ugu horeen waxan salaamaya kalin yarta lacib.net waxan ku salaamaya salanta ugu weyn eena tahay asalama caley kum hadan soo laabto man untd maxay sogada tay kaar ahan wesly sneijer intuna kudan beyay lacib.net waxan leyahay maxe helen man untd maxena lasoo wareegeen laacib iga farxiya salaan qaas eh waxana udiraya laacib.net waxaan jeclahay in aan kaciyaaro premere leaga kar ahan kooxda man untd halii soo duceyo good by good lucky see you again.
ugu horeen waxan salaamaya kalin yarta lacib.net waxan ku salaamaya salanta ugu weyn eena tahay asalama caley kum hadan soo laabto man untd maxay sogada tay kaar ahan wesly sneijer intuna kudan beyay lacib.net waxan leyahay maxe helen man untd maxena lasoo wareegeen laacib iga farxiya salaan qaas eh waxana udiraya laacib.net waxaan jeclahay in aan kaciyaaro premere leaga kar ahan kooxda man untd good by good lucky see you again.
haye arsenal war iga sii hee hadii laga reebo ciyaar yaanka dad yare ee reer jamaka ah ee soo iibsatay wax kale ma u maleeneysaa in ee soo iibsaneeyso waxtiga yar harsan arsenal fadlan laacib
Maxamed nur maxamud sxb naadi xun ayaad taagero u tahay mar walbane madax xanuun le Arsenal wax jiro ma aha .iska taageer sida man united city iyo barciliona ama real ma arkeysid madax xanuun.
Saeed bro waa idin salamay hadaa tihiin bahda sportiga laacib waad la socotaa dadka ugu badan taagerada somalida waa arsenal fan marka si fiican noga fiiri arsenal Newskeeda intaka dhiman daqiiqadaha thnx
Fadlan inosoQora cayaryahanka la iibsaday koxda iibsatay iyo kuwi ibsaday wadna ku mahada santihin inta afka somaliga ku hadasho shaQada ad uheysan tnk
Salaan Qiimo Badan Bahda Laacib.net Bacda salaan xogaa waxaan dareemeynaa in Saed uu maanta dhan shaqeynayay marka asxaabta aan aniga ka mid ahay hadii aan 10 minit siino Saed si uu shaax u soo cabo ama biyo ileen qofku wuu daalaayee…
Waxa aan jeclahay in ay liverpool noqoto naadiga aduunka ugu fiican sida markeeni hore ee lama iloobaankii stanbul hadan nahay taageerayaasha reds waxan nahay dad aduunka taariiq ku leh
ASC dhaman wan idin salamey bahad laacib.net.com gar aahan kuw hawashawad salan kadib maxa ka cusub Man United fadlin ii sheeg waxan ahay nin aad iyo aad ugu xiran laacib.net.com
Geedi man city boy
05-February-2012 at 1:08 pm
Chelse 3 man untd 0 viva man city
man city boy
05-February-2012 at 1:05 pm
Man cityt viva man untd jiini k k k k k k k
Maxamed yare
05-February-2012 at 6:52 am
Waxaan rajaynaayey inuu qaado laacibtinimada~roben van birsh
Myname is c/fitax max'ed osman
04-February-2012 at 11:25 pm
Asc asxbta bahda sports laacib sxbyal malaga yaba in sanadkan ey qado a.c.milan sbbto ah cayartoy badan aya dhawac oga maqan sxbyl A.C.milan gul !!!!
Mahamed chalato
04-February-2012 at 10:41 pm
Alax hadu soo gadanayo lacibiin
ha soo gato laacib dhex ah sida !snieder,shaqiri,$,wixi lamid ah
Mohamed maow
04-February-2012 at 4:07 pm
Marka hore waad salaaman tihiin dhamaan dhalin yarada oo dhan kooxda man united maxey soo iibsatay oo laacib ah
Chelsea
02-February-2012 at 6:58 pm
Waxan ahay difose chelsea
SAID YARE
02-February-2012 at 11:28 am
Asc Melkasta oo ad jogtan kadib aqyarta lacib.net kwarama xalada koxda Arsenal mxayse damacsantahy Mise majiran wax ciyartoy ah oo ay sowadan thanks to almighty alah
Xasan becuse
01-February-2012 at 4:44 pm
Asc dhaman aqyarta xld intu mara suqa kala ibsiga
hussein abdirahman hussein
01-February-2012 at 10:33 am
asc asxaabta sharafta leh ee laacib.net dhamaan hawl wadeenada shabkada laacib waxaan idin leeyahay mahad sanidiin sida quruxda badna ee noolo socodsiiseen aqbaarta suuqa kala iibsiga aad iyo aad yan idinka mahad celinayaa illaahay ha idin xafido guul ayaan idin rajeenayaa
saadaq rooney
01-February-2012 at 7:11 am
ugu horeen waxan salaamaya kalin yarta lacib.net waxan ku salaamaya salanta ugu weyn eena tahay asalama caley kum hadan soo laabto man untd maxay sogada tay kaar ahan wesly sneijer intuna kudan beyay lacib.net waxan leyahay maxe helen man untd maxena lasoo wareegeen laacib iga farxiya salaan qaas eh waxana udiraya laacib.net waxaan jeclahay in aan kaciyaaro premere leaga kar ahan kooxda man untd halii soo duceyo good by good lucky see you again.
