Ciyaaryahan Carlos Tevez ayaa qarka u saaran in gabi ahaanba laga ceyriyo kooxda Manchester City ka dib markii si rasmi ah loo ganaaxay muddo labo todobaad ah.
City ayaa ganaaxday Carlos Tevez ilaa iyo inta laga baarayo arintii uu sameeyay kulankii Bayern Munich ee Champions League, iyadoo tababare Roberto Mancini uu sheegay in weeraryahanka uu diiday inuu bedel ahaan ciyaarta ku galo.
Mancini ayaa u sheegay suxufiyiinta in ciyaaryahanka reer Argentina uu diiday inuu iskululeeyo bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta, waxaana uu xusay in Tevez ay uga soo dhamaatay inta uu isaga tababare yahay.
Tevez, oo dhibaatooyin ay dabasocdeen intii uu koox bedelanayay, ayaa beeniyay inuu diiday inuu ciyaaro, waxaana ay haatan kooxda dooneysa inay ogaato waxa dhacay oo saxda ah.
\”Tevez waxaa la ganaaxay ilaa ogeysiis danbe ugu badnaan muddo labo todobaad ah\” ayaa lagu yiri warbixin la soo dhigay website-ka Man City.
\”ganaaxa ciyaaryahanka ayaa waxa uu ku xiran yahay ilaa iyo inta warbixin cad laga heloyo, eedeymihii lagu soo oogay kulankii Bayern Munich\”
\”Ciyaaryahanka ma ciyaari doono, tababarna kooxda lama qaadan doono ilaa inta baarintaanka socda\” ayay Man City sheegtay.
Abdirahman mahamed hassan
02-October-2011 at 11:41 am
Asc dhaman run ahanti carlos teves asaga aya uga wada xaqnimapadan ciyartayda mancity qaar sida agwero dzeco nasri wayo daraad ayay imaden palse teves teamka isaga aya championka keenay lugtisa ayu kaga sosarey divisionka aniga waxay ilatahy mancini inuusan kujazaarin teves
mubashar mahdi
30-September-2011 at 3:42 pm
asc salaan ka bacdi hadii aan fikirkayga ka dhiibto anigu waxaan odhan lahaa teves waa laacib ku kalsoon kubadiisa meel kasta oo uu tagana si dhibb yar kula qabsan kara waxan ku gafay tobobaraha oo studio yaha kaga dhawaaqy in aanu teves soo istaagi doonin meesha ay dseko iyo ageuro joogaan sababtaa ayaa ku kaliftay inuu diido ciyaarta waxan leeyahay arsenal ayayna ku daalin inay hesho waayo uma qalmo nin arsenal taga
Xusni cade
30-September-2011 at 12:08 am
Arsenal waxaa utago ciyariyahan kaqustay kubada ama inuu hada bilaabo rabo teves arsenal uma tagayo man utd ayuku noqonaa wuna kulaguleysan horyalka sidi caadada eheyd
Daud yare chichorito
29-September-2011 at 10:58 pm
Kakakakakakakakakakakakakakakakaka mid dadka iska hadlayo haka firsadano hdlka mesha yalo wa fikirka teves e ma ahan kan man utd vs liverbol mida teves wa lacib hadane la xaqiray o bos la aan ladhigay ha iska ado koxaha kale sida milan ama koxaha engriska kale
xamse
01-October-2011 at 4:33 pm
waxaan odhanayaa teves ha iska tago waayo waa laga maarmi karaa mancity waxay haysataa ciyaartooyo booskiisa buuxin kara
Dhakalow
29-September-2011 at 9:19 pm
Koxda liverpool oo u halgameysa kalinta kobad oo u steven gerrad u so kacay man chester halka nin ka adkay uu yahay steven gerrad starik walbo somara liverpool man chester wuu kadalin jire hadana wuu kadalindona l’ suarez man chester aniga oo liverpool tagera maxa kadihilahay man chester maxa ugu padinayna liverpool 4-1 man united
xuseenyanyo
29-September-2011 at 8:33 pm
