Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Maanta Dhexmaraya Liverpool v Arsenal. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Maanta Dhexmaraya Liverpool v Arsenal.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Maanta Dhexmaraya Liverpool v Arsenal.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 3-03-12 9:58 AM

Glen Johnson iyo Steven Gerrard ayaa shaki uu ku jiraa kulankaan, ka dib markii Johnson uu dhaawac yar ka soo gaaray tababarka intii uu la maqnaa England halka Gerrad isna dhaawac yar oo soo gaaray loo bedelay kulankii England ay guuldarada 3-2 ka soo gaartay Holland. Hadii uu Johnson taam aheyn Martin Kelly ayay u badan tahay inuu bedeli doono, tababaraha Reds ayaa sidoo kale aad u doonaya inuu kulanka maanta safo Gerrard inkastoo Charlie Adam isna laga yaabo in fursad kale la siiyo.

Daniel Agger, oo dhaawac uu ka soo gaaray finalkii Carling Cup ayaa la hubaa inuu maqnaan doono kulanka Arsenal. Daglish ayaa xaqiijiyay in daafaca Denmark uu maqnaan doono isbuucyo yar sidaasi darteed Jamie Carragher ayay u badan tahay inuu ka garab ciyaari doono Martin Srkrtel.  Lucas ayaa ah ciyaaryahanka kaliya ee dhaawac muddo dheer kaga maqan Reds.

Marka la fiiriyo qaabkii ay Arsenal labo gool uga timid islamarkaana shan gool ugu bedeshay Tottenham todobaadkii hore, tababare Arsene Wenger ayay u badan tahay inuusan waxba ka bedelin line-upkiisa. Thomas Vermaelen iyo Thomas Rosicky ayaa dhaawacyo yaryar ka soo qaaday kulankii White Hart Lane shaki ayaana ku jira inay ciyaari karaan.

Gunners waxa ay heystaa ciyaartoy dhowr ah oo dhaawac weli uga maqan, daafaca bidix Andre Santos, Aaron Ramsey, Jack Wilshere, Per Mertesacker iyo Sebastian Squillaci. Andrey Arshavin ayaa isna aan qeyb ka aheyn kooxda Emirates ka dhisan madaama uu ku laabtay kooxdiisii hore ee Zenit oo uu amaah ahaan ugu ciyaarayo haatan.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

LIVERPOOL: Reina; Kelly, Carragher, Skrtel, Enrique; Gerrard, Spearing; Henderson, Suarez, Downing; Carroll

 

 ARSENAL: Szczesny; Sagna, Koscielny, Vermaelen, GibbsArteta, Song; Walcott, Rosicky, Benayoun; Van Persie

 
MA OGTAHAY?

  • Liverpool ayaa garaacday Arsenal kulankii labaad ee horyaalka Premier League, waxaana ay 2-0 kaga badiyeen garoonkooda Emirates Stadium iyagoo uga mahadcelinaya gool uu iska dhaliyay Aaron Ramsey iyo gool soo daahay oo uu dhaliyay Luis Suarez.
  • The Gunners ayaa ku soo badisay iyadoo gurigeeda ka soo maqan in ka badan inta ay Liverpool ku badisay garoonkeeda xilli ciyaareedkan.
  • Robin van Persie ayaa weli ah ciyaaryahanka hogaaminaya gooldhalinta Ingariiska isagoo leh 23 gool. Qof ugu soo dhow waa weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney oo leh 17 gool.
  • 7 dhibcood ayaa u dhaxeysa labada kooxood, iyadoo Arsenal ay ku jirto kaalinta 4aad iyadoo leh 46 dhibcood halka Liverpool ay ku jirto kaalinta 7aad iyadoo leh 39 dhibcood, lakiin Reds hal kulan ayaa u baaqday.
  • 9kii kulan ee ugu danbeysay ee kulamo sarrsare ah ee labadan kooxood dhexmaray, lix ka mid ah waxa ay ku dhamaadeen barbaro.
  • Hadii Gunners ay iska ilaaliso guuldarro ka soo gaarta Liverpool maanta, waxa ay noqon doontaa markii ugu horeysay ee kooxda aan dhinaceeda dhulka loogu dhigin Anfield shan kulan oo isku xigta.

SADAASHA AKHRISTAYAASHA:

Fekerkaaga ka dhiibo sida kulankaan uu kuula yahay, sadaalna ka bixi sida ay kuula muuqato inay ciyaarta maanta ee Anfield ku dhamaan doonto.

Su’aashaan oo kale shalay ayaa hordhignay akhristayaasheena isticmaala Facebook, waxaana ka soo qaadan doonaa qaarka ka mid ah:

Ahmed Yare Shakiib:

Anigoo ah taageero Liverpool ah waxan aaminsanahay inaan berrito [maanta] garaacayo arsenal maxaa yeelay waxay iiga hortimid anigoo soo luxay Carling Cup rajana ka leh top 4 teeda kale qaab ciyaareedka downing waad aragtay sida uu usoo hagaagayo berrito [maanta] waxan u rajaynaa arsenal guuldarro oo kaliya 2-1

Cali Xasan Yuusuf :

Waxay ila tahay in ay ARSENAL badin doonto, maadaama ay ciil ka qabto lugtii hore ee loogu awood sheegtay 2-0 waxaadna ka dheehan kartaa wacdaradi ay TOTTENHAM ku dhigtay oo iyaduna lugtii hore ka badisay ARSENAL. Ogow LIVERPOOL oo gurigeeda joogtana Team weyn kama badiyo sida looga bartay.

Markaan waxaa haray waa fekerkaaga, inoo sheeg?

