jucuun illahay ha unaxaristo waa mugdi usoo hoyday umada somaliyedwaxan leyah kuwii kadan beeyay illahay hakaqabto umada somaaliyed ayagana alle ha unaxaristo kuway kadhinteena waa leeyahay samir iyo ii maan illahay haka siiyo inaa lillahi wa inaa illeehi raa jucuun by bahda isboortiga

  56. alfanan Reply

    04-April-2012 at 6:23 pm

    ina lallhi waa inaa ileehi raajicuuna ilaa samir haka siiyo ihiladii iyo qaraabadii AY ka geeriyoodeen waa masiibo tan oo kale aan maxaa lga rabaaaaa dadka isboortiga yay dambi kagaleen

  57. jaceylow Reply

    04-April-2012 at 6:22 pm

    inaa li laahi wa inaa ilaah raajicuun ilaah ha u naxariisto damaan dadka ay maant awax yeelada ka soo gaartay dhamaantood ilaah janada u sahlo

  58. hama/chicahrito Reply

    04-April-2012 at 6:22 pm

    allaha u naxariisto dhamaantooda

  59. maslax Reply

    04-April-2012 at 6:16 pm

    naa lilah wa ina ilayhi rajicun anigo ah maslax cali weheliye waxan halkan tacsi tiranyo leh uga diray shacbiga somaliyed gar ahan bahda sportska runti waxa mantay naga tagay helyeyo sports adan xaji yabarow wish xaji yabarow & siciid muganbe waxay ahayen 2 nin u dhabar adegtay kuna so shaqeysay xiliyo adag ugu danbena ayago wajibadkodi gudanaya ay dishay gacan ka xaqdaran ilahayow kuwa umadayna leynaya naga qabo wa ku baryeynaye hadanu nahay bahda sportska ad ayan uga xunahay dhibatada ku habsatay xirirka sportska e somaliyed inti dhimatay o dhan alah ha u naxaristo inta dhawaca ahna ilahay ha caafiyo amin

  60. maslax Reply

    04-April-2012 at 6:16 pm

    naa lilah wa ina ilayhi rajicun anigo ah maslax cali weheliye waxan halkan tacsi tiranyo leh uga diray shacbiga somaliyed gar ahan bahda sportska runti waxa mantay naga tagay helyeyo sports adan xaji yabarow wish xaji yabarow & siciid muganbe waxay ahayen 2 nin u dhabar adegtay kuna so shaqeysay xiliyo adag ugu danbena ayago wajibadkodi gudanaya ay dishay gacan ka xaqdaran ilahayow kuwa umadayna leynaya naga qabo wa ku baryeynaye hadanu nahay bahda sportska ad ayan uga xunahay dhibatada ku habsatay xirirka sportska e somaliyed inti dhimatay o dhan alah ha u naxaristo inta dhawaca ahna ilahay ha caafiyo amin

  61. maslax Reply

    04-April-2012 at 6:16 pm

    naa lilah wa ina ilayhi rajicun anigo ah maslax cali weheliye waxan halkan tacsi tiranyo leh uga diray shacbiga somaliyed gar ahan bahda sportska runti waxa mantay naga tagay helyeyo sports adan xaji yabarow wish xaji yabarow & siciid muganbe waxay ahayen 2 nin u dhabar adegtay kuna so shaqeysay xiliyo adag ugu danbena ayago wajibadkodi gudanaya ay dishay gacan ka xaqdaran ilahayow kuwa umadayna leynaya naga qabo wa ku baryeynaye hadanu nahay bahda sportska ad ayan uga xunahay dhibatada ku habsatay xirirka sportska e somaliyed inti dhimatay o dhan alah ha u naxaristo inta dhawaca ahna ilahay ha caafiyo amin

  62. maslax Reply

    04-April-2012 at 6:16 pm

    naa lilah wa ina ilayhi rajicun anigo ah maslax cali weheliye waxan halkan tacsi tiranyo leh uga diray shacbiga somaliyed gar ahan bahda sportska runti waxa mantay naga tagay helyeyo sports adan xaji yabarow wish xaji yabarow & siciid muganbe waxay ahayen 2 nin u dhabar adegtay kuna so shaqeysay xiliyo adag ugu danbena ayago wajibadkodi gudanaya ay dishay gacan ka xaqdaran ilahayow kuwa umadayna leynaya naga qabo wa ku baryeynaye hadanu nahay bahda sportska ad ayan uga xunahay dhibatada ku habsatay xirirka sportska e somaliyed inti dhimatay o dhan alah ha u naxaristo inta dhawaca ahna ilahay ha caafiyo amin

  63. maslax Reply

    04-April-2012 at 6:16 pm

    naa lilah wa ina ilayhi rajicun anigo ah maslax cali weheliye waxan halkan tacsi tiranyo leh uga diray shacbiga somaliyed gar ahan bahda sportska runti waxa mantay naga tagay helyeyo sports adan xaji yabarow wish xaji yabarow & siciid muganbe waxay ahayen 2 nin u dhabar adegtay kuna so shaqeysay xiliyo adag ugu danbena ayago wajibadkodi gudanaya ay dishay gacan ka xaqdaran ilahayow kuwa umadayna leynaya naga qabo wa ku baryeynaye hadanu nahay bahda sportska ad ayan uga xunahay dhibatada ku habsatay xirirka sportska e somaliyed inti dhimatay o dhan alah ha u naxaristo inta dhawaca ahna ilahay ha caafiyo amin swedan göteborg

