
Waxaan ka cudurdaaraneynaa mudadii aan hawada ka maqneyn, iyo mudadii aan wararka ku soo qorin bogeena ee maanta cilado farsamo oo na heystay darteed.
Kooxda farsamada ee laacib.net ayaa intii karaankooda isku dayay inay xaliyaan dhibaatooyinkii na heystay, ilaah mahadii haatan webka waxa uu ku soo laabtay sidiisii caadiga aheyd.
Laacib.net waxa ay dib u bilaabi doontaa howlihii caadiga ahaa ee ay idinkugu soo gudbin jirtay wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha, waxaana idinka raaligelineynaa mudadii aan hawada ka maqneyn mar kale.
Maamulka Laacib.net
Cabdirisaq
14-January-2012 at 9:50 am
Asc aqyaarta mesha isku timaaday marka hore salan qali ah iga gudooma marka xikto waxan ahay nin tageero koxda arsenal gunners marka wixi arsenal ah waan idin so dhaweynaya aqyarta ibashala hada waan kacsanahay laciib kena hore aya dib noogu so laabtay cml henry byy
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,south,africa,cape,town,bellville
13-January-2012 at 7:11 pm
Wapka laacib.net? Wakumahad san tihin shaqada ad umada somaliyey uhesaan wana wax lobahan yahay shaqadina ad wadaan iyo soban dhigida wararka cusub e ciyaraha wana idin kumahad celina tas iyo ixtiramka ad dadka uheysan ana sidado kale waxan idin hayaa ixtiram goni.ah wana ku mahad santin 100/kiba100 by aqiyarta wapka laacib.net qaasatan balateli salansaro ayan hawada kuso marihaa by viva laacib.net
dhiirane
13-January-2012 at 3:50 pm
WAA KU MAHAD SAN TIHIIN BAHDA LAACIN.NET SIDA AAD ISUGU TAXA LUJISEENN INAA KA HAQAB TIRTAAN DADKA AAD U XIISEEYA CIYAARAHA
dalmar
13-January-2012 at 12:14 pm
aad iyo aad ayaa u mudan tihiin waana niiga aqbalnay maamulka sharafta laacib.net ……………
Dhuxulow
13-January-2012 at 12:09 pm
Asc sln kadib inbadan ayan rali idinka nahnay walaahena laacib.net wadna ku mahadsandihin sida wacan aad inoka haqab dirtiin lasocdka sportika waxan idinleyahay haka dalina hosha ad u heysaan bulsha weynta somaliyed o jecel sportika markale mahadsanidin farin ku socodo walaalaha ku midobay macqul same aad ayan ula dhacay qabka wanagsan e isugu xerantihin waxana jeclestay in an ku so biro groubka walaalaha macqulsame hadi aan so dhawen ka hello wadna mahadsandihin inta ku midowtay macqulsama waa dhuxulow o idin leh hormar wacan laacib.net
Axmed turky
13-January-2012 at 9:40 am
Aad iyo aad baan u aqbalnay raali galintiina laacib.net waa horyaalka aduunka salaan sare shaqaalaha lacib.net viva man unied
moh'ed Arteta
13-January-2012 at 9:13 am
sxbayal ad iyo ad ay u mahadasantahin
Maxamed ibraahim cabdalle
13-January-2012 at 7:04 am
Asc bahda laacib.net sln kadib wax dhib ah malaha inta aad qadka ama hawada kamaqneydeen waxaas wax muhiim ah ma’ahan
xasan teves ama xasan baashi
13-January-2012 at 6:11 am
asc dhamaan bahda laacib.net iyo umada somaliyed mel kasto oo ay jogan sln kadib dhib meleh inta yar aad kamaqneden hawada maxa yelay aduunka waxa yala markasta way halawan aniga qasatan rali waan ahay waad ku mahadsantihin sid akhristiyasha aad u qadarisin kuul kuul kuul laacib.net by
C.xakin.gamadid
13-January-2012 at 3:37 am
Raali iyo nus ayaa nunahay salan qas ah liyonta.nasri tankale aniga waan arki karay ama waan aqrinayey wepka lkn daafaca chelsea ayaa ogu sohoreyay
C.xakin.gamadid
13-January-2012 at 3:34 am
Raali iyo nus ayaa nunahay salan qas ah liyonta.nasri
Cali cabdalla
13-January-2012 at 2:16 am