131 Responses to Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Maanta Dhexmaraya Liverpool v Arsenal.

  1. Abdirisak ARSENAL Reply

    04-March-2012 at 12:11 pm

    Liverpol ged 1 . 1 arsenal gurax

  2. Suares Reply

    03-March-2012 at 5:27 pm

    Liverpool 1 arsinal 0 wa iska cadahay suares {51} dhalinayo

  3. Almuhamadi Reply

    03-March-2012 at 5:23 pm

    Arsenal 1-3 liverpool

  4. Mr.liiboy Reply

    03-March-2012 at 5:13 pm

    Asc dhaman laacib.net iyo aqristayash sharafta iyo shunka leh kadib fakargeygu waxa u yahay in ay manta badin donta koxda reds maxa yelay top4 ayey rabta iney hesho natijadana wa reds3:2arsenal zuares iyo gerrard arsenal v.persie iyo walcot ok bye

  5. saciid yare Reply

    03-March-2012 at 5:10 pm

    waxaa badindona arsenal 3 1 liverpool

  6. Aamiin iraan Reply

    03-March-2012 at 4:52 pm

    Aniga fikirkayagga waxant leyahay liverpool aya badini

  7. Redwan nabadoon (jarari) Reply

    03-March-2012 at 3:54 pm

    Wax lagu murmo mayaalo e waxa 5-0 waxa ku badinaya gunneska rvpersie aya intaba dhalin inshaalah

  8. Idman Reply

    03-March-2012 at 3:53 pm

    anigoo ah tageraysha gunners mantay liverpool waxan kugaraceynaa 2-i viva yar yarka arsenal and tageraysheeda kkkk

  9. Idman Reply

    03-March-2012 at 3:49 pm

    anigoo ah taagerayasha gunners waxan rajeena manty in aan liverpool 2-1 kaga badin doono insha allah viva yar yarka arsenal kkkk

  10. shariif abuka Reply

    03-March-2012 at 3:38 pm

    asc bahad jecel spotska aniga hadan ka dhiibto fakarkeyga waxan leeyahay waxaa badineyso arsenal sababto ah kooxad arsenal marka ey jogto imaarats iyo maraka ey garoon kale ku ciyaareyso waxeyba fiican tahay marka ey jogto garoon eysan leheyn waa iska cadahay cida badineyso mahad sanidin

  11. Abdifah Reply

    03-March-2012 at 3:36 pm

    Asc dhaman muslims kadib tegarayasha aresena marka xigta waxan ahay tagera arsenal ah waxay ilatahay in aan garaacidona loverpool 3:1 hal van pirse hal welcott hal geveniho allahu aclam

  12. C/xakiim sacid dhore Reply

    03-March-2012 at 3:17 pm

    Asc hadan kahadlo fakirkeyga ku adan kulanka galabta waxan dhihi karaa liverpool afka aya cida loo dari doona maxa yelay wan wada arki jirnay 10kii sano ee igu danbeysay arsinal way xasuqi jirtay liverpool sanadka ay is adkeyso liverpool waxey la tagi jirtay 1 dhibic oo kaliya amaba garonkoda ayay ku arsan jiren marka arsinal sida muqato liverpool way ka awod badantahay sida man.utd ay arsenal uga awod badantahay

  13. Duraan yare Reply

    03-March-2012 at 3:15 pm

    Wlh saadasho ma ahan mid la yareysan karo waayo arsenal dadaal weyn ayey ugu jirtaa sidi ay sanad ka dane uga qeyb gali lahed championka livrpol ayana waxay dadaal ugu jirta sidi ay uga bixi laheyd kalimaha hooseyo marka aan waxa rajeyna in ay arsenal badiso walib 4-0 ARSENAL GUUL INSHA ALLAH

  14. Mohamed hussein afgoi Reply

    03-March-2012 at 3:08 pm

    Asc
    Waxaan ahay mid kamid ah taageerada kooxda faca weyn ee reds
    Natiijada aan kuqanci doono waa inaan guuleysano
    Runtii waa lawada ogyahay kooxda reds wacdaroyinki lagu yaqaanay iney dib usoo celiyeen waxaan leeyahay waxaa bilawday waqtigii qurxoonaa ee liverpool hasabraan kooxaha kale
    Arsenal waan soo garaacnay kulankii hore waliba garoonkoda hadana anfeild waan kudubaneynaa
    LIVERPOOL 3 ARSENAL 1
    Viva captain fantastic.
    Viva. suares
    Viva all liverpool stars

  15. Mikiyere arsenal boy Reply

    03-March-2012 at 3:04 pm

    Anigoo ah maxamed c/qadir cumar oo ah tagero arsenal waxan rajey naya inan ka badin dona koxda liverpool 2=8 arsenal

  16. Ayuub istankeb Reply

    03-March-2012 at 2:53 pm

    Hadan ahay tagero arasenal liverbol wana ka badinayena arasenal 2 liverbool 1 ven berse iyo walacot

  17. Ayuub istankeb Reply

    03-March-2012 at 2:45 pm

    Hadan ahay tageero arasenal cawo wana garaceyena liverbol 1 2

  18. Suudiyare Reply

    03-March-2012 at 2:41 pm

    Manta waxan filanaya inan 3 dhibic kala so lapto wayo waxan ku dur duriyay tntenham o sanadkan laga yapanyahay marka liverbol wan jajabsanaa sida an jclahay gul ayan ka rajeynaya

  19. m m ciyoow Reply

    03-March-2012 at 2:33 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax iska cad ayeey dadka isku dalinayaan liverpool wa nadi weyn oo adunka laga baqo marka arsenaal miyaan udaheynaa viva liverpool and c gerrard and suarez guuuuuuuuul wacan

