
Barcelona ayaa wacdarro ku dhigtay garoonkeeda Camp Nou ka dib markii ay 7-1 ku xasuuqeen kooxda Bayer Leverkusen kulankii lugta labaad ee wareega 16ka Champions League, taasoo ka dhigeysa inay wareega 8da ugu soo gudbeen wadar ahaan 10-2.
Lionel Messi ayaa bandhig weyn ay u aheyd inuu afar gool ku dhaliyo Camp Nou, waana markiisii ugu horeysay ee uu shabaqa ku soo taabto garoonka Barcelona xilli ciyaareedkan isagoo ciyaaraya Champions League.
Xiddiga sannadka adduunka ayaa daqiiqadii 25aad goolka hore u furay kooxda difaacaneysa koobkaan, isla isaga ayaana u labeeyay ka hor inta aysan dhamaan qeybtii hore ee ciyaarta.
Markii la isku soo laabtay ayay Barca cashar aan caadi aheyn u dhigtay kooxda Jarmalka oo markeedii horeba rajo xumo ku soo gashay garoonka, Lionel Messi ayaa seddexleydiisa buuxsaday 4 daqiiqo markii ay socotay qeybtii labaad.
Ciyaaryahanka da’da yar Cristian Tello ayaa markaasi gool isna ku darsaday goolashii tirada badnaa ee Barcelona isagoo ciyaarta ka dhigay 4-0, lakiin Messi ayaa yiri halkaasi iiguma hakato waxaana uu ku daray goolkiisii afaaraad ahaana goolkii 5aad ee Barcelona, ka hor Tello inta uusan dhalin goolkii lixaad ee Barca.
Bayer Leverkusen oo markaan ay ciyaarta daqiiqado waxoogaa ah uga harsaneyd ayaaa waxa ay ka joogtay yaa mar uun kulankaan soo gabgabeeyay oo halkaan inoogu sima.
Lakiin Messi shabaqa iyo isaga ayaa kala daalay markii uu hadana mar kale shabaqa soo taabtay waxaana uu goolkaan ahaa kiisii 5aad iyo kii 7aad ee kooxda Barcelona.
Ugu danbeyntii daqiiqadii 90aad ee ciyaarta ayaa ciyaaryahan Bellarabi uu halkoo gool u soo celiyay kooxda Jarmalka.
Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay taariikhda intii koobkan loo bixiyay Champions League ee dhaliya shan gool hal kulan kaliya, lakiin marka kaga hadlayo European Cup waxaa hore shan gool u soo dhaliyay Søren Lerby 24kii October 1979kii.
Lionel Messi waxa uu meel dheer haatan ku sii xirtay gooldhalinta Champions League isagoo leh 12 gool, waxaana ciyaaryahanka ku soo xiga Gomez uu ka sareeyaa kala bar intaas.
C/lahi maxa'ed
09-March-2012 at 11:52 pm
Asc sln kadib messi .. Messi .. Meeeessi.. Waala yaab runtii wiilkan waa mucjiso hadana waxuu kenay inuu 5gool hal ciyar gudaheda u ku dhaliyo waa mucjiso waxan dhihi lahaa ninkaan halaga horlexdo yanan lola tartamin waxan lasii yabanahy c.ronaldo o mucjiso bursanayo war ninkan ka har mida kale calsea. Ma calsea barca celisa horta maku fikirty calsea iny so baxeso iyo in kale waxaan ushega dadka calsea barca celinaysa ku hayaan horta barca inay celin karto kox barca inay mar walbo ku aado jecel nadiyaasha dhanba waxay ka boqan barca mana jiro naadi inu barka ku ado jecl
Yooyoo
09-March-2012 at 8:40 pm
Anigo ah saposaha weyn e koxda man c waxan rajeynana in sanadkan an qadidona koopka premier legue wana ku faraxsanahay waxan hampalyena dhaman tageraha koxda man c wan ka paxay
Maxamuud hanuuniye
09-March-2012 at 4:41 am
Runtii waxan umaleenayaa in chelsia ee celinkarto barka lakin in ee soobaxdo aya kahoreesa wan kawar sugi doonaa in sha allah mahad sanidiin
MACOW
09-March-2012 at 1:31 am
Axsaabta Cayaaraha waa inaan run ahaan u hadalnaa oo ah waqtigan hada aan joogno ma jirto koox iska celin karta FC Barcelona ama Lionel Messi. Waa dhic kartaa in kooxda mar laga badiyo Laakiin Marka uu Addunka oo dhan isku Raacay kuna riyaaqeen Teknikada iyo habka ay u cayaaraan kooxda waxaad dareemeysaa waxa uu yahay FOTBALL.