Dhamaan way mahadsan yihiin inta akhrisata laacib ana waxaan raali gelin ka bixinayaa fekradayda qaldan ee aan kusoo qoray meeshaan
zäkí lfç
13-January-2012 at 2:13 am
oh wan ka xunahay cilada idinku dhacday anagana raali wan nahay manta said ugu xisnay webka wana ku faraxsanahay in hawada ku solabadaan
Cali cabdalla
13-January-2012 at 2:10 am
Laacibka ay sheegayaan ma maradona mise waa pele ama messi miyaaa mise waa flop c.ronaldo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
xujo
13-January-2012 at 1:58 am
thanks laacib.net
Cali nuur
13-January-2012 at 1:26 am
Asc ol aqyrta and wepka iskuxirka laacib.net salan kadib ,mar hadad hawada kuso lapaten ol asxbta an kamid ahe way kamaqsuden sida sharafta leh ad ugu so gudbisen cilada jirta rali iyo nus yan wada nahe laacib.net wa wepka kaliya an kala socdo sports news ka iyo natijoyinka kulamada laciyare al horyalada viva laacib.net waliga jir
Mr C/kariin macQulsome
13-January-2012 at 1:22 am
Waa idinka qabnaa raali galintiina waana ku mahad santiihiin dadaalka aad u dadaashaan dadkiina thankz mar lawaad iyo mar sadaxaad viva dhamaan walaalaha mäcQul$omê viva laacib.net viva david luiz
cabba man united
13-January-2012 at 1:08 am
Waaw maanta waan yaabay wlhi dhib malahan wlhi xamasada laacib.net manta aad baan u tabay raali waa nahay intaa noo qabatan aa ka badan aad ayaad u mahadsantihiin dhaman walalaha laacib.net
(viva.laacib.net)
cabba man united
13-January-2012 at 1:06 am
Waaw maanta waan yaabay wlhi dhib malahan wlhi xamasada laacib.net manta aad baan u tabay raali waa nahay intaa noo qabatan aa ka badan aad ayaad u mahadsantihiin dhaman walalaha laacib.net
(viva.laacib.net)
asad
13-January-2012 at 1:04 am
aniga waxaan is wiidiiyaa waa maxay sababta ama waxa ay naga faaiidaan laacib.net oo maalinkasta qoraalo badan noo soo qoro website yada kale xayeeysiin ayay sameeyaan oo faaido ayay helaan…thnx laacib.net we wish u all de best
hala hala
13-January-2012 at 1:03 am
aad iyo aad ayaan rali uga ahay aniga ahaan dadka dhahaayo waad kuguraayeen maanta waxaan weydiinayaa qarash miyeey kubixiyaan soogelitaanka boga laacib.net?
Xidig
13-January-2012 at 12:50 am
Maxan dhahaa waxandhihilahaa waaba ladhahay
Yusuf Madrid
13-January-2012 at 12:41 am
adinka ayaa mudan ee waxan inii lehayahay ha inaga dalin anigane iniiga daalimeyneee
Mohamed ibrahim
13-January-2012 at 12:33 am
Walal yaal adinka mudan waana mahadsan tihin walal yaalahena qaliga ah
mohamud yare
13-January-2012 at 12:27 am
aad iyo aad ayaan raali uga nahay intii yarayd ee aad maqneydeen aad baan idiin tabney thanks laacib.net
husni
13-January-2012 at 12:20 am
runtiii manatay kaliya waxaan fiiriyay webka muda 5jeer kabadan waan yabay waxaan wayay wargayasiii iyo waxa manatay eey qoreen wlcme back laacin.net waleee waa leedin tabi doona maalin hadaad maqnataan siii wada shaqada guud ahaaneed tankale waxaa muhiim ah suuqa meeshi uu kal maray bisha janyo
Jubakosa man u
13-January-2012 at 12:17 am
Masha allah aad iyo aad ayan rali uga nahay wana mahada santihin sida aad marwalbo ugu shaqesan bulshada waxa ee jecel yihin idinka ayaba mudan rali galin mar walbo no tagan viva laacib.net
Abdulfetah liverpool
13-January-2012 at 12:00 am
Asc dhaman bahda laacib.net anagana wan idinka qadnay raaligalinta waa banyabnay manto dhan mesha waxa saarna terry aad ayan idin jecelnahay daqiqad daqiqad ayan idin lasocona una akhrisana maba joogi karno ee saa lasocda by
