Frank Lampard: Ma Doonayo Inaan Mushahar Iska Qaato Oo Kursiga Keydka Fadhiyo. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Frank Lampard: Ma Doonayo Inaan Mushahar Iska Qaato Oo Kursiga Keydka Fadhiyo.

Frank Lampard: Ma Doonayo Inaan Mushahar Iska Qaato Oo Kursiga Keydka Fadhiyo.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 29-09-11 7:25 PM

\"\"

Frank Lampard ayaa qirtay inuusan ku faraxsaneyn inuu fariisto kursiga keydka, isagoo sheegay inuu u baahan yahay inuu helo boos joogto ah si uu qaab ciyaareedkiisa u dhiso.

Lampard ayaa qaab ciyaareed fiican dib ugu soo laabtay line-upka kooxda Chelsea habeenkii arbacada isagoo gool u dhaliyay kooxda Blues kulankii ay barbaraha la galeen Valencia.

\”Ma doonayo inaan mushahar iska qaato oo kursiga keydka fariisto\” ayuu yiri Lampard sida ay qortay Daily Mail.

\”Lakiin waa inaad ixtiraamtaa tababaraha iyo kooxdaba, iyo tayada ciyaartoyda ee aan heysano\”

\”Waa koox weyn, tababarahana waa inuu sameeyaa qaab ciyaareedka uu arko inuu fiican yahay. Hadii uu doonayo inuu keeno ciyaartoy da\’ yar mararka qaar markaas waan inaan aqbalaa\”

\”Nasiib wanaag waxaan joogaa koox aan jeclahay oo aan taariikh weyn ku leeyahay. Waxaana doonayaa inaan sheekadaas sii wado, kaliya mahan maalmaha soo socda ama bilaha soo socda lakiin sanadaha soo socda.\”

 

41 Responses to Frank Lampard: Ma Doonayo Inaan Mushahar Iska Qaato Oo Kursiga Keydka Fadhiyo.

  1. Abaadir yare Reply

    01-October-2011 at 5:58 am

    All wan idin slmy sln kadib hadan kahadlo fikirkeyga lampard wa xidig wngsn o ku dagalamo qadka dhaxe lkn waqtigisa wa dhamaday waxa lo bahanyahay da,yar in lakeno boskisa waxana joga juan mata o xita ciyari karo qadka dhexe inta u janayo ka imanayo ciyaryahan luca modric

  2. Ajey devgan vs all actors Reply

    01-October-2011 at 5:34 am

    Waxaan halkan ka slmya gudoomiyaha groupka garyaqaan ahna uroone88 sidoo kale waxan slmya sxbkay ibra cade mr essien oo runti aan isku si wax u taageerno hadan aan galo mowduca s.f.j.lampard waa nin laacib ah mana laysku haysto lkn waxan qabaa da’yarta jaanis ha siiyo up all fans and players of the blues real and ac.milan

  3. omar Reply

    01-October-2011 at 12:04 am

    super franka lamapard we love u 4ever?
    also bride of london

  4. Abdi Sankus Reply

    30-September-2011 at 1:46 pm

    Marka hore waxan salamaya dhamaan asxaabta kuxiran laacibnet run ahaantii frank lambard waa ciyaaryahan weyn oo taariikh kuleh chelseafc marka waa in uu helo boos joogta ah viva arsenal ,viva v.persea

  5. J.matta boy. Reply

    30-September-2011 at 1:32 pm

    Ask bahda laacib.net. Tan kale waa laga fiican yahay. In moowduuca laga baxo. Marka laga hadlayo arinta lambard. Qof baa ka hadlaya arinta chikareeto. Chikareetana mawduuca ma saarno.. Hadaan u soo laabto arinta lambard. Lambard waa cayaaryahan wanagsan lakin ha iska daayo dhuuninimada aan ku arkay cayaaro badan. Gool kasto waxuu rabaa in uu asiga dhaliyo. Marka oday goolna baas goolna dhali.

  6. Ismail wadani Reply

    30-September-2011 at 1:09 pm

    Wlh aniga waaba layaabanahay lampard war lampard muxu ciyaara horta 8 wa aya lagu leyahay war kubad maba sharxa be muxu 8 ka.ogyahay run ahanti ninkas wa lo il dufay chelsea & englanba lkn hada ayu khadka kabaxaya viva wixi lampard an ciyartoy u aqoon sida anigo kale VIVA ANIGA

  7. Ibrahim.fafa Reply

    30-September-2011 at 1:05 pm

    Waan idiin salamey bahda laacib.net iyo guud ahan somaliduba runti fikirkeyga wa sida tan frank lampard wa laacib weyn oo qibrat ule kubada cagta hadana wali lama gaarin xiligi lampard mustaqbal kiisa laga hadli laha because dad asiga ka da,a weyn aya wali cayaara tusaale RYAN GIGGS DELPIERO hamaan ambrosini seidrof iyo walib batric viera