  64. Salim Reply

    04-April-2012 at 6:06 pm

    Ina lilahi wa ina lahi rajicun dadka ku dhintay alaha unaxaristo walalayal halis qabto dagaladan an jojinayo kaca somaliyed ukaca nabada ukaca bye bye

  65. Axmed shataa Reply

    04-April-2012 at 6:00 pm

    Aniguu ku hadalaya magaca dhalin ayrada oromada ee ku sugan m,muqdisho waxaan tacsi tiiraanyo leh udireynaa dhamaan shacabka somaliyed ee aan wallaalaha nahay iyo eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii eey ka tageen dadka lagu dilay qaraxii arxan darada ahaa waxaan kaloo cafimaad ilaah uga rajeyneynaa intii ku dhawacan falkaa asaga ah waxaana ugu baaqayaa dhamaan shacabka soomaliyeed iney iska dhiciyaan cawaantan umada burburka uhorseedaysa sida shabaab iyo inta taagersanba iyo al qaacida ku hoos dhuumaneysa wax magaradka shabaabka ah dhanka kale waxaan ka codsaney hay adaha amaanka sida police ka iyo ciidamada nabad sugid ineey baaran sida eey ku soo gashay qof is qarxiyay waayo waxaan la wada soconaa mesha ragbaa ilinka hore illaalo ka hayay marka sideey ku dhici kartaa meel sidaa oodhan loo ilaalinayo in falkaan oo kale kadhaco taasina waxey cadeeyn utahay qaarkatirsan saraakiisha amaan iney fududeeyen qorshahan xasuuqa ah aygana waxaan leenahay yaan looga harin oo cadaalada hala horkeena sidaa ayaan codsaneynaa=wabi laahi towfiiq

  66. Engkhadar Reply

    04-April-2012 at 5:43 pm

    Marki aad aragtan musiibo tano kala ah dhaha “Ina lillahi wa ina illayhi raajicuun” allaha unaxiristo samir iyo immana alla ha siyo qoyskodi

  67. qaraxeeta (united) Reply

    04-April-2012 at 5:38 pm

    Ilaah Hau Naxariisto Eheladii Iyo Asxaabtii Aykatageene Ilaah Sabar Iyo Iimaan Hakasiiyo Inshallaah

  68. Kania10 Reply

    04-April-2012 at 5:14 pm

    Ilahay ha warabiyo janada intii ku dhimatay anagana samir iyo iman ha naga siyo

  69. Cali siciid macqulsome Reply

    04-April-2012 at 5:12 pm

    Inaa lilah wa ina ilayhi rajicun anigo ah ali sicid cilmi waxan halkan tacsi tiranyo leh uga diray shacbiga somaliyed gar ahan bahda sportska runti waxa mantay naga tagay helyeyo sports adan xaji yabarow wish&siciid muganbe waxay ahayen 2 nin u dhabar adegtay kuna so shaqeysay xiliyo adag ugu danbena ayago wajibadkodi gudanaya ay dishay gacan ka xaqdaran ilahayow kuwa umadayna leynaya naga qabo wa ku baryeynaye hadanu nahay bahda sportska ad ayan uga xunahay dhibatada ku habsatay xirirka sportska e somaliyed inti dhimatay o dhan alah ha u naxaristo inta dhawaca ahna ilahay ha caafiyo amin

  70. Akram Shek I.love nimco Reply

    04-April-2012 at 5:11 pm

    اناللاه وانااليه راجعونwa wax laga naxo wlh alaha u naxaristo dhaman inti ku geyriyotay qaraxas wlh sory ‎

  71. Capitano maslax (6) Reply

    04-April-2012 at 5:11 pm

    Asc innaa illaah wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan ummada somaliyeed waxan udirayaa tacsi tiiraanya leh gaar ahaan waxaan siqaas ah uga tacsiyeynayaa eheladiisa iyo inta sportska jecel horta qof walbo maalintiisa ayuu dhimanayaa lkn tan waa mid laga xumaado waa si qax darro ah yaa illaahi war ummadeena maxaa ku dhacay soomaalinimadii iyo islaamnimadii aaway waa su.aale dadkaas maxaan dhihi karnaaaa?

  72. Barcelona Reply

    04-April-2012 at 5:07 pm

    Alaha u naxariisto ma dhinte waa ilaah inaa lilaahi wa ina ilaahi raa jucuun

  73. Abubakar Reply

    04-April-2012 at 5:06 pm

    Inaalilaahi wa inaa ilaaraajacuun waawarnax dinle alaha samir iyo imaan alaha kasiiya qaraabadii iyo qayskookiiba

  74. Sahal baashi cr7 Reply

    04-April-2012 at 5:01 pm

    Inaa lilaah wa ina ileyhi rajicun waa geeri laga naxo alaha uwada naxaristo janatul fardows alaha kawarabsho samir iyo iman alaha kasiyo eheladoda

  75. safia Reply

    04-April-2012 at 4:57 pm

    inaa lilaah wa inaa ilahay raajucuun ilahay ha u na xariisto inti ku dhimatay qaraxaan kitaabkoodan midigta haka siiyo iyo janatul fardowsa aaamiiim aaamiin ku dhaawacan tahyna ilahay si dhaqo ah ha u caafiyo lkn qof kasta oo ku farxa dhiig qof muslim ah ha ogaado in uu caadabka rabi sugaayo muxsim ama abuu hebal la bax lkn oneday cadaabka rabi ayaad galaysaa ee isku dirayaari al shabaab ama al shayaadiin kuma difaacayaan sxb ee ilahay u noqo baadi aya ku jirtaa ilahay hanga qabto ku wa saan na yeelaya aamiin

