
Daafaca kooxda AC Milan ayaa xaqiijiyay xiisaha uu u qabo inuu ku biiro Barcelona, isagoo qirtay in ciyaaryahan kasta inay riyo u tahay inuu u ciyaaro kooxda reer Catalan.
Xiddiga reer Brazil ayaa ln muddo ah lala xiriirinayay kooxda Blaugrana, waxaana uu qirtay inuu ku adkaan doonto inuu iska diido inuu u ciyaaro Camp Nou hadii uu helo fursadaas.
“Inkastoo Barca aysan waqti fiican ku heysan haatan La Liga, feker ahaanteuda waxa ay yihiin kooxda adduunka ugu fiican” ayuu daafaca dhexe u sheegay Elmundo Deportivo ka hor kulanka saaxiibtinimo ee wadankiisa uu la ciyaarayo Bosnia.
“Waa riyada ciyaaryahan kasta inuu xirto maaliyada Barcelona”
“Waan ka warqabaa xanta ay saxaafada iyo asxaabteyda iigu sheegayaan in Barcelona ay i xiiseyneyso”
“Ma jirto dalab rasmi ah lakiin ma ogaan kartida waxa dhici kara mustaqbalka”
“Lakiin waxaan arintaas u deyn doonaa wakiilkeyga. Haatan waxaa ka fekerayaa Milan iyo inaan koobab kula guuleysto”
xuseen xasan aadan xuseen milano
06-March-2012 at 5:12 pm
waa sax hadalka ka soo yeeray daafaceena heerka caalami ee kooxda ac.milan tiago silva waa sax barcelona in loo ciyaaro waana naadiga aduunka ugu wanaagsan waana naadi mudan in loo ciyaaro balse tiago silva marna kama aqbaleyno in uu ka tago naadiga ac.milan waayo waa difaac heer caalami ah waa fikradii xuseen milano
Zaki yare
03-March-2012 at 10:21 am
Asc dhamantin wan idin salamay aqayaray mida bacelona waa kox weyn oo calamka laka ka sayo waxan joga ciyaartoy aad u weyn oo qima leh aniga hadan hila lahaa inay ciyar wan u taki laha wana ku hamiya inan u ciyaro by
balya
29-February-2012 at 10:59 am
asxaabta all waan idin salaamaa salaan kadib thigo silva waa daafac aad u weyn lkn aqiyaarey kubada cagta waa ixtiraam adoo la kulmaaya maalin kasta iyo kulankasta oo aad fikir ka qaadaneysid polo maldini dafaca aduunka ugu qaalisan iyo coscurta haka reebin alis nesta iyo aqiyaarta kale maa aadi laheed alves iyo abidal iyo poyol kkkkk waa wax lagu qoslo silva sxb milano waa naadi weyn kana weyn barca iyo ilma hada soo baxaaya iga raali ahaada waxaan ka carooday ilmaha dhahaya barca naadiga aduunka milaano oo joogta silva sxb yaad ku qanacsantahay poyul iyo alis nesta daafaca aduunka ugu fcn waxa uu garoon lagalay fabio iyo maldiini qibrada haka cararin hadii kale waxaad barandoontaa istuur tuur iyo jileec iyo nin in lacaayo sxb kubad adag italy be happy.
Rooney
28-February-2012 at 10:47 pm
Tagerayasha barce war ana in hayo kol dhow waxad maqli dontan cr7 oo codsi uso dhibtay Barcelona hasugi wayina war teamka ani xata hadan helayo inan uciyaro wan jeclahay viva roney messi gigs xavi schols aniest
josof
28-February-2012 at 8:22 pm
asc,dhamman ragga u guur gala ciyaraha iyo jariidada laacibsports wan idin slmy,sln ka dib silva haduu uu tago barcelone kolee wax un ayuu ku soo kordhiyaa waa hadii ayna loo fiiran wadanka uu ka soo jedo tusaale ciyaartoy spain kayd malaguu gelin doonaya,hadii aan laga eexan wax buu ku soo kordhinayaa.hadii aan u soo laabto dhinaca ac milan waxan u maleynaya ac milan ciyaartoy badan inay ka tageen sida ciyaar yahanka ugu dambeeyay ee magaca weyn ku lahaa kaka marka koox ciyaartoy wey katagaan weyna u yimaadaan ac milana waxba kama nusqaamaayo ac milan ac milan un bey ahaan doontaa byeeeeeeeee asc
maxmed deeq c/qaadir.deeko
28-February-2012 at 8:22 pm
waa salaman tihin dhaman sxbada laacib.net waxan kula talinlaha silva inuu iska joogo acmln maxaa yeeley meel lagugu jecelyahay hadad katagto nabsi baa kuqabanaya teeda kale barsa guulbey kufiicantahay hadeerna iyadaba isnacdey by nacnac
Nin ku dhaarta FC Barcelona
28-February-2012 at 6:56 pm
Taas run ayuu ku shegay Thiago silva sababto ah qof walba waxaa u kufekara sidii u marun ugu ciyaari lahaa Kooxda aduunka ee FC Barcelona!!
