Kooxda heysata koobka boqorka ee Real Madrid iyo kooxdii finalka ka gaartay ee Barcelona ayaa laga yaabaa inay bisha danbe ku kulmaan wareega 8da ee Copa del rey ka dib markii maanta oo jimce ah la soo saaray isku aadka wareega 16ka.
Hadii Real Madrid ay soo dhaafto Malaga labada lug ee wareega 16ka ee ay ciyaarayaan 4ta Janaayo iyo 11ka Janaayo, sidaasi oo kalena ay Barcelona soo dhaafto Osasuna, markaas waxaa wareega 8da isku haleeli doona kooxaha xafiiltanka ba\’an uu ka dhaxeeyo oo labo lug wada ciyaari doonta 18ka Janaayo iyo 25 Janaayo.
\”Inaad noqotid horyaal waa inaad garaacdaa dhamaan kooxaha oo dhan, hadii ay yihiin kuwa hoose ama kuwa ugu fiican\” ayuu agaasimaha kubada cagta Real Madrid Miguel Pardeza u sheegay websiteka kooxdiisa.
\”Kama fekereyno haatan kulanka macquulka ah ee Barca, waxaan diirada saareynaa kulanka aan la ciyaareyno Malaga\” ayuu yiri.
Isku aadkii la qabtay ee wareega 16ka Copa del Rey sidoo kale waxaa isku soo aaday Valencia iyo Seviila, halka Real Sociedad ay ku dhaceyso kooxda Real Mallorca.
Kooxda heerka seddexaad ee Albacete oo soo garaacday Atletico Madrid arbacadii ay ku dhici doonto Athletic Bilabo, Mirandes oo iyadana heerka seddexaad ah ayaa waxa ay qaabili doontaa Racing Santander, Alcoron iyo Cordoba oo heerka labaad ah waxa ay ku kala dhici doonaan Levante iyo Espanyol.
Real Madrid ayaa koobkan xilli ciyaareedkii hore 1-0 kaga qaaday Barcelona, gool uu madax ugu dhaliyay xiddigooda Cristiano Ronaldo.
Waxa uu ahaa koobka kaliya ee uu Jose Mourinho u qaaday Real xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay, iyadoo Barcelona ay ku guuleysatay markii seddexaad oo isku xigta La Liga, halka ay markii labaad muddo seddex sanno ah ku guuleysatay Champions League.
Isku aadka wareega 16ka:
Real Madrid vs Malaga
Barcelona vs Osasuna
Valencia vs Sevilla
Alcoron vs Levante
Cordoba vs Espanyol
Mirandes vs Racing
Albacete vs Athletic
R. Sociedad vs Mallorca
elyas
02-January-2012 at 7:58 pm
markahore waan idinsalaamay akhyaarta. hadaan helnay xaskeeni real?
Wadani
02-January-2012 at 3:16 pm
Barcelona wa korx jirto mana laga yabo iney ka guleystao real wayo real we gawoowday caryahano ma haysto
aadan
27-December-2011 at 11:18 am
waxaan leeyahay taageeryaasha real madrid in aan u ogolaado sanad kasta koobkaan sidii sanadkii hore camal eesan kudarsan koobkale maxa yeelay waa kooxweyn marka in ee sanadkasta iska baxdo koob la’aan waa ceeb iskaqaado realeey koobkaan maadaama aan ani tartan weyn ugu jiro koobka horyaalka iyo koobka champions
M.ilyas
26-December-2011 at 11:12 pm
Waxan oran laha wey muqta cida laqaraci dono kobkan waxa leh nadiga adunka wana real madrid c.ronaldo lacibka dunida aya jogo hayey kaka haigun benzama iska jira ragan wa halise real for ever
Xasan laki
26-December-2011 at 7:15 am
.Asc sln kadib waxan rajaymaya in ay badiso koxda real barca in sha alah waa laka baden duna kobka waa real madr..,…….