  76. Engeer Ali Reply

    04-April-2012 at 4:54 pm

    Inaa ilaahi wa inaa ilayhi raaicuun waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan dhalinta soomaliyeed ee sport ka ah iyo qoysakii iyo qaraabadii ay ka baxeen labadaa masuul waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo , waxaan ilaahay uga barayaa in uu iygana naxariistii jano ka waraabiyo aamin aamin

  77. mohomed Reply

    04-April-2012 at 4:46 pm

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ILAAHAY NAXARIIS HA SIIYO 2DA MARXUUMBA GACAN KA XAQDARAN BAA DISHY YAGANA ILAAHAY UMADDA ISLAAMKA AH HA KASOO QABTO!!!!!!!!!!!!!

  78. Salal Reply

    04-April-2012 at 4:43 pm

    Inaa lilaahi waa inaa ileehi raajacuun waxan lenahay ilaahay ha u naxariisto 2da marxuun eheladi iyo qaraabadi ay kabaxeena samir iyo imaan haka siiyo iyo dadka soomaaliyeed

  79. C/raxman Reply

    04-April-2012 at 4:40 pm

    Innaa lilahi wa inna ileyhi raajicuun ilahey jannadi firdozo allaha ka warabiyo yahudan dadka leyneysana allaha naga qabto

  80. Max'ed dahir macqulsome Reply

    04-April-2012 at 4:39 pm

    Midkadan mux sin wato dina mataqanid doqon xun o jahi ah ayad tahay waxad na ogata in qof god kula galaya usan jirin waxan ilaha ka barya adi iyo inta isku fakarka ah in ad cadabta ku waranta imankana alaha ka qado waxad ku hadashay qof damir le ama muslim ah kuma hadlo e cad cad u go go!inta kadib waxan ad uga xumahay bahdi sports ka e manta ku dhimatay casimada muqdisho waxana ilah uga barya inu samir iyo iman kasiyo dadki ay ka tagen iyo dhaman bahda sportis

  81. cabdi kaafi Reply

    04-April-2012 at 4:35 pm

    in naali laahi wa inaa ilaahi raajucuun aamiin aamiin ilaah ha u naxariisto

  82. musa gunners Reply

    04-April-2012 at 4:33 pm

    ina lilaahi wa ina ilahi raajicuun.

  83. Mohamed wali Reply

    04-April-2012 at 4:32 pm

    Ina lilah wa ina ilahi raajicoon wa geri ad ad iyo ad u xanunbadan u qofwalbo o muslim ah kaxanun sada gerida wa xaq wana uwada socona yabarowna naxaristi jano allaha kawa rabiyo somali o dhana ayu ka geri yodey samar iyo iman allaha naga siyo

  84. Cabdi nuur Reply

    04-April-2012 at 4:32 pm

    Allahu akbar alla maxaa aaqiro dad war uyaalaa allaa weyn yaa allaah beri ayaan ka ahay waxaas dhacaya maalin kasta mida kale raggaan dhintay magacana kulahaa xaga sportska allaha uwada naxariisto kulligood wixii kaloo kudhaawacmayna iyagana allaha caafiyo hadee kolleey wax kalo aan sheego maleh wallaahi waa calaamadaha aaqiru zamaanka waan wada salaamayaa all dhalinyarada kuwada xiran webkan laacib.net

  85. cadnaan muriidi Reply

    04-April-2012 at 4:24 pm

    inaa li laah waa inaa ileehi rajicuun ilaah ha unaxriisto umada muslimiinta oo ku dhimtay tiyaatarka aamiiin

  86. kadiir Reply

    04-April-2012 at 4:23 pm

    inaa lilaahay wanaa ilaahay raajacun alle ha u naxaristo inta ku geeriyootay inta ku dhaawacantayna ilaahay caafiyo kuwa falkan foosha xun ilaahay haka abaal mariyo akhiro iyo adunyaba

  87. Suheyb cade Reply

    04-April-2012 at 4:22 pm

    Waxan laacib net ka cod sanaya ineysan so bandhigin fikradaha ciyaal suuqiinta wax ma garatada ah sida muxsinAdbaan uga xumahay geerida halyaagii sbortiga kuba cagta adaan xajji yeberow wiish iyo geesiga kale saciid mugaabe wlh wa fool xumo wana wax laga qomameyo in la laayo dadka indhaha u ah bulshada waxan lehay wixii falkas geeystay lacanatullaah allah aya idila xisabtami doono damiir lawayasha

  88. Viva man utd Reply

    04-April-2012 at 4:21 pm

    Ina lilah wa ina ilahey rajicun run ahanti saakay ayaa gaari kumaray meeshasna ine wax fiican kaso soconin waan filayay runti aad ayaa ilaalo uganda ujogtay mesha waxii dhacayo kun sano ayu kaweyn yahay lakin somali wax walba kafilo hade noqoto xitaa in jagada duddomiyo nimada xita leska dilanayo sorry

  89. Maxamedabukar Reply

    04-April-2012 at 4:19 pm

    Inaa lilaahi waninaa ileehi raajicuun.aadiyo aad aay uga xumahay qaraxii kadhacaymagaalada muqdisho ilaahi a unaxriisto itagugeeriyootay.iyo inta dhaawantay