saadaq rooney
01-February-2012 at 7:10 am
ugu horeen waxan salaamaya kalin yarta lacib.net waxan ku salaamaya salanta ugu weyn eena tahay asalama caley kum hadan soo laabto man untd maxay sogada tay kaar ahan wesly sneijer intuna kudan beyay lacib.net waxan leyahay maxe helen man untd maxena lasoo wareegeen laacib iga farxiya salaan qaas eh waxana udiraya laacib.net waxaan jeclahay in aan kaciyaaro premere leaga kar ahan kooxda man untd good by good lucky see you again.
caaqil114
01-February-2012 at 6:00 am
asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale.. runtii shaqo culus baad qabateen.. waxaan si qaas ah aan u salaamayaa gudoomiyaha websiteka Mr saed oo waqtigiisa qaaliga ah inoo horay waad ku mahadsantahay walaal, iyo sida uu inooga haqabtiray sportiga.. runtii suuqa xiiso buu lahaa waxyaabo aan lafileeyn ayaa kusoo kordhayay saacad walba, waxaa kasii fiicnaan doonaa bilaha june july iyo augost.. bahda laacib guuleesta weligiin.. waana idiin hambalyeeynayaa.. viva laacib liverpool and barcelona…
laacib
01-February-2012 at 3:04 am
waxaan aad u yaageeraa man city
maxamuud chelsea
01-February-2012 at 1:57 am
ma xirmay suuqii
Maxamed nuux(alberto )
01-February-2012 at 1:55 am
Asc dhamaan akhyarta xiiseysa cayaaraha runti uma maleyneyo in kooxaha ingriska ugu waaweyn in ay cayartoy la soo waregi doonaan
baanow
01-February-2012 at 1:54 am
luis suarez ganaxa masoo dhameste diyar miyoo noqonkaraa kulanka horyalka sosocda
Kunciilw9
01-February-2012 at 1:53 am
Waw manta aqritayasha lacib.net sixun ayay u caraysanyihiina sababtana waxay tahay ma.haystaan interned badankood mana soo qurina wax aqbar ah dhoor mar ayan arkay aqristayal dhahayo koox hebal maxay iibsatay noo sheega? Marka hadad araktan cabashada aqristayasha maxa u suu gudbin wayseen?
maxamuud chelsea
01-February-2012 at 1:48 am
suuqii kala iibsiga ma xirmay france iyo spain mise wali waa furan yahay isna?
maxamuud chelsea
01-February-2012 at 1:45 am
bro saeed arinta chelsea kawaran hadaan ciyaarti ka imiye maxay iibsaday chelsea adoo raali ah
maxamed abuukar
01-February-2012 at 1:40 am
haye arsenal war iga sii hee hadii laga reebo ciyaar yaanka dad yare ee reer jamaka ah ee soo iibsatay wax kale ma u maleeneysaa in ee soo iibsaneeyso waxtiga yar harsan arsenal fadlan laacib
Abdiziiz mahed mahdi
01-February-2012 at 1:38 am
Waxaan jecelanlahaa inan manchester ku arko isnedar
Maxamed shariif aadan galley
01-February-2012 at 1:37 am
Maxamed nur maxamud sxb naadi xun ayaad taagero u tahay mar walbane madax xanuun le Arsenal wax jiro ma aha .iska taageer sida man united city iyo barciliona ama real ma arkeysid madax xanuun.