asc oll akhayaarta kutixan lacib.net teves wuu uqalmaa boosjojtaa balse macalinkiisa waa inuu ka amar qaataa waxeynu ognahay in mancity ay heysato 3weerayahay oo aan kaladhicin marioboloteli agiuro di zeko marka teves marhore ayay katashteen marka baaritaanka hadey kucataato waa sax in ganaax garga loogaliyo bal aynu sugno wixii soobaxo waad mahasantihiin ok
Abddulkadir yusuf
29-September-2011 at 5:24 pm
wax aan dhihi karaa teves waa uu qaldan yahay maxaa yeelay ciyaaryahanku waa in uu u hugaansamaa mamulka iyo tabaraha kooxda mancityna wax aan leeyahay waad qaldan tihiin oo wax ay aheed in ay iska iibiyaan inta uu suqa furnaa mesha ma ahan dukaan ciyaartoyda lagu gado oo macini wax uu wado ma ahan mamul saxan malyan ciyartoey buu isku keenay mareentina ma haayo wax aan salamahaa bahda laacibka iyo tageerasha chelsea oo aan u rajeynayaa nasiib fiican iyo toress guulahiisa igula raxeysta dhamaan
liibaan bolow chelsea
29-September-2011 at 4:26 pm
waa ku saxan yahayne macalimka.xooxda manchester cite waxaanu leeha inta ka ka dhiman qandaraaska kooxda oo kula joogo ha.is.ka gadin ku haay kursiga keedka maxaa yeelay waxooba kaynay isla waynin tevez marka hadoo ka dhamaadho qandaraaska iska sii daay nacaska asna sum cadiisa haku halaawdo saas by
lion
29-September-2011 at 4:17 pm
teves waa laacib weyn ayaad ku waalateen wax jira ma ahan waad na arki doontaan koox qaadaneeyso malahan waayo taariikhdiisa ayaa lahayaa iyo ineeysan aqlaadiisa fiicneyn marka cid rabto malahan sharaftina wuu ku ciyaaray waxaase asne aan ka fiicneyn tababaraha dezeko keenay oo hadane 30 milyan ka soo bixiyey shit wallaahi kan tababare ma ahan kooxdaas seey udhisantahay iyo musiibada heeysata oo dhanka tababaraha ah ayaa dhibaato weyn ah wallaahi
c.xakiin chelsea quelimane
29-September-2011 at 3:32 pm
asc bahda laacib.net iyo taagerayaasha chelsea hadaan ka hadlo arinta teves xaqiiqdi wu qaldanyahay teves ma ahayn in u amarka taba.baraha dido inkasto t.bare mancini u si xun ula dhaqmay teves oo u binji galiyay anigu waxan dhihi lahaa wa in u qaataa wax kasta o lagu xukumo teves mancini waxan dhihi laha laacibinta sida u dhaan markale ayan salaamaya tageerayaasha chelsea iyo bahda laacib.net
Ramsey
29-September-2011 at 2:55 pm
Arsenal oo xalay gul gartay
mah,ed
29-September-2011 at 2:53 pm
war ebelba teves iyo man city ba wax ay ahaayeen ma jirto ee waa uun wax la buun buuniyay markii horaba aniga waa ogaa in aysan man ciyt arsinal iyo chelsia ba chanpion shaqo kuma lahayn waligood ma qaadin mana qaadi doonaan
gacmaside
29-September-2011 at 2:49 pm
ugu horayn waan salaamayaa asxaabta laacib.net kutixan marka xikta hadii aan ka hadlo arinta xun ee uu kudhaqaaqay teves waasax in laganaaxo maxaa yeelay waxu xuugaran waayay sababta uu musharka uqadayo waaxaa hubaal ah in aysan ubaahnayn man city kkkkkkk
Abdi Sankus
29-September-2011 at 2:21 pm
Carlos teves waa laacib laakiins aqlaaq malaha waa ay ku saxanta in ay koohda ganaaxdo viva arsena viva v.persea
J.matta boy.
29-September-2011 at 1:39 pm
Taves qooreey iyo boleteli waa niman islaweyn. Binjina ma rabaan. Ee halaga diro kooxda. Hadii kale kooxda man.city horumar ma gaareyso inteey joogaan labadaas maxishoode.
Mr Qalaafe
29-September-2011 at 1:14 pm
kkkkkkkkkkkk
Agil farhan shabuucshe
29-September-2011 at 1:09 pm
Asxabey maxaa sax ah maxaasa qalad ah tevez waa laacib lkn wax aqlaaq ahi malaha inkastoo ay cty ay iyada rabto lkn ciyariyahanka wa in uu qataa hadalka macalinka barmuuda mala jogaa oo ladhahaaye aniga ma ciyaarayi kambiyo imisa dad ah ayaa fadexadiisa hada aqrisatay magaciisa waxaa daboolay dhaqan xumadiisa tnks asxaabta viva arsenal nd ac milan nd real madrid viva song
Cali sharti
29-September-2011 at 11:58 am
Ugu horen asc marka xigata tagerayasha milan waxan leyahay melkasta aad joogtiin asc.teves wuu kusaxanyahay sababto ah ninka kabtanki lagaqaday hadana binji laga liyay marka walagu jisgaray marku kenay champion ka ayaa iska ilawen marka taves wa lacibayn meshu tagana waa laga dambeya makara lacibkas sharaftisa waxay raban inay kudhelan meshu dezeko kuso bilaway hadu kadhigi laha teves ciyarta waxay ku dhamanlahayd natijo fcn teves umabaahna man city iyaga aya ubahan teves lhe best player kkkkkk milan or rosaneri
all taageeerayaash skyblue
29-September-2011 at 11:46 am
asc c/kum. fikradeyda hadan dhiibto.tavez wuu ila qaldanyahay
guud ahaan,maxayeelay captain ayaa laga dhigay ismicnees iyo inu kooxda qash qashaado ayuu keenay,iyo xaskayga manchester nolosheeda marabto,waana lagamarmay,marki lakeeneu aguero,iyo samir nasri,marka tavez keeed lee loohayaa,koox rabtana maleh,binji lee kudhameysanayaa,qandaraskiisa,
C.karin joodax juventus italy
29-September-2011 at 11:44 am
Asc taves xataa uma qalmo binch maxaa yelay wanin aqlaaq xun manchini wuu ku saxanyahay hadalka ah intu tababaraha yahay macilin ma’unoqonayo
Naasir
29-September-2011 at 11:43 am
Tevez wa nin lacib ah asigan rabin man cty wayo hadii uu raba waxow udhelilahay teves sidii lagu yaqiin eehore waxuna raba dalka talyaniga ee koxda entermilan
deeq
29-September-2011 at 11:42 am
tevez waa laacibna lamagaliyo binji tawabaraha wu kuqaldan yahay inan ladhelsin marki laga dhaliyay 2 gool ayu sogalina awal muxu uhestay tevez wu kusanxanyahay arintan
tawakal
29-September-2011 at 11:06 am
taves uma baahna m.city laakiin city ayaa u baahan taves nin bedel kus oo galana ma ahan waana ku saxsan yahay inuu diido
abuu
29-September-2011 at 10:52 am
waad salaamantihin dhamaan lcb.net sido kale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaa wax lala yaabo somalida wax ka fowdo jecel aduunka laguma arkin dad qaar dhahaayo koox hebel aad kaaxaha aad u direysiin waxaa yaalo sharci aan ka duwanayn mida hada uu la joogo ka soo qaad real ac mila barca arsenel makula tahay inuu sida uu rab o ka heli karo waa maya hadhow badal muu diidaa ileen meesha macalin ayaa maamula dooqiisana ma noqon karo hadii loo baahdee waxaan aaminsanahay hadii uu qooreey saaan ku sii socdo yurub waa uga dhamaatay xatee kooxaha aad sheegeysaan umaba baahna ciyaaryahan aan edeb anshax toona lahay waad mahadsantihin
Aasbaro ugas
29-September-2011 at 10:47 am
