
Tababare Roberto Di Matteo ayaa u soo muuqday mushahar kale oo si joogta ah u qabanaya kooxda Chelsea ka dib markii uu guul ku hogaamiyay Chelsea kulankii Champions League ee ugu danbeeyay.
Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa aqoonsaday saameynta uu Di Matteo ku yeeshay kooxda tan iyo markii uu si ku meel gaar ah u bedelay Andre Villas-Boas, waxaana uu haatan ku jiraa liiska musharaxiinta u tartameysa shaqada joogtada ah ee Stamford Bridge.
Musharaxiin kale oo badan ayaa liiska ugu jirta Abramovich tan iyo intii uu ceyriyay Villas-Boas, lakiin Di Matteo ayaa haatan ka mid ah raga ugu cadcad inay si joogta ah u qabtaan shaqada ugu adag kubada cagta caalamka.
Sida looga bartay Abramovich ayaa shaqaaleysiiya tababare magac weyn leh, lakiin Di Matteo ayaa soo jiitay milkiilaha reer Russia waqtiga kooban uu haatan kooxda hayo.
Chelsea ayaa buukimatay kulan ay semi-finalka FA Cup kula ciyaareyso Wembley kooxda Tottenham, waxaana ay hal talaabo u jiraan inay u soo gudbaan semi-finalka Champions League, sidoo kalena weli rajo ayay ka leeyihiin inay ku dhameysteen kaalinta 4aad ee Premier League.
Inkastoo uu Di Matteo diiday inuu si cad uga hadlo inuu doonayo inuu mustaqbalka dheer bedelo Villas-Boas, hadana waxa uu doonayaa inuu sii wato shaqadiisa isaga iyo ku xigeenkiisa Eddie Newton.
Ramsey
30-March-2012 at 5:54 am
Chelsea wa iney ka fikirta horyalka ya jogo yena ka fikirin championka madama horyalka waxa joga macalimin ka qabirsan di mateo marka ha radsadano any coch o qabir leh
aßukaRLoveR
30-March-2012 at 1:36 am
Roberto De Matteo horta kooxda champion-ka ha u qaado sidoo kale booska 4-aad premieq league ha keeno dadaal padan kadib Haa waa loo mgcbi karaa tababaraha rasmiga ee kooxda lkn hada Maya
inkastoo aan jeclaan lahaa in mar kale jose murinho ku arko stamford bridge isaga oo tababare u ah chelse
viva real madrid
viva chelsea iyo
viva ac milan
wcs bye
Anfild
29-March-2012 at 11:33 pm
Marku finalka oohin oga baxo winbly ooy reedska ama liverpool gracdo ninka raashiyan ka ah uu iloba inu howlo badan qabtay al.baabka ayaana lo tilmamaa
viva gerrerd
Maxamed ilkacase
29-March-2012 at 6:07 pm
Asc bahda isportiga iyo tagera yasha chelsea dhamaaan ROBERTO DIMATTEO waanin 3 jer lugta ugajabtay goronka chelsea yaqanana sida kubada logaraacdo qadka dhexe asiga ayan udortay chelsea haaah viv mata and chelsea viv tagerayasha jecel nadiga buluga ah waxan qadeyna 2 kooob h INSHAAA ALLAAAH BY BY
Mxm
29-March-2012 at 2:50 pm
Asc dhaman asxaabta sln ka dib di matteo waa macalim macquul ah waana laga yaabaa in u gaarsiiyo kooxda meel wanaagsan
abdi
29-March-2012 at 2:50 pm
asc dhaman bahda laacib.net iyo taa geerayaasha waan idin salamay hadan kahadlo fakar kayga runtii roberto di matteo wuu uqal maah inuu chelsea layliyo maxaa yeelay meesha hada ay jogto asaga ayaa keensaday wuxuuna kasbaday taa geerayasha kooxda iyo maa mulkaba runtiina haduu labada kob mid kuguu laysto waxa uunoqon karaa nin soolidashadiisu siibadato hajiroo hasiijogo ayaan leenaha dhamaan hadan nahay taa geeragasha kooxda facawayn ee chelsea fc.com