Maxamed shariif aadan galley
01-February-2012 at 1:33 am
Ninka dhahaayo arsenal ayaa ugu badan taageraha midhaa kaligiis ayaa taagero aduuka waxaa ugu taagero badan 1-real madrid 2.man united 3.BARCILIONA 4 ACMILAN 5 CHEALSEA 6 munich .inta kale waa qashin wax so baro wax mataqaanide
zaki
01-February-2012 at 1:33 am
chelsea sxb maxa war ah oo ay doonaysaa
Mohamed Nor Mohamud
01-February-2012 at 1:23 am
Saeed bro waa idin salamay hadaa tihiin bahda sportiga laacib waad la socotaa dadka ugu badan taagerada somalida waa arsenal fan marka si fiican noga fiiri arsenal Newskeeda intaka dhiman daqiiqadaha thnx
Garre garre
01-February-2012 at 1:20 am
Wax warah kama helin liverbool caawa maxaad ka ogtahay adoo raaliya
basey
01-February-2012 at 1:15 am
juve imisa lacag ayey ka soo bixisay midka holandeeska ah
marka
01-February-2012 at 1:12 am
sxb adigoo aad u mahadsan waxaan kaa rawaa juve yarka ay ajax ka soo qaadatay immisa lacg ayey ku soo bixiyeen
Abdifatah Lajecloow
01-February-2012 at 1:10 am
Salaan iyo mahad celin balaaran Laacib Team Mr Saed Wararka xanta ah ee Suuqa Kala iibsiga Ingiriiska hada heshiisyo Macquul ah ma jiraan oo dhici kara.
Ukun yare
01-February-2012 at 1:04 am
Arsenal waxay lawareegtay oo amaah u heshay xidiga thomas eisfeld iyo kooxda {borussia bothmund ee reer jarmal ilaa hada
c/wahaab
01-February-2012 at 12:57 am
asc.k.k.k.k.k.k.k.k.k.chelsea ciyaartoy cusub marabto miya viva mata and lampard
nadiira
01-February-2012 at 12:55 am
arsenal maxa cusub e laso warege rabta cawada
janan10
01-February-2012 at 12:51 am
se wax u wada goal waxa u tagan yahay tevez waxa uu aday milano aaniga mia qaldan laacib .net mise idinka???
Idiris jowhar
01-February-2012 at 12:45 am
Asc Arsenal ma run ba in ay rbto mario gots mise dortmund ayay ka rbta ciyortay kale o ka wngsn mario ishegaba laacib
Shuuke
01-February-2012 at 12:29 am
Fadlan inosoQora cayaryahanka la iibsaday koxda iibsatay iyo kuwi ibsaday wadna ku mahada santihin inta afka somaliga ku hadasho shaQada ad uheysan tnk
Hosni
01-February-2012 at 12:24 am
Thanks saed
Mohamed Ali
01-February-2012 at 12:14 am
Arsenal wax war ah kama hayo ila hada sxboyaal maxa ka cusub
zaki Liverpool
01-February-2012 at 12:09 am
asc laaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaciiiiiiiiiiiiiiiiiiiib.net runti aad ayaad inogu shaqeysan wadna ku mahad santihin waa wabka aan ku fano ruunti waxaan idin leyahay waligin jira waxa ino fududeysen inaan la socono wax walbo oo so kordho thanks inta ku howlan arintan shamaan salaan sare laaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaciiiiiiiiiiiiiiiiiiib.net
Shuuke
01-February-2012 at 12:06 am
Fadlan inosoQro cayaryahanka la ibsaday koxda ibsatay iyo kuwi ibsaday wadna ku mahada santihin inta afka somaliga ku hadasho shaQada ad uheysan tnk
Suldan banow bartaab siin
01-February-2012 at 12:05 am
Asc dhaman bahda laacib waad salaman tihin idinko raali ah waxad i shek tan neymer xagu qabtay thanks
ayaanle
31-January-2012 at 11:46 pm
sxb waxaad ii sheegtaa chelsea yee lasoo waregtay
Axmed xasan ibr jabole
31-January-2012 at 11:29 pm
Tevez ma baarku aaday mise milan
Ahmednidaamiye10
31-January-2012 at 11:23 pm
Asc bahda laacib.net man utd wax ciyartoy ah ma ibsan miyaa hadeyna ibsan wali makugudajirta in ey ibsato ciyartoy
Muscab
31-January-2012 at 11:22 pm
Waan kaxumahay inuu katago inter motta arsenal podaliski makeentay ama difaac
madrid
31-January-2012 at 11:17 pm
sxb adoo rali ah saed war iga sii xaldada madrid maxaa ku so kordhay
wiilwaal
