Kabtan Steven Gerrard Oo La Xaqiijiyay Inuusan Ciyaari Doonin Kulanka Axada Ee Manchester City. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Kabtan Steven Gerrard Oo La Xaqiijiyay Inuusan Ciyaari Doonin Kulanka Axada Ee Manchester City.

Kabtan Steven Gerrard Oo La Xaqiijiyay Inuusan Ciyaari Doonin Kulanka Axada Ee Manchester City.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 24-11-11 9:52 PM

\"\"

Kabtan Steven Gerrard ayaan weli ka soo kabsan dhaawacii uu qancowga ka qabay, waxaana uu seegi doonaa kulanka axada ee ay kooxda Reds la ciyaareyso Manchester City waxaa sidaasi xaqiijiyay tababare Kenny Dalglish.

Tababaraha kooxda Reds ayaa sheegay inuusan waqti rasmi ah u qaban karin xilliga uu soo laabanayo ciyaaryahanka khadka dhexe, kaasoo saftay labo kulan iyo seddex kulan uu bedel ku soo galay xilli ciyaareedkan.

Dalglish ayaa u sheegay suxufiyiinta:  “Sidaan hore u sheegnay, waan ku faraxsanahay horumarka uu sameynayo, waxaana hore u sheegnay inaanan waqti u qaban karin xilliga uu soo laabanayo, haatana waqti uma qaban doono\”

“Waxaan ku faraxsanahay horumarka uu ka sameynayo soo kabsashadiisa\” ayuu yiri Dalglish.

“Qof walba waa diyaar kulanka Manchester City, marka laga reebo Steven iyo Jack Robinson\”.

31 jirkaan ayaa waxaa dilooday dhaawacyo soo laablaabtay, kaasoo u diiday inuu si joogta ah u ciyaaro mudooyinkii u danbeysay.

Liverpool ayaa axada ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda Anfield kooxda hogaanka u heysa Premier League ee Manchester City.

40 Responses to Kabtan Steven Gerrard Oo La Xaqiijiyay Inuusan Ciyaari Doonin Kulanka Axada Ee Manchester City.

  1. Gaas gerrard. Reply

    26-November-2011 at 11:51 am

    Dhaman reer liverpool wan idin slm kadib waxan leyahay cuptan gerrard be back quickly insha Allah.
    Mancity will beat 2=1
    liverpool 2 vs1 mancity.
    Insha Allah i wish that.

  2. Ilyaas Reply

    26-November-2011 at 8:24 am

    Asc marka hore dhm umada musliminta qasatan somalida kadib hadan ka hdlo fikirka captanka waa ciyaryahan muhim ah waxan dhihi kara the back bone of club waye lkn man city 5-1 aan uga bdn dona waana nabaran dona dadka kale

  3. abdi khafar abou trika Reply

    25-November-2011 at 10:38 pm

    salaaama aleykum dhamaan sxbda ila jecel naadiga liverpooooool waxaa idiiin leeeyahay sorry 1 million inkdbn dhaaawaca halakeeyay captain ggggggggggggg waxaa leeyahay captankeynoo sida ugu dhaqsiayaha badan nooogu soo laaabo captain ggggggg la’aantiiiiiiiisa nuuuuuuuuuuuur++++++++++mcn maleh reeeeeeeeeeedska runtiiiiiiiiiiii man city ne waxey nala kulanto waa arki dooontiiiiiiin inshllllh byyyyyyyyy waa abdi qafaar abou trika

  4. Yusocdal Reply

    25-November-2011 at 9:31 pm

    Asc dhaman aqristayasha laacib.net gar ahan tagerayasha lfc gar ahan dalmar suarez iyo xanja tan ah dhawaca kabtanka nadiga e gerrard wa mid nagu heyso murugu bdn waxan u rajeyna kbtn ka koxda in u reysto una noqdo ciyariyanada ugu fcn dunida kunala guleysto nadiga kobka u dhiman o ah eplka cup wa yusocdal by by

  5. Caaqil114 Reply

    25-November-2011 at 5:24 pm

    wax ba maahan intuu maqnaaba waala buuxiyay booska geerar tan kale mancity awoodda ay is bideeyso waa inoo axadda inshaa allaah..