  90. Captain Carab Funs Reds Reply

    04-April-2012 at 4:18 pm

    inaaaaaaa Lilaaaaaahi wa inaaaaa ilehi rajicun Allaha unaxaristo eheladi&qarabadi ay kageriyoden Allaha samir&iman sadaq hakasiyo insha allah

  91. saacidyare Reply

    04-April-2012 at 4:17 pm

    ina lilaahi wa ina ilaahi raajivuun

  92. Naim0 VivA ArSeNaL Reply

    04-April-2012 at 4:14 pm

    INA LILAAH WA INA ILLAHU RAAJICUUN.INTI DHIMATY ALLE JANADISA FARDOWSA HAKA WARABIYO ANAGANA EBBE HANO DAMBI DHAAFO.AMIIN AMIIN AMIIN

  93. Suheyb cade Reply

    04-April-2012 at 4:14 pm

    Adbaan uga xumahay geerida halyaagii sbortiga kuba cagta adaan xajji yeberow wiish iyo geesiga kale saciid mugaabe wlh wa fool xumo wana wax laga qomameyo in la laayo dadka indhaha u ah bulshada waxan lehay wixii falkas geeystay lacanatullaah allah aya idila xisabtami doono damiir lawayasha

  94. Zaciim Reply

    04-April-2012 at 4:10 pm

    Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun
    إنا لله وانااليه راجعون
    Guud ahaan bahda isboortiga Soomaaliyeed meel kartoo ay joogaan iyo ehelladoodaba samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo naxariisti Jannana Alle ha ka waraabiyo.

  95. cabdi maxaad Reply

    04-April-2012 at 4:02 pm

    Inaa lilaahi winaa ileeyhi raajicon damaan umada soomliyeed tacsi ayaa udirayaa iyo bahda isbortiga iyo qosaskii iyo qaraabadii eyka geeriyoodeen

  96. cabdi maxaad Reply

    04-April-2012 at 4:02 pm

    Inaa lilaahi winaa ileeyhi raajicon damaan umada soomliyeed tacsi ayaa udirayaa iyo bahda isbortiga iyo qosaskii iyo qaraabadii eyka geeriyoodeen

  97. badmaax11 Reply

    04-April-2012 at 4:00 pm

    alle ha unaxariista intii ku dhimatay dhamaantood waxaana leeyahay somalia hadii aysan is qabsan gacmaha walahi inay ka baxeynin dhibkaan war alle aaan u laabano hadan nahay somalia danbi ayaan is galnay meel kasta oo aan dunida ka joogna mahadsanidin

  98. daacad cali Reply

    04-April-2012 at 4:00 pm

    Inaalilaah wainaa ileeyhi raajicuun waxan leyahay ilaah haunaxariisto masuliyiinta&dhamaan inta halka ku geeriyotay qoysaskii&qaraabadii &dhamaan umada somaliyed&bahda sportiga inta samir&iimaan ilaah hakasiiyo aygana janatul firdowzo rabi hageyo waa masiiba qaran. Oo soo noqnoqotay tii ugu danbeyday ilaah haka dhigo inasha alaah somalida dhan kuwa israca ilaah haka dhigo dal nabada ilah dalka hainoga dhigo insha alaah inta dhawaca ah ilaah cafimaad dedeg ah rabi hasiiyo insha alaah

  99. Petr cech Reply

    04-April-2012 at 4:00 pm

    Inaa lilaah wa inaa ilayhi rajucun alaha u naxaristo inti geriyotay madaxda isbortiga halaha samar iyo iman kasiyo eheladi iyo qarabadi iyo asxabti ay kageriyoden kulu nafsi daiqatul mowd

  100. maxaa nuur Reply

    04-April-2012 at 4:00 pm

    Inaa lilaahi winaa ileeyhi raajicon damaan umada soomliyeed tacsi ayaa udirayaa iyo bahda isbortiga iyo qosaskii iyo qaraabadii eyka geeriyoodeen

  101. Mustafa kassim Reply

    04-April-2012 at 3:58 pm

    INAALILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICOON gudoomiyaha ilaahey naxariistii hakawaraabiyo eheladii uu kageeriyoodayna samir iyo imaan allaha kasiiyo

  102. Axmed shataa Reply

    04-April-2012 at 3:57 pm

    Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan bahda sports ka soomaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid 2 bada marxuum waxaan kaloo tacsi udirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii eey katagiin iyo guud ahaan umada somaliyed meel walbooy joogaan waxana ma ahan wax hada nagu cusub waad la socotaan waxii shamow kadhacay dhibaatadana ilaahey hanaga dulqaado “aamiin aamiin

  103. Ugas qadar Reply

    04-April-2012 at 3:55 pm

    Asc dhaman umada somaliyed dal iyo dibadba iyo dhaliyarada jecel sports inaa lillah wa ina iilehi rajicuun allaha unaxaristo ad ayan uga xumahay musiibada kadhacday dalkena waxan allae ka tuuga gaalada isku shegeyso islam oo an aqoon ulehen diinta sida muxsin oo kale allaha ku fogeyo narta muxsin lama shihi karo wa muslin wa carurtii yahuuda alshabab wa kuwii ka haray qooma luudh wa carurtiii yahuda allaha naga wada najeeyo yahuudan umada lo so dhiray qasatan umada somaliyeed sabar iyo iiman allaha naga siiyo intii dhimatay allaha caafiyo intii dhawac ah byyyyy

  104. Amiira Reply

    04-April-2012 at 3:55 pm

    Ina lilahi waina ileyhi rajicun alah u naxaristo marxumadas eheladi iyo qarabadi ay ka tagena samir iyo iiman ale haka siyo RAXAMU MAQFIRA CIDQU MINA NAAR