ibnugalley
12-January-2012 at 11:59 pm
laacib.net ilaahey ha’idiin xafido waxaa tihiin webka kaliya oo naga xaqabtira ciyaaraha caalamka iyo midka gudahaba raaligelintiinana waan idiinka gudoonay hadii aan nahay bahda jecel sportiga gaar ahaan bahda reer chelseafc anagana naga raali noqda qaladaadka mar mar inaga dhaca adeegiinana waad ku mahadsan tihiin i love laacib.net
abdi barca
12-January-2012 at 11:56 pm
laacib.net waxaan idinka cudsanaa in aad naga badashaan kalarka madowga ah aad dul sarteen farta madoow . waxaan idinka codsaneynaa in aad ku socelisaan sidii sii hore.waana mahadsantihin
C/raxman
12-January-2012 at 11:55 pm
Waa idinka aqbalay rali galintiina waadna mahadsantihin sida dag daga aad noogu soo gudbisan waraka ugu dambeeyo
saadaq yare
12-January-2012 at 11:54 pm
aad iyo aad ayaa u mudan tihhid bahda lacib
asad Giggs
12-January-2012 at 11:52 pm
Ok thkns shaqaalaha laacib.net waadna ku mahadsan tihiin waanba dareemay maanta oodhan j.terry ayAa saarnaa qadka Ee thkx bye
keyse
12-January-2012 at 11:52 pm
wlc back laacib.net
Capitaano Al-khaliifa MacQulsome (Xabi Alonzo)
12-January-2012 at 11:51 pm
Intaas & in Kabadan Adinka Mudan Dhamaan Bahda Laacib Oo Isku Duuban Waana Idinka Qabnaa Raali Galintiiina Hadana Waa Idinkugu Hambalyeyneynaa Dib Usoo Labashada 10x
Viva Walaalaha Macqulsome Dhamaantod
Viva Laacib.net
Yusuf
12-January-2012 at 11:48 pm
Dhib malaha hal dhib idiinku dhaco waxaa ka badan waxa aad noo qabataan waxaan idiin ka codsaneynaa inaad noo soo gelisaan video hal ciyaar oo kubda kamid ah markey dhacdo hadey idinku adag tahay waa ok waa fikradeyda sifo webka uu usii fiicnaado asc
Samir Nasri macqulsome
12-January-2012 at 11:45 pm
Raaligiina janno waana mahadsan tihiin
kalaay
12-January-2012 at 11:43 pm
kkkkkk waashaash mahadsanid
jidwaaq
12-January-2012 at 11:42 pm
lagu xanto lagu xasuusto ayaa ka horeesa ayay dhahan reer xamarka raali galinta waxa ka horesa idinoo hawada ka maqan maba arkine maxa waye rali galinta
adow
12-January-2012 at 11:38 pm
waan idinka gudoonay laacib waaban yaa banayn maanta john terr unbaa saaran shaashadee,
cadnaan
12-January-2012 at 11:37 pm
masha allah raliw ad idika nahay
macalinka
12-January-2012 at 11:36 pm
aad ayaad umahasantihiin sida hansamida leh aad inogu soo gudbisaan kubadaacagta meelwalba aykadhacdo anagan sidan ayan ugu taxanhay laacib waxana mahad leh marka hore alaaha inoo hagajiyay webkena sportiga waxana idin leyahay shaqada meesha kasiiwada hadii aad tihin bahda laacib.net hej då
Axmed
12-January-2012 at 11:36 pm
Aad iyo aad iyo ayaa umahad.sitihin wargesyada manta maxeqoren viva laacib.net
ana gar leh
12-January-2012 at 11:35 pm
masha allah laacib.net raali wan idinka nahay waxana idin rajeyneyna howl wanagsan
Liyoonta macqulsome
12-January-2012 at 11:35 pm
Idin ka ayaa mudan in markasto leydin mahad celiyo sababto ah waxaa tihiin horyaalka wepapka waajib ayee nagu tahay in aan dulqadano dadaal ayaad noheysan waadna mahadsantihiin walibo in badan viva laacib.net and macqulsome
Ade Hmcc
12-January-2012 at 11:31 pm
thxx waad mahad san tihin reer lacib.net xooga caajis an dareemay intuu ka maqnaa hawada runti always thxx
ooyaaye
12-January-2012 at 11:30 pm
waa idinka qabnaa waadna ku mahadsan tihiin sida habsamida leh ee aad noogu soo gudbisaan cayaaraha