hassan
24-December-2011 at 10:58 pm
insha alah. Fc barcelona inay badiso isku adka 8ad fc barca ee wad keda ma la badiyo
Tawakal
24-December-2011 at 6:15 pm
ala maxaa sanadkana qabsan doona real madama hadii ay 16ka ka soo gudban iyaga iyo barca ay isku dhici doonaan wareega 8da ala sawka jabku kusii siyaadaya wakhti elclasico la cunay oy camp nouna udanbeeyo kkkkkkkkkkkk
Barcelona warka
24-December-2011 at 5:52 pm
Haraaan u garaaacay hadana waan garaacaa war ka is ma dul saar na barcelana hada nagama awood badna iyo awal ba
ibrahim afellay..........barcelona
24-December-2011 at 5:37 pm
asc waan idiin salamay bahda sportiga jecel hada fakerkeega diibto waxee ila tahay barcelona wee soo baxeee cup kane wee qaadeeee ee real madrid yeena is daalin ayaaa lee yahay visca barcelona w’ll winn
cabba man united
24-December-2011 at 3:18 pm
Viva.real madrid Guul insha allah
Max'med sh.cali{max'medkaraani}
24-December-2011 at 2:28 pm
Asc aqyarta kuxiran wabsaydka lacib.ned waxan mas2ad umahad celinaya dadihiyasha barnamijka wa taageraha wayn ee nadiga barcena waxan qaba ina aytahay inlayiri halagadhigo real madrid kobabki ay horay uqaday barcana wa waqtigedi lamana hor istagikaro
Mr aga!
24-December-2011 at 1:58 pm
Real aa ba’day kkkkkkkkkkkkkkkk
kaarshe yusuf said
24-December-2011 at 1:21 pm
marka horre dhamaan waan salaamayaa dadwaynaha sida tooska ah ugu xiran websiteka laacib.com salaan kadib, anigu waxaan qabaa in cayaartaa lafilayo in realmadrid iyo barca ay isku dhacayaan in ay natiijada kasoo baxaysa ay iska cadahay sida nuurkiiyoo kale isla markaasna barcelona ay kudurdurin doonto real iyo khawaadkeedaba real waxay noqotay sidii ciyaalkiiyoo kale maquusato markasta way iska soo socotaa hadana waxaa loo geleyaa sidii caadada ahayd si karan reer real waxaan kula talinayaa in ay boorsadooda kaqaataan oo naadiyadaa iskaga biiraan kaliya barcelona kaweecdaan waayo taagerayaasha realmadrid waa dabuuriin meeshey fuulaana way ladegaan real magacay horay usoo shaqaysatay haku naalooto balse wax danbe uma dhimna wixii hada kadanbeysa waxa caalamka leh barcelona or fc catalunya waxana sharaf noo ah inaan xiligii horena aan sifiican wax cuni jirnay. byeeeeeeeeee real madrid waxaan hada si cad udhihi karaa real m]way dhimatay ee mid hor leh hala aasaaso, tagtay tiigsimaad maleh tani way quustay. boqorada barca kor real hoos
Muxudiin pouyl
24-December-2011 at 1:04 pm
Asc dhamaan bahda isboortiska jecel iyo laacib net waxaan leeyahay reyal haloo doceeyo libaax markoo hadlayo bisat kama hadli karto barcelon waa naadi weeyn ronaldo messi toog fc barcelon 4 real madrid 1
Khadar daahir
24-December-2011 at 12:15 pm
Barcelona waa naadiga aduunka ugu fiican wakhtigana naadi lamida aduunkan lagama soo helayo aniguna waa kooxda kaliya ee aan aduunkan ka taageero aad iyo aad ayaan ugu kalsoonahay inay guulo faraban keenidoonan sobabtoo ah waxay haystan xiddigaha ugu fiican aduunka sida messi savi ,
Quman
24-December-2011 at 8:54 am
asc dhamaantiin aqyaareey gar ahaan inta fikirka wanagsan, salan sare dhamaan taageerayaasha sharafta leh ee realmadrid iyo laacib.net, inta anan u gudbin fikrkayga sida uu sheegay qofka Muuqdher wata run ahaantii dadku hal koox ma taageeraan miyaa? maalinba meesha kubbadu isku rogto ayay la jiraan mana ahan wax wanagsan, fikirkayga horta waxa laga doodayo ma ahan wax caawa, berri, berri dambe iyo todobadka xiga dhacaya ee waa wax la filaayo wareega 16aad ka dib, marka waxa is waydin mudan barca maka soo baxee 16ka, realmadrid masoo dhaafee malaga markaynu taas ogaano waa inaan dhahnaa real aa badinee ama barca ee aan seef la boodnimo la ordin, aniga waxaan qabaa in aan sugno natiijada iman doonta marka la gaaro in labadani isku aadaana aan wax ka dhahno, mideeda kale dadkan iskala soo ordaya real ma quusato, maya!! ma quusanayso wax walbana way u tartamaysaa, xagaad ku aragteen koox waxay u tartamaysay ka quusata ama taageere aan kooxdiisa wanageeda jecleen,, waxan idiin sheega ilaa meesha ugu dambeysa waan soconaynaa mana quusanayno idinku quusta marka hal mar ama laba mar aad draw gashaan ama loss, realmadrid guuuuuuuuuuul, Hala Madrid!! Viva Ozil and all madridista.
batistuta
24-December-2011 at 8:31 am
ciyaalkaan ma quustaan miya real hadi gurikeda loku garacoyo hadane real cid iska coli kardo ma jirte me shahoyaan mise aniga u qabo oo real aya la noqotay barcelona war kuwaan ma quustaan duqoni dibir kama daasho aa hore lo dhahay kakaka
Farhan dhagacde
24-December-2011 at 7:55 am
Kubada sidaydaba wa madow iyo cadan wadna ku qasbantahay midi ku so baxda wayo wa qadarta lkn hadan xaqiqada ka shegno labadan koxod isku dhelitiran koda wu so dhawaday hada wixi ka dambeyana Barca nasiibkeda ha fiirsato wayo ninka adunka ugu tababarida fcn e murinho wuu so dhistay kooxdi uu ka filanayey bernabue koox hor istagi kartana wayba yartahay
abwaan muutale
24-December-2011 at 7:55 am
asc, dhamaan bahda sportiga ee dhiibatay fakirkooda saliimka ah, kulanka dhaxmari doona real iyo barc kadib hadi ay ka soo gudbaan 16ka koobka boqorka maaha mid lagu qiimayn karo natiijada ka soo baxday cayaartii elcalasico ee u dambeysay, waxaa la ogsoonyahay inanu cayarta durbadiiba hogaanka qabanay hadana aanu u helnay fursade aanu ku adkeyn karno hogaanka sii haysashadiisa, wax walibana waxaa badalay nasiib. Si kastaba waxaa si sharaf ah guusha ay ku raaci doonta nadiga caalamka ee real madrid. Mahadsanidin.
Max,ed jarmaan
24-December-2011 at 7:24 am
Asc dhamaan bahda sportiga jecel waa salamantihiin sln kadib maquusato real k.k.k.k.k.barc viva messi
muuqdheer
24-December-2011 at 2:55 am
dadka webkan wax ku qora maalinba meel bay uyaacan waxaan xasuusta ciyaarti barcelona iyo real ay ka faloonayeen waxay inta badani isku raacday inay real badinayso habeenki marki maraqeeda la cabay real subaxi markaan imi waxaan arkay dadkiiyo viva barcelona leh waar mana waalan mise cadan balaga heesaya caawa waxa badan inta real taageersan wakhtigay wada ciyaraan haday barc badiso iyago viva barec keh baad arki bal dhan isugu baydha
faarah
24-December-2011 at 2:01 am
real Madrid in ay garaaceeso Barcelona labo ali maba is warsanaayaan viva real madrid
ahmed messi
23-December-2011 at 11:06 pm
real boood booday maruuun bay barcaa team ka aduuunka ku heli dee xagii loo badnaa bay mari sida caadadu ahaydba markaa ilma real soo duceeya oo iska samra intuu leo messi joogo barcaa habarteeday ka tahay inaad ka badisaan vvivaa barcaa viva messsssssi messsi killler of rlmadrid oohinta yaraysta oo isla khajila
tagere r.madrid
24-December-2011 at 3:18 pm
barca waliged kinisada haka soo fashato walee markan wala kala bixi. !hala madrid kaka ozil cassilas ramos
Yusra ahmed jamac Indho Deraley
23-December-2011 at 10:37 pm
Dhaman wax garadka iyo asxabteyda wan salamay
waxay illa Tahay copkan iney hanan donto kooxda Aduunka ee
Reer spain gar ahan R. Madrid
Muscab barca
23-December-2011 at 10:05 pm
Aqayarey maxa warerka kenaya baraca iyo rear mel ma wada mari karane viva barca 4evar
maxamed carab
23-December-2011 at 9:58 pm
asc waan ognahay real iney tahay kooxda aduunka lkn markaan ka hadalno waqtigan xaadirka ah barcelona waa kooxda aduunka marka waxaan oran lahaa ha iska samirto real
c/maalik
23-December-2011 at 9:35 pm
awalan asc wlle dhamaan dadka fikarada saliimaka ah ka dhiibtay ciyaartan xisha xanbaarsan runtii mahn in taagero oo kaliya loo hadlo rutii ani c/maalik ahaan waxan is oran karaa real ayaa ka gulaysanaysa barcalona mada kale dad waxa jira ciyaaraha hada ku soo booday wxy ku leyihiin barca iyo real barca aya badis badan mada kale ani barce naadi intaan looga badin ayaan uga badiayay dadka taariikhda haya way garanayaan waana 13-1 rutii c.ronaldo ayaa 2 ka dhalinaya 2-0 yey ku dhamaan hala haaaaala thks all by by
Nadaara colow
23-December-2011 at 3:34 pm
Asc dhamman muslimiinta haddii aan u soo gudbo fikirkayga waxaa badinayso real medrid.
lil________muhsin
23-December-2011 at 6:24 pm
koobkan waa lama taabtaan waxaana isku qadasn doonto kooxda aduunka ee real madrid la liga waa real madrid champions league waa real madrid hala hallllllllllllllllllllllllla real
Caaqil114
23-December-2011 at 5:53 pm
asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale.. kkk reer real iska quusta hee hadiiba aad soo baxdaan barcelona ayaa idiin fadhisee marwalba iyo meel walba barcelona ayaa idin hor taagan.. kkkk viva barcelona and liverpool…
suladaan
23-December-2011 at 5:53 pm
kkkkkkkkk somalida waxay ku maah maahdaa fardo laysku hayo layskuma faansho. shalay laliga waxaa lahaydeen real badinayso foolxumaana raacday hadana ma real ba badinaysaa? isla yaaba kkkkkk
yaxye
23-December-2011 at 5:44 pm
ASC wan idinsalamay kadib real aya badindonta maxayeelay malinkasta barka id u ma aha
alif wax ( realmadrid)
23-December-2011 at 5:36 pm
laba arkee meeshi hore ayeey maraysaa
Muno madridista
23-December-2011 at 5:25 pm