Frank Lampard
29-March-2012 at 2:06 pm
Aniga wax ay ila tahay hadii uu chelsea u qaado facupka championkana uu garaaco barka ama bilan kadibna uu kor u qaado in uu noqonaayey tababaraha sanadka 2012 tasna wax ay siineysaa in uu sii jooga ilaa iyo hada wax qaldan ma aan heyno hadiii aan nahay tagerashada hada neefta u so noqotay marka waa nin muhiim ah
Mowlid abdikarin
29-March-2012 at 1:35 pm
Anugu waxan dimateo coach buuxa u aqoonsanaya hdi u barca la xisabtamo horyalkana mel fican kagaro lkn inta kahorayra maya 4ever chelsea
yaasiin
29-March-2012 at 1:23 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk chelsa ninkaste wa so xilbixisaa runtii lkn matta waa ni colus markaa wan u ogolnahay runtii waw
nin jacayl helay
29-March-2012 at 1:19 pm
kkkkkkkkkkkkk war kanaa bari baa la cayrin doona
Maqsud
29-March-2012 at 1:12 pm
Uu u qalmaa inuu tababare rasmi ah u noqdo the blues
C/fitaax ben bode
29-March-2012 at 1:09 pm
Asc dhaman aqristayasha laacib net iyo shaqalaha laacib ne anigu waxan qaba in u sijogo macalin de mateyo una gulo garsin karo nadiga chelsea runti waa tababare qib rad leh o mudo jogay chelsea marka waxan dhihi laha milkile roman in u jagada usi hayo mr de dematyo
duur_ xule (qaadiro)
29-March-2012 at 12:53 pm
waa tababre khibrad leh oo qarsoon laakiin wuu soo shaac bixi doonaa mr de matteo
kolompos
29-March-2012 at 12:52 pm
haa waa wax lagu farxo in uu soo galo roberto boos muhiim ah oo ku ssbsan kooxda chelsea oo iyadu tababare u jelanays
Wolac
29-March-2012 at 12:51 pm
Viva roberto Di matteo waa laacib hore oo chelsea uso cayaray waana u qalmaa shaqada waa nin dhiiga soo jidhanay waa nin u damqayo guul darada Chelsea
Salad suni
29-March-2012 at 12:42 pm
Waxa aan qabaa in aysan isku haleen chelea Roberto Dimateo hadii uu wax u qaban karo asiga iyo saxiibadii la eryay silacaan kuma jirteen, waxayna chelsea u baahantay macalimiin qibrad leh
Abdifittaah urur abdi
29-March-2012 at 12:36 pm
Asc dhaman bahda laacib.net hadan ahay tagerayasha koxda tunka wen e chelsea waxan dhihi laha hadan lakenen j murn ha nalo dhafo rdm asaga yaqan timka
Asad lampard
29-March-2012 at 12:31 pm
Wasax di mateo wao anfici dona chelsea shaqadisana waxa uu uguda dona sifiican kobab badan neh wao qadi donaaa chelsea i love you all chelsea fc football club kkkkkkkkk-kkkkkkkk-kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk chelsea chelsea lampard lamparad lampard lampard lampard lampard lampard lampard lampard lampard lampard
mohauk
29-March-2012 at 12:30 pm
wuu u qalmaa in shaqadiisa u si jogto ah u sii wato di matteo
khadr khan
29-March-2012 at 12:25 pm
AaS DhAmAAn lAacIB.NET IYO TAGERA YASHA KOXDA CHELSEA TABABRE DI MATTE WA U QALMA IN UU SII WATO WAYO WA NIN YA QAAN QAAB CIYAREDKA KOXDA WAYO AVB MA AQONIN SIDA LO SAFO LIN UP KA CHELSEA WAXAN U RAJENA IN U KU GULESTO CHAMPIONS KA IYO AF CUP
Asad lampard
29-March-2012 at 12:23 pm
Wasax di mateo wao anfici dona chelsea shaqadisana waxa uu uguda dona sifiican kobab badan neh wao qadi donaaa chelsea i love you all chelsea fc football club