Cabdi
08-March-2012 at 7:28 pm
Messi waa laacibka aduunka barca NA waa kooxda adduunka
Cumar yaango
08-March-2012 at 4:37 pm
Misse wa lacaß ka adunka hatan blse fara kama q0dn0 chanmionka aniga fikrkeyga waxan sin laha lacaßka hatan dunida ronaldo wa nin isku kals0n wadna araktan real iy0 ßarta iney ka ciyartoy wanagsantahay brta mrka misse garbihisa aya dhameystiran tas aya u s0rta galisay inu 5 gool halciyar dhaliy0 ronaldo aya ad oga fican misse kkkk gul tagerayasha real.madrid kobkana anaga aya iskaleh %80 kkkk viva LIFERPOOL we love 4EVER STEVAN GERARRD
Ahmed wili jaraf
09-March-2012 at 10:08 am
Run ahaan waa layaab
EX_SIIGAALEE_EX
08-March-2012 at 4:36 pm
SC WR WB WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW WAR MAA LAWADAA DEEEEE WAA MAALINTII IYO HABEEYNKIIII MESSI IYO ASXAABTIISA ,,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW
Cabaas Champion
08-March-2012 at 2:37 pm
sln sare bahda laacib iyo aqristayaasha intaba. hadaa fakarkayga kadhiibto bandhigii Messi iyo xasuuqii barcilona layaab maha in messi uu 5gool hal kulan kadhaliyo maxaa yeelay wa xidiga aduunka kabadan ayuuna uqalmay inuu dhaliyo barcilona sanadkan koox kahor taagan majirto iney kuguulaysato markii 2d oo is ku xiga Championka messi na markii 4d oo isku xiga ayuu qaadi doona xidiga aduunka
Leo messi
08-March-2012 at 2:35 pm
Chelsea waa la yaab! Maxay chelsea barca celisaa Qbr ayey iska celin wayday haday dhacdo xitee inay barca isku soo aadaan tan leverkuusan lagu dhigay ka dara ayaa lagu dhigi doona fursadna waxay u tahay messi oo halkaasi score kale ku dhigi doona
Xujaale
08-March-2012 at 2:32 pm
Messi cida rabta inee celiso xajka ha tagto ha soo duceesato war chelsea, real wala waxkale oo celinaayo majirto championkana asaga o sii jeeda u qaadaa xavi inesta messi all barca kor waxa kale dhan hoos man utd iyadana kor abaa ha wareerin messi kor ronaldo nacas lugo waaraad hoos
Jacfar 26
08-March-2012 at 1:55 pm
Waxa dhaha messi waxtarkisa waxa la arke dona marka uu kahur yemada kuxda weyn ee inter milan (messi waxa kafiican mareyo bolltele)
fiigo
08-March-2012 at 1:52 pm
kkk sxbyaal wali fari kama qodna waxaa ku guulaysanaya gool dhalinta ronaldo
Saabir yare
08-March-2012 at 1:47 pm
Kkkk waxaanba layabanahay dadkan dhahayo messi ayaa chalsea celin kartaa kuwaas chalsea ayey ceeb la donayan moyee woxoda tagero ma ahan messi waa laacibkii abid somara aduunka mana jiro lacib lala barbar dhigi karo scorada uu heesto ayaanba lagaari karin waadna arki doontaa asagoo waxa score kubada cagta yaalo oo dhan asagoo jebiyay looool
abdi
08-March-2012 at 1:08 pm
af gool ma uusan dhalin messi waxa uu dhaliyay shan wax ayaa kala dama marsiiseen aqyaarta
Barca fans
08-March-2012 at 12:35 pm
Asc umada somaliyed
salan kadib
mesi wa ciyaryahan cajib ah isaga okalena hore muu u somarin kubada cagta waxanse layabanahay cr7 a ku dabo dhintay run iskadaye hata riyo kuma gari karo halka u garye mesi tedakale ciyalka leh barca waxa celini karta chelsea mawaxad ilawden barca inay horay ugaracday teamam ka awaod badan chelsea sida united iyo milan chelsea haday wax isla heyso cavani iyo lavezi haso garacan viva mesi and wilka dada yar cristian telo viva catalonia 4ever
Mahad napoli
08-March-2012 at 12:13 pm
Ciyaaryahanka mar haduu isku kalsoonyahay heer waa uu gaaraa just like messi cade yaanan lagu ileeysan oo kaliya best player in the world viva leo messi viva edison cavani viva luis suarez
caaqil114
08-March-2012 at 11:27 am
kkkk waxaan layaabanahay dadka dhahaayo anaga oo chelsea ah ayaa qaban karna barca..kkkkkkk waxeey ku jiraan riyo cad, real iyo manutd oo ka awood badan chelsea ayaa qaban waayay barca, ma chelsea oo ay hada kasii dhamaaneeyso ayaa naqaban karta, waa maya xitaa hadeey is adkeeyaan.. waad riyooneeysaan ee riyada kabaxa , napoli ayaa idin tustay waxaad tihiin..kkkkkkk.. viva barcelona………..