  20. maxamed abuukar afrax Reply

    03-March-2012 at 2:24 pm

    asc walaalaheyga jecel ciyaraha gaar ahaan waxaan halkaan kasamayaa tagerayasha liverpool wiliba udirayaa badin wacan hadaan gudagalo fakerkeeyga waxaan umaleeynaa ineey kutusalo qadaneyso lugtii hore marka maantana waa ka badinaa arsinal cayaartana waxeey kudhamane liverpool 2 arsinal 0

  21. waxaan halkaan kasalamaayaa dhamaan taagerayasha redska iyo shaqalaha webka laacib.net kulankaan waxaa uu kudhamaan doonaa
    liverpool vs arsenal 2-0 waxana guusha ay raaci doonta redska oo sanadkan kaalinta iyo Fa capka iska leh waxana idin rejyayaa tagrayasha redska meelwapo aad joogtaa guul

  22. cadnaan koshin Reply

    03-March-2012 at 2:20 pm

    anigoo ah tageere mancity waxaan isleyahy in ay liverpool badin doonto

  23. Gusweyne Reply

    03-March-2012 at 2:12 pm

    Liverpool1:2arsenal berta ayan galineynaa viva the gunners

  24. xassan ali Reply

    03-March-2012 at 2:10 pm

    waad mahadsantihiin dhamaan inta soo diyaarisay iyo inta fikirkooda dhiibatay ba,kulankaan manoqondoono mid lakala badiyo waayo labada naadi wey kala cabsanaayaa,sabatoo ah liverpool waxey isleedahay horay ayaad uga soo badisay marka wey careysanyihiin ee is ilaali, Arsinal waxey isleedahay horyay ayaa lagaaga soo badshay adigoo gurigaaga jooga ee hada qaab difaaca dheel, maadaama aadan gurigaaga aadan joogin.
    qiyaastane waxey ubadantahay 0-0.

  25. Maxamed deeq Reply

    03-March-2012 at 2:08 pm

    Anigoo ah taageeraha weyn ee reds in an dooneno in an ka badino arsinal maxa yelay emarates aya uga badinay gurigena ina uga badiheno shaki kuma jiro cadad dhan 3 1 iyo suere1 garroll2 iyo welcott

  26. Mohamed hussein afgoi Reply

    03-March-2012 at 2:07 pm

    Asc all bahda sportska xiiseysa
    Kulanka waa mid adag xiisa gaar ah wata
    Waxaan filaa in kooxda faca weyn ee LIVERPOOL ey adkaan doonto maanta
    Iyadoo kubadu ey cad iyo madow tahay hadane waxaan rajeynaa inaan ugu badin doono Goalal dhan LIVERPOOL 3_1 Arsenal

  27. M,amiin Reply

    03-March-2012 at 2:06 pm

    Liverpool2 arsenal1

  28. Xashi{nasri} Reply

    03-March-2012 at 2:02 pm

    Asc all muslim people in the world arsenal will win because they are many good players like our captin R.vanpersie+Gervinho+wallcot+arteta+sagna+song+rosicsky arsenal5-1liverpool arsen winger

  29. quduf Reply

    03-March-2012 at 2:01 pm

    ru run ahaanti Aniga 2 ba. wan taggetaa

  30. ugaaska Reply

    03-March-2012 at 1:47 pm

    ASC asaxabta dhamantiin w manta waxaan urajaynaya liverpool win maxaa yeelay qaabciyareedkeeda waa wanagsan yahay reds 3 arsenal 1

  31. Xasan Reply

    03-March-2012 at 1:34 pm

    Liverpool 4-2 Arsenal

  32. Farxaan cali Reply

    03-March-2012 at 1:34 pm

    Salama aqyarta salan kabacdi kulanka liverpool vs arsenal waa kulan aad uxiisa badan kulan si aan qabo horta waxa lagu dhelayo waa guriga liverpool balse arsenal marka ay away tahay ayadana cadi mahan marka kulankan hadaan saadaaliyo waa badin doonta arsenal waxay kubadinee 1-3 hatrick waxaa dhalin doona rvp guul wacan arsenal

  33. R.v.persie 4 Reply

    03-March-2012 at 1:32 pm

    Liverpool 2 arsenal 6

  34. Laaqiish8 Reply

    03-March-2012 at 1:31 pm

    Waan idin salaamay dhaman bahda laacib.net iyo taagerayasha naadiga reds sln kadib waxaan aaminsanahay inaan maanta garaaci doono arsenal maxayelay waxey imanayan anfield waana lagu qalaaa kooxaha waa ween lkn maanta waxan jeclanlaha in lucas iyo agger joogan viva fc.horseed viva laacib.net viva lucas

  35. Liikaaza Reply

    03-March-2012 at 1:31 pm

    Asc aqiyaarta laacib net waxaa badinka ku laka xiisaleh liverpool vz arsenal waxaa badin karo liverpool 2_3 arsenal

  36. caaqil114 Reply

    03-March-2012 at 1:17 pm

    asc dhamaantiin.. reer arsenal is dejiya ayaan leeyahay kuwa leh 4 gool ama 5gool ayaan ku badin doonaa, ma waxeey moodeen ineey ciyaal lacayaarayaan, markeey dhamaato ayaan idinka sugaa shanta gool.. tan kale redska kooxaha waaweeyn markeey laciyaareeyso xil beey iska saartaa.. guul baan u rajeeyna liver.. viva gerad adam and suarez….