31-January-2012 at 11:04 pm
waxaan jeclaan lahaa inaad i sheegto carlos tevez xagee buu qabtay mise city ayuu ku nagaanayaa walaal thnxz
Abdirizak
31-January-2012 at 11:03 pm
Waw mancity waa team lacagteda idin tustay wayo ila hada lagama qadin hoganka marka city wa qatr aguero
nimco
31-January-2012 at 10:54 pm
arsenal maxa ka cusub
mr chelsea
31-January-2012 at 10:49 pm
maxa ka jira in torres lugu badalan rabo mid yaara atletic madrid
Abdifatah Lajecloow
31-January-2012 at 10:44 pm
Salaan Qiimo Badan Bahda Laacib.net Bacda salaan xogaa waxaan dareemeynaa in Saed uu maanta dhan shaqeynayay marka asxaabta aan aniga ka mid ahay hadii aan 10 minit siino Saed si uu shaax u soo cabo ama biyo ileen qofku wuu daalaayee…
mohamaed
31-January-2012 at 10:34 pm
sxb arsenal suuqa maxey ku haysaa
Ismail suarez
31-January-2012 at 10:34 pm
Waxa aan jeclahay in ay liverpool noqoto naadiga aduunka ugu fiican sida markeeni hore ee lama iloobaankii stanbul hadan nahay taageerayaasha reds waxan nahay dad aduunka taariiq ku leh
ayub
31-January-2012 at 10:30 pm
sxb AC MILAN iyo Tvez xage marayaa wada hadalkooda
Mohamed
31-January-2012 at 10:27 pm
ASC dhaman wan idin salamey bahad laacib.net.com gar aahan kuw hawashawad salan kadib maxa ka cusub Man United fadlin ii sheeg waxan ahay nin aad iyo aad ugu xiran laacib.net.com
sahnuuni
31-January-2012 at 10:23 pm
asc sxbta fans walba waxan raba inan ogado liverpool waxa ay la timid mahadsanidiin
mahamed hassan
31-January-2012 at 10:15 pm
asxabay waa idin salamay kadib waaxa rabe inan ogado inter milan maxakuso kordhe arimahada iiyo suqa side uga so adegata mahadsanid
Updyphatah
31-January-2012 at 10:13 pm
Asc dhamanteen malaga yaaba in uu imaado edwen hazerd chelsea cawa
askari
31-January-2012 at 10:09 pm
asc bahda laacib galaroosi yey soogadatay fadlan noosoo gudbiya idinkoo mahadsan
jaangow
31-January-2012 at 10:09 pm
wakaxumahay motta inuukatago inter hadana raga lakeenay wakuqanacsanahay
D.j catiiq mombasa man city
31-January-2012 at 9:37 pm
Man city maxa ka cusub?
Waa Katanka najax
31-January-2012 at 9:34 pm
Asc good night Barcelona malakayaabaa iney R.vun persi qaadato oona ka cyaaro Now cum waa macquul%50
gentalman
31-January-2012 at 9:28 pm
carlos teves well come to inter.maxaa loogu diray amaah philipo coutinho waa laacib mustaqbal leh
Bulabazi
31-January-2012 at 9:15 pm
as/c dhamaan umada Somaliyeed iyo bahda laacib.net gaar ahan
Saed Mohamed Balaleti. oo siifican noo hagar baxey oo waqtigiisa qaaliga nasiiyey waxaan ku qancsanahay naadigeyga Ac Milan inkastoo aan ka xumahay Tevez oo noo imanin
Juan Manuel Mata García
31-January-2012 at 9:12 pm
XAGEE GALAY TEVES
jaangow
31-January-2012 at 9:12 pm
dadka qaarkood riyay kujiraan arw acmilan iayadabatuugsanayso oo ammah waxkuradinayso waxaygadato iskadaye inter a calacalkeeda intaykayabtay muntari deynkusiisay derisnimo ahan iyo magaladamilano cebeyso marka c ronaldo ay 17 milyan kabixine miya isagu maraba horta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
mustafe
31-January-2012 at 9:05 pm
Arse maxa ka jira podolski ayay la so waregaysa maxase cusub ay ibsanaysa
Wana gurey
31-January-2012 at 9:18 pm
Arsenal maxey so iibsatey ishega bal reer laacib.net
Suudi
31-January-2012 at 9:05 pm
Asc bahda rer lacibey bal waxad shegtan man utd maxay sixix la sameysy mise maba ku jirto
bashiir
31-January-2012 at 9:01 pm
Saed Mohamed Balaleti manutd nicibidaa warkeeda waalagaawaayey sxb
muuse cadde
31-January-2012 at 9:01 pm
halkuu kudanbeyay ninka layirahdo thego motto