Viva FC Barcelona and Laacibka aduunka Lionel Messi!
mohamed messi
28-February-2012 at 7:52 pm
ninkasda ba wuxu skodayaya inu barclona u uciyaro sababdu ah wakoxda
koxaha uko qalisan qofwalba waxaa u kufekera sidii u udu ciyarilaha
koxda aduunda ee barclona
fc barclona iyu lacibka adunka ee lion messi
ahahahah!!
caaqil114
28-February-2012 at 5:14 pm
asc thiago kaligaa maahan ciyaartooy badan ayaa ku riyoota ineey iska dhex arkaan kooxda aduunka ee barcelona.. kubadda macaan ay dheesho oo aan laga xiiso dhaceeyn, 2- koobabka ay qaadeeyso 3- xidigaha faraha badan ee meesha kusoo a ruuray iyo wax yaabo kale ayaa lagu jeclaaday barca.. viva messi and xavi and inesta…
Mahad napoli
28-February-2012 at 4:49 pm
Mid la,arko hadii oo barca kuwaasho waa wanaag tiago silva well come with open hands,,,viva edison cavani viva leo messi viva luis suarez
Aadan deeq
28-February-2012 at 4:24 pm
kkkkk thiago silva ma isweyndiin miya mesha uu joga iney tahay milan nadiga nadiyada dhib malahan AC marka xili ciyaredkan eey ku guuleysto ucl ka iyo italian seri A isagaa meshisa ku qanci doona tankale thiago silva hadey noqoto inuu ka tago roseneri uguma horeyn doono ciyartoy somarta milan markey magac ku yeshene ka tagay lomana dhutin isna kama fiicna guul wacan milano markasta iyo meel kasta
nurdiin
28-February-2012 at 4:11 pm
thiago silvo ityo neymer welcom barcelon gacmo furan viiiiiiiiiiiiiiiva fcbarcelon
deeqoooooooooow
28-February-2012 at 4:00 pm
asc dhaman soo dhawoow diago silfa kkkkkkkk waxaan layabanahay waakan lagu wada riyoonaayo barcee maxa halqof xata ugu riyoon wayay real kkkkkk anaa idinsheegayo cayaartooy walba waxa uuka cararaa sida cr7 kudhacday sanad walba malxiis noqo kkkiyo mdax xanun joogta ah ya rabo hahahahah forza barca
ibrahin katajow
28-February-2012 at 3:26 pm
barca nin walbo aya jcl inu kubiro xita aniga wan jclahay
Siimar
28-February-2012 at 3:23 pm
Mustaqbalka waad iman doontaa thank you
Siimar
28-February-2012 at 3:21 pm
Mustaqbalka waad iman doontaa
Cumar rooti
28-February-2012 at 2:41 pm
Thiago silva milan mafasaxi doonto hadeey fasaxeeyso xitaa waxaa lasiinaa real oo soo bandhigtay Bebe sergio ramos 30 millian marka waxaa maqcuul ah inuu ku biiro real madrid lkn waxaan urajeynaa in uusan bixin maadaama uu milan ku haasto mustaqbal wngsn viva milan and real madrid
Xaaji lows
28-February-2012 at 2:35 pm
Barcelona waxay ku noqotay kooxda ugu fiican waa aqlaaqda dad badan u taageersan yihiin.Ciyaaryahankan waa difaaca MC Milan waana u qalmaa in uu u cayaaro barca
amadeeya
28-February-2012 at 2:24 pm
kkk thiago silva barca muhiim ayuu unoqdonaa lkn su,asha mesha taal barca sidii hore ma sii ahaan donta hada waxa kamuqda daal fara badan ciyartowda waqtigeeda waxa kadhiman waa inta kaliya ay chapions leuga kaso hareeso waqtigan waa kii blancos viva jose and team kiisa
koronto nin culus
28-February-2012 at 2:17 pm
Uma maleenaayo difaac hada gaara in lagasoo helaayo qaarada europ kaliya waxaa kaqatarsanRuqcadaaga weyn Alessandro Nesta thiago silva wuxuu joogaa kooxda aduunka ugu guulaha badan koox kaween barcelona ayuu joogaa taariikh ahaan iyo magac ahasn Ac Milan iyo barcelona waa habeen iyo maalin sababtoo Ronaldinho iyo eto. Ayaa halkaan gaarsiiyay oo xitaa waxeey gaareen ineey isla barbar dhigaan kooxdii Arico sacchi oo 1989-1994 sameeyay taariikh cajiib ah Aniga lama yaabani ilmahaan barca hada kuqafiifay waayo waxeey ku indhaqaadeen messi iyo xavi iyo iniesta oo hada magacooda nagula wareeriyay ciyaal kuun kuun waqtigiinaa kujirtaan baashaala lkn Barta barca dadka kawaaween oo wax baray
Nasri
28-February-2012 at 2:10 pm
Ciyariyahanada in tooda badan waxa ay ku riyoodaan horyaalka inkiriska isiga wuu ku riyoon karaa BARC waa koox weyn
Xiirane
28-February-2012 at 2:02 pm
Asc dhaman asxabta stortiga sln ka dib runti ciyaryahankan wa lafdharka koxda ac milan balse hadi ey helan koxda barc waxan qabaa iney helen ciyaryahan qimo leh waliba waa dafacyada lagu qadariyo xiligan horyalka italy waxna iska cadahay inu gacanta u galayo koxda barc sababto ah isaga si mujinaya rabitankisa marka wan arki xalkisa halka u ku danbeyn thnx wa ku mahadsantihin websetka lacab iyo aqristayasha
xudeyfa syl
28-February-2012 at 2:00 pm
hhh sax waye midas wa nadi lagu fkriyo in maliyadeda laxirto away real madrid ya ku fkraya hhh viva brca liver and juven
leo
28-February-2012 at 1:46 pm
asc dhamaan thiago silva waan u rejeynayaa in ow uyimaado dalab rasmi ah in ow dhamaan nin xilli ciyaareedkaan inshaallah
nimcan
28-February-2012 at 1:45 pm
thiyago welcam barcelona
VIVA JUVENTUS
28-February-2012 at 1:45 pm
YEAH WAA MID UU KU RIYOODO CIYAARYAHAN WALBA XATAA CR7 INUU U CAYAARO BARCELONA NAADIGA ADUUNKA…. VIVA JUVE N BARCA…. BEST TEAMS IN DA WORLD.