  6. Sir Qays Fan of Liverpool To Juvantus Reply

    25-November-2011 at 1:44 pm

    Waad salaaman tihiin bahda laacib.net runti maqnaasha kabtanka reds taageerayal badan aad ayay ugu xun yihiin dhanka kale team SKY BLUE illa hada aan laqabanin guuldarada macaantayda ayaa latusaa garoonka anfild kulankan waa sida final oo kale liverpool ayaa si qibrid leh ayay ugu badine sky blue {liverpool,juventus waa naadiyasha ugu wanaagsan dunida} waad mahadsan tihiin

  7. Suarez Reply

    25-November-2011 at 1:10 pm

    Asc tagerayasha reds waxan dhihilaha 3 dhibcod wa bananka suarez
    g.adam
    aya keenaya
    suarez
    guul weyn
    by
    by

  8. Cali axmed Reply

    25-November-2011 at 11:33 am

    Asc waxan marka hore laacib.net marka xiga tagerayasha qimaha iyo qayaha le ee liverpol intas kadib hadi an ugudbo fakarkayga ku aadan captainkena steven gerrard wan kaxumahay captain waxana rajaynaya inaw ku solabto kulanka chalsea lakin tabaraha magacisa logu yero kenny dalgish am the king of the cub hadi aw ciyaro shaxdan kulanka man city waxan aminsanahay inaw badinayo shaxduna wa tan {reina,} (difac,skartel johnson,enrique,agger,) dhaxdana sidan { adam,lucas handerson} afka horena sidan [ ballamy, kuyt, luis suarez.] markas wan garacayna man city bye tagerayasha liverpol i love you so much viva tagerayasha liverpol iyo bahda qimaha iyo qayaha leh e lacib.net

  9. {jabra lfc} Reply

    25-November-2011 at 11:31 am

    Asc dhaman inta tagerta reds si gaar ah captan abtidoon then hadi an ka hadlo maqnaashaha captan steven gerrard aad iyo ad ayan uga xunahay hadi anu nahnay tagerayasha dacada ah e reds lkn waxan rajeynaya in an ka badino oo an 3dhibcod kaga rebano gurigena thnks inta sportska ka runshegto viua reds &ocean stars by reds v sky blue3:0

  10. "m0hàa ""xÁvi macqulsome" Reply

    25-November-2011 at 11:13 am

    Asc asxbta sharafta leh waan idi slmay sln qas ah fans ka redska saln gaar ahaaneed walalaha is jecel ee macquls0me after then hadii aan ka hadlo kulanka reds vs man dollar waan garacena inkasto kaptnkena oow maqanyahay lkn kooxda wa ka maaranta oo hadaba fc chelsea waan garacnay marka waxan u rajeyna gul wacan asxbteyda ila taagerto reds waxan halka ka slama mar 3aad asxbta redska sida
    kaptan aptdon
    qaasim totti
    saki lfc
    hurwa boy
    iyo sxbkey na ah my kaptan { kaptan khaliif} viva wilasha webka viva leverpool viva qadar barca viva walalaha is jecel ee maCquls0me viva inta caqliga u sxbka ah fikirkoduna salimka yahay viva nadiga adunka el barca bye bye

  11. Ozil Reply

    25-November-2011 at 11:11 am

    Asc dhamaan asxbta dalacata webka iyo lacib.net sln kadib kulanka axada wa kulan adag waxan bidinayo liverbool (3) man city (1) viva man red viva real madrid

  12. "m0hàa ""xÁvi macqulsome" Reply

    25-November-2011 at 11:09 am

    Asc asxbta sharafta leh waan idi slmay sln qas ah fans ka redska saln gaar ahaaneed walalaha is jecel ee macquls0me after then hadii aan ka hadlo kulanka reds vs man dollar waan garacena inkasto kaptnkena oow maqanyahay lkn kooxda wa ka maaranta oo hadaba fc chelsea waan garacnay marka waxan u rajeyna gul wacan asxbteyda ila taagerto reds waxan halka ka slama mar 3aad asxbta redska sida
    kaptan aptdon
    qaasim totti
    saki lfc
    hurwa boy
    iyo sxbkey na ah my kaptan { kaptan khaliif} viva wilasha webka viva leverpool viva qadar barca viva walalaha is jecel ee maCquls0me viva inta caqliga u sxbka ah fikirkoduna salimka yahay viva nadiga adunka el barca bye

  13. king boy macqulsome Reply

    25-November-2011 at 10:52 am

    Asc
    Dhaman assxabta ku xiran
    Webka laacib.net
    Gaar ahaan macqulsome Empire
    Iyo tageerayaasha lfc reds
    Waa hurwaa boy [ king boy macqulsome ]
    Inta kadib
    Runti kabtan steven maqnashahisa mid sas u weyn mahan la’antis chelsea hadii lagaracay ilama ahan in man city loodaahayo big bro kantan qalif axada kadib ayan is wareysanayna
    Captain g waxan rajaynayna inu dhaqse kusoo labto

    Viva macqulsome Empire

  14. mo kaayeelimaa Reply

    25-November-2011 at 9:39 am

    mohamed amiin mahadsanid sxb sare kulankaas waan wada sugeenaa hadii ilaah nagaarsiiyo waan isla joognaa mar labaad mahadsanid am suporting liverpool i think you are similar

  15. Mohamed Amiin Reply

    25-November-2011 at 9:25 am

    Asc dhamaan bahweynta sportiki jecel iyo qolooyinka webka hadii aan u kudakalo kulanka Axada dhexmari doona liverpol iyo Man city waxaa badindoona liverpol waxeyna ku badindontaa 3 <1 waa Amiin oo idin leh by by

  16. mo kaayeelimaa Reply

    25-November-2011 at 9:16 am

    asc dhamaan asxaabta iyo shaqaalaha laacib.net juma karim
    marka xiga Steven Gerrard waa captain keena mar walbo ayaan jeclahay in uu cayaaro lkn maahan kooxda mid tabeesa captain ka la aantiis waan so con karnaa manchester city waa garaaceynaa waana dubaneenaa waana ku kalsoonahay marka aan ku cayaareyno garoonkeena miciyo libaax ayaan leenahay waad mahadsantihhin dhamaan taageerayaasha liverpool

  17. Abdulfetah hassen Reply

    25-November-2011 at 9:15 am

    Asc dhaman bahda laacib.net iyo sxbbayashayda tageera liverpool anigo leh ilove u so much everywhere in the world hadi an kahadlo ciyarta adag ee kadhici donta axada anfield waxa qabaa hadi an kuso galno shaxdi an kuciyarnay ciyarti chlse inan uqabaynayno hadi uu kalabadalo maxi iyo blemey oo maxi uu kuxigsado laacibka hore blemeyna balaha ubadalo wan hubaa in aan tumayno 3dhibcod o nadif ahna an qadanayo i sure that. Good win all of you

  18. Sergi Ramos Reply

    25-November-2011 at 8:35 am

    liverpool aya badineyso lvp 6 mcity 0.hatrik suarez liverpool guul waqti walbo .realmadrid ha guleysato

  19. $îR ~ ÄHMÆÐ ÇäRRîÇk Reply

    25-November-2011 at 8:32 am

    Captain Abti doon Waan ka Qaaday Bro Mid Lamid ah Iga Hano Sxp

    Mida Captain Steven Aniga Waxaan Qabaa In Uu Ka Fariist0 Cayaaraha Maadaama uu Dhawiciisa Badan Yahay

    Mida Reds Vs Man Blue Aniga Waxba Isku Key Ma dhamaan Waa 2 Cadaw Lkn Waxan Qabaa In Laga Badiyo Man Blue

    Viva Man RED

  20. Mahad Reply

    25-November-2011 at 8:24 am

    Livepool 1.4. Manchester city
    ka cabso hee

  21. New fan city Reply

    25-November-2011 at 7:59 am

    Asc dhaman walalaha is jecel hadan ugalo fikerkeyga aniga waxa qapa lfc ina wadadi man u martey an marsineyna lfc ima papac dhiki karto wa ka awod padanahey wa ino axada insha alah

  22. Nani17 Reply

    25-November-2011 at 7:34 am

    Captain gerrad o maqan in la tumo city ayan jeclanlahay in kasto ana tagerin liverpool lkn madama an rabo in an hoganka kala warego city waxan jeclanlahay in la tumo city city waxa heysta kulama adag ana kulamada fudud marki laga rebo kulanka newcastle oo kisto yar adag city halaga guleysto viva man untd and england