Tives haduu nin fican yahay lagama diren man utd marka aqlaq malahan wana nin isla wen hadana folxun marka wuu kusaxan yahay tababaraha man city inuu kaqado kabtanimada hadana kad lagaliyo inuu didana inuu ciyaro asagay dhibesa koxda waxaa lah nin malqaben ah oo lacag kanaxen marka ibrigiisa wuxuu ku dhamesanayaa kad inka ka harsan qadareskisa
Caynab
29-September-2011 at 10:46 am
Horta waa laga yabaa in macalimka iyo ciyaryahanka ey is fahmi waayan lakiin waa qalad in hadii ciyaryahanku diiday marka ow macalimku dhahey iskululey waana sax in laganaaxo weyna ka dhacdaa kubada c/ta in lagu keeno nusdaqiqo waana in aad ku qanacdaa mana aha in aad dhaho man uqalmo waana sumcad xumo
Cabdi qadir xuseen
29-September-2011 at 10:39 am
Asc waan idin slmy dhamaan bahda sportiga gaar ahaan ku wa laacib.net aniga waxaan oran lahaa teves wuu saxan yahay waayo mesha waxaa lagu hayaa wiilkaan dhuunta dheer ee reer bosnia miyuu ka ficanyahay carlos teves waa sax waa sax diid oo isaga tag wasaqda yay ku halayn mesha waxaa joogo doqonki inter ay burisay waxna ma yaqaano siciid mugambaha elman ayaa coach nimo ku dhamee ma alex la keen mise morinoho hadaan la keenin coach wanaagsan nin badan ayaa diidi war up cabdi qadir gedo byeeeeeeeeeeeee man untd 4ever
Abdi.MILANO
29-September-2011 at 10:16 am
Asc dhaman bahda lacib qasatan tagerayasha liverpool. Hadan fikirkeyga ka dhibto .Tevez wu saxanyahay wayo mancini wu xaqiraya lacibkan dhawan ayey aheyd marki captanka u ka qaday hadana kedka ayu geliya waxa u mesha kena dad wada qab ah Tevez best. Ka tag city welcame Anfield . Viva liverpol.,.. ACMILAN,,
Yaxye tuure
29-September-2011 at 10:09 am
Asc wr wp sln ka dib wan aqristay fekradaha ad ka qorten bajadkan hal fekrad ayaa eh mid macqul eh waana mr maadey malaaqow inta kale hadaladoda ma dagano waxa laga hadlaayana maba fahan sana barcelona aad arsenal u guur wamaxay qof kasta ha isku dayo inow ra yi ka dhíibto waxaa la hadal hayo ok tevez amar didada maku saxan yahay jwbta waa maya in jecel lo muuji lacag lo badi ayu is micney o yiri man city kuma qanacsani wa iib cidow raba ha aado lkn waxa laga tababusheystay marki aw kibray inta waqtigiisa ka dhiman waa inow ixtiraamaa man city leyskuma heysto laacib iyo inaw so jiday man city lkn qof ku didan ma la baryo waana qasab inaw qandaraaskiisa ku dhameysta binji 2daqiqo no cayaaraa ok asigo anshaxan wata yaa doonaayo waxow dhuminaa anshaxa sport hadi wax laga qaban waayo tevez viva man city
Aadam boot (cel-qalow)
29-September-2011 at 9:51 am
Asc,dhamantina waad salaman tihin,gaar ahan madaxda iyo shaqaalaha wabka laacib.net,hadan ka hadlo fikradayda wcn waxan dhihilaa carlos teves wuu qaldan yahay,wuxuna ku qaladan yahay asiga ma ahan milkilaha koxda iska leh ama tabaraha marka waa cayar yahan waa inuu mar walbo uu maqlaa hadalka taba barah, sawabto ah waa ciyar yahan ku shaqeyo lacag marka wax doog ah malahan ilan qof la hayo doqo mayelan karo,kkkk, teves waa lacib lkn lacib haduu edeb lahen wax lalama jedo laacib nimadisa,waad ku mahadsanithin sida wanagsan aad wabkan nagu soo sameesen madaxda lacib.net,wcs.