  105. neeshin11 Reply

    04-April-2012 at 3:53 pm

    ASC DHAMAAN HOOLWADENA IYO AQRISTAYASHA LAACIB.NET KADIB SALAAN QAALI AH WAXAAN UTACSIYEYNA DHAMAAN UMADA SOOMAALIYET MEELWALBO AY JOOGAN GAAR AH BAHDA SPORQTIGA IYO XIRIIRADA KALADAUWAN EE KUBADA KOLAYGA IYO KUBADA CAGTA OO AN UGA TACSIYEYNA GEERIDII NAXDINTA LAHEYT EE KUTIMID GUDOOMIYA XIRIRKA KUBADA CAGTA IYO KAN OLOMPIKADA SOOMALIYET WAXANA LEEYAHAY INAA LILLAH WA INA ILEYG RAAJICUN KUTUBKODANE MIDIGTA ALLAHA KASIIYO

  106. Fitah Reply

    04-April-2012 at 3:48 pm

    Allaha unaxaristo dadki dhintay anakana samir iyo iman allaha nagasiyo

  107. ahmed abdi Reply

    04-April-2012 at 3:42 pm

    inaa lilaahi waa inaa ileehi raajicuun samir iyo iimaan allaha naga siiyo dhamaanteen iyo qaraabadii iyo qoskii ay katageen

  108. Hanaa maxamed Reply

    04-April-2012 at 3:39 pm

    Inaa lilaahi wa inaa illeyhi rajicuun. Allaha unaxariso samir iyo iiman allaha naga siiyo.

  109. A.kafi fantastic Reply

    04-April-2012 at 3:39 pm

    INAA LI LAHI WA INAa ILAAHAY RAAJUCUN ALLAH UNAXARIISTO DHAMAAN DADKII KUDHINTAY QARAXII KADHACAY MUGDISHO DADKII AY KADHINTEN SABAR IYO IIMAN ALLAH KASIIYO AMIN AMIN AMIN TEEDAKALE LAACIB.NET QEER ALLAH HADYAD FIICAN SIIYO

  110. Hanaa maxamed Reply

    04-April-2012 at 3:35 pm

    Inaa lilaahi wa inaa illeyhi rajicuun.

  111. isse Reply

    04-April-2012 at 3:34 pm

    asc dhamaan meelkasta aad dunida ka joogtaan,, inaa lillaahi wa inaa illeeyhi raajicuun.. illaahey ha unaxariisto dhamaan intii ku geeriyootay falkii naxariisdarada ahaa ee maanta lagu laaye madaxdii iyo shacabkii somaliyeey aan waxba galabsan. waa dhacdo xanuun badan oo aan jirin wax lagu qiyaasi karo. illaaheey naxariistii jano haka waraabiyo dhamaantooda inaa inaa llilaahi wa inaa illeeyhi raajicuun

  112. liban Reply

    04-April-2012 at 3:34 pm

    inaa lilaah wa,inaa ilahayhi raajicuun waxaan halkan ugu tacsiyay nayaa walaalihii soomaaliyeed ee dhibka kasoo gaadhay qaraxii maanta inshaa alah waxaan ilaahay ugu rajaynayaa inuu ka waraabiyo janadii fardawsa anagana inuu samir naga siiyo aaamiin aaamiin aamiin

  113. Idman Reply

    04-April-2012 at 3:24 pm

    inaa lilaah ilaahow unaxariiso oo qabrigooda uwasici kuwa dhawacan caafi midakale aaway qofka muxsin iskushegay maba arkee mise bahda laacib ayaa kasaartay qoraalkiisa jazakaha walaaha laacib waa qof andamiir iyo diin toona wax ka aqoon qofka saas uhadlay

  114. Cabdul Hassan Reply

    04-April-2012 at 3:23 pm

    Alle ha u naxaristo awodkale majirto ee alle kuwa sidan samaynaya intan aqiro garin adunka haku halago iyo mid kasta ee tagero u haya eheladi ay kadhinten dadkan iyo somalida dhamana wan ugu tacsiyayna

  115. mudane50 Reply

    04-April-2012 at 3:13 pm

    dhamaan umada somaliyed tacsi ayan udiraya wixi kadhacay manta muqdisho INALILAH WAINAILAHAY RAJICUUN

  116. caaqil114 Reply

    04-April-2012 at 3:12 pm

    asc inaalilaah waa inaa ileeyhi raajicuun.. qoysaskii qaraabadii iyo asxaabtii ayka geeriyoodeen sabar iyo iimaan allaha kasiiyo, iyagana janadii fardowsa allaha ka waraabiyo.. sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa shacabkii ku dhamaaday theatarka.. dad badan oo shacab iyo waziiro xilibaano iyo wariyayaal weey dhaawac meen iyagana allaha caafiyo.. shabaabka falkaas geestay maantana sheegtay kuna faanay ilaah baa ka abaal marin doono inshaa allaah aduun iyo aakhiraba…

  117. C.lahi haybe cw Reply

    04-April-2012 at 3:11 pm

    إنالله وإناإليه راجعون‎ qof geeriyoday in wax laga shego waxay ka mid tahay dambiyad kabaa irta ah marka walal muxsinow cadaalad uma hadleyside waxad u hadleysa cabsi aad bini aadam ka cabsaneysid ee all u noqo