  37. aqayar Reply

    03-March-2012 at 1:12 pm

    aniga waxey ilatahay in liverpool badinayso wana wax iska muqda isku awod mahan liverpool hada wa team adag o ladhihi karo wo renaya

  38. Walcott Reply

    03-March-2012 at 1:12 pm

    Asc waxa badin dona kulankaan arsenal waxayna ku badin doonta 3-2 kabtanka iyo walcott

  39. Shamso Reply

    03-March-2012 at 1:08 pm

    Asc malka hore madhan tiiin marka xicta reer liverboooooooool wad riyoneeeysin waxana badinaaayo arsenal 4 livarbooool 1 insha alllah gulan wacan wa ino galabta insha allah ok byyyyyyyy

  40. Ali suarez Reply

    03-March-2012 at 1:07 pm

    Liverpool oku madaindso garongeda

  41. Qanciye Reply

    03-March-2012 at 1:06 pm

    Asc all ciyarta wasas livarbool 2-0 arsenal and west brom 1-3 chelsea and man city 3-0 boltan and man u 0-2 totanham wasida ansha allah viva cahil

  42. Mcm wane Reply

    03-March-2012 at 12:59 pm

    Liverbo 2-1 arsenal

  43. Mr baal Reply

    03-March-2012 at 12:58 pm

    Liverpol 2 arsenal 1

  44. Nuuradiin injineerka Reply

    03-March-2012 at 12:57 pm

    Shaki kuma jiro inaan afka ciida udaridoono arsenal xitee waxay kudhamaan doontaa
    liverbool 2-1 arsenal

  45. bin dhuxuloow Reply

    03-March-2012 at 12:56 pm

    asc arsenal guul

  46. Abdi shakuur Reply

    03-March-2012 at 12:54 pm

    Asc all tagayrayasha liverpoolfc hadan kadhibto fikradayda wan garaaceyna arsen wenger iyo koxdisa waxana kugaraceyna liverpoolfc 3-0 Arsenal viva suarez by

  47. Saacid + arsinal Reply

    03-March-2012 at 12:51 pm

    Asc ol asxbta inta ka dib arsinal waxan u rajeyna guul inkasto kubadu cad iyo madow tahay

  48. ibrahim Arab Reply

    03-March-2012 at 12:47 pm

    Salaaaaaaaama aqayarta sharafta leh gar ahan tagerayasha naadiga faca weyn ee arsenaal. kulanka wa kulan adag sidisaba lkn ani ahaan waxan qaba in arsenal ay ku garaci donto liverpol gurigeeda anfield balse mesha ka ma marna in liverpool ay naga badin karto balse waxan is leyahay awod ay noga badiso in aysan heysan

  49. Godoomiyaha nadiga shangaay Reply

    03-March-2012 at 12:32 pm

    Asc bahda sportska ay laacib sln kadib hadi aan saadalin ka bixiyo kulanka adag ee ka dhici doono garoonka anfled waxaa badin doonto kooxda reds ka waane 2.0 waa luis suares and garad

  50. Muumino bidar Reply

    03-March-2012 at 12:27 pm

    Liverpool 3 arsenal 1

  51. Suarez Reply

    03-March-2012 at 12:15 pm

    Waxan qaba in liverpool badintonto sababto ah liv. Kamahesho team weyn liverpool.3-2arsenal suarez 2 vin 2 carrol 1

  52. Rvp Reply

    03-March-2012 at 12:15 pm

    Liverpool 0 4 arsenal four goal captain rvp

  53. Yusuf gobay Reply

    03-March-2012 at 12:14 pm

    Asc dhaman asxabta hadan fikirkayga ka dhibto waxay ila tahay iney ku dhamane liverpool 2-0 Arsenal

  54. Afrax 10 Reply

    03-March-2012 at 12:14 pm

    Marka hore sln dhamantin marka xigta liverpool kulan hore way naga badisay sababto ah waxa naga maqna ciyaartoy aad uu badan balse manta waxan uku badinayna gurigoda Liverpol 1-4 arsenal guul bye ok rajo fiican sxb RVP

  55. Ahmed xaji wadani Reply

    03-March-2012 at 12:00 pm

    Runti 2 kox way adag tahay in lasadaliyo midi badin laheyd hadana waxan ku qiyaasayaa
    arsinal 3-2 liverpool

  56. ilmi yare Reply

    03-March-2012 at 12:00 pm

    sadshu wey adagtahay lkn ciyarta manta waxaan lenahay rajo aan ugu cariirsan karo kalamaha sar sare marka hadan nahay rer reds manta anfled waan ku garaci donaa arsenal ciyarta waa lisoorpooooooooooooooooooool 3_arsenal1guul wacan ayaan dhihi laha livarpooooooooooooooooooooooooooo

  57. Nadiir Reply

    03-March-2012 at 11:52 am

    Asc horta aniga labada ma taagero lkn waxaan faa’ido ku qabaa iney badiso livepool maa daama aan ah taagere chelsea liverpol 2-1 arsinal I Am Sorry arsinal ka afarta dheleysa championka

  58. saahil bicif lascanod Reply

    03-March-2012 at 11:49 am

    hadan fekarkayga eego livepoo ayaa badin 4liverpol arsenal 1 k.k.k. Vivo adaml

  59. galad Reply

    03-March-2012 at 11:49 am

    asc salaan sare dhaman aqristayasha sharafta lih inta kadib liverpool aya badinaysa ayan qabaa maxa yeelay waa nadi weyn marka ay ku ciyarayso gurigiida lana ciyarayso koox weyn live 2 1 viva liverpool