jidha
29-September-2011 at 9:39 am
asc bahda lacib.net salan kadib hadan usolabto figradeyda tevez wuu ku qaldanaa inuu diido inuu iskululeyo wayo mesha ciyartoy kale aya jogta marka yusan umaleyn inuu jogte iskaga ciyaaro teeda kale ciyartoy ka lacibsan kana magac dher ayaa 90ka lakululeya marka asagoo qanja xun inuu ismahadiyo waa laga ficnyahay hadana waxan oran lahaa koox kalana kuma rabtee qamrigaada iska cab kana fariso masraxa kubada cagta wad salamantihin dhaman
cabdi qudhe
29-September-2011 at 9:13 am
Dhaman waa idin salamay gar ahaan laacib.net hadii aan fikir kayga aan ka dhibto tevez ha katago city
eng xarago
29-September-2011 at 9:06 am
asc dhamaan asaxaabta
waxaan odhan lahaa teves waa ciyaartooy ay u baahan yihiin naadiyo waawayn…isaguna halka uujecel yahay in loo fasoxo waayo ciyaartooygu waxa uu ku ciyaari karaa niyad wanaagsan marka uu ka hello tababaraha balse mancini ma jecla inuu niyada u dhiso teves …inuu iskaga tago baa kafiican joogitaanka city…thanks
Alexandaro
29-September-2011 at 8:49 am
Wad slamantihin dhaman gar ahan bahda laacib.net & kuwa daalacda webside kan en aniga waxan oran laha tevez koxda yusan katagin e hajogo by yelay
Nabiil
29-September-2011 at 8:38 am
Waxaan dhihi lahaa fikradayda teves waa ciyariyahan weyn waxan kudhihi lahaa iskiga tak meesha meshaan coch ama tababare majogo mancini wax uu meesha ku haayo malhane yuusan kucebeynin
Ab nc
29-September-2011 at 8:33 am
Asc aniga waxaan dhihijaha tevez iska tag oo ku biir awalba da ayaad ahee waxana ogayasha laga xiseya chelsea k.k.k.k.k.k.k.
guled cabdi
29-September-2011 at 8:26 am
kooxmaaha waxani waa xayawaan bilaa abaal ah teves isga ayaa soo gaadhsiiyay halkay maanta taagantahay way ku wacad fureen bilaa
abaal weeyan iskaga tag meesha jaabo jaabo weeyaan koox maaha
kkkkkkkkkkkkk
chelsea
29-September-2011 at 7:57 am
waxaan dhahi lahaa fikirkayga inkasta oo aanu rag badan isku fikir nahay arsenal iska aad teves waayo waxaad ka noqon kartaa captain boosna waad ka heli doontaa
Yaaaaaaaaaaabka
29-September-2011 at 7:41 am
Isaga tag qanjey meshan wax ku yalo malahane mancini kooj ma ahane westham ku laabo viiiiiiiiva arsenal
madey malaagow
29-September-2011 at 7:39 am
kkk fiiri wajigis isbaraleydi kaaraan ayu u egyahay waxkuwalayo wa la ogyahay sh mansur wuxu kadhigey kabtanka iyo ninka ugu misharka badan marka dhudba ku arurey inad ku qayisha rabta abooga was kk FAGIIR WAL LAHAADI I FIDHIDI KATIBI FIFAANTIMAAYANG YA LE ERI
K.k.khalif
29-September-2011 at 7:26 am
Asc all aqyarta lacib net tankale waxan u sheeki la’ha tavez inu ku nuqto man united wayo man united ayu ku ahay lacib marka iskika labo temkaka hore.
Gurey
29-September-2011 at 7:18 am
Aniga hadan kadhibto fikirkeyga waxan dhihilahaa tevez ha utago arsenal waxan uheynaa bos wanagsan uu kuraxeysto hana kasotago man city wey fashilsantahay man city
Balcad+boy
29-September-2011 at 7:05 am
Oool asc bahda laacib wa mahadsantihin fikrradeyda wa tevez hadu man c rapin inu uciyaro mu isaga tago maxa yeelay marki lagu dhahay warmup wu diday warka hada lacadena by thanx
C/llahi united
29-September-2011 at 6:31 am
Asc dhaman musliminta waxan sln sare u gudbinaya bahda laacib.net kadib fikradeyda wexey tahay koxda la yirahdo man citiy wey fashilantay mesha ciyartoy aya shaqeso ee lacag mashaqeso ninka layirahdo carlos teves wuxu ismoda man citiy iney kamarmin jawabtu waxey tahay mesha isaga tag wey ku dhamate
Belleti from chelsea
29-September-2011 at 6:28 am
kakakakakakakakaka teves Qanjey waa xayawan markii hore asaga o teemka mamulaya o capitane ah u diiday man city hada maha in u ka xumado waxa dhacay
Adow mohamed aden
29-September-2011 at 6:26 am
Mancity ciyartoy way haysa lkn tababare mahayso haday run shegi o lacag haystan hakeenen jos tankale ha katago tavez maxay yelay lacib iskulule wa ceeb.
