Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay xiiseyneyso laacibka kooxda Borussia Dortmund Mario Gotze.
19 jirkaan xulka qaranka Jarmalka ayaa ayaa la bedelay kulankii kooxdiisa ay la ciyaareysay xalay kooxda Gunners, lakiin tababaraha Faransiiska ayaa sheegay inay doonayaan inay iibsadaan.
\”Aniga ahaan, Mario Gotze waa ciyaaryahanka mustaqbalka\” ayuu Wenger u sheegay TV Jarmalka ee SAT1 TV ciyaarta ka dib.
\”Waa ciyaaryahan tayo fiican leh, la yaabna iguma ahn in kooxaha ugu waa weyn yurub oo dhan ay xiiseynayaan, inaga xitaa waanu xiiseyneynaa\”
Hadalka Wenger ayaa imaanaya ka dib markii tababaraha Dortmund Jurgen Klopp uu sheegay in ciyaaryahankiisa da\’da yar uusan iib aheyn bisha Janaayo marka uu suuqa kala iibsiga furmayo.
Warar soo baxayay todobaadkan ayaa sheegaya in Arsenal ay isku diyaarineyso inay dagaal adag u gasho inay hesho kubadsameeyahaas da\’da yar Mario Gotze.
Lacagta ay Arsenal ku dooneyso ayaa lagu sheegay inay u noqon doonto lacag rikoor ah, iyadoo Arsenal ay heystao 50 milyan ginni oo ay ku qarashgareeyaan suuqa kala iibsiga bisha Janaayo.
Duqoow
03-December-2011 at 11:47 pm
Asc.All aqiyaarta taageerta arsenal waxaan u sheygaayaa iney sabraan arsenal waxaa.Wayay wakoox shidan taageero arsenal iyo bahda laaciib.Net ilove you
axmed yasin
26-November-2011 at 2:54 pm
waa war sax ah waanu na soo gadan doonaa
cabdiwasa (ozil)
26-November-2011 at 7:57 am
hadii uu rabo inuu mustaqbal yeesho yuuna tagin arsenal but welcome to my secnd team man utd number 7 viva germany viva madrid
Cigaal cadaado
26-November-2011 at 7:11 am
Maria gotz welcome arsenal waxan ka dhigayna sida fabregas imaw emarates stadium by
ismail salat nasri yare
24-November-2011 at 10:22 pm
gotze kuso dhawoow arsenal byeeeeee
ismail salat nasri yare
24-November-2011 at 10:16 pm
waan so dhaweynaa gotze waxaan lee yahay ku soo dhawoow Arsenal
cartan
24-November-2011 at 8:13 pm
welcome gotza waa ciyaariyahan fiican hadii uu ku soo biiro arsenal waxa uu magac wayn ka yeelan doona engelend viva we captian r v p
Dalnuurshe
24-November-2011 at 5:39 pm
Wan rajeyneyna inuu mariyo gotze noqdo xidg ku so bira the Gunres Arsenal Viva GaPITANO robin Van Persie
Ali saney
24-November-2011 at 3:44 pm
Waan rabnaa Gotes waa iyaar yahan taya leh hala keena ayaan dhixi la haaa
Naim0 ViVa ArSeNaL
24-November-2011 at 3:26 pm
Wakaqaday Salantada Sharafta Padan Tageere Sare Liyoonta Macqulsome Ana Tas O Kale Hawada Ku So Marinayaa. Wa Sidaad U Wada Shegtene Mario Wa Laacib Mustaqbalkisu Yaal Emirates.Wuxuna Mudanyahay In U Ka Garap Ciyaaro Qabiirka Weyn E Ku Taqaqusay Midfildka Wa J.Wil. Koxdena Waxay U Paahantahay Attacking Midfilder,Mario Ayan Ku Hapoon Shaqadas. Wan Kufaraxsanahay Gusha An Xalay Gaarnay.Viva VaN GoL&Verminator.Brav0 Ol GooNerz
qani
24-November-2011 at 1:57 pm
dhaman wan idin salamay inta fakarka wanagsan marki an ka hadla fakarkeyga wingar waa maciln qibrad leh wana macalin kala yaqan ciyari yahanki anfaca iyo kan anfacen marka dhaman waxan u shega inta tagerta arsenal in ey aflagaden markey ka jifata e marwalba lo firiyo gulaha ow arsenal garsiyay arsenal horiyalka si xun ayey ku bilabatay manta wad aragtan wa nadiga kaliya e eglan ahe xaqiq satay boskeda 16 viva wengar and r.v.p
Liyoonta macqulsome
24-November-2011 at 1:37 pm
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN INTA KA RUN SHEEGTO ISPORTIGA IYO TAAGEERAYASHA SHARAFTA BADAN EE ARSENAL SLN QAAS AH SAMIR NASRI CESCFLY JAKRA NAIMO VIVA ARSENAL SLN KADIB MARIO GOTZE WAA LAACIB AAN CAADI EHEN MUSTAQBAL FIICANA KU LEH KUBADA CAGTA HADANA BOOSAS BADAN KA CIYAARI YAQANO CIYAARTI XALAY ARSENAL VS DORTMUND WUXUU AHAY CIYAAR YANKII AAN ISKA QABAN WEYNAY MARKO DHAAWACMAY AYAAN NEEFSANAY MARKA MARIO SAA ID AYAAN UGU BAHA NAHAY WUXUUNA NAGA CAAWIN KARA BOOSAS BADAN GOTZE WELCOME TO GUNNERS VIVA ARSENAL AND LAACIB.NET AND MACQULSOME
Naim0 ViVa ArSeNaL
24-November-2011 at 1:35 pm
Proffessor AW Warka Padan Naga Daa’ye Wilka Noo So Xero Gali.Wa In An Aragnaa Asago Emirates Ka Dhelaya January.Brav0 Ol GooNerz
fatxi-Godey
24-November-2011 at 1:20 pm
asc mario gotze wa ciyarhan fican hadu arsenal imadana wuxu noqonaya sida fabregas o kale m.gotze hadu ka faidaysto doonista arsenal wuxu noqondona laacibka adunka ugufican viva.tagerayashena qaliga ah viva rvp.arteta.gervinho.walcott.vermaele wilshere.ramsey.szczeny.song.santos
Samatar
24-November-2011 at 1:18 pm
V p waa laacibka ugu fiican premiershipka
Robin van persie
24-November-2011 at 12:29 pm
Viva arsenal
Mohamed v.persie
24-November-2011 at 12:18 pm
Wenger wa macalinka ugu dulqadka badan adunka mana umaleynayo mcln ka fcn inuu somari doono arsenal inta kadib mario gotze waa plyer da’yar waxa lataganyahay xiligii uu’uciyari lahaa kooxda gunners inta kadib wenger waxan kula talin laha 50mlion lagu dhibay habakhilin ee noken plyrs o tayo leh sida mario gotze hazard hamzik viva v.persie arteta alex song and jack wilshier
C.xakin gamadid jigjiga
24-November-2011 at 12:14 pm
Waa ciyaariyahan cajiib ah gotze kuu soo dhowow arsenal
Òzil
24-November-2011 at 11:52 am
Waxanlayahay gotiz kusodhawaw groundka da’yarta emeraties
jaamac barkhadle
24-November-2011 at 11:50 am
wenger waa macalin la ayab leh wax buu dhisaa waa ba ba’aaan ma yuuj yamaa yuujbaa insha isaga dhameystirid kumaba fakaro
Ahmed jarmal
24-November-2011 at 11:29 am
Hadi kuso biiri laha arsenal wax weyn ayu uqaban laha bedel fcn ayu unoqon laha fabregas
madey malagow
24-November-2011 at 11:21 am
mr winger kkk kuwi ad sokorisey ya ka ordayo kuwu kale inte geyney kkk mr winger adiga banoni fcn dulqad qibrad iwm wad haysata lkn balayo waxad kadhigtey dhamestir malihid alaf xume
Imaamka
24-November-2011 at 11:02 am
Mario gotze
so dhowow
ayan ku lenahay
hada timado
arsenal waxa
naqane wilshare cml
ama r.v.p. Wengar
ninku macalin u naqda wa leysku
dagalaa so kabasho
wcn wilshare viva
jack wilshare
waxan sugnabo
waa al qapir jack wilshare viva gunners
Garaadka wepka
24-November-2011 at 10:59 am
Waan rajaynayna in mario gotze uu noqdo xidaga cusub oo ku so biira arsenal viva arsen winger viva v.persie viva arteta and gervinho vive garaadka wepka iyo akhyarta sharafta leh
Mohamed Sir Qays
24-November-2011 at 10:58 am
Haku soo biiro team ay mario gotis ay doonayso waad mahadsan bahda laacib.net liverpool to juvantus is the batter team in word
Noor abdi
24-November-2011 at 10:56 am
Welcome Göteze to emerites sodawawo viv arteta viv noor