Cumar rooti
08-March-2012 at 11:15 am
Messi nimanka kaliya ee celi karo lawa ciyaariyahaan oo kala ah tiago silva philipho maxe’s wax kale oo celin karo majiro lawadaasi mooyaane difaaca aduunka tiago silva viva t.silva
C Fataax Awesome
08-March-2012 at 11:10 am
Horta laacib.net dad ciyaaraha qubaro ku eh ayaa aqristo sida anoo kale marka ciyaalaan ciyaaro aqoon ayaa mar walbo iska daacsanaya. War chelsea tabartaan mee barca iskaga celinee dadkaan waxeey arkeen 2008 dii markaas chelsea wey adkeed laakiin xligaas lama joogo hadda naadiyaal kaa adag kaana waa weyn ayaa mar walba la garaacaa sida real’man u’ ac milan’ mar walbo oo qorituurka la sameynayo kabtankiina john terry wuxuu ku duceystaa iney barca ku soo aadin marka dadka fikirka dhiibanaya hadalkooda ha iska hubiyaan inta eysan soo qorin teeda kalle horta chelsea cavanni iyo lavezzi ha soo dhaafto maxaaba barcelona lagu gaaraa? saed balaletiyow sanadkaan barca ayaa iska leh championka iga qor hadalkaan sxb
mr.4k
08-March-2012 at 10:55 am
salaan sare dhaman bahda webka iyo asxabta ku xiran mida xigta hadan ka hadlo ugu horeyn lionel andres messi waa laacib addun mana jiro laacib asago kale ah runti waa score cusub uu asaga dhigtay asaga ayaana jabin kara mida kale score afarta xili ciyared gool dhalinta wuu qaadi kara hadu sidan ku wado dadka dhahaya messi naadi yar ayuu janis ku helay arsenal marku afarta ka dhalinayey koox yar miyey ahayd sportska runta aya laga sheega barcelona real marka shanta ku xasuqeysay ciyartoy miya ka maqna lionel messi kalin weyn ayu ka qaatay kulankas marka tageranimo wey jirta lkn xaqiqda lagama lexdo messi beckham iyo ciyartoy kale aya waxay dhahen kan duni kale ayu ka yimid lolz. Championska inan difacano waye muhimadeyna viva fc barcelona guul wacan tageraha barce viva lionel messi xavi and iniesta all pep guardiola iyo wiilashisa good lucky
Kaamil
08-March-2012 at 10:42 am
Asc intamuslimka ah waxan dhilaha barca wakoox weneyn lakin waxa gambar dher ugu fadhiya laba koox midood okala ah koox da ay hadda soxasuq day o ah bayar iyo riyal asc
Real
08-March-2012 at 10:39 am
Wan ka xumahay inay uso baxdo warega 8da ok real kor barca hos
axmed xusen
08-March-2012 at 10:35 am
asc k k k k chelse aa a a k k sorry napoli kasoguda horta messi cidna ma awodo in ay celiso hadad celeso wa inad ducesata marka hore k k k
cabdiraxmaan
08-March-2012 at 10:34 am
messi woo kadaray wax celiyo ma la layahay messi cadi mahan messi xalay ayo ku daldalay koxda ka socda garmalka
Azaam
08-March-2012 at 10:30 am
Asc chelsea watimka kaliya rewikara barca waxan rajenaya chelsea in ay sobaxdo ey ku dhacdo barca 3 chelsea matta 1 drogbo 2 kkkkk by
najka
08-March-2012 at 10:18 am
kkkkkkkkkkkkkkk kuwaas waxa iska dhicinkara chalsea oo kaliya cidkale weyduugi kkkkkkkkkkkkkk
chelsea
08-March-2012 at 10:02 am
mise gaad sheegaysan chelsea baa sugaysa bal wax ha taro hee kkkkkk
xudeyfa syl
08-March-2012 at 10:00 am
hhh ciyalka ku washay ronaldo haye kwrma messi xidiga adunka hhh uiva brca hala lexdo farin kusocota real and milan waye
Bkr
08-March-2012 at 9:56 am
Haye waala arkaa wuxuu sameeyey maclimuu messi ninkaas halaga hor leexdo waa boqorka kubada cagta viva messi cade
omar(palacios)
08-March-2012 at 9:55 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxbayaal kuwa leh messi game layaqaaan wax madhaliyo miyuu nu ahayn kii real,arsenal iyo man utd kadhalinayay champion league goolasha ,,somalidu waxay doonaan bay iska sheegan messi na waxaa lagu yaqaan nin teamamku yar yar iyo waa wayn iskugu mid uyihiin ee yaan lagu mashquulin vivvi messi mucjisada aduunka
TIGER MAHAD
08-March-2012 at 9:41 am
Nin diyaarad wata hadad dameer ku bursato dhibatadeda ayey ledahay. Dadka amin aminsan c.ronaldo aya goal dhalin qaada champion sadal ma taqan e iska sexada.
Axmed chemy
08-March-2012 at 9:37 am
war goolku dhashay waa 5 waamaxay markaste wax cadiya kumasoo qortiin dawada kubadaha
abu
08-March-2012 at 9:34 am
Waxa layab igu eh dadka afka kutagayan war isku xishoda ronaldo wuxu yahay majirto laacib waxa ladhihi kara messi cml ama mucjiso socoto warka melaha lamareysan iska daya
ex fc liverpool Harry Kewell
08-March-2012 at 9:32 am
asc wr wb vica baca barce ayaa iskaleh champion kaan waayoo wax kahortaagan madrid aan ka arkaa madridne barc hadee aragto waa isku dhex yaacee kalsooni ee kula dheesho malaha,,,messi 5 aaaaaaaaaaaaaa
Baaba rulla caaneste suqbacad
08-March-2012 at 9:14 am
Dhaman wan salamaya bah waynta sports fakar ahan ani o anan ka hadlayn tageradayda o ka hadlaya herka missi iyo koxda barcelona lawadabo wa kuwa u herkoda sareyo tan missi wa huwal inu yahay xidig cid u dhawan karta aysan jirin waxana cadan u ah sida raxada leh e u kugu macaynayo kubada iyo sida quruxda badan o u kubada u dhalinayo wu jiri kara xidig la tartami kar lkn majiri karo xidig gaara xidigas mahadsanidin
Illya muxudin c/lahi
08-March-2012 at 9:12 am
Ma qadi karo messi wx qaadayo C.R 7ronaldo aya qadayo messi wx ma yaqano viva ronaldo
C/kariim (DAACAD)
08-March-2012 at 9:06 am
Missi waa xiligisa ciyaryahan kasta xili ayu leyahay mar un calankisa wu dhacaa waqti yar un baa u dhiman.