  23. zäkí lfç Reply

    25-November-2011 at 12:49 am

    runtii waa kulan adag mana la qiyasi karo reds na awood la hari mayso hadi nalo awood shegtana waa banoni waxan waa la.iska badin karaa lkn hadan qiyaso liverpool 2 man city 1 inkasto man city ay awod badan tahay xiligan la joogo viva lfc viva inta fikirka wanagsan

  24. Qurux Reply

    25-November-2011 at 12:32 am

    Steven G 2 aad iyo 3 aad aya joka sxb yal tas okada waxa weye handerson and spearing iyo xavi 2 aad hala okado wana charlie adam viva reads and barcelona

  25. Qaasim Totti Reply

    25-November-2011 at 12:03 am

    Kkkkkkkkk Kabtan Khaliiif Bro Maxaaa Is Baaaro dhigataaaa Anigaaaaba Laxan Saaaray Nasiib daradii Ku Heesatayee Kkkkk Waa Balan Inaaan Carling Cup-ka Kaaa Cirib tiro Waana Balan Inaan Kaa Cirib Tiro Uefa Champions Leuge Anigoo ah Los Che Kkkkkkkkkkk

  26. ''Captain Abti Doon''-'' Reds Fan'' Reply

    24-November-2011 at 11:49 pm

    Asc Dhmn Bahda Sport-Ska & Webka Laacib.Net, Sln Qaas Ah Fans-Ka Reds, Walaalaha Is Jecel Ee Macqulsome & Walaalaha Wepka, Sln Kadib:

    We Are Feeling Sorry About Our Captain Steven Gerrard, Lkn Waxaan U Rajeynayaa Inuu Si Dhaqso Ah U Soo Kabsan Doono Usbuucyada Soo Socda, Booskiisana Waa La Buuxinayaa Waxaa Jooga Charlie Adam.

    Tan Kale Kulanka Axada Aanu Ku Marti Qaadeyno Carada Anfield Kooxda Awooda Is Bideysa Ee Man City, Waxaa Hubaal Ah Inaan 3-Da Dhibcood Uga Qaadan Doono Si Raaxo Leh, Xaqiiqdii Kooxda Sky Blue Kubad Ayaan Bari Doonaa, Birahana Waan Ka Garaaceynaa Ee Kaptan Khaliifow Kulankaas Ila Daawo Taa Waa Codsi Oo Ila Arag Sida Aan Wacdaraha Ugu Dhigi Doono Naadiga Doolarka Wadata Ee Man Dollar.
    ”Believe It Or Not”-” Rumeeyso Ama Ha Rumeysan” 3-Da Dhibcood Anagaa Iska Leh Kkkkk, Waa Balan Inaan Man City Ayagoo Ilmeynaya U Soo Diro Magaalada Manchester.
    Sorry Hadaan Ku Dheeraaday Qoraalka Ciilka & Carada Aan Man City U Qabo Ayaa Iga Keenaye Kkkkk Kaptan Khaliif Waa Inoo Axada 18:00pm Waqtiga South Africa & Garoonka Anfield Stadium Ee Magaalada Liverpool Ku Yaala Waa Tahay, ”Fardo La Isu Hayo La Isuma Faaniyo” Ee Aan Ka War Dhowrno Natiijada Kulanka Thnx Kaptanka Wepka Kaptan Khaliif, Marna Sxbkey Ah Thnx Markale.

    Waxaan Si Gaar Ah Uslmayaa Dhmn.
    Taageerayaasha Reds Sida:
    Abdi Lfc.
    Qaasim Totti.
    Caaqil 114.
    & Weliba Kaptanka Wepka Kaptan Khaliif.
    Wiilka Wepka Sir Ahmed Carrick.
    Khabiirka Wepka Kkkkk Cali Bile.
    Omar(United).

    Fifa Xulka Qarankeena Ocean Stars.
    Fifa Naadiga Liverpool Football Club.

  27. radwanabasahmad Reply

    24-November-2011 at 11:29 pm

    gerrard soonoqo adamvitva

  28. faras Reply

    24-November-2011 at 11:28 pm

    wan ka badineynaa steven la aan tiisa

  29. Cali axmed Reply

    24-November-2011 at 11:26 pm

    Asc wan kaxumahay gerrard viva liver

  30. Mahad Reply

    24-November-2011 at 11:21 pm

    I am sorry capitan you are he hero wellcome back capitan

  31. macalimoow mustaf rooza Reply

    24-November-2011 at 11:12 pm

    Asc dhamaan bahda kubada cagta ka run sheegto iyo dhamaana qristayaasha webka laacib.net dhamaan taageerayasha kooxda facaween ee reds runahaantii kabtanka caalamka kabatino steven garred runtii kabtanka waan jeclaan lahaa in uu kulankaas koob joog ahaad lkn nasiib wanaag taas wee suuragali weesay lkn sky blue markasta kulankaas 3 sadexda dhibcood banaanka ayaa looga qaadanayaa waxaan dhamaan tageerayaasha reds u rajeenaa guul ween
    viva dhamaan reds fans
    Viva dhamaan narrazzuru fans

  32. captain G Reply

    24-November-2011 at 10:59 pm

    asc dhamaan bahda isboortiga xiiseyso iyo qorayaasha webkaan lacib.net salaan kidib hadaan fikirkeyga u gudo galo waxaan aad uga xumahay captain G inuu kulankaas ka maqnaado lkn waxaan rajeynaa in ay asago maqan dhulka lagu jiido man city viva liverpool

  33. Imaamka Reply

    24-November-2011 at 10:58 pm

    Kaptanka
    sorry
    lkn aday
    ku taal
    ahaaaaa
    inkasto
    cty necbahay
    liverbolna
    an isku dhibco
    nahay
    darow ayan
    idin rajeynaa
    viva kaptanka
    kacsan van.parsea
    and fns gunnerska

  34. liibaan Reply

    24-November-2011 at 10:39 pm

    iga maqnaaw dheh charlie adam ayaanba ka wal walsanaay iyo suares lkn guul ayaan urajaynaa man city kooxda ugu awooda badan epl ka

  35. ahmad suarez Reply

    24-November-2011 at 10:36 pm

    Cty maqnaw lakin chelsea solabo c gerrard wa halyeyga lfc

  36. kabtan Khaliif Macqulsome Reply

    24-November-2011 at 10:16 pm

    Asc Bahda Laacib:net & Dhamaan Dhalinta Daalacata Wepkan Sharafta Leh Then
    Kulanka Axada Waa Kulan Adag Waana Kaxumahay Inuu Maqnaado Kabtanka Reds Waayo Asxaabta Ayaa Qiil Sameysanaaaya Kkkkk Asagoo Joga Ayaa LarabAy Iney 2 Team Fooda Is Daraaan Miida Kale Sxbdey Tagera Reds-ka Qaasim Totti & Capitano Abti Doon Ogaada Isbaro Aa Itala Jidka Waana Idinku Soo Hubeene Af & Adinba Sky Blue Thnks
    Inta Wanaaga Usaxibka Ah
    ViVa Wiilasha Wepka Dhamaantod
    Viva Walaalaha Macqulsome Dhamaantod
    Viva Laacib.net & Qoraa Sare Saed Mohamed Balaleti

  37. Asad + uk Reply

    24-November-2011 at 10:05 pm

    Man city waxan filayaa in gerrad oo maqan laga raayo

  38. Deeq Reply

    24-November-2011 at 10:04 pm

    Wan ka xumahay ino maqnado kulan ka mancity lkn kabtanka dacada waxan u rajeyna ino so labto kulanka carling cupka e stamford bridge ka dhacayo

  39. abdalla liverpool fan Reply

    24-November-2011 at 10:00 pm

    asc dhaman akhyarta ku xeran wapkan mid qas ah tagerayasha reds sida ey u dhanyihin
    sorry stev waxan ku rajeyneyna in ad dhaqso ku so lawatid 11ka koowad e nadiga reds
    tankale e kulanka reds iyo city anaga waxa inoga adag totenham wan huba in an ka badinayo inkasto wuxu banoni yihin lkn line upki chelsea tumay hadi an kala hortagno mel wan saareyna city
    viva reds

  40. Gerrard Reply

    24-November-2011 at 9:58 pm

    Soo noqo ktn stvn g

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>