Ciyaaraha Gobolada Maamulka Puntland Oo 20ka Bishaan La Filayo Inuu Ka Furmo Garoowe. | Laacib.net
Home » Africa » Ciyaaraha Gobolada Maamulka Puntland Oo 20ka Bishaan La Filayo Inuu Ka Furmo Garoowe.

Ciyaaraha Gobolada Maamulka Puntland Oo 20ka Bishaan La Filayo Inuu Ka Furmo Garoowe.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 8-01-12 8:52 AM

\"\"

Labaatanka bishaan ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah magaalada Garoowe uga furmo tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolada maamulka Puntland.

Ciyaarahan ayaa la filayay in la qabto dhamaadkii sannadkii hore, lakiin sababo jiro aawadeed ayaa dib loogu dhigay.

Waxaa koobkan lagu qabanayo garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ka qeyb geli doonaa Nugaal, Bari, Mudug, Sool, Sanaag, Cayn iyo Kar-Kaar.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in la soo saaro isku aadka koobka ciyaaraha gobolada maamulka Puntland, oo dhamaadka bishaan la filayo inuu ka furmo Garoowe.

Garoowe ayaa lagu xusuustaa martigelintii ciyaaraha gobolada Soomaliya, oo isna lagu qabtay sannadkii hore garoonka Mire Awaare, waxaana tartankan ciyaaraha Puntland oo la qabto sannadkiiba mar la filayaa inuu xiiso gaar ah yeelan doono.

Laacib.net ayaa ku soo gudbinaya tartamada ciyaaraha kubada cagta ee ka dhacaya Soomaliya oo dhan, fadlan fekradahiina ka reeba arimaha siyaasadeed ee dalka ka jira, hana ku koobnaadeen arimaha Isboortiga oo kaliya.

 

51 Responses to Ciyaaraha Gobolada Maamulka Puntland Oo 20ka Bishaan La Filayo Inuu Ka Furmo Garoowe.

  1. anas abdi Reply

    18-January-2012 at 9:35 pm

    sanadakan koobka waxaa qaadayaa naadi ah gobalka bari taasna waxaa aan uleyahay cayaartooyda gobalka bari oo ah cayaartoy awood uleh inay qaadaan koobka wana ciyaartoy is kubad taqaan dhawr koobna isla qaaday

  2. abdalla gurey Reply

    18-January-2012 at 9:23 pm

    karkaaaaaaaaaaaaaaar gardo town ayuu kasoo dagin inshaa allah xafladuna malinta waa beeraha kubo

  3. abdalla gurey Reply

    18-January-2012 at 9:15 pm

    asc dhaman sln kadib wxn filaya ianay qadayso kooxda gopolka karkaar maadaman ku kalsonahay players ka sxbdy ah oo ah players ka ugu cad cad gobolada puntland wxn slmn sxbky liiban koy

  4. shakiib Reply

    17-January-2012 at 1:12 pm

    asc dhamaan bahda ispoortiga waan salamayaa hadan fikairkayga ka hadlo koob kaan waxaa qadaya bari wayo gobalka bari xirfad aad udheer ayay uleeyihiin kubad cagta rer nugaal waxan usheegaya cayrta ugu horeysa waa nugaal vs bari halkaan ku tusaala qaata ceebta inaga soo raacda reer nuguul guul bari xirfad bari karti bari

  5. moha rayvan Reply

    14-January-2012 at 2:53 am

    asc salaan kadib hadaan fikrkayga qeexo waxay ila taha sandakaan koobka karkaar ayuu ka degayaa siloo aqoonsado ina hoyada kubada cagta p/land inay tahy wa mahadsantihin

  6. Quman Reply

    13-January-2012 at 8:33 pm

    asc, Nugaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal is the winer of this cup! insh allah, Viva Nugaal and all players.

  7. gatatabe Reply

    13-January-2012 at 6:13 pm

    runtii hadan lais indhatirayn koobka sool aya iska leh waayo waxay qaadeen 2009 2010na final ayey yimaden marka hadalina astanta faraski sayid cabdule xasan kaluun iyo wan wax kakaxaynmayane

  8. Omar (united) Reply

    13-January-2012 at 9:39 am

    akhyaarey wan idin salamay kuligin salan ka bacdi kobka goblada puntland waxan u saadaali nayaa goblka mudug oo lagu yaqan banoni karti leh ahna goblka ugu hor marsan sportska somlia viva mudug viva suq barwaqo and ymays

  9. Aamiin Wadani Reply

    11-January-2012 at 8:07 am

    Dhamaan Akhyaarta waan idin salaamay salaan ka dib hadii aan fikirkayga ka dhiibto koobkan waxaan u saadaalinayaa Kooxda Xooga Weyne oo meel kastgana ka dhisan koobkii somaliyana lagu qabtay wacadaro Tusay Gobolka Banaadir Kooxda aan u saadaalinayayana waa NUGAAL GUUUUUUUUUUUUUL

  10. Guursade Reply

    11-January-2012 at 7:41 am

    waxaan Filayaa koobkan waxaa qaadaysa Nugaal
    Finalkana waxaa iman doona Nugaal vs Bari

    Natiijadan waa 5-0

  11. Guursade Reply

    11-January-2012 at 7:38 am

    Koobkan waxaa kuguulaysanaya Nugaal waxayna kaqaadaysaa Gobolka Bari
    wiliba 5-0

  12. Idiris jowhar Reply

    11-January-2012 at 1:59 am

    Waxa qadaya gobalka nugal sanadkan sanadabadn wu sabaryay nugal lkn sanadkan ciyartoy bdn aya u so baxday gobalka garowe guul sxb baroon kobka i ken

  13. yasin ali seed Reply

    10-January-2012 at 5:35 pm

    waxan ogaysiinaya dhamaan taagerayasha gobolada puntland waxan wa sports saa moodeen ma aha wa cadaan iyo madow halka kaliya oo oo la socdana wa nasiib waxan dhihi karaa waxa wax lagu qiimeeya wa awooda kooxeed ama qaraneed sida ay tahy ama ay wax isku badalaan waxa dhici kara koox waayo hore lahyd awood inay sanadkaan ay ka taalo kuwa ay ka taalana ay awood aan cadi ahyn yeelato waxa tusaale kugu filan koobkii aduunka 2006 waxa final yimid france waxayna groubka ku reebtay spain koobkii labaadna waxa ka dhacay wan ogayn inay franca ay groupka ku harto spain ay qaado marka waxa qaadaya
    1:mudug
    2:nugaal
    3: bari
    4 sool way qaadi karan lkn waxa meeshan jirta waxan wax ka wayn waxa jira dad banoniga ayaga ay sameeyan baa jooga oo sanad walaba waxa soo kaca dhali yaro laga yaabay waxay dadka sportiga yaqaana ay ku tilmaaman wa sida brazil oo kale wana gobolka mudug waxan filya in sanadkan ay qaadi doonto ? hadii alla idmo hadan wax qalada jiran wan idinka raali galinaya

  14. Gani Reply

    10-January-2012 at 1:33 pm

    Maxa ben la iskugu shegaya sanadkan wax mudug celinkara ma jiran .away axmaday cise dhere aburas iyo kabtan adan daymare ragasa qadaya kobka insha allah

  15. cabdimahad ahmed Reply

    10-January-2012 at 12:39 pm

    marka hore waxan salamaya dhaman dadweynaha somaliyed iyo bahda laaacib.net hadan fikirkayga kadhiibto koobka waxa hadan doonta gobolaka sool wayo waxay qadeen 2009 2010na final ayeyb yimaden waxayna garoonka kabexeen iyada oo ayciyarta kaharsantahay 40 daqiiqo albitaraha ooka eexday darteed bal bari lagaraye waxay qaday 2010 waxyna final tagtay kobki somalia garowe xagay jogta

  16. Dubai Reply

    10-January-2012 at 11:40 am

    Fikir kaygu waxa weye waxa qadaya insha alah labada koxood e kala ah sool ama cayn.

  17. Bashir-yassin talaxtage Reply

    10-January-2012 at 11:05 am

    Dhaman akhyarta wad salamantihin waxa kobkan qadi dona koxda weyn ee bari

  18. yacoub_16 Reply

    10-January-2012 at 10:57 am

    waxaan halkaan kasalamaya dhalinta xiisaysa kubada cagta hadaan fikirkayga halkaan kasheego koobkan waxaa uu kadagaya casimada insha allah
    {{nugal gaabin mayso gadaal ulaaban mayso waxay goobaysaa waa guuuuuuuuuu}} nugaal win

  19. moha jmac jofane Reply

    09-January-2012 at 10:58 am

    runti halkan waxan ka salamaya dhaman bahda sportska gobalka karkaar then runti waxan rajaynaya in u ku gulesto gobalka kar kaar insha alah

  20. Wiiil bari kaleexo Reply

    09-January-2012 at 10:43 am

    Koonkan waxaaa qaday gobolka bari tasi mahan wax lagu murmo sadar muuda su.aal kadhan bahasha ninkii ciyaari yaqaan ayaa qadi yaqaan hhhhhhhhhhhhhh waan lesu joog barin waa joogan koobkan anga ayaa dufacaneen hadan qadeen hhhh

  21. aadan sool Reply

    09-January-2012 at 10:29 am

    sxbayaal waan idin salaamay marka hore marka xiga dhamaantiin iyo bahda laacib.net iyana waan salaamayaa markaan eego tayada awooda xirfada waayo aragnimada iyo guulaha ay soo hooyeen kooxaha ka qaybgelaya koobkan puntland waxay ila tahay waxa qaadaya G.Sool waayo waxa ay leeyihiin khibrad ay ku qaadaan koobkii hore waa loo jeeday iyagoon laga badin ayey final-ka yimaadeen dabadeedna garsoorku ku seexday oo ka eexday kii ka horeeyay waa ay qaadeen kana muran malaha in ay qaadi karaan takale waxay ay leeyihiin khibrad dheeraada sida waxa ay lasoo ciyaareen banaadir mudug barri nugaal highland gedo waqooyi galbeed togdheer awdal saaxil gabiley marka waa khibrad dheeraad ah taasina viva waa iyana sanadka aan final u rajaynayaa gobolka cayn

  22. Mudug boy Reply

    09-January-2012 at 9:51 am

    Asc all marka xiga,cupkan wxa qadaya mudug wxa laga dajinayaa Awaale stadium……………viiiiiva mudug ,…. Viiva Awaale stadium ……. Viiva xfda garsoor …….. Viiiva cadaley

  23. axmed zaki Reply

    08-January-2012 at 9:17 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caynaa

  24. Mudugian Reply

    08-January-2012 at 3:05 pm

    Mudugians will be the winners

    • Glkaio Reply

      08-January-2012 at 3:08 pm

      K k mudug xage lagamaraya saw nimanki dherarka & xoga laha majogan viva to mudug and their quality

  25. Cleverley Reply

    08-January-2012 at 2:56 pm

    Asc Marka hore dhamantiin wad ku mahadsan tihin laacib net sidad nooku so kudbinesan ciyaraha ka socda dhamaan gobalado dhan waxanu aragnay oo dhawan dhamadey gobalada waqoyi iyo dagmoyinka casimada hada neh waxa so socda gobalada waqoyi bari ee somalia waxaan is leyahay aniga gobalada tartamaya oo dhan gobal ka badin kara ma leh gobalka bari weyna wada ogyihin viva bosaso viva baargaal

  26. Bashiir United Reply

    08-January-2012 at 2:07 pm

    Dhaman waxan halkan kasalamayaa bahweynta sport oo dhan gaar ahan bahda laacib.net wan umahad celinayaa hadi an kahadlo fikeredayda waxan rajaynayaa inay kugulaysan donto gobolka Bari waayo laacibinta u ciyaarta way katayo wanaag san yihin gobolada kale ciyartoydoda inkastoo ciyartoyda gobolada oo dhan ay wanag san yihin vivi Bari

  27. seid cabdulaah Reply

    08-January-2012 at 1:53 pm

    nugal is the winner of the puntlad cup league

  28. seid cabdulaah Reply

    08-January-2012 at 1:46 pm

    aad baad u mahadsanthn sida fcn aad ugu heelen thn hormarinta wadankiyo sportiga somaliya garowe waxay noqotay taariikh mid kuleh sportiga somaliya viva garowe

  29. diyeeshe Reply

    08-January-2012 at 1:39 pm

    wins in this cup insha allah is bari viva bari this cup guys

  30. Garwe ajax village Reply

    08-January-2012 at 1:21 pm

    Sxb cupkan waxay ilatahay waxa qadaysa gobalka bari ama sool wayo waa 2ad ugu cadad gorwe iyadu waxa garan mayso wayo waxa udhelay players age ah sida captan dhalo iyo axmed c/gani kkkk xage bari ay uga dhelayn rag dhalin yaro sida zaki iyo abadir

  31. nugaal gaaban Reply

    08-January-2012 at 1:03 pm

    horta marka hore ilaahy baa mahad iska leh ilaahay kabacdii waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaaa bahda laacib.net iyaguna way mahadsanyihiin, hadaan fikradayda ka dhiibto ilaahy idinkiis koobka soo socda oo 8 geesoodka ah waxaaan rajaynayaaa in ay final isku imaan doonaana labada kooxood oo ugu awooda sareeya gobalada pland oo kala ah BARI VS NUGAAAL” INTAA KABACDIINA HADAAN SII GUUDA GALO TEAMKA KU GUULAYSAN DOONA sanadkaaan waaaa <<>>>/ INSHA ALLAH GUUL DHALINYARO BAAN INII RAJAYNAYAAAAAA …………………….. ADINKUNA WAAD MAHADASANTIHIIIN walayal

  32. yussuf ahmed Reply

    08-January-2012 at 12:45 pm

    Wanisalamay aqyaarta bahda isbortiga salan kadib.runahanti waxaa add iyo add ugu faraxsanahay umadda somaliyeed iney is wecgiliyeen. Iyo fikraad xumidi horaan u qabeen ey kasi bexeso.gobolada ciyaaraha lo qabanayo bulshada ayey muhim u tahay maxaa yelay dadka wey is dhaxgelayaan walahi add baan ugu faraxsanahay umada somaliyeed o nabad uso iifeesoo.I want 2 see ma country to be one nation one people one liberty.I was borned in kenya especially a town called Garissa but I’m proud to see ma motherland country has got their own refurrendum one.somaliyeey toosoo

  33. Akram _rds succcccccer player* Reply

    08-January-2012 at 12:26 pm

    Asc asxpta nd pahda laacib.net hadan fikirkeyga ka dhiibto kala ma aqaan gobaladan wayo rer banaadir aan ahay balse waxaan tagersanahay gobalkii qada waxana loo balaminayaa banaadir si ey u dhacdo cayaar is dhax gal ah gobal vs caasimad waa intaas fikirkeyga

  34. Alan osmankovic Reply

    08-January-2012 at 11:37 am

    Wan idin salamaya dhaman dhalinta ka qayb qada naysa iyo laacib.net hadan ka hadlo fekerkeyga kobkan waa iska leha laba gobol midkod bari ama kar kaar mahadsanidin

  35. cabdale zola (chelsea fan) Reply

    08-January-2012 at 11:02 am

    viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva karkar viiiiiiiiiiiiiiiva qardho twon

  36. Gaas las anod boy Reply

    08-January-2012 at 10:58 am

    Asc dhamaan akhyarta wan idin salamaya specialy bahweynta laacib.net hadan ka hadlo fikradayda cupka cupka sanadka wuxu kadagaya meshu sanadi 2008 maray g.sool aya sanadka iska leh mudug nugal mesha waxba kuma hayan 4ta ayay iskaga hadhayan ninki xususta ama kasociyaray kobkan wu garanaya sawirka hada websiteku soqatay malinti u aha wa g.sool vs g.mudug sool ayana ciyarta badisay wana ciyarayey marka viva sool guul

  37. City Grwe puntlander Reply

    08-January-2012 at 10:56 am

    Marka hore waa idin wada salaamay dhamaan dhalin yarada oo dhan tan xigta hadaa ka hadlo fik radayda caasimada grwe ayaa qaadaysa taasna shaki kuma jiro dhahar wali lama aqoon sana ee haka raali noqodo inta la aqoon sanayo ay ka soo jee sanayaan dhuxusha ?

  38. Fc Barcelona Reply

    08-January-2012 at 10:47 am

    marka hore waad salaaman tihiin dhamaan aqristayaasha bahda laacib waana website xaqiiqdii ka hadla waan ku faraxsanahay wabsite soomaali ah oo aan dhinacna raacsaneyn oo runta ka hadlo in la helo marka labaad walaal aan idiin saxee 7 gobol ma ahan koobka waa sideed gobol waan Nugaal Mudug Bari Sool Sanaag Cayn Karkaar & Highland viva Nugaal nugaal ayaa qaadi doonto maxaa yeelay hada iyadaa ugu cad cad gobalad Puntland koobkii gobalada soomaaliya waad ogeydeen rigoore ayaa lagu reebay Banaadir cirka iyo dhulka ayaa laga weeraray lkn nasiibka ayaa ka hiiliyey nugaal

  39. khadiir cali kaahin Reply

    08-January-2012 at 10:31 am

    marka hore waxan salmaya dhamaan shaqaalaha laacib.net marka xiga runtii aad ayaan u akharistaa webset kan waxan wax idin ka faahfaahinayaa cup ka 20 ka bishan ka furmaya buntland gaar ahaan caasimada garawe horta marka hore cup ku waa sideed gobol waxana soo qorteen 7 gobol marka waxan idin lenahay warar sugan so qora gobolka ad ka tagtena wa gobol ka haylan oo ay magalada madaxada u tahay dhahar

  40. Shahru Reply

    08-January-2012 at 10:29 am

    Asc aqiyarta waxan idhin leyahay in garoonka loo tago guul iyo guuldaro marka cupkan waxa ugu cad cad bari by bari

  41. Shahru Reply

    08-January-2012 at 10:18 am

    Asc aqiyaarta waxan filayaa in cup kaan ay kuguuleysan doonto gobalka bari

  42. Abukar yare Reply

    08-January-2012 at 10:12 am

    Viva mudug viva goolhaye.com

  43. C/xakin Reply

    08-January-2012 at 10:11 am

    Bari aya qade kobkan wana la arki dona

  44. Maxamed Reply

    08-January-2012 at 10:10 am

    Asc..akhyaarta wan inasalaamay
    salan kadib waxan umalayn in ay qaadi doonto mudug

  45. abshirka Reply

    08-January-2012 at 10:08 am

    asc. dhaman waxaa halkaan ka salamayaa somaliwayn meel kasta ay joogto, salan kale oo khaas ah waxaan u dirayaa bahda laacib.net.
    inta ka dib runtii koobkan xiisaha badan oo garowe ka furmi dona waxaan lee yahay ha ku soo dhamaado marka hore nabad iyo barwaaqo.
    runtii hadii aan fkir kayga ka dhiibto ciyaarunu waa shayga ay bulshadu isku dhex gasho waana muhiim Stadium mire aware sanadkii hore waa la ogaa sidii hab samida ahayd ee ay banaadir ugu soo qaaday koob kii hadana waxaan lee yahay nugaal ayaa si sharaf iyo cizi leh ku soo qaadi doonta maadama ay inta badan kooxaha casimadaha ka dhisan ay ka awood badan yihin kuwa gobolada kale.
    waxaan lee yaahy viva nugaal.kkkkkk.!!
    waxaan lee yahay dadka fikir kooda ka dhibanaya yaan la is aflagdayn qof walba wixii jacayl kisa ah haka hadlo yaanan qof kale oo walaalkaa ah lagu dhibin.
    wabilaahi tawfiiq

  46. turaabi Reply

    08-January-2012 at 10:05 am

    Viva Mudug aya Qaadaysa Lkn Badmaaxayaasha Bari mel ay ku jiraan layskuma halayn karo . Cawaale stadium aya laga dajinaya Koobkan

    • abshirka Reply

      08-January-2012 at 10:13 am

      reer halaga reebo meesha marka hore kuso kooba kaliya gobolka
      bari hadii ay mesha timado ayl ayaa iyana mesha joogta sidaas ula socda kama foga sanak kaan nugaaaaaaaaal.
      Nugal is chmapion of the champions viva nugal

  47. Hanad cade Reply

    08-January-2012 at 9:59 am

    Wan idin salamay bahda laacib.net hadi fikirkayga ka dhibto koobkan waxa qadaya mudug insha allah viva mudug star

  48. Bilan Reply

    08-January-2012 at 9:07 am

    waxan rajyna in ay kobkaan qaataan kar kaar

  49. Maxamed shariif aadan galley Reply

    08-January-2012 at 9:05 am

    Waan su geynaa ciyaaraha garoowe

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>