Marka bun buniska naga dayaa.
Adunka meqa xidigo ayaa soo martay qada
mantana wax jiro ma ahan calankoda wu dhacay.
Al-khalij (ashley young)
08-March-2012 at 8:58 am
Messi waa sixiroole balaayaha luga dhuuxa wato Oo gaaban sixir ayu ku shaqeysta
c.cc
08-March-2012 at 8:44 am
waw messi maxo aha wa nin layab lih dunida kayabiyay wa mucjiso kubada cagta kuso karartay ayan qaba ma kubada ladhalay
muhamed
08-March-2012 at 8:36 am
messi goolasha waa uu qaadi karaa ileen van pers baa meesha ka maqan
cabdi farey
08-March-2012 at 8:27 am
kkkk missi waa laacib weyn asaga ayaana ku guulaysana
salman.katusa
08-March-2012 at 8:20 am
waaa wax aan marwalbo filenay messi in uu rikoor dhigo waa mucjisada kubada messi viva barca
C/risaq adan mahdi
08-March-2012 at 8:16 am
Horey waxa dhaliyay shankol halkulan championka ciyar yahanki hore e milan shevchenco hadan qaldaney marka yanla bun buninin wax sas u wayn kama hayno messe o an ahey barca xidig yadi hore waxa lagu xasusta qaran iyo nadi ayay wax ka dhigen marka nagadaya waxan ad wadan……
caaqil114
08-March-2012 at 8:09 am
asc, xidig iga dheh shalay ayaan sii sheegay inuu heesto waqtigiisii ugu fiicnaa inuu qaban karo waxyaabo badan qaban karo.. barca qibrad fiican beey u leedahay koobkaan.. messi wax intaa kabadan ayaa lagaa filaa.. viva barcelona…
Happy Man!
08-March-2012 at 8:07 am
Wlhi waa run waaa mucjiso kubada cagta Ah we Cn’t Say other.
DUCEYSANE
08-March-2012 at 8:06 am
ww mucjiso kubada cgta iga dheh rikor le la jabinoya c.ronaldo rikor u jabiyay miya jirta wa may jwb viva misse
Eng++Yariisow
08-March-2012 at 7:52 am
Messi waa mucjiso ruun caaw 5 kabadan ayaa laga rajeynayay waxana laga rajeyna inuu qado gool dhalinta champions leaga lagana ma celin karo c:ronaldo soo barbaar
Culé
08-March-2012 at 7:42 am
Marka hore hambalyo dhaman koxda barcelona iyo tegarayasheda.marka kale ad iyo ad ayan ugu nasib badanahay in an koxdan tagero.erayo lagu qexo aya gababsi iga galayo markasto ninkan wax qeyrul cadi ah sameyo.messi wa lacibka tarikhda ugu fcn xita Barcelona teamka ugu fcn
Ayman ibrahin
08-March-2012 at 7:28 am
Hayaaaay kalexda barca & messi casharkas real mdrd ayu uyala waxmatare rnld nin lamida majiro wa mucjiso siya libintisa kadaya dadka an ladhigmin haku matalina plz
Xasan yare
08-March-2012 at 7:10 am
Misse waxa uhartey ac milan waxa ukadhalindoona sadaxleey
cesc fabrigas
08-March-2012 at 7:10 am
asc bahda laacib.com hadaan ka hadlo fekradayda messi nin la mid ah ma jiro sxbyaal ninkan waan ka yaabay runti waa mucjiso kaliya laacibin way soo maren sidan ma arag weli kkkkkkkkkkkk.viva barce and spain .iniesta xavi cesc villa messi sanchez tello afallay pedro thiago allvez
Barca
08-March-2012 at 7:08 am
Liono misse player lamid ah ma arkin mana arkidoono laaacib iga dheh
C M C
08-March-2012 at 6:49 am
Marka hore waa idin salamay shaqaalaha laacib.net messi waa xidiga laga cabsado calamka gool dhalinta wa messi 17 gool viva bar viva xavi and messi guul fakushima guul
Dj.KAMAALU+valencia
08-March-2012 at 6:38 am
Misse hadu waxtarayo milan ayu wax kaqadi laha mida kale il maha dhahayan missi 3ley udhaliye qaranka asimadhalinin e kun aguero aya siiyay 3goolba
Abdilahi MESSI AND BARCA
08-March-2012 at 6:34 am
Leo messi waa mucjisada aduunka waana best player of the world Ciqabanaysa majirto goolasha Chambions Leagua messi ayaa iskale Chambionkana BARCA Aduunka muu soo marin nin lamid ah qaab cayaareedkiisa mana soo mari doono Viva barca.viva.leo messi.viva.xavi.iniesta.puyol.alves.abidal.fabrigas.afellay
abukar yare
08-March-2012 at 6:33 am
CR7 aa qaadayo gool dhalinta champions league iyo laacib aduun midaas waa miid xlay barca koox ciyartoydeyda wada maqnaayeen marka buunbuniska iska daaya
kamaal
08-March-2012 at 6:29 am
! !!! Mucjisada la shego ee kubada cagta hadaywa jirto ninkana soo wada qaatay asaana ah mucj sd kubada cagta waa laacib walee wax udhiman oo rikor ah mawa jiran umalaynaya haduu jirana dhib kuma ahan inuu jawiyo kkkkkk yaaaab waaaye
prince zzu
08-March-2012 at 6:26 am
Reeer madrid milan aya taqaan messi le kuheysane idinka iskama celin kartaan nesta marka kufaane away pepe kkkk waxaas cabsi ah madrid dhan messi milan ka adag ay barteen maxa idinka ma celin weysen kkkk
Khaalid abiib
08-March-2012 at 6:21 am
Hambalyo tagerayasha barcelona waxan gadhnay guul wayn kadib markii laacibka sanadku tabsiyey shabaga 5 gool aaway c.ronaldo ma quustay noo
Aadam-boot
08-March-2012 at 6:19 am
Waa xidig weyn 5 goal ka badan xitaa wuu awoda inuu dhaliyo ciyar cayahan waa xidig weyn cid u dhawan karta majirto dahabiga xulka kubada cagta ee argantine
D.keyt
08-March-2012 at 6:02 am
Adunakan misse miya loga tagaya nadi weyn xita san miyow gol ugu xaqayana wale ninkan cadi mahan
Cadde
08-March-2012 at 5:43 am
Messi waxba ma tarayo kox dadkeda kala maqan ayu gaday hadu lacib yahay kulunka milan wax a taro by real madrid and ronaldo
Diego f
08-March-2012 at 5:05 am
Wa la yaab leo messi o championka 5 goal ka dhaliyay . Wa ciil ki c.ronaldo kkkk viva barca and leo m
diyeeshe
08-March-2012 at 2:33 am
leonel waan kaa cabsade eebow hadii sidaan aabe wax yeleysid maxaa laku dalinay vifa leonl mess and greatest teame ever FCBarcelona/////////
Cumar yaango and ciyal carwo
08-March-2012 at 2:30 am
Guul
Cumar Bekhcam
08-March-2012 at 2:23 am
Guuuul madrid and ronaldo
Kamal
08-March-2012 at 2:07 am
Asc .warkasa i maraayo messi tariqdisa wax garayo malahan laciibtinimada adunka ii shan jeer ehne wa so socotaa insha Allah viva messi abu showiste ronaldo cawada ya ku sexanaayo hahaha
Abdi miski deq
08-March-2012 at 2:05 am
Barca waxay janis ku heshay bayer o ciyaartoyda dhan ka maqan yihin viva madrid
Abshir200
08-March-2012 at 2:03 am
Xidiga adonka wayaya marka 5 gols waxba mahan ee hadhaleyo 10 sixirolka cawa ronaldo walacelilayahay wuxuna raba messi inu so dilo lkn surtakal mahan hayaY ronaldo messi k.k.k.k
Nuradin dahir macalin
08-March-2012 at 2:01 am
Asc dhaman tagerayasha barca caawa waa habenki messi ninkani wixiisa banoni kaweyn waa mucjisada aduun nin lamid ah adunka masoo marin mana somari dooni viva mesi
Jeyjey201@hotmail.com
08-March-2012 at 2:01 am
Kkkkkk tas wan aragnay cawa blz fara kama q0dn0 champion ka misse wa lacißka hatan e adunka walow una kayaresan crchtano ronaldo viva real madrid k.k k.k wa in0 isbuca danbe iy0 real madrid wa an0 idin leh we love 4ever LIFERPOOL and real.madrid misse yow lukta kajaß intas a iga duco ah k.k by
Abdirahmaan
08-March-2012 at 1:49 am
Guul daradaan Realmd ayaan u rabay wow wow wow guul messi
Maxamed maxamuud juube
08-March-2012 at 1:48 am
Sxbyaal messi markiisa afaraad yaa u diidan inuu ku guuleesto laacibka sanadka 5 goal yaa dhalin karo ronaldo iska dhaafee xitaa rooney ma dhalin karo waana laacib naadi iyo xulba waana xidiga ugu wanagsan sanadan ayuu qaadanaa markiisa afaraad oo isku xigta messi waa boqorka k/cagta aduunka mana gaaraan xidigìhi hore sida luis figo ronaldo zidane totti baggio delpiero iyo shiiqaalow kkkk
abdi barca
08-March-2012 at 1:38 am
mourinho war ayaa sugaaya messi kkkkkkkkk sii wad goolashaada kkk
hamza
08-March-2012 at 1:30 am
Aad ayaan ugu faraxsanahay bandhiga caawa ee messi caasho cr7 mey isku dayikarataa ricorada noocan kkkk soo weynaaw yaa ronaldo adigoo taagan markii afaraad gooldhalinta championka iyo laacib nimada aduunka hadaba gacanta iska taag hadii kale mucjizadaan wey iskakaa ceebeysaneysaa lkn asalaa loo yiri doqon dibir kama daasho ee waligaa waxaa laguugu ogyahay messi gadaashiisa kkkkkkkk viva Acmilan barca and chelsea guuleysta waa waqtigiiniye
qadar saxaf
08-March-2012 at 1:24 am
waa cashar lama iloobaan ah
waa taariiq soomarta messi
waa mid eey kasheekeey doonaan taageerayaasha barca
waa mid eey kafiir san doonaan mil kiila yaasha liver kuusan
waa mid xusid mudan ciyaarta caawa ka dhacday gigada barca
waa mid eey ka go.i doonin maskaxda taageera yaasha liver
waad kumahad san tihiin bahda laacib .net
soo uruurinta wararka sports ka
iyo sida xirfadeeysan ee uqancisaan taageerayaasha
taa soo iniisii dheer dhex dhexaad nimada
waxaan idin leeyahay markale mahad sanidiin sida aad u dhan tihiin asc
bashka
08-March-2012 at 1:23 am
waxasi waxey ku fcnayeen odaga walan ee murinhio iyo cunugiisa viva messi xavi iniesta viva barca
Saalax
08-March-2012 at 1:23 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa idin saaxibayaal hadan dhiibto fikirkeyga runtii waa arin farxad leh in naadiga ay kubadiso golal intaasla eg weliba waxaa intaas dheer rikoorka cusub leo messi 5 goal ee ciyaryahan dhaliyay owsan jirin ebed
xuseen xaji cali
08-March-2012 at 1:18 am
5 gool sheekada sidey u dhacday usoo qora
xaajoow
08-March-2012 at 1:15 am
Lio maxuu dhuunta u sii galayaa C.ronaldo kan la liga sidaan oo kale inuu sameeyo ayaa laga yabaa Messi halaga baqo waa ciyariyahanka ugu wanagsan ciyariyahanada dunida soomartay kubada cagta 2 sano hada dhiman xitaa lama celin doono ninkaan lkn C.ronaldo murqa cusles ayaa ku soo socda waqti dhaw
Lional liiban
08-March-2012 at 1:14 am
Lionel mess jira adi iyo barce viva el Blangruna
Mr mcc
08-March-2012 at 1:14 am
Wow wow waxasa laacib ah
gashaan
08-March-2012 at 1:13 am
Asc all Wixii hore la isla soo dhaaf ka hadal malaha tani ee halagu quusto
Cumar barca and messi
08-March-2012 at 1:11 am
Warkasa imara aniga messi gul barce gul
Xamdi kismayo
08-March-2012 at 1:10 am
18 bilod goolasha uu dhaliyay torres in ka badan ayuu misse 1.game dhaliyay aaw cumarow yaasink
deeqooooooooooooow
08-March-2012 at 1:09 am
asc dhamaan kkkkkkk aaway ciyaalkii lacibka aduunka kadaba riixaayay caasho dheray oo marhore jilbha dhulka loodhigay kkkkkk caawa waxa uu jabiyaya laba rikoor mid waa qofkii ugu horeeyaya oo 4mar isku xigta qaada gool dhalinta chanpionka mid 2aad waa ninkii ugu horeeyay oo 5gool dhaliyay 4gool waxaa hore usoo dhaliyayay fanbasten shifi shanko messi ausebio lakin markaan wa rikoor cusub 5 halmar forsa mesi ciyaalka caasha dheeray caawa ooya
Abdiaziz
08-March-2012 at 1:08 am
Ninkan ayay barbar dhigayan Ronaldo,isdil ayaan ku dhihilaha Ronaldo meesha wax kumahayside inta cuqdad u dhimanlahay Messi garimayside!
Viva Messi and All FC Barcelona!!
c/casis duceysane l.messi
08-March-2012 at 1:08 am
Asc dhaman bahada isbortiga gar ahan tagerayaasha barcelona hambalyo guushan qaaliga ah ee caawa yaa ka hor istaagi karo barca chambiyon legua k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Viva barcelona 4ever viva messi and xavi 4ever
Mo said milano
08-March-2012 at 1:07 am
Misi milan aya taqan iyo nesta
Azhar
08-March-2012 at 5:48 am
Asc bahda barnamijka iyo dhalinta sportiga.xalay mxa dhacay?xlay wixi dhacy wax cadi ah ma ahan runti barca wa nadiga dunida messi wa lacibka dunid wuxu dhigay score cusub.
Barca fans
08-March-2012 at 1:07 am
Kakakaka runtii wa cajiib waxasa lacib laga dhahaa 1 game aya 5 goal la dhashanaa xasuq wuba dhafay arinkaan wa dabar goyn arinkan wuxu tusale uyahay qofkasto o rabo inu tartan lagao mesi iyo barca o u ugu horeyo cr7 mesi mucjisadisa marbo marka kadambeyso way ka sidareysa yuna isdalin midka rabo inu sogaro mesi cid garto dunida ma jogto mana umalenayo inu imahayo viva mesi and wilka dada yar cristian tello and al barca players
man united
08-March-2012 at 1:06 am
kkkk sanadka danbe ayan uso tashaneynaa barca iyo messi viva man utd
batistuta
08-March-2012 at 1:06 am
1 pele 2 cronaldo 3 murionho 4 pepe 5 marcelo 6 ramos 7kaka 8 ozil << caawa intaan hurta ma jirto fikir aa u bilabtay messi 5 goal champoinka ka dhaliyay hadane leh 12 goal oo sanadki hore ku qaday hadane ciyaaro kale u dhiman ala caawa waxa ogahay pele iyo cronaldo ine ugu fikir badanyihin kkkkkkkk jacliyaa saan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Liverpool
08-March-2012 at 1:04 am
Waa xidig waxa fiic naan laheyd kulankii hore ee milan iyo arsenal inuu arsenal usafanyahay?
