Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in Bacary Sagna inuu jab ka soo gaaray luta ka dib markii uu si xun u dhacay kulankii ay guuldarada 2-1 ka soo gaartay kooxda Tottenham, waxaana uu garoomada ka maqnaan doonaa muddo seddex bilood ah.
Sagna ayaa kubad ay u wada boodeen daafaca Spurs Benoit Assou-Ekotto ka hor inta uusan dhulka ugu dhicin si xun, waxaana uu islamarkiiba tilmaamayay inuu doonayo in la bedelo. Waxaa markii danbe loo qaaday cusbital.
\”Kooxda waxa ay xaqiijin kartaa in dhaawac uu ka soo gaaray Sagna lugta midig kulankii Tottenham\” ayaa lagu yiri warbixin ay soo saareen.
\”Waxaa la filayaa in Bacary uu maqnaan doono qiyaas ahaantii seddex bilood, in qaliin lagu sameynayana meesha lagama saari karo xaaladan lagu jiro\”
HENRY
04-October-2011 at 8:36 pm
ASXAABTA WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN INTA ARSENAL AH OK DHIB MALAHAN DHAAWACAAN BADAN INA HEESTA 2BIL KADIB SUUQA KALA IIBSIGA AYUU QABANAYAA WANGAR DIFAACYADA ASHARAXAN WAXAA UGU HOREEYA ARIG ABIDAL IYO MEXSES IYO KUWA BADAN IN SHA ALAAAAAAAAAAAAH WAAN KABSAN DOONAAAA AQYAARTA YAA NIIDA LAGA JABIN ARSENAL GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUD
gentelnan
04-October-2011 at 11:42 am
asc waan ka xumahay dhawaca sagna waxaana u rajaynaa inuu si dhaqsi ku bogsonaado waayo waan u baahan nahay sanadkaan welcom ancelotti
Ukun yare
04-October-2011 at 9:30 am
A s c sxb bayaal waxaan dhihi lahaa arsenal maha arsenal shii layaqaanay marka waa in lacayriyaa tabaraha wengar
Mohamed qadar {boqortoya ajuuraan}
04-October-2011 at 7:05 am
Runti wan idin salamey dhaman aqyarta sln kadib arsenal waa team kubad qurxoon il aya heysato koxda ee wasida dhawacyada badan.
xaaji nagu kala dara.com
04-October-2011 at 6:40 am
Waan ka xunahay dhaawaca soo garay sagna waxan u rajaynayaa in uu dib ugu soo biiro ciyaaraha
xaaji nagu kala dara.com
04-October-2011 at 6:37 am
AAD IYO AAD AYAAN UGA XUMAHAY DHAAWACA SOO GAARAY SAGNA WAXANA U RAJAYANAYAA IN UU DAG DAG UGU SOO LAABTO CIYAARAHA
Keyse
04-October-2011 at 3:13 am
dhaawaca sagna wuxuu ku yahay arsenal ANOO XUN XUUN MA I CUNAY kkkkkk waana ka xumahay runtii
mudi
03-October-2011 at 7:26 pm
ARSENAL WAXAHY U BAAHAN TAHAY IN LA KEENOCIYAARTOOY QIBRAD LEH
mudi
03-October-2011 at 7:24 pm
ASC DHAMAAN
WAAN KA XUMAHAY DHAWACA SOO GAARAY LAACIBKA SAGNA WAXAANA U RAJEYNAYA CAFIMAAD
Muxsin
03-October-2011 at 7:08 pm
arsenal weey ku deeysay difaacyadii oo ka dhaawacan haduu sagna raaco weey u dhamaatay arsenal….
mohamed
03-October-2011 at 6:13 pm
sxbiyaal waa u dhamaatey arsenal
mohamed
03-October-2011 at 6:12 pm
sxbayaal aadan uga xunahey waa ninkii ugu danbeeye kooxda raga lagu tashado arsenal marka waxeey gali doontaa division 2
abdinoor
03-October-2011 at 6:05 pm
im very sorry sang marki aan maqlay dhawaca sang wanka naxay maxayeelay marki hore aan tabardareen hadana waanka sii darnaneeynaa sorry sooooooorry
moha
03-October-2011 at 5:11 pm
daaficii oo ku fiicnaa arsenal waanaga dhaawac may sagna
marka hada ayaa dabada beeleeysaa arsenal oo markii horaba aanan difaac fiican la heyn
andre arshavin
03-October-2011 at 4:34 pm
asc dhamaan bahda qaasatan tagyarayaasha arsenalmeel welbo duniga ka joogtaan sagna waan ka xumahay dhaawaca lugta ka soo gaaray iam very sorry im sure arsenl well be come like before and i love always arsenal
Wilshere.says
03-October-2011 at 4:31 pm
Arsenal meel ayaa laga haystaa
alex song
03-October-2011 at 4:11 pm
sagna waxaan dhihi karaa waa daafaca ugu adag waqtigaa lajoogo arsenal waana kaxumahay dhaawaca soogaaray lugtiisa waana laga bixidoonaa xaalada cakiran in sha allaah
xujo
03-October-2011 at 3:48 pm
asc dhaman salan ka dib aad baan uga xumahay dhawac soo garay sang sanadkan wasiba naso donatay lakin wan ka dabalaneyna ainsha allaah viva arsinal
matan_CHELSEA
03-October-2011 at 3:39 pm
ciyaartay ciyaartoba mid baa dhaawacma arinta ha la baadho
Febregas 4me
03-October-2011 at 3:34 pm
Wan ka xumahay dhawaca so garay sagna lkn boskisa wa la buxina vivi arsenal arteta
naasir
03-October-2011 at 3:34 pm
arsinal anaa uciyaaraaya waa inay isoo dal bataa hai dii kale hora mar gaarimaysoooooooooooooooooooooooooooooooooooooookkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk