
Kabtanka kooxda Roma Francesco Totti ayaa ka hadlay sida uu u jeclaan lahaa inuu ka hoos ciyaaro tababare Jose Mourinho.
Tababarahan 48 jirka ah ayaa ku soo qaatay waqtigiisa Serie A 2008 ilaa 2010, isagoo Inter ku hogaamiyay labo horyaal iyo Champions League.
Totti ayaa sheegay inuu aad u yaqaano shaqada Mourinho, waxaana uu rumeysan yahay inuu la shaqeeyo Mourinho inay sii laheyd qibrad aad u weyn.
\”Waa jeclaan lahaa inaan isaga la shaqeeyo\” ayuu Totti u sheegay Sky Sport Italia, iyadoo wareysi dheer uu siiyay la baahin doono maalinta berri ah. \”Waxaan aqaanaa ciyaartoy isaga la soo shaqeysay waxaana ay ii sheegeen inuu yahay nin shaqadiisa ku xeeldheer\”
\”Waa tababare qof walba uu wax badan ka baran karo\” ayuu yiri Totti.
Liibaan xasan muudey
27-12-2011 at 9:26 am
Waxaan jeclaan lahaaa halay ineybadiso lvbol
montello
25-12-2011 at 6:06 pm
waa layaab totti iyo morinho wqaxaan hor baranay totti marka ma aqbaleeno waxaas oo kale
Dolfo
25-12-2011 at 10:59 am
Kkk calool xumo hadaad rabtid imaaw madrid hana ilaawin ina barcelona lakul mesid shantaada farood aya ku xisaabsanee golasha laga dhalinaayo madrid waliba adigo kursiga keedka u fadhiyo
maweel roma
25-12-2011 at 1:57 am
totti kubada cagta ha noga tagin sharaf xumo ileyn hada wxd tahay hogamiyaha aan xushada an u heyno mourinho wa coach aan xushmd laheyn wa aboorka cunayo real madrid
Nadar utd and madrid
24-12-2011 at 10:23 pm
Wow caaqil waxaa tahay abid qofki igu horeeyay barceka tageero oo si aqlii ku dheehan yahay u hadala hadana ani dhib ha i arkin barca wa koox weyn alle ayaa wayne hadana lama xaqiri karo lkn dadka taageerada u ah waxaay u dhaqman kale runti viva madrid and utd and tageerayaasha inta fikirka wanagsan viva somalia oo nabadeedi dib u heesha insha allah
Gacmadheere
24-12-2011 at 8:20 pm
Totti sxb hadii ad sharaf rabto ama qiima qaali ah sxb aad barcelona waxaad noqonee heerka messi ama xavi ama aad oo udhaqaaq xaga chelsea sxb viva drogba viva messi barcelona ayaa kuleh kubada aduunka
You will never walk alone
24-12-2011 at 7:35 pm
Waa run totti warkisa murinho qof walbo wuxuu jecel yahay in uu ka ag ciyaaro
Caaqil114
24-12-2011 at 7:02 pm
asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale.. macalin toti waa nin qabiir ah oo kooxweeyn hogaamiya u ah ee Asroma.. weey fiican tahay haduu real lashaqeeynaayo laakiin boos kama helaayo halkiisa ayaa u fiican.. tan kale morinho runtii hadii aan laxaqirin waa macilin weeyn oo qibrad leh, realmadrid sanadkaan waa sanadkii ay ugu xooganeed, marka waxaa laga yaabaa in labadaas oo i biirsada waa awoodda soo korortay ee real iyo tan macilinka qibradiisee ineey barcelona ku heer noqdaan… viva barcelona iyo dhamaan salaan sare inta ka runsheegtay sportiga…
mohamed xuseen
24-12-2011 at 6:38 pm
Kkk golden boy of italia hanaga tagin please still we like u. Ma waxaad katageysaaa malaayinta taageerta asroma ee ku nool roma maya fadaln haka tagin waa ogahay waxa kaa xanaajiyay waaa rigooradii juva aad qasaarisay ee lagugu aflagaa deeyay sorry boss totti and sorry waxa ay aheyd canaan kaliya
Quman
24-12-2011 at 6:36 pm
asc, horta hadalka francesco Totti ma xuma macalin mourinhona waa macalin lagu faano oo qibrad iyo waaya aragnimoba leh, lkn xiligan la joogo sax uma arko in totti uu bernabue yimaado maxaayeelay real awalba ciyaartoydoodi horaa ka badatay iyagaa boos kala waysan markaa ilama ahan inuu boos ka helaayo,marka totti waa hogaamiye naadi dhan inuu meeeshiisa joogo ayaa roon fadlan waa fikirkayga,, Hala Madriiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid! viva Ozil.
Rageysane
24-12-2011 at 6:09 pm
Macalimo toti
wa sax
mclinka
macalimintoda
murinho
iska dheh
ciyar yahan
walbo
aya jecel
inu ka hos
ciyaaro macalin
murinho viva
real
siciid yare
24-12-2011 at 5:44 pm
waa hadal sax toti waxa uu kahadlay xaqiiqada maxaayeelay morinho waa tababaraha ugu qibradabadan in the world realmad and chelsea guul
baaxuur
24-12-2011 at 5:42 pm
Viva toti and murinho
jaangow
24-12-2011 at 5:41 pm
toti mamudna xita inlagusheego laacib maxayelay laacib kooxdiisa ayuu melwanagsan geeya midakale wanin aqlaq xun marka manta isagoo duqoobay siduu macalinka aduunka ulashaqeenkara haceebeyn macalinka aduunka viva mourinho
Kkkkk Cali Bile
24-12-2011 at 5:36 pm
Asc All Muslims Salaan Qaali Ah Bahda Laacib & Walaalaha Sharafta Leh Ee Ku Xiran Webka Sln Kadib
Macalinka Dhamaystiran Misana Khibrada U Saaxibka Ah Ee Jose Mourinho Macalin Iga Dheh Ciyaartoyda Caalamka Intooda Badan Ayaaba Iska Jecel Yihiin In Ay Isaga Ka Hoos Ciyaaraan
Macalimuu Francesco Totti Oo Lagu Naaneeso (Il Capitano Bibmo De Oro) Ama (Er Pupone) Marba Hadii Uu Doonayo In Uu Ka Hoos Ciyaaro Macalin Mou Taas Waxay Daliil U Tahay In Jose Yahay Macalin Laga Daba Dhacay
Viva Speical One
Viva Inta Fikirka Fiican
Wiil waal wadani
24-12-2011 at 5:29 pm
viv mourinho
f.totti
24-12-2011 at 5:18 pm
sax ciyaryahan iga dheh totti waa ciyaryahan wanagsan oo xaga kontorolka aad ugu fcn hadii uu totti jogilahaa koox waa weyn waxa uu noqonlahaa the best of the world
Shiish
24-12-2011 at 5:11 pm
Balaayo ka hos ciyaar waa inkas murinho ka hos ciyar sababto ah waxa u bara qaska iyo rabshada ciyartoyda iyo sida difac iyo dagal lo sameyo tana ciyar ma ahan wa macalin fawdiista totina wa saqajan ka italy mu yiraahdo gardiola asa ka fican kana edab badan kana qibrad kobab iyo karti badan ralina ha la iga ahado hadan taraa raxay
Qaasim Totti and Jose Enrique 3 Caalamka
24-12-2011 at 5:11 pm
Viva Totti Laacibka Laacibyadoooda Hhhhhh Boqorka KoontaroooLka waLee Inuu Yahay MacaLimuu Totti kkkkkk
Yask haji macqulsome
24-12-2011 at 5:07 pm
Nin dhafray warkis wa ledahay captan totti e sexo
British
24-12-2011 at 4:58 pm
waa sax waxaa uu Italy ka sameeyey ayaa tusaale ugu filan qofv walba ayaa jecel in uu ka hoos ciyaaro Mou Xitta laacibka Adduunka Lional Messi
Nuune_yare
24-12-2011 at 4:53 pm
Totti iyo jose mourinho wey is fahmayan hadii ey is ak imadan viva v.persie
Gaas gerrard.
24-12-2011 at 4:36 pm
Ani ahan waxan jeclanlahay marino iyo totti iney mar wada kulman.
San u ogada ninki kibirkisa lawiqo cml.
Abdalla Totti
24-12-2011 at 4:33 pm
Totti man of the Sarie A.
Cabdla
24-12-2011 at 4:31 pm
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k toti waa ciyaari yahan weyn oo haa tan sumcad leh waxaan dhihi lahaa sumcada ha iskaga ciyaarin waa yoo murinho isaga ayaa yaaban waxa uuna layahay meel ow ku dhuunto
xasan van persie
24-12-2011 at 4:30 pm
wow macalimow waaimaakartaa barnabaa waanakutaagereynaa v v v \pensema
frank
24-12-2011 at 4:18 pm
tooti wa nin kibir badan mourinho waa ka daranyahay maxaa talo ah hadii ay isla midooban waa dhib soo totti waqti kuma harin
Mardaadi
24-12-2011 at 4:12 pm
Asc toti wanku racsanahay ku bir madrid mgc hore wu solabandona by
ismacil
24-12-2011 at 4:11 pm
morinho kuma rabyo calacalka iska daay toti