Javier Hernandez Iyo Wayne Rooney Oo Diyaar U Ah Inay Berri Ka Hortagaan Norwich City. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Javier Hernandez Iyo Wayne Rooney Oo Diyaar U Ah Inay Berri Ka Hortagaan Norwich City.

Javier Hernandez Iyo Wayne Rooney Oo Diyaar U Ah Inay Berri Ka Hortagaan Norwich City.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 30-09-11 2:48 PM

\"\"

Tababare Sir Alex Ferguson ayaa xaqiijiyay in weeraryahanadiisa Wayne Rooney iyo Javier Hernandez inay taam noqon doonaan marka kooxda difaacaneysa Premier League ay sabtida la kulmeyso Norwich City.

Rooney ayaa awoodi waayay inuu ciyaaro kulankii ay barbaraha 1-1 la galeen kooxda Stoke sabtidii hore, halka Chicharito lagu qasbay inuu garoonka ka baxo ka dib markii uu dhaawac kulankaas ka soo gaaray.

\”Wayne iyo Hernandez waa ay ciyaari karaan berri. Waxa ay tababar u qaateen si fiican shalay, taasoo ah wax lagu farxo\” ayuu Sir Alex u sheegay suxufiyiinta.

United ayaa dhaawacyo badan qabta xili ciyaareedkan, iyagoo waayay ciyaartoyda daafaca dhexe Jonny Evans iyo Nemanja Vidic, Cris Smalling iyo Tom Cleverley ayaa sidoo kale dhaawac ku maqan.

\”Waxaana rajeyneynaa in Jonny Evans uu xitaa inoo soo laabto. Xilligan la joogo isbedelo badan ayaan ku sameyneynaa afar daafac\”

\”Vidic, Cleverley iyo Smalling waxa ay diyaar noqon doonaan ka dib ciyaaraha qaramada, waxaana ay ciyaari doonaan kulanka Liverpool\”

42 Responses to Javier Hernandez Iyo Wayne Rooney Oo Diyaar U Ah Inay Berri Ka Hortagaan Norwich City.

  1. Fabio Reply

    01-October-2011 at 10:15 am

    Asc dhaman wa idin salamay gar ahan waxa usalamaya tagerayasha unitidka salan kadib aad iyo aad aya ugu farxsanahay soo lawashada cayar toyda kala ah roney and harnandes iy claverly iyo lacibka weyn e nmjo vidc united group sas aya niga tagaya by is ark dambe

  2. ÄHMÆÐ ÇæRRîçK_9 Reply

    01-October-2011 at 8:59 am

    Omar {united} Wan Ka Qaday Bro Mid Lamid ah

    USTAAD Sido Kale Waan ka qaaday bro
    Waane Farxad Hadaad Maqwalbo Ino Jogeysid HANA nagatagid Mar Danbe

    We Need U

  3. Ustaad caaqil macqulsome Reply

    30-September-2011 at 9:38 pm

    Omar man utd wan ka qaday bro slntada qimaha badan mid la mid ah hawada ayan kuu soo marinayaa bro then k.k.k.k.k.k.k axmed carrick mar hore wan ku salamay bro then wan mashqulay bro lkn hada wixii ka dambeya newska united iga fiiri k.k.k.k.k.k thankz bro wlcme viva D.GIBSON united 4 evre.

  4. Omar (united) Reply

    30-September-2011 at 8:26 pm

    Salamulahi clykum walaalaha macquulsoom dhamaantiin
    sln sare iga hanta
    aqiyaarta kala ah
    cali nani ? ahmed carrick? chicharito14? ustaad caaqil? Nafiso utd? ilhaan man utd? ikraan man utd? qadar barca? iyo inta kale dhamaantiin
    waaw waaaw
    waa war lagu farxo
    mar hadii ay soo laabteen
    weeraryahanadii man utd bareejo halkaas ku ekee ma nus darsinaa mise waa darsin goolasha ay dhalin doonaaan maya ee nus ka dhig waxaa ku sii farxi lahaa ayagoo diyaara
    vidic cleverley rafael smalling gibson
    waxaase lasheegay inay kulanka loserpool diyaar u yihiin viva man red

  5. cabdi fitaax Reply

    30-September-2011 at 7:50 pm

    waan idin salaamayaa dhamaan bahda laacib.net itaa kadib aragtidaydu waxay tahay man united in aanay jirin wax hor istaagi doonaa markay sookacaan clevearly&vidic&rooneey&chicharito

  6. ÄHMÆÐ ÇæRRîçK_9 Reply

    30-September-2011 at 7:32 pm

    Cali Nani & Chicarito Waan Idinka Qaaday Mid Lamid ah Iga Gudooma

    USTAAD Sxb So dhawaw inkasto 2bari Kadib Lugu Waaynaayo k.k.k.k.k.k.k.

