Kooxda Real Madrid ayaa isha la raaceyso xiddiga kooxda Lille Eden Hazard, sida laga soo xigtay wargeyska Belgium ka soo baxa ee De Standaard.
20 jirkaan khadka dhexe ka ciyaara ayaa si aad ah loogu tiriyaa inuu ka mid ah yahay laacibiinta yurub ee mustaqbalka wanaagsan leh, isagoo ka caawiyay kooxdiisa Lille xilli ciyaareedkii hore inay ku guuleystaan horyaalka Ligue 1.
Dadaalkiisa ayaa waxa ay soo jiiteen kooxo badan oo qaarada yurub ka dhisan, iyadoo Arsenal, Liverpool iyo Paris St Germain lala xiriirinayay xagaagii.
Agaasimaha kubada cagta Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaqsi ahaan jecel ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium, waxaana Zidane lagu soo waramayaa inuu madaxweyne Florentino Perez ku wargeliyay in wadahadal bilow ah lala galo kooxda Faransiiska.
Si kastaba, saxiixa ciyaaryahan Hazard ayay waxa ay noqon doontaa mid dhib badan, iaydoo madaxweynaha Lille Michel Seydoux uu sheegay bishii hore in ciyaaryahankii khadka dhexe uu u qalmo labo jibaar lacagta ay Manchester City ka bixisay Samir Nasri.
cumar afey
03-October-2011 at 9:21 am
kakakaka yap badna saxibyal yalis dalin real waa kooxda adunka qof kasto a ku riyoto fanaanada cade marka qof kasto xata ayinka hade niso dalapto waxa dhahesin waku riyo naye aka yireso
qadar foorjo
02-October-2011 at 4:13 pm
waxaa sln hawada u marinayaa dhamaan bahweynta laacib.net sln ka dib waxaan leeyahay hazard haku biirin real maxaa yeele waxey ku dheeshaa mustaqbalka ciyaartoyda marka naadiyaal kale raadso
Xuur
02-October-2011 at 12:04 pm
Wan salamay dhaman aqristayasha sharafta leh hazard arsenal mudonayo in u ado wayo muxu donaya mel ciyartow wawen jogan ani talo ahantayd waxan dhihi laha chelsea ha ado wayo ciyartoy dayar ah aya jogta sida mata torres rimeres & analka hadi uu hazard imado ku was ayu ka dhinac dheli janwari ha imado hazard & luk madrij
lucas
01-October-2011 at 6:53 pm
wax ba eysan is daalin heshiskisa horay ayu u dhacay jecole aya si rasmi ah ugt biray lille iyo lacag inkasta o an lacagta la shacin sido kale man city carroll ayey ku bedelatay teves isna janaury wu so socda suarez iyo taves aya afka hore ah halka downing iyo hazard na garbaha ey ka cawinayan dhexna c. G iyo lucas afarta danbana wa enrique coats ager and kelly pepe goolka aya lagu ogyahay doni ha iska canbuulesto viva reds
Atam lucky Rushka
01-October-2011 at 12:55 pm
Waxan salan sare hawada umarina aqayarta dod wadaga
matan_CHELSEA
01-October-2011 at 3:02 am
ANIGA RI YIGAYGA KULA MA TALIYEEN HAZARD IN UU KU BIIRO HADUU RABO INUU NOQDO LAACIBKA FIICAN ANIGU WAXAAN ORAN LAHAA KU BIIRI CHELSEA
HADAAN U SOO NOQDO INTA WEBSITE SOO QORAY OO DANAYA LAACIBKAN OO AY KA MID YIHIIN REAL MADRID ARSENAL LIVERPOOL PARIS ST GERMAIN WAXAAN ORAN LAHAA TALAYDA KU BIIR ARSENAL WAAYO WAA NIDI INTA KOR KU XUSAN UGU FIICAN OO DA YARTA SOO SAARA
Aasbaro ugas
01-October-2011 at 12:08 am
Waxaa dhihilahaa ha ado juventus ayada sanadkaan horyalka sare a qadeso hadana horyalka yurub ka ciyareso ad birlo ayaa kutaba barayee mustaqbalkaga xaguu yalaa
farxiyo nuura
30-September-2011 at 11:32 pm
waxn tagere real lkn hazard real uma bahna maxa yelay mustaqbal kisa ayay ku ciyaraysaa ha tago chelsea we we lacib ayuu noqon
everton :0 liverpool:5
30-September-2011 at 9:40 pm
laacibkaan wuxuu u soo socdaa liverpool real waa ka dhacsan yihiin
mohaa
30-September-2011 at 9:01 pm
dhamaantooda anigaa kalaacibsan oo ku ciyaaraayo pm iyo biiteem
run sheege
30-September-2011 at 8:37 pm
hadey hizard ,cahil,m’vila or alou diara ayaa imanayo ….
information waa sidan
………………..szczesny………………
…sagna……..cahil ama per………varmaelen…..andre santos
……………….welshere…..m’vila ……………….
…………hizard………..arteta………gervinho……
………………robin vanpersie………………..
sub,fabiaski,koscinely,per merteracker,gibbs,ramsey,rosicky,arshavin,banayoun,theo walcott, alex,ryodinho,park
shaxdan hadaan ciyaarno waan hubaa inaay any team tumi doono waliba qaadi doono champion league ama EPL ,,,,,, arsenal fanz around the world wish u de est dis is our season neva give up ,,,gunnerz till i die
ronaldo
30-September-2011 at 8:15 pm
ronaldo aya ugu fiican aduunka
saido
30-September-2011 at 11:27 pm
I also think he is the best playrers in the world <3<3<3 Cristiano Ronaldo Forever <3<3<3
run sheege
30-September-2011 at 8:14 pm
runtii hadaan ka hadlo hizard horey ayuu u sheegay wuxuu dhacay aniga barca ama real ma aadayo maxaa yeelay wuu dhahay boos jossta ah ma helayo waliga playero qatar ayaa joogaa markaa waligey horomar ma gaarayo lkn kooxda uu rabo inuu yimaado waa arsenal ,, isaga wuu ogyahay inay arsenal ka dhigayso messi oo kale ,,,, inshallah haduu hizard january yimaadi cid qabanayso ma jirto waliga arsenal waxay kaloo rabtaa cahil nd m’vila hadaan helno cahil nd hizard waa okk inaad qaadno champion league ama EPL viva arsenal
i love arsenal
30-September-2011 at 7:34 pm
arteta iyo hazard hadan isku helilahayn waxan lamid noqon lahayn barcelna
Abdi kani liverpool
30-September-2011 at 7:12 pm
Asc all hazard wa lacib dayar hadu bos jogta rabo hatago egland ama liverpool.arsenal real ciyartowda ku badatay
masuul
30-September-2011 at 6:43 pm
run ahaantii ciyaaryahankaan ciyaartiisa aad ayey ufiicantahay hadii oow real tago wax badan ayoow qaban karaa lkn real ciyaaryahano badan ayey haaystaa lkn waxaan u rabbaa in oow imataa arsenal sidaas ayaan rajeynaa arsenal boos joogto ah ayoow ka hela hadii oow imaado
Caynab
30-September-2011 at 6:28 pm
Waa muhim waana ciyaryahan wanagsan waaba hadii lahelayo
Naxaji
30-September-2011 at 6:17 pm
Kataga mesha edan hazard magarayo sami nasri wa naxaji oo maleh by