Layaab
08-March-2012 at 1:02 am
Waa arin layaab leh wuxuu galay taariikhda aduunka laacibka messi waa markii 4aad uu qaadi doono kabaha dahabka ah iyo 5 gool oo taariikh ah. iyo markii 4aad laacib aduun. Ma qabo qof lala mid dhigi karo hada. Hoos u dhaca la liga. Waxaa ku soo baxay laacibiin sida ( c.tello iyo t.cantara iyo kuwa kale) oo lagu soo saaray wac darana dhigi doona sanadka danbe macalin pep waa qabiir uma baahna dadkale oo lasoo wareego intaan neymar ka eheen
Mussa messi
08-March-2012 at 12:58 am
MESSI Wa qofki ugu horeyay ee champions leaga 5 gool dhaliyay ayu noqday. Viva messh Bravo Barc’a..we love u .
Mahdi almuhamadhi
08-March-2012 at 12:58 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Barka hambalyo hadan nahay barka lkn dhibkan dhan lama rabin maskinadan ee dadka ubahan walayaqanah dad real leh kutusale qato marka ilmihi yar yarah ee an danbiga galin san loxasuqayo maxad modah danbilaha sidinokala ah 10ba la idinsarah wlh k.k.k.k.k.k.k.k.k i am sorry taas cawa real ban larabey bilash ban maskinta oga inkar galabsaday
Muktar
08-March-2012 at 12:58 am
Asc bahda sport-iga sln kadib
sxbyaal yaa inaga hortaagan chambion-kan waa kooxma
koox inaga hor imaan karto oo kartida leh kkkkkkkkk hayaaay xagee loo socdaa lkn waxaan ka xumahay goolka i dabo maray sorry kkkkkkkkk messi waan ka filaayay inuu u galaayo kkkkkk reer real ayay haaysataa
M/med cadde
08-March-2012 at 12:57 am
Heybad Eebe kusiiyey haween leyskama qaado waxan waa mucjiso waayo 5 goals in one game is surprisable matter ee Messiyow Alla kaweyn ee iiwad goolasha bye!
Alawi abdi said
08-March-2012 at 12:56 am
L.messi wuxu kamid ayahay mucjisoyinka kubada cagta mana jirto cid hor istagi karta marka mucaaradka barcelona e real waxan leyahay kacabso l.messi 5 goals score in history
batistuta
08-March-2012 at 12:56 am
war dag dag ah cronaldo oo la yaban messi meesho u socdo aniga waa is dhiibay kaka hadaa la tartami karto waa kaas messi aniga mukow england aa murionho u racaya ceeb intaan ha iku filnado taagan yahay walalow kkkkkkkkkkkkkk
Mussa messi
08-March-2012 at 12:55 am
Lio.MESSI Wa qofki ugu horeyay ee champions leaga 5 gool dhaliyay ayu noqday. Viva messh Bravo Barc’a..we love u .
Dhuxulow viv arsenal
08-March-2012 at 12:54 am
Ninkan inta u garomada ku jira cid ka celin karta malahan shabqa waxan kalo halkan fartin ugu dira dadka dhahayo messi xavi iyo inyasta la.aantis gool dhalin mayo wad aragtan marki labadalay labada ciyar yahan an kor ku so xusay ayuba si dherestay golasisa messi runti wa mucjisada cusub messi
Hanad honest
08-March-2012 at 12:54 am
Waaxaan umaleenaa in koox loo barbar dhigi karo Barcelona ineysan jirin inkastoo oo caawa wacdaro uu ka dhigay garoonka camp nou laacibka aduunka messi ayaa ku ansixiyey kooxda barcelona 9 kulan uusaftay uefa champions legue uu dhaliyey 12 goal uku dambeentii waxaan uma leenaa gooxda Barcelona eey ku guuleysan doonta championka
Zubeyr
08-March-2012 at 12:54 am
Majirto cid naga hor imaan karto hadii kale sidaan ayaa loo galaa wxn usheegaa dhamaan asxaabta taageera Barca hadafku wuxuu yahay inaan soo qaadno koobkan oo realmadrid ay ciil u dhimato guuuuuuuuuul l.messi
Messi - Walaashiis
08-March-2012 at 12:54 am
Mucjiso+Mucjiso= Barcelona & Messi, Championka Waan Difaacaneeynaa Cid Nahor Istaagi Karto Majirta Ilove Barcelona, Visca Barca 4 Ever
cesc fabrigas
08-March-2012 at 12:53 am
hayeey barcelona
Mohamed Hussein
08-March-2012 at 12:53 am
Kkk war ninkaan cid qaban karta malahan cawana ronaldo ciil baa dilay wuuna qaaday markisii 4 raad ee isku xigta viva barca
Zaba
08-March-2012 at 12:58 am
shaydaan waaye ninkaan
Socdaal
08-March-2012 at 12:52 am
Asm dhaman asxabta xisesa isbortiga fikerkaga waxan dhihi kara barcelona cidna kama xigta kobkan in ay qado waxayna daris latahay gusha viva viva viva barcelona by by by
zaki
08-March-2012 at 12:52 am
kooxda.barcelona.yaa.ka.celi.karo.koobka.jaanbiyoon.liiga.xidiga.l.messi.yaa.ka.celi.karo.laacib.tinimo.aduun.markii.afaraad
Mussa messi
08-March-2012 at 12:51 am
Lio.MESSI Wa qofki ugu horeyay ee champions leaga 5 gool dhaliyay .