  60. A.kafi fantastic.arteta Reply

    03-March-2012 at 11:48 am

    Liverpool 1-3 arsenal

  61. Gosha Reply

    03-March-2012 at 11:44 am

    Aniga waxey ilatahay waxa badineyso arsenal wayo wad ogtihin in liverpool ey drow galin karin xita arsenal o taam ahwaxeyna kudhamaneysa liverpool 0=4 arsenal captain goal hatrick

  62. juan mata Reply

    03-March-2012 at 11:43 am

    Anigo tagera u ah chelseafc hadi anka hadalo fakirkeyga ku adan geymkan wa Liverpool 2 1 arsenal wa sidan u arko asc

  63. Barakat Reply

    03-March-2012 at 11:43 am

    Lulanka manta waxa lagukalabaxayaa leverpool 3 1 arsenal wax kasta oodhaca ishaa da aya kumacalin ah

  64. muna cadey Reply

    03-March-2012 at 11:43 am

    waxaan aminsanahay in ay liverpool badin doonto koley wax walbana wa nasiib lkn marki lo fiirsho qab ciyaredkeda waxan ad ugu rajo wenahay in ay liverpool guusha ku raceso 3 1 viva livpl

  65. Awil Reply

    03-March-2012 at 11:42 am

    Waxaan tageraa Man united marka kale hadii aan dhibto fakarkeyga waxay ila tahay liverpool 2 Arsinal 4 nasib wacan

  66. cali faanto ARSENAL Reply

    03-March-2012 at 11:41 am

    ASW/ WAADALAAAMANTIHIIIN SHAQAAALAHA SHARAFTALE LAACIB IYO DHAMAAAN TAXANAYAAASHA MUDAN QADERINTA EE LACIB INTAAAKADIB ANIGA WAXAAAN ORANKARAA CIYAAARTA WEY ADAGTAHAY SIDOOKALE LIVERPOOL CARLING CUP AYEY HANATAY WIIGIITEGEY WAYNA DHOOLACADEYNAYAAN WAXAANSE U RAJAYNAYAAA TAAGEERAYASHA LIVERPOOL INAAN AAMUSINDOONO KUDARSOO TOTTENHAM AYAAA ARSENAL 2 UGAHORMATYA 5 AYAAALAGUMACASALAAMEEEYEY HADIIII LIVERPOOL U DHOOLACADEYNAYAAN CARLING CUP ANIGA GUUUSHII WITE HART LINE AYAAANKUDAMAASHAADAYA VIVA ARSENAL AND R V P CAPTAIN GOAL

  67. You will never walk alone Reply

    03-March-2012 at 11:38 am

    Waad salamantihiin .maanta waxaa badin doonto liverpoll

  68. badgal Reply

    03-March-2012 at 11:37 am

    livepool 6 vs 0 arselan

  69. Duqdiiriye Reply

    03-March-2012 at 11:36 am

    waa ciyaar adag mana la dhihi karo waxay iska dhalin karaan goalal badan, liverpool iyo arsenal xifaaltanka adag ee ka dhaxeeya 100% maanta waa kaalinta 4aad, marka ciyaartan oo calaamada cas xitaa laqaadan doono waxay u badan tahay inay kusoo gaba gaboowdo laba waji, liverpool 1-2 arsenal, ama liverpool 2-2 arsenal….. Nasiib wacan Gunnersssssss

  70. C/laahi somali Reply

    03-March-2012 at 11:35 am

    Wee iska cadahay guusha waa liverpool by

  71. Nuur cadde Reply

    03-March-2012 at 11:33 am

    anigoo tageero man u hadii an ciyartan sadal kabixiyo waxan dhihi lahaa arsenal aya badineyso hadan qiyaso goolasha wa sida tan arsenal 3 leverpool 1

  72. Mohamed Hussein Reply

    03-March-2012 at 11:26 am

    Arsenal aya badineysa waxeyna ku badineysaa 3 1 ven goal ayaa 2 kadhalinaya wana ka adkahay koxdaan marwalba drow ayey iga tugta hadana markey iga badineysay 7 ciyartoy o line up ah aya dhawac iyo ganax iga maqneyd viva Arsenal

  73. cumar vaangool Reply

    03-March-2012 at 11:25 am

    waxaasalaamaa dhamaantageera yaasha arsenal salan kadib hadaa fikerkego dhebto waxaa badindoono arsenal 4 liverpol1 v.b.r 3 walcot 1 viva v.p.r

  74. abdiqani ilkacase Reply

    03-March-2012 at 11:24 am

    Waxa aya,ilatahay inay manta arsenal kugaracidonto anfel liverpol markaa sadashaydu waa arsenal 2 liverpool 1

  75. Ali yare Reply

    03-March-2012 at 11:17 am

    Insha allah arsenal waxan u rajaynaya gul inay kagarto liverbool oyna rikorki 5 ay siwadi donto madama an chelsea iyo tottenham an min 5 kaga badinay liverbool waxay noqon donta koxdi 3ad oy arsenal 5anta u shegato insha allah liverbool 1 arsenal 5

  76. cumar vaangool Reply

    03-March-2012 at 11:14 am

    Hadaa fikerkego dhebto waxaabadin doonto arsenal 4 liverpol v.p.R3 WALCOT1

  77. muhyadin Reply

    03-March-2012 at 11:11 am

    a.s.c. Fikirkayga hadan dhibto liverpool 1 arsenal 2 ilahay hanodabbi dhafo

  78. Naim0 ViVa ArSeNaL Reply

    03-March-2012 at 11:10 am

    Manta Waxan Rajo Weyn Ka Qabnaa In An Liverfool Ka Arsano.Kulanki Emirates Nasiib Ayey Noga Padshen.Redcardki Frimpong La Siiyey Bayna Ka Faidaysten.Waxan Naga Dhashay O.G Iyo Goal Offside.Manta In An Sidi Totte Cml U Galno Un Pay Naga Mudan Yahiin.GGG