    Waaw Waan ku Farax Sanahay So Laabasha Weerar Yahanadeena Waane So Dhaweynaa

    VIVA KAßtanka Wapka

  7. Ab nc Reply

    30-September-2011 at 7:15 pm

    Hayaay hayaay maxaa kalahaysta man u iyo baraasiil Norwich city waa koox culus una u culus sida barasiil oo kale balse 4.2

  8. Ustaad caaqil macqulsome Reply

    30-September-2011 at 6:57 pm

    Salaamulahi caleykum dhaman dhalinta ku tixan webka caalamiga ah ee aan la tiigsan karin ee laacib.net dhinaca kale cali nani&chicharito14 wan idinka qaaday slnta qimaha badan mid la mid ah iga gudooma sidoo kale kama marna slnta walalaha ” macqulsome group” intaas ka dib runtii waa hadal lagu farxo in weyn mark rooney&javier hernandez chicharito ay xaadir noqdan kulanta norwich city waxana rajeynaya inan guul wax ku ool ah aan ka gaari doono dhigeena wadna mahadsantihin bahda laacib.net viva D.GIBSON

  9. Tom claverly Reply

    30-September-2011 at 6:51 pm

    Waaw rooney iyo hernandez hadey so labteyn waba lagala tagay waxan sugnaba waa laacibka da.da yar tom claverly iyo captain vidic

  10. ibra manchester united Reply

    30-September-2011 at 6:45 pm

    Asc dhamaan asxaabta waa idin slamaay,salaan kadib arintaan waa arin naga farxisay taageerayaasha man u inta ka naxday iyageey u taalaa viva man u

  11. muuse adde Reply

    30-September-2011 at 6:05 pm

    asc dhal;inta ku xeran laacib.net salan kadin aad iyo aad ayan ugu farxay warka ka soo baxay sirka in ey ka soo kabsadeen dhaawacyadii soo garay Rooney iyo harnandez waxan u rajeenaya aguul iyo farxda in ey garoomada ku soo galan insha allaaaaaaaaah viva man u viva inta tagaeerto

  12. Nafiso man u Reply

    30-September-2011 at 5:44 pm

    Wa idinka qaday chicharito iyo calinani mid la mid ah ayamahan wala is wayay so noqosho wnagsan dhaman aqyarta viva roney and fans of united

  13. Daacad cade Reply

    30-September-2011 at 5:35 pm

    Asc dhaman tageraha united waxan leyahay qusta tageraha liverbol maxa yelay libaxa koxda hogamiyaha koxda united yimid weyn roney viva man u 5-0 norwich c

  14. Sacdiyo manchester .united Reply

    30-September-2011 at 5:31 pm

    Waa libaaxyadi premilega yeey ku leefine ka lexo

  15. Nafiso man u Reply

    30-September-2011 at 5:25 pm

    Waw great news roney and chchrto waxa idinka sug nba wa wacdaro iyo hatrikyo viva man.u

  16. Calinani Reply

    30-September-2011 at 5:17 pm

    Wan ka qaday sxb sare chicharito14 mid la ah bro asxbta kalana wan salamaya sida nifiso man u axmed carick ustadcaqil c/qadir4u axmed man united iyo intanan xusin then runti wa good news so labashada weyn wazze roney harnandez wa waqti lo bahna our hero roney hatrick ayan u rajayna inu ku bilawdo kuwa kalana cleverley vidic smaling waxan u rajayna so labasho dag dag come on united viva sir alex

  17. I O M Reply

    30-September-2011 at 5:16 pm

    arintaas aad ayey uficantahay maxa yelay waxa so kacay ragii teemka uu kusocday

  18. hayat Reply

    30-September-2011 at 5:07 pm

    asc asxabta laacib.net iyo dagerayasha man u salan kadib waa hubal in eey wacadare ka dhigi donan wilashas guul ayan u rajeyna

  19. Muhamed c/laahi shardi Reply

    30-September-2011 at 5:05 pm

    Asc dhamaan waxaan halkaan kasalaamay tagerayaasha ree
    man untd
    runti waxaan dhihi karaa fikir kayga koxda manchester unetid way qaadaysaa kaabka haday soo kacaan ciyaariyahanada kala ah rooney vidiG and smaling waa fikirkayga waayo smaling hada waxaan ku tilmaami karaa lambarka 2waad nin kaga fican majiro koxda manchester unetid

  20. Yaab badanaa. Reply

    30-September-2011 at 5:05 pm

    Maxaaaaaaay yiiihiiiiiiiiin chikareto iyo rooney. Soooooma aha kuwiiiiiiiii ayagoooooo joooooga laga badin jiray. Tusaale kulanki fiinaalaha chanbionka ee barka idinku raaxeysatay maxay wax idinku qaban waayeen. Waxay ku farxaan mee, waayeen fc orod-orod. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaab badanaa.

  21. tarabi Reply

    30-September-2011 at 4:31 pm

    Asc all qaastan inta taagerto naadiga faca ween man utd runtii waxaan aaminsanahay in man utd ee aad ula xifaaltameeso lawada naadi ee liverbool iyo man cty man kulanla biri muuhimad sidaa uween uma laha marka waxaan idin leeyahay wadada haloo baneeyo libaaxyada man utd waaa tarabi oo idin leh guul taariikh ah ayaan sugeenaa

  22. Wayne rooney Reply

    30-September-2011 at 4:22 pm

    Asc dhaman umada somaliyed ku tixan webkan hadan fikirkeyga horu gala anigo ujawaba dadka tageera livepool hilman dhowa 3:1 ad sheege xaa ka horeyay majirta miyaa tageera liverpool afsomali waa lagu ogaa sanadkasta horyaalka wa qadeynaa lee dhahdan kalin 4raad aa la,dihiin marka sanad kasta koobkan anaga qadeyna adinko dhahaa lee idinka qaadna marka kana kuwi hora oo kale lee waaye af naga ka reebi mayo waxana tihiin doqon dibir kama daasho viva man utd iyo inta tagerta

  23. Who can stop Manchester United FC ? Reply

    30-September-2011 at 4:19 pm

    KKkkkk labo weerariyahan aa so kacday norwich yaab aa haysto bye he man utd and barca 4 ever

  24. wawenka Reply

    30-September-2011 at 4:12 pm

    asc aqyaarta man utd war sanadka waa kii 20 tanad marka man city iyo chlsea liverpool maxey shegayaan horta liverpool warkeda iska dhaafa waayo wax ey meshaku hayso maba jirto waa hadii runta lohadlo saxibo yaal marka tar tanka waxuu dhax yalaa waa man utd iyo chlsea aniga sidey ila tahay sanadka waa qadaya man utd oo ana jec lahay in ay qado waxaan na kasii jec lahy maka ay liverpool feraha kajibiso kkkkkkkkkkkk

  25. ayuub khan qabiir sports Reply

    30-September-2011 at 4:05 pm

    asc man u fans intaa kadib hadeey soolaabteen xigaha kala ah rooney harnandez vidic smalling cleverley waxaan dhihi karnaa man u waxeeyba kuguu leeysatay epl sanadkaan markeedii 20 tanaad fc xoog iyo muruq hana daawadaan kubadana hanaga bartaan dhanka kale kooxda uu hogaamiyo winger master biin waaba ceeb inaa faceeysano koox 8 loo dhiibaayo viva man u

  26. Aliiiiiiii Reply

    30-September-2011 at 3:56 pm

    Wan idin wadasalamay tagerayasha man utd hadii ey imadeen rooney chicha,, ciyaaraha man utd mafiicno maxaa yeelay kulan walibo waxee kubadinayaan goalal badan marka hafka hore ayaaba iska quusanee ‘kkkkkkk viva aniga lee

  27. maxamuud vidig Reply

    30-September-2011 at 3:55 pm

    asc dhamaan musliminta meel walba ee ay kala joogaan wqaasatan taageerayaashay man utd waana arin lagu farxo mar haday soo kaceen roone iyo henandez hada ayaana ku soo noqoneenaa wadada guusha byyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  28. L.suarez Reply

    30-September-2011 at 3:50 pm

    Waan idin salaamay taageerayaasha liverpool meel kasta aad joogteen salan kadib waxaan layaabay nacaskaan dhahaayo liverpool ayuu wadnuhu go,ay? Liverpool markay 3-1 ku garaacaysay miyayna ciyaareen? Marka hadaan nahay taageerada liverpool waxaa nooo dan ah inay imaadaan ayakoo diyaar ah sababtoo ah way mar marsimo badanyihiin?kkkk marka nacaskaan asaaba ku arkaa in dhihiisa waxa ku dhaco kulankaas markay arkaan l.suares s,gerrard c,adam?

  29. ahmed qadar Reply

    30-September-2011 at 3:49 pm

    hadaa ciyarta beri saadaaliyo man united 3-0 norwich young rooney crick ayadhalinayo
    0027740748808 halesowaco haday sidan haday wax iskabadalaan

  30. محمود Reply

    30-September-2011 at 3:46 pm

    asc kadib waxaan leeyahay gambo dhiig maceliso hadaa lakululaaday waa inoo anfiil iyo wiiga danbe viva liverpool

  31. ahmed qadar Reply

    30-September-2011 at 3:44 pm

    asc taagerayasha man utd waa dad adaabta iyo xushmada aad ubartay nin walbo oo ah fans united hadalo kuqanciyo ayakasoyerayo waxan umaleynaa in aqyaarta kaliya taageeran united viva amisom and dkmg

  32. De gea Reply

    30-September-2011 at 3:37 pm

    Waw waw waw chelsea ley xaroda waxa yimid aabahod wayne mark rooney&javier hernandez oo adeerkood ah marka ciyalka dhaman hoos fiiriya sida city,liverpool,chlsea.

  33. cantar ahmed Reply

    30-September-2011 at 3:37 pm

    wad salamantihin asxaabta dhaman reer manutd iyo shaqalaha laacib.net waana kufaraxsanahay laba laacib ee garoonka kusolaabtay maxaa yeelay waxaa nagusoo aadan laba kulan oo adag like mancity iyo liverpool .

  34. Halyeey Reply

    30-September-2011 at 3:32 pm

    Asc dhamaan taageerada naadiga faca weyn ee man utd iyo laacib.net waxaa garoomada ku solaabtay libaaxyadi man u halaga kala cararo liverpool/man city mar yihiina meesha ka aruursada lama hor istaagi karo wiila sir alex waxaan idin leen dhamaan taageerayaasha man utd guul wacan

  35. chicharito14 Reply

    30-September-2011 at 3:15 pm

    Salamulahi clykum dhamantin wan idin salamaya tagerasha man utd iyo laacib.net qasatan calinani nafisa utd ustadcaqil young ahmed carrick dhaman tagerayasha man utd ?whli wa arin wanagsan mar haday soo noqden heroes of man utd tomorrow hatrick&iyo tree points wa diyar maxa yelay waxa noogu xiga 2game oo big game ah like lvpl&man city marka welcome ayan leyahay ciyartu beri way igu soconaysaya god willing?

  36. GLD boy Reply

    30-September-2011 at 3:12 pm

    liverpool ayuuuuuuuuu wadnu hu goay waxay islahayen ciyaaar tinana way maqnaaanayan
    vivvi man united

  37. Alzarqawi4=twitter Reply

    30-September-2011 at 3:05 pm

    Asc dhamaan asxabta wlh wax lagu farxo weye in ay biri dib ugu so midowan 2bada xidig rooney and chicharito viva man untd man untd 9 norwich cty 0 rooney 3 chicharito 3 nani 1 jones 1

  38. Foul Reply

    30-September-2011 at 3:03 pm

    Welcom Rooney And Harnandez Norwich Hayaaaaaay Ka cabsada Libaxyada Man United…….. Man United 8 Norwich 0

  39. xidig Reply

    30-September-2011 at 3:02 pm

    kk roney mar hadu so labtay maxa dhiman reer man city iyo liverpool iska quusta qamisa laqustaye rooney wuxuu bilaabi doonaa sadax ley diisi

  40. MOHAMED MUQTAR ALASOW MAN UTD SABORTER Reply

    30-September-2011 at 2:57 pm

    Wooow welcome back chicharito and rooney
    Barejo halkas ay ku egtahay waxa bilaban donta
    8 and 5kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. young Reply

    30-September-2011 at 2:56 pm

    dhamaan waidin saalamay gaar ahaan tagiriyaasha lion of preimer league ee manchester united wax lagu farxo waye hadi u kacay rooney &chicharito
    kalsooni ween ayaan kuqabna lawadan / manu 5 norwich 0 rooney 2 chicharito2 nani 1 viva man u

  42. rafael de silva Reply

    30-September-2011 at 2:51 pm

    ASC WR WB WAX WAX AAD LOOGU FARXO IN AY NO SO LBTAAN WERARYAHNEDA QATARTA AH

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>