ibra
08-March-2012 at 12:50 am
walee wacdara ka dhacday caawa leo messi intaad u socotaa kama baqeysid miyaa qumaygi ronaldo inuu ku ileesto ileen kubad kuguma gaareee ee isdeji sxb leo viva messi and koooxda adunka taageerayasha barca ciil iyo calool xuma maba arka weligood
cesc fabrigas
08-March-2012 at 12:49 am
hayeey barce and laacibka aduunka
Zaba
08-March-2012 at 12:49 am
wooooooooooooow sxboyaal waxan rabaa Milan in taas lagu dhigo iskuna So Hagagaan Bar….. Saasna noogu Aara blz
maxamed abuukar afrax
08-March-2012 at 12:49 am
asc dhamaan bahda isboortiga ee kuxiran wabka laacib net salaan kadib wacdaro ayaa kadhacday caawo oo waxaanba filaayay ineey xataa kudhamaato cayaartan ilaa sedex ama labo gol laakin waxaa taas diiday wiilka sandka aduunnta Lionel Messi oo dhahayba aniga waxaan rabaa inaan mel kusoo xerto gol dhalinta koobkaan oo aana leeyga daba imaan madaama kan laliga oow igu heesto ronaldo cajaa ib waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
maxamed abuukar afrax
08-March-2012 at 12:57 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk asaalehee halaga leexdo asiga iyo wiliba kooxdiisa waa kacsan yahiine
Ilyaas yorkey
08-March-2012 at 12:48 am
Asc.waxaan ka cabsi qabaa sanaddkii 2010 messi midii arsenal uu kusameeyay 4goal ayuu kadhaliyay inter ayaan qabatay messi cawana kor ayuu ukadiyay messi 5 ayuu dhaliyay waxii dhacan ayaan arkidona
deeqoow yare
08-March-2012 at 12:48 am
war aniga ayee is layaabey isda loogaley bayer leverkusen messi ninkaas gacan baa utaagey lkn nin aan yarey san baa jira waa c.ronaldo asiganah waan ka sugeynaa waxuu ku dhaliyo barnabu waxaana jeclahey iney imadaan finalka real iyo barca viva man untd viva me iyo scholes
Hangarale
08-March-2012 at 12:47 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
warkaas ayaa imraaaya
Messi
08-March-2012 at 12:47 am
5 goal ka badan baa messi lag rabay viva barca
Shafi'i sahin
08-March-2012 at 7:01 am
Wax lala yabo maha waxa ow messi xalay sameyey wayo shabaq faruqa ayu lacayarayey hadu waxtarikaro kulama layaqan wax ha’dhaliyo bye
Roberto pires
08-March-2012 at 12:47 am
Messi double hat-trick aa lamarooyaa c.ronaldo isku shiiiix messi haku dabalumine cupka barcelona yaaa ku haysto ciyaaal xaaafo kkkkkk
Weerar cadde
08-March-2012 at 12:47 am
Kkkkkkkk messi caadi ma ahan ma lugaha ayaa birlab ugu jirta ku guulayso markii 4aad iyo markii 5aad xidiga sanadka adigaa ah ilaa aad ka daasho viva messi and tello and barca
Muscab
08-March-2012 at 12:47 am
Asc bahda laacib.net sln kadib meesha war mayaalo waa bas sheekada lionel messi waa ciyaaryahaynka aduunka markii 4aad e isku xigta waa gooldhaliyaha champions league markii 4aad ee isku xigta …waa mucjizo kamid ah mucjizooyinka aduunka haatan jira (8wonders of the world) ayay noqon doontaa
ibra
08-March-2012 at 12:46 am
hahahahaha walahi wacdara aya ka dhacday iyo dabaaldeg weyn lkn waxan rabaaa inleygu aadiyo real madrid aaan haar ka keenee leo messi waa xidiga aduunka ilaa iyo 2016 yaa ku heesto heeeeeeeeee? suasha waa maya guul barca walahi taageerayaasha barca wadna xanuun iyo calool xumo maba arkaa weligood guul wacan
Bilaal
08-March-2012 at 12:45 am
Dhaman wan idin salamay umada muslimka. Maa han wax lalayabo runti messi horey ayuu naadiyo waa weyn wada cagta uso saray wana xidiga dunida k/c marka inti wax shaki ah gelisay messi waa hubaal caw ayay ka shaki baxeen marki afarad champion ayu raja ka qaba marki 4aad oo isku xigtana goal dhalinta ayuu raja kaqaba lol shut up cr7
ahmed
08-March-2012 at 12:44 am
Waxan Filaya Waxan Wax ka badana E Misi Waxa u So Qaatay Sixir si u dadka u Waalo
Jamaal Gaaciye Maxamud
08-March-2012 at 12:43 am
Hayey messi iyo barca xagay usocdan wa yabe cupkana iyaga aya leh sxbyal anagu hadan united dhibka barka aya ucl naga rebay hada cida ay lajogto ayay dhibe siba real madrid kakakakakbkajajajaj
Messi
08-March-2012 at 12:42 am
Kkkkkkkkk war majiroooooo
Mhaji
08-March-2012 at 12:39 am
Wow cajib misse nin jira tahay laacib dhameystirin aya tahay
Mhaji
08-March-2012 at 12:44 am
Wow cajib misse nin jira tahay laacib dhameystirin aya tahay ?