  79. Maakhiri Reply

    03-March-2012 at 11:10 am

    Mrka aan eegno kulnkan wacdaraha ay arsenal ku dhigtay totenham iyo lvrpool oo ciriiri ku qaaday carlin cup ka, iyadoona lvrpool gurigeeda kooxa inta badan ku tumin, wxn aamib sanahay gunners inay caawa badin doonto

  80. Fahad osman Reply

    03-March-2012 at 11:10 am

    Waxan jeclan laha kulankan mid xisa leh in u noqdo madama kulan adag yahay gusha wa arsenal 0_2 v.perseia

  81. this is Anfeild Reply

    03-March-2012 at 11:08 am

    A s c sln ka dib saadaashadu waa liverpool 3 : 0 arsenal viva s gerrard l suarez d kuyt guuuuuuuuuul insha Allaaaaaah

  82. Mr JAAM 10 Reply

    03-March-2012 at 11:06 am

    Asc hadi an sadaliyo kulanka galabta waxo ku dhaman kara liverpool 2-0 arsinal waxana u dhalin dona luis suarez and steven downing viva chelsea juan MATA

  83. saalax Reply

    03-March-2012 at 11:05 am

    Maanta kulanka ah anoo arsenal tageero waxey illa tahay inuu bareejo ku dhamaantono

  84. galcusbo Reply

    03-March-2012 at 11:02 am

    akhayarey waxaa naasaha laga garaac arsenal aniga fikirkeyga maxaa yeelay livepool waa cadow ma arki karto koox weyn by dr buurkur

  85. Maxamed Reply

    03-March-2012 at 10:59 am

    Asc dhaman aqayarta laacibnet salaan ka dib hadan ka hadlo kulanka xiisaha xamasada leh ee liverpool vs arsenal saadaashuna maanta waxaa ay ubadantahay inay guusha ku haridoonto anfield stadium waayo liverpool waxay wali ladabaaldagesa carling cug waana kooxda aan wali garoongooda looga badin liverpool 4 arsenal0 suarez2 kuyt1 bellamy 1

  86. Abdirashid kampala Reply

    03-March-2012 at 10:58 am

    Ani waxan isleyahay liverpool aya badineysa madaama ay anfield kuciyarayaan ogoow liverpool marka ay anfield kuciyareyso waxay kuciyarta 13 ciyartooy o u hal fanska ah kujuro

  87. zaki lfc Reply

    03-March-2012 at 10:57 am

    liverpool 3 arsenal 1 ayaan is leyahay

  88. Luis suares Reply

    03-March-2012 at 10:57 am

    Marka hore waxaan slamaya dhamaan shaqalaha laacib.net marka xiga maxaad igafilaysaan inaan donayo kkkkkk tothm iyo liver yaan lays bar bar dhigin liverpool3 vs arsnal 0.

  89. kaazi Reply

    03-March-2012 at 10:56 am

    5.0 viva walcott
    van.go.al arteta
    liverbol casharka
    totaham ka daran
    aya la idin dhigi
    donaaa hhhhhh

  90. Adan Reply

    03-March-2012 at 10:55 am

    Asc hadi an sadaliyo arsenal ayey gushu ubadan tahay inkasto kox waliba ay gul ay garto muhim utahay viva gunners

  91. abdulkhaadir Reply

    03-March-2012 at 10:53 am

    viva liverpool

  92. Max,ed cali max,ed (mc). Reply

    03-March-2012 at 10:53 am

    Aniga waxay igula muqata in guusha liverpool agteeda ay taalo. Arsenal haday waalato ama xoog u dhesho odadal ba,an latimado xata ugu badnan 1 dhibic ayay kensankartaa lkn taa ayaba ah 30%.

  93. Ali maxamed Reply

    03-March-2012 at 10:52 am

    Hadaan tageere liverpool ah maanta cashar lama ilaawaan udhigi doona koxda londan ka dhisan ee arsenal

  94. ilyaas Reply

    03-March-2012 at 10:51 am

    naadiyadan aniga mataageero lkn kubada arsenal wa jeclahay inaan daawado wa nadi kubad macaan ciyaara waxana urajeyna guul

  95. war doon Reply

    03-March-2012 at 10:49 am

    Asc asxaab dhamaan asxaabta arsenal yeesan ku hadlin war ay hadhow ka shaleyn doonaan waa iga talo kuna xisaabtama sanadkaan inaan liverpool wali looga adkaan garonkeyda koob kasta hadii aan ka hadlo ciyaarta waxaan ka war sugeyna 90 minit kadib aan ka hadleynaa waayo kubadu waa cad iyo madow
    Liverpool 3 arsena 1 ayaan rajeynaa

  96. ASC Waan idin salaamay dhamaan bahda Laacib .net iyo Akhristayaasha
    Haddii aan ka hadlo ku lanka u dhaxeeya Liverpool iyo Arsenal
    Rayi ahaan waxaan qabaa in ay badin doonto Liverpool kuna badindoonto 4:2

  97. ilyaas gerrard Reply

    03-March-2012 at 10:46 am

    asc dhaman bahda laacib kadib waxan rajeynaa in liverpool 2-0 arsenal thanks

  98. Xuseen Reply

    03-March-2012 at 10:46 am

    Asc dhamaan taagerayasha arsenal sln kadib hadaan saadalin ka bixiyo kulanka jilic san ee galabta aan lakulmeno naadiga dhibatooyinka badan hestaan waana ugu dari donaa dhibatada heso midkale waxaana loga badina 3_2waxana ka dhalin dono kabtan ka iyo xidigaha reer eng ee miiga cml u ordo iyo oxlade ayaa ka la qebsan donaan goolasha waxaan dhihi laha arsenal kelinte da 3 haloo daayo cidi damacdana wadadi totaham ayee mari dontaa waxan idin kaga tagaa guul wacan Arsenal asc

  99. ibro diano Reply

    03-March-2012 at 10:45 am

    waxa badinaysa liverpool 3 1 arsenal

  100. ayub Reply

    03-March-2012 at 10:44 am

    Liverpool 1_3 arsenal

  101. Abdirizak hirsi Reply

    03-March-2012 at 10:43 am

    Asc dhaman aqristayasha iyo iskuxirayasha boga laacib.net. Manta kulanku wuu adagyahay lakiin hadanahay tagerayasha arsenal waxan rajeyneyna guulweyn inan kagarano manta gamekan. Sadasheyduna waa liverpool 2-4 arsenal. V.persei. rosicky. Arteta

  102. Yomow Reply

    03-March-2012 at 10:43 am

    Waxan is leeyahay waa la tumi doona arsenal oo waxaa lagu garaaci doona ilaa iyo 3-1 weyna qul quli doonta

  103. Van persie Reply

    03-March-2012 at 10:42 am

    Arsenal guul lvp 2 arsenal 3 insha allah

  104. Nasri Reply

    03-March-2012 at 10:40 am

    Arsenal ayaa badin dooto maadaama ay heysato ciyaartoy doodii kulankii tottenham livpool 1 arsenal 3

  105. Nabadoonka Reply

    03-March-2012 at 10:39 am

    Asc bahda laacib .net aad iyo aad ayan uga mahad celinayaa shaqada aad noohaydiin intaa kadib hadaan kahadlo waxa kadhici doona emfiled waa wax aan laqiyaasi karin maadaama labada term ay aad udagyihiin hadana lakala niyad fiicanyahay hadan siicadeyo arsenal waxay udagaalame kalinta 4 sidaa darteed waxaan dhihi kararaa arsenal way badikartaa waana laga badi karaa maadama arsenal gurigeda logasoo badiyay waxay awood uyeelan kartaa inay iska dhaqdo ceebtii kudhacday inkastoo liverpol aan ladhayalsankarin waxaase la ogaanayaa 90daqiiqo markay dhamaato bay

  106. Maxamed Reply

    03-March-2012 at 10:39 am

    Arsena5liverpool 1 vanpersie hat trick chambelien 1 walcott1

  107. Abdalla 4 Reply

    03-March-2012 at 10:37 am

    Arsenal haddii ey kabadisay kooxaha london anfield ma aha n in liverpool looga badinkaro arsenal waxaa looga badin doonaa 4-2

  108. Kawaleridge_23 Reply

    03-March-2012 at 10:36 am

    Anigo ah taageere LONDONERS FC waxan rabna in LIVERPOOL badiso Berina TOTTENHAM lagaraaco ANAGUNU CAAWA WEST BROWMICH ALBION AAN GARAACNO if allah say..

  109. xudeyfa syl Reply

    03-March-2012 at 10:34 am

    asc dhamantin then kulankan waxn aminsanhy inay bdin karto liverpol wayo werarka liverpol o mucjisada ah iyo dafaca arsenal o ah mid an cago badneyn ku tagneyn hadan nahy reds waxn haysna kalsonidi crlin cup inksto arsenal nadi weyn tahy hadana mesha wa anfield gul wcn reds viva you will never walk alone

  110. Kawaleridge_23 Reply

    03-March-2012 at 10:33 am

    Anigo ah taageere LONDONERS FC waxan rabna in LIVERPOOL badiso Berina TOTTENHAM lagaraaco ANAGUNU CAAWA WEST BROWMICH ALBION AAN GARAACNO

  111. Lucas Reply

    03-March-2012 at 10:31 am

    Asc sln kadib liverpool oo gurigeeda joogta ilama ahan inay Arsenal kabadinayso liverpool-4 1-Arsenal

  112. Axmed sheik xasan Reply

    03-March-2012 at 10:29 am

    Asc inta isportiga xiseysa iiyo dhaman musliminta meelkasta ay ku noolyihiin hadaan u goda galo ka hadalka ciyaarta xmaasada leh ee dhex maridoonto arsinal iyo liverpool ani ra yiyan waxaan qawaa ina arsinal afka ciida lo daridoono waxana ku sawaweynayaa halka lagu cayaaraayo waa guriga liverpool wana wada ognahay bilooyinki ugu dambeyay liverpool hoygeeda uguma badinin naadi weyn reer arsinaal waxaan dhihi laahay iska sabra galabta waxba niima haayo adna mahadsantihiin

  113. eid Reply

    03-March-2012 at 10:29 am

    omg< ciyaartan'ayaaay in badan'sugay taaso ah mid aad uxamaasad kulul waxan filaya liverpool hadi u ciyaaro garrad in ay badinayso sbabta oo ah anfel garoonkaas sida ay arsinal oga so qadato ay adagtahay liverpool niyada ayaa udhisan maxa yelay koobki ayay wali damashadkedi haystan liverpool< waxay k badin 2 iyo waxba

  114. Abu fuad Reply

    03-March-2012 at 10:29 am

    Asc bahda laacib.net waxan kalo salanta 2ad udiraya tagerada arsenal madama an ahay Arsenal fun inkasto livpol tahy kox awod leh hadana hamogan inu kamaqan yahay steven(captain ka) there 4 thy wil be defeated 4 goals down

  115. muqtaar isse Reply

    03-March-2012 at 10:27 am

    liverpol …ha iska ogolaato 3daa dhibcood malahn awood eey maanta ku joojiso xawaaraha Gunners ,,,,,, viva arsenal,,,,,

  116. Shaataa bidaar Reply

    03-March-2012 at 10:27 am

    Waxaan umalaynayaa arsenal iney badin doonto waayo waxaa u ciyaaro ciyaartoy da,a yar ah marka waxaan dhihi lahaa liverpool 3 miiska iska soo saara waxeyna ku dhamaaneysaa 2 liver,arsenal 4

  117. Camir falaqoow Reply

    03-March-2012 at 10:26 am

    Waxaa badindontaa liverpool waayo arsenal dawaacyo badan ayeyqabtaa qasatan difacyada

  118. Ismaaciil maleele xaaji xasan Reply

    03-March-2012 at 10:25 am

    Run ahaantii kulanka maanta dhaxmari doono labada kox okal ah arsenal iyo liverpool figrad ahaan teyda gusha manta xw iskale liverpool wxyna ku dhamaaneysaa ciyaarta 3 iyo 1 koolashana wx kala dhalin doono xidiga soworees iyo adam

  119. Ahmed sheikh macqulsome Reply

    03-March-2012 at 10:25 am

    Arsenal ayaa badindooto saan filayo aniga ahaan liverpool 1 arsenal 2

  120. Ali alvez Reply

    03-March-2012 at 10:24 am

    Asc.dhamaan aqiyaarta sport ga runtii hadaan kahadlo rayigayga 2 koox way adag tahay xifaaltan top 4 ga waa jira arsenal ayaana difaacanaysa guulsha waxaan siilahaa lvpl 1.0 ama 2.1 arsenal walaga badinaa chelsea ayey u badantahay inay top 4 kudhaysato

  121. Camir falaqoow Reply

    03-March-2012 at 10:21 am

    Anigo ah tageere chelsea.waxan u arkaa in ay ubadantahay inay lvrpool badini waayo arsenal aya loogasobadiye hadane uma maleynaayo inay anfield kubadinayaan.ciyartana waxay kudhamaani liverpool 2 arsenal 1

  122. Dayib Arshavin Reply

    03-March-2012 at 10:19 am

    Anigo eh tagera arsenal liverpool waxan kudhigena waxaan la arag lana maqlin sidan u galney tothaam sikadarana ugaleynaa lkn wxan kaxumahay maqnashaha sxbkey arshavin uu ikatakyey

  123. SuperStar Reply

    03-March-2012 at 10:19 am

    Marka hore wad salaman tihiin bar baarta laacib iyo asxaabta falooyinka ka dhiibto ,anoo ah taageere liverpool waxay ila tahay saadashu manta in ay ku dhaman doonto 2:2 lkn ay u dhow dahay in ay liverpool badiso waayo garonka wa Alfield.
    waad mahadsan tihiin

  124. dafaaye_10 Reply

    03-March-2012 at 10:18 am

    Arsenal way guulaysane livrpol mahayso difac celin kara halyeyga priemryleague duchtmanviva

    liverpol 1
    arsanal 3

  125. Ismail cali haji Gerrard Reply

    03-March-2012 at 10:17 am

    Ah ah ah ah ah ah walahi cajib waye ee manta arsenal aniga halegu simo an shan goal ka dhalshe waxan huba arsenal guldaro la solaban donto ma dama guri liba u socoto waxan dhihi lahay 3.0 ha loga badsho ka badan dembi waye viva liverpool

  126. Aden carab Reply

    03-March-2012 at 10:17 am

    Liverpool wa quraxda ugu awoda badan marka la igo qabciyaridkoda marka ay la dhilayan koox wayn marka waxan liverpool urajenaya gool waxayna ku badin donta 3:1

  127. samir nasri Reply

    03-March-2012 at 10:15 am

    wn gracidona liverpool 1 3 arsenal v.goal rosicky iyo v.goal waye galabta

  128. caaqil114 Reply

    03-March-2012 at 10:14 am

    asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale.. salaan gaar ah fanska redska sida capitano abti doon, zakilfc,…iyo inta la midka ah.. inkastoo tahay ciyaar adag, hadana rajadeena aad beey u fiican tahay, arsenal gurigeeda waan kusoo garaacnay maantana inaan ugu sii darno ayaan rajeeynaa.. koobkii ay qaaday liverpool ayaa calaamad u ah ineey soo laabatay awoodii liverpool.. kaalinta afaraad sanadkaan rajo fiican baan kaleenahay.. xitaa hadeey maqan yihiin gerard iyo johnson rag buuxiya baa jooga booskooda.. waa adam iyo kelly.. aggerna garrigar baa buuxin kara booskiisa.. viva liverpool

  129. Maxmeddeq cabdikarin Reply

    03-March-2012 at 10:09 am

    Arsenal yaa badin insha’alah arsenal3-1liverbol

  130. dahirxusen Reply

    03-March-2012 at 10:08 am

    asc bahda lacib.net iyo tagerayasha arsinal waxan jwbcad ka bixi dona hada nahay her arsinal 4tii acmilan welcott and van.persie

  131. karama Reply

    03-March-2012 at 10:08 am

    anigo ah tageere blues waxaan jeclahay in ey bar baro galaan ama liverpool badiso maadaama ey dani noogu jirto sidaas

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>