  118. Jamaal Gaaciye Maxamud Reply

    04-April-2012 at 3:10 pm

    Alaha unaxaristo dhaman inti islam ah madaxdi isbortigana janadi alaha ka warabiyo ina li lahi wa inan ilayhi rajicun kulu nafsu da iqatul mowd

  119. Hassan yare Reply

    04-April-2012 at 3:09 pm

    Asalaamucaleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
    ALLA HA UNAXARIISTO MUSLIMIINTII HALKAAS KUDHIMATAY MAANTA WAXAANA ALLE UGABARYEYNAA IN JANADII FIRDOWSO ALLA KAWARAABIYO {[( KULU NAFSI DAA'IQATUL MOWD )]} . INAA LILAAH WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN

  120. M. H. O Reply

    04-April-2012 at 3:07 pm

    inaa liLLAHI waa i naa ILLAAHI raajicuun
    anigoo ah muwaadin somaliyeed kana mid ah
    dhalinyarada jecel isboortiga somaliyeed & nabad iyo
    is dhex galka umada somlilyeed ,
    waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa
    dhamaan umada somaliyeed ee ku timid geerida
    naxdinta leh ee muwaanidiinta somaliyeed
    gaar ahaan bah weynta isbootiga iyo saxaafada
    inta dhaawacantayna waxaa leeyahay si dhaqsi ah ALLAH
    caafimaad deg deg ah u siiyo .
    waxaana ka xumahay in falkaan oo kale uu mar walbe ku dhaco shacbi weynaha somaiyeed ,
    cidii ka danbeysayna ALLAH wuu la xisaabtami doonaa
    aduunkana mar un walaagula xisaabtami doonaa insh,LLH

  121. mudane50 Reply

    04-April-2012 at 3:07 pm

    dhamaan umada soomaliyed tacsi ayan udiraya qaraxi kadhacay manta golaha murtida madadalada muqdisho

  122. axsanta Reply

    04-April-2012 at 3:05 pm

    Ina lilahi wa inaa ileehi raajicuun allaha unaxariista Gudoomiyasha Sportska soomaaliyed marxuum Aadan Xaaji Yabaroow WIISH iyo waliba marxuumka kale mudane Saciid Mugaambe allaha ka waraabiyo JANADI Fardooso hadaan nahay bahada dhalinyarada sportska soomaaliyeed waan u tacsiyeneena marxuumintaas waxeena ku baxeen gacmo kaxaqdaraan

  123. muuse cadde Reply

    04-April-2012 at 3:04 pm

    alaha u naxariiisto intii ey ku dhimatay qaraxii ka dhacay caasimada muqdisho lkn raga waxaas wado mar uun waa la hor keeni doonaa maxkada

  124. Barca fans Reply

    04-April-2012 at 3:03 pm

    INALLILLAH WA INA ILEYHHI RAJICUUN wa arin murugo badan o naxdin ku ah qofkasto o muslim ah inti muslim ah oku geriyotay ALLE ha unaxaristo inti dhawacmatayna ALLE HA cafiyo kuwa xasuuqaan geysanayana Alle dadka haka so qabto

  125. Abdullahi Reply

    04-April-2012 at 3:01 pm

    inaa lilah wa inaa ilayhi raajihuun.allaha unaxariisto dhamaan dadkii kugeeriyoodey.qaraxaas.aan leheen wax lagufasiro.oo xumaan oo dhan aruursadey. midakale.bahda laacib.kawaan tooba inaad bulshada usoo bandhigtaan.fikrad dulaysan maxayeelay umadii ayaa indhaha laga ridayaa.shaqsi cadow ah fikradiis, inaad soo bandhigtaan.ma,adinkaa cadowga ah.

  126. S gerrard Reply

    04-April-2012 at 3:00 pm

    INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN WAA ARIN AAD LOOGA MURUGOODO WLHI SAMIR IYO IIMAAN ALA HA KA SIIYO DADKII AYKA DHINTEE IYO SOOMAALI WAYNBA

  127. Daahir maan chastar Reply

    04-April-2012 at 3:00 pm

    Ale ha unaxaristo towabarashi mantay kugeri yooday muqdisho

  128. Deeq (Dhaloow) Reply

    04-April-2012 at 2:58 pm

    ASC allaha u naxariisto inta ku dhimatay qaraxas (انالله وانااليه راجعون) Aamiin inta dhaawacantayna Allha caafiyo waa mahadsantihin.

  129. Bukhari Reply

    04-April-2012 at 2:51 pm

    Layaab ma lihid Muxsin hortaa baan aragnay ragg sidatan ugu farxa dhiig muslimiinta bal ila fiiri daliiladan kollay kuguma socadaane عن عبد الله عن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ” سباب المسلم فسوق وقتاله كفر “. عن عبد الله بن عمرو رضي الله عنهما قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ” قتل المؤمن أعظم عند الله من زوال الدنيا ” * عن عبد الله عن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ” أول ما يقضى بين الناس في الدماء ” * و َلَا تَقْتُلُوا أَنْفُسَكُمْ إِنَّ اللَّهَ كَانَ بِكُمْ رَحِيمًا (29) وَمَنْ يَفْعَلْ ذَلِكَ عُدْوَانًا وَظُلْمًا

    فَسَوْفَ نُصْلِيهِ نَارًا وَكَانَ ذَلِكَ عَلَى اللَّهِ يَسِيرًا (30) و َلَا تَقْتُلُوا النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ

    اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ 33 الاسراء و َلَا تَقْتُلُوا النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ …. (151)
    و روى الامام