Real madrid aya badineyso insha allah real waliga guuuul ayan ku rajaynaya viva kaka and higuain
Mohamed
23-December-2011 at 5:10 pm
War real nasib xumaa mise barca aya codsatay k.k.k.k.k.k.k. Wale ronaldo man utd aya ku dhantay real sababto ah abaha aya joga mesha
mustafa
23-December-2011 at 5:07 pm
aniga realmadrid waan kabadis badanahay waxaan layaab sanahay dadka dhahaayo real ayaa badisbadan intaan 5-0 kabadinin kahor waxeey igabadis badneed 3 badis hadane 5 mar ayaan kabidiyey marka yaa badisbadan realmadrid iyo barcelona hadii aniga aad i aamaneeynin waxaad weeydisaan laacib.net asiga idiin sheegayo cida badisbadan real iyo barca
Yoyo
23-December-2011 at 5:00 pm
Asc yaa muslimiin waa warnaxdinleh
Muno madridista
23-December-2011 at 4:48 pm
Real ayaa badindoonta insha allah real guul waliga
wastaani
23-December-2011 at 4:16 pm
wan idin salaamay dhaan ninkii baabkiisa labixin wayo barka ayaa lagu beegaa ee riyal haquusatoo wa markuu muriinho iyo cunuga uu dabada kuwato ee runaldo ah sharaftooda lagu tumanlaahaa riyal malagiina wa barca somalida wexeydhahdaa fardo iflajoogo lees kuma fanshee fagaaraha aya leesugu kenaa
Cabdla muqtaar
23-December-2011 at 4:16 pm
Asc dhamaan bahda isbortiska jacel waxaan layaa banahay mar walba riyal waxa ow mala kameydka usoo doona naayo war raadsada meeshaa gali laheedeen
viva barca
23-December-2011 at 4:13 pm
wey iska cadahay sanadkan guusha iyo mesha uu koobka usocdo wana xafadii bacra. sanadka waxan filayaa in sexda koob meel lawada geeyo seii beri hahahahhah viva
khadar cabdi
27-December-2011 at 8:41 pm
barcelona for ever guusha barcelona ayaa iska leh viva barcelona dhuuxey raacdey iyo dhiigaba haguuleysto ishalaah
sadaam
23-December-2011 at 4:04 pm
waan idiin salamya dhamaan salaan kadib
barcelona iyo real madrid wa ay kala hareen maxxa intaas lays kugu
daba wada hadaanu nahay reer barcelona waxa noo daran real iyo valencia valencia ayaan ka baqnaa marka real waan ka adagnahay wana ka adkaan dona viva viva barcelona 4 ever
Qays
23-December-2011 at 3:49 pm
Kkkkkkk real meel kasta ay ku tashanayso maxaa qoorta loogu geliyaa barca ,real nasiibkeeda ayay qabtaa waa halki koob ay ku tashtaan waxaanba umaleenayaa ineyba waayaan kan micnaha koobkan
Mahamed
23-December-2011 at 3:47 pm
Waxaan rajeeynayaa inaan gulmi doono kooxda sedaxda sano eh e barce hadaan nahay naadiga qarniga yurub e madrid waxaana ku dhigi doona wacdaro waayo aktena waxey ka tahay waxbo anagoo garaacnay 68 jeer iyadana 63 jeer marka farqikaas ayaanoo dhaxeyo guul beginerry century nadiga qarniga gul ex. Joose mari guti and raul gonzales blanco
C.karin jodax
23-December-2011 at 3:45 pm
Asc Real ayada waxan umaleyna iney iska kala tagan maxa yelay mar walba waxey aminsanyihin in laga badinayo war niyada dhista kobkan wa kobka ad awod kuleedihine dhig is galiya barca kabadiya hadi kale mesha ka kala taga
C.karin jodax
23-December-2011 at 3:42 pm
Real ayada waxan umaleyna iney iska kala tagan maxa yelay mar walba waxey aminsanyihin in laga badinayo war niyada dhista kobkan wa kobka ad awod kuleedihine dhig is galiya barca kabadiya hadi kale mesha ka kala taga
Ciise
23-December-2011 at 3:35 pm
Akhyaarta marka hore wa idin salaamay waalagaraacaa real anta ay jogto barc
maraan
23-December-2011 at 3:33 pm
As/c dhamaan bahada isports ka waa idin salama waxey ila tahay. Ineey is soo baxaan. Sidi hore looga bartayba in garaco real. Viv barclone
xasan abshir wasac
23-December-2011 at 3:27 pm
Barca gul waliga