Fc Sahiban
29-September-2011 at 6:24 am
Asc dhamantina qasatan laacib.net kadib fikradeyda waxey tahay carlos tevez wa inu isaga taga wayo mesha ad jogtid hadi laga rbn waxa lataga mel laga jecel yahay waxan kula talin laha inu isaga tago oo arsenal u ado wayo aresnal ad iyo ad ayey ugu bahantahay seasonka bye
jebaaye MAN UTD
29-September-2011 at 5:02 am
asc wr wb dhamaan akhayaarta iyo wb kan laacib saas waaye hadaan la hureyn lacag haddey natiijo sport leedahay ka xaaxaabsha dheh carab maxaa sport ugeeyay awal hadaa sambuus hadaaa bajiye hadaa mash mash ayuu ku fcn yahay tan kale cayaaryahanka wuu qaldan yahay waxana ku jira kibir iyo isla weynin sidana cayaar yahan dan uguma jirto coz tavez sidaan haduu ku sii socdo wuxuu gaarayaa ilaa koox iibsata inuu waayo marka waxaan dhihi lahaa danahaaga garo man city suuqa cayaar yahno wey joogaan soo iibsada aad koobab qaadataane kakakkakakakakaka ha idin ku taagnaato reer fc mash mash viva man utd
Las anod boy togsol team captan
29-September-2011 at 2:45 am
Asc dhaman dhalinta bahweynta laacib.net ani hadan fikradayda kadhibto waxan dhihi laha carlos teves junuary ha iskaga tago itihad studium wayo boskama helayo man city hadi kale laacibtinimadisa hos udhacaysa
Kkkkkkkkk
29-September-2011 at 2:18 am
Asc All Muslims Sln Qaas Ah Bahda Laacib & Walaalaha Sharafta Leh Ee Webka Daalacata Nin Kastoo Isla Wayn Sidan Oo Kale Ayaa U Dambayn Doonto Lkn Waxaa Uroon Inuu Sharaftiis Ilaalsado Hadii Uu Dhaqamadan Xun Xun Sii Wado Wuxuu Noqonayaa Sidii Admond Animal Kii Fiorantina U Ciyaari Jiray Ee Akhlaaqda Darnaa Kadibna Koox Iibsata Ayuu Waayi Doonaa Tevez Waxuu Aaminsan Yahay In Man City Aysan La’aantii Socon Karin Alla Yaa U Sheego In Laga Maarmay
Wiilka Yaranka Bakaaro
29-September-2011 at 2:01 am
Teves waxaan dhihi lahaa isaga tag Man city awalba Kooox ma ahayn dac ayay ahaydee waxaa ka fiicneed westeham marka isaga laabo Westham lolzzz
jaangow
29-September-2011 at 1:51 am
asc laacib.net waad mahadsantihiin sida nuugo haqabtirten wararka isbotiga hadii fikirkeyga aan ka dhiibto tevez waa laacib kibir badan qalad ayuu sameyey in uu amarka qaato dacwadiisan u godbiisto carabka jaahilka ah lacagta kadaadaneysa tababare maancini oma qalmo koox weyn in uu hugaamiyo asna halaga buriyo kooxda hadii kale wax natiijo ah ma keenaayo
Husni manutd
29-September-2011 at 1:46 am
Aniga waxaan dhihi lahaay hadoo katago city inoo ku biiro arsenal waayo boos ayaa ka helaa oo gumeysi aheen ku biir arsenal laacibtinimadaadana wey soo baxeee
matan_CHELSEA
29-September-2011 at 1:38 am
maamulka manchester city aad bay ugu dag dageen arintaas waayo iyaga oo aan hayn wax cad ayey wax sii xukumeen in la ixtiraamo ayey ahayd hadalka laacibka oo ahaa waanu is fahmi wayne ee anigu ma diidin
Axmadyare
29-September-2011 at 1:37 am
Kuwan koox ma ahan e isaga tag ayan ku dhihilaha inte xidignimadada jirto