    مسلم في الصحيح عن أبي هُرَيْرَةَ قال قال رسول اللَّهِ صلى الله عليه وسلم من

    قَتَلَ نَفْسَهُ بِحَدِيدَةٍ فَحَدِيدَتُهُ في يَدِهِ يَتَوَجَّأُ بها في بَطْنِهِ في نَارِ جَهَنَّمَ خَالِدًا مُخَلَّدًا فيها

    أَبَدًا وَمَنْ شَرِبَ سَمًّا فَقَتَلَ نَفْسَهُ فَهُوَ يَتَحَسَّاهُ في نَارِ جَهَنَّمَ خَالِدًا مُخَلَّدًا فيها أَبَدًا

    وَمَنْ تَرَدَّى من جَبَلٍ فَقَتَلَ نَفْسَهُ فَهُوَ يَتَرَدَّى في نَارِ جَهَنَّمَ خَالِدًا مُخَلَّدًا فيها أَبَدًا

  130. ahmed m aden Reply

    04-April-2012 at 2:48 pm

    barakada alla kaa qaad
    xageed ku aragtay qarax barakeysan oo dad lagu leynaayo intaad umada baabi,isaan ayaad leedihiin qarax barakeysan ilaahay dadka iyo dalka ha idinka qabto musiibo ayaad tihiine

  131. Maxamuud Reply

    04-April-2012 at 2:46 pm

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun alle jandiisa allaha kawaraabiyo ayaan leenahay shaab iyo inta eey qaldeena ilaahey hasoo hanuu niyo kuwaas umada wey qaribeen ee allow naga qabo duliyaasha

  132. Duwe Reply

    04-April-2012 at 2:45 pm

    Ina lilah wa ina ilehi rajicun allaha u naxaristo dhamaan dadka mesha ku dhintey

  133. Lucky boy Reply

    04-April-2012 at 2:42 pm

    Sxb waxaa tahay qof xun waliga qof muslin ah haku farxiin geerida war waxaa dhintay muslimin ah walina aan wada jecel nahay marka tacsi waxaa le nahay umada somaliyed tacsi tiranye leh alaha u naxaristo jana fardowso geeyo kitab kooda midig kasiyo ina lilahi waina ilehe rajucun

  134. Maxamud Reply

    04-April-2012 at 2:39 pm

    Inalilahi wa ina ilahirajicuun ilahay ha unaxaristo walaladen dadka xaq daran aya dilaye janadi fardowsa na ilahay hakawarabiyo

  135. Cabdulaahishaam Reply

    04-April-2012 at 2:39 pm

    J

  136. Abdalla khaliif Reply

    04-April-2012 at 2:38 pm

    Ala unaxriisto marxuun Adan xaji yabaro wan ka xumahay qaraxa ka dhacay tiyatarka ee magalada muqdisho inuu ku dhinto marxun adan hala kawarawiyo janada fardooso iyo intuu kadhintay sawar iyo iman hala kasiiyo ina lilahi wa ina ilehi rajicoon

  137. Mahad inji Reply

    04-April-2012 at 2:38 pm

    Aamin aamin alla ha u naxariisto d

  138. Daahir maan chastar Reply

    04-April-2012 at 2:37 pm

    Waxaan kaxumay waxalo qarxiyay tiyaatarka oo looqarxin wayay madax toyada somalia

  139. Qaranimo Reply

    04-April-2012 at 2:33 pm

    Allaha unaxariisto inta dhimatay iyo inta dhaawac matay inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun

  140. Daahir maan chastar Reply

    04-April-2012 at 2:30 pm

    Daahir.

  141. Wadani Reply

    04-April-2012 at 2:28 pm

    War midkan sa uhadlayo muslin ma ahan miyana mase kuwa duleysan ayow dhinac ka racay qarx barakeysan kulahaa kkk barakadu halkeytalana alaha barakadad kaqaden islam aya ladilay adigana sas ayd uhadleysa malintadad ayd sugeysa adigana insha alah

  142. maanka Reply

    04-April-2012 at 2:28 pm

    ina lilah wa in ilaahu raajicuun wa masiimo dhacady tan ma mid mugdisi galinaysa marxalada wadanka

  143. Cumar barca and messi Reply

    04-April-2012 at 2:28 pm

    Ninka kufarax san ola dhahayo muxsin kolen ogaw malagada mesho sogala kudhimanesa lk meshan wax mujahid ladhahayo meshan mayalo kuwa dhintene ala haunaxaristo kan qaraxa gestane ilahey cadabta hageyo ile wanin anxardara umada ulaye ilaha ka abal marinayo qainkas kuwan tagersane ilahey haso hanuniyo yabarow alo janagaki amin

  144. Xasandheg Reply

    04-April-2012 at 2:28 pm

    Alaha unaxaristo walhi dadka muhimka ah inlalayo malinkasta soomalinima ma aha waxan yuhuud makadanbeysa arinkan waba layabee…

  145. jaceloow Reply

    04-April-2012 at 2:27 pm

    muxsin nacala tulahi waxa tahay wax an nafu kujirin waxa meesha ku dhintay dad islama markasa waxad afka latagesa wan ku farxay waxa tahay adiga iyo galada lamagac baxad shabab waxad is dhantin malaha

  146. cade Reply

    04-April-2012 at 2:27 pm

    Ala unaxriisto marxuun Adan xaji yabaro wan ka xumahay qaraxa ka dhacay tiyatarka ee magalada muqdisho inuu ku dhinto marxun adan hala kawarawiyo janada fardooso iyo intuu kadhintay sawar iyo iman hala kasiiyo ina lilahi wa ina ilehi rajicoon) by

  147. Chicharito14 Reply

    04-April-2012 at 2:26 pm

    Inaa lillahi wa ina ilahay rajacun ilahay ha una xaristo ilahayna kaqabto waxa dadka kumadaya sxb muxsin waxad tahay cadaw hadad mujahid tahay hayuda israel ee gubeysa masjidyada islamka gazza kujihad kas aya jihad ladhaha

  148. Xasan c/saciid Reply

    04-April-2012 at 2:26 pm

    Marka hore ilahey samir iyo iiman hanaga wada siiyo ayan leeyahy intii uu kageeriyooday teeda 2baad muxsin waxad aad kala ogtahay ayaaba isk ayar ee ajal qoran ayey aheyd

  149. karama kaligis duul Reply

    04-April-2012 at 2:26 pm

    alaa yaraxma

  150. Citizen Reply

    04-April-2012 at 2:26 pm

    Xasbuna allah wanicmal wakiil war ninkaan muxsin la yiraaho ilaaah ka uu xishood meelo badan waan ku arkay ilaah haka waraabiyo janantul firdows

  151. van persie Reply

    04-April-2012 at 2:26 pm

    Ay aan ay kale muxsin jirin ma wax lagu farxa dad muslimin ah ayaa mesha lagu layey illahey maka cabsanayan kuwa qaraxas gaystay janana arki mayan insha allah

  152. Somali jcl Reply

    04-April-2012 at 2:25 pm

    Inaa lihaahi waa ileyhi raayicuun waxaa maanta wax aan hore loo arag oo loo maqal oo qaraxii dhawaan ka dhacay somali national tiyatarka inaa li laahi wa inaa ileyhi raajucuun qaraxaan foosha xumaa ayaa kooxda ku biirta (AL QAACID) oo ah calooshood u shaqeystayaasha al shabaab waxeyna ku faraxsanyihiin qaraxii ee ku laayeen dadkii muslimiinta ahaa ee ka soo qayb galay xafladdii ka dhacday national tiyatarka waxaa u tacsiyeynaa bahda ispoortiga soomaaliyeed waxaa leeyahay samir iyo alle nagasiiyo dhamaantayn allena haka waraabiyo janatul firdowsa allena haka siiyo kutubkooda dhanka midig

  153. Sorry Reply

    04-April-2012 at 2:25 pm

    Muxsin damer aa tahay duliyahow aqliga yar wlh hadi an ku arki lahaa sabab ayan u noqon dhamashadada allah u naxaristo wish iyo mungabi janada allah idin geyo amin

  154. Inaali Laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Ayaan Leenahay, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii & Dhmn Asxaabtii Ay Ka Geeriyoodee Samir & Iimaan Buuxa Alle Haka Siiyo, Ayagana Janatul Firdowsa Alle Ha Geeyo.
    Aamiin Aamiin Aamiin Insha’alaah

  155. C/salan bangariyo Reply

    04-April-2012 at 2:23 pm

    Ina lillah wa ina illayhi rajicun allaha unaxaristo horjogayasha qaranka somaliyed waa geri wayn ee kutimid umada somaliyed allaha unaxaristo umada somaliyed dhib wayn aya haysto runti allaha kabixiyo

  156. salman Reply

    04-April-2012 at 2:22 pm

    muxsin gashii kudhashey was alshapap bad thy aqristow mailaqabtan nin dhahayo dilka micno darada ah ee qof muslim wan kufaraxsnhy

  157. Max,ed Ramsey Reply

    04-April-2012 at 2:22 pm

    Asc alaha u naxaristo wiish iyo sacid mugabe

  158. sirmaqabe Reply

    04-April-2012 at 2:21 pm

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicun

  159. Samir Nasri macqulsome Reply

    04-April-2012 at 2:21 pm

    Muxsin waxaa tahay dulli aan alle & nabi aqoon. Muslin la dhibaateeyay ayaad ku farxeysaaa yuhuud baa tahay aan diin ku dhalan ilaahey haku ciqaabo. Bahda laacib waxaan ka codsaneynaa in aysan soo bandhigin fikradaha doqonkan maskaxda laga xaday cml. Dadka geeriyooda waxaan alle uga rajeynayaa janna firdowsa inshaa,allaah kuwi falkan geystayna allaah ka jaaziyo. Aamiin

  160. Yuu socdaal Reply

    04-April-2012 at 2:20 pm

    To allah we belong and to him wre should return walah ad ayan uga xumahay allah janadi fadrowso haka warabiyo madaxneyni sports ka uyo inti kale oo ku dhimatay inti ku dhawacmatayna alah ha cafiyo amin3

  161. Man cty Reply

    04-April-2012 at 2:19 pm

    Inaa lilaahi waa inaa ileyhi rajicuun ayan lenahay ale ha u naxariisto dhamaan inta dhimatay ee muslimin ah

  162. Deco Reply

    04-April-2012 at 2:17 pm

    Illah naxarista janada haka warawiyo

  163. ahmed m aden Reply

    04-April-2012 at 2:17 pm

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun
    janadii firdowso ilaahay haka waraabsho

  164. Abdirahman abuu xashara Reply

    04-April-2012 at 2:17 pm

    INAA LILAHI WAA INAA ILAHAY RAJICUN wa masiibo ba,an ilahow u naxariso dhaman dadki ku geeriyoday qaraxii manta

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>