  8. sakiyah Reply

    30-September-2011 at 12:03 pm

    lampard waa ciyaaryahan nagu wayn kooxduna way kusoo moday seasons badan lkn sxb iminka sidii hore matihid oo xita ciyaartii lagaga bartay lamahayo marka halayabin macalinku hduu kubedelo ama binji kugu xareeyo sxb waa inaad chance siiso ciyaryahanada da da yar lkin ogow adigu waxatahay ciyaryahan khabiir ah oo lagama marmo sxb sabar wayahana lasoco i hope you good luck lampard

  9. masuul Reply

    30-September-2011 at 11:46 am

    CHELEA qorshahii hore waa eey badashay maanta waxeey rabtaa ciyaartooy da,yar ah odayaasha xiligoodii waa eey udhaamatay
    ciyaartooyd da,yar ah ayaa fiican in meesha lakeeno kubada chelsea caajis waaye maxaa yeelay doyaal kadhaamatay ayaa meesha joogo Torres maxow goal dhaliyaa kubada dhaxda waa eeyba dhaafi ladahay

  10. Maslaxhonest Reply

    30-September-2011 at 11:42 am

    Lambaard way ka dhamatay fur sad ha siyo ciyaartoyda dada yar sida joshe macegra meqashan waxa laraba nin qudinayo 9 adunka wa feranado torres lambarad wa markada kuqanac kur siga keydka wa maslax torres

  11. muxyadiin mata Reply

    30-September-2011 at 10:57 am

    wan idiin salaamey dhamaan musuliyiinta laacib ..net iyowariyaashaba hadaamfikirkeyga kadhiibto frank lampard wa uu ku saxsanyahay hadalkiisa wan u qalmaa in uu chelsea u sii cayaaro boos joogtaan wuu kaheli karaa hada sii muu jiyo cayaar wanagsan wadnaogtahiin xirfada cayaaryanka uuna kamid yahay xulaka lagu naayneyso 3libaaxyada

  12. Qadarcade Reply

    30-September-2011 at 9:35 am

    Frank lambad waa ciyaryahan fcn hada lkn waa doqaway marka bos jogta ma heli karo

  13. suldan c/salan(bangariyo) Reply

    30-September-2011 at 9:10 am

    asc dhaman asxbtayda tan kale waxan salama laacib.net ra’yigayga hadan kahadlo runti lampard waa laacib wayn hadana asago qadka dhaxe kaciyara misana goalal dhaliya waxan urajayna bos jogta ah in kasto da ay hayso nawad somalia

  14. Ibra cade mr essien (( princeple )) Reply

    30-September-2011 at 8:28 am

    Super frnk lamp. Waa xidig lkn waa in uu ogolaado in hada looga leeyahay booska josh mcEchran iyo Rameu ayaa kaga leh central mldfldr .. Teeda kale torres wuxuu wax dhalin karaa marki lamp bech uu galo marka we wnt 2 see lamp on the bench .. … … Lamp laacib inuu yahay booskisa nin ka dheelo oo goals kula tartami karo majiro ENGLISH PREMIER LEAGUE.. Up cheLsEa fAns .. Up ßlues playerz… … Salan qaali ah inta taageerto .. ßlues .. Real madrid.. Ac milano.. … Viva €ssien the daimound mildfielder in true ßlue.. Up chelsea up ßlues .. Up chelsea fans. Up s0mali weyn . Up somali weyn

  15. Captaina of elmanfc (mr.mahad) Reply

    30-September-2011 at 8:13 am

    Waan idin salaamay dhamaan akhyaarta ku xiran laacib.net . Hadan kahadlo fikradayda ku aadan f.lampard waa player ay u gafayaan dhamaan dadka cadawgiisa ah oo kacabsada markuu garoonka ku jira lampard wali way kujurtaa wali kacabsada viva lampard and drogba , torres

  16. M/med cadde Reply

    30-September-2011 at 8:05 am

    Chicharito waa ciyaariyahanka ugu da’yar mise ugu wax qabadka fiican manchester weligiinba guul

  17. Amin Reply

    30-September-2011 at 7:41 am

    F.lampard chelsea is daaye england xitaa way oga dhamaatay. Toresna waxa lo shegay hadi uu chelsea goolal ka dhalin wayo spain uma safan doono by akhyarta sharafta leh ee ku taxan laacib.net

  18. Juba town Reply

    30-September-2011 at 7:11 am

    Frnk lambard waa ka daba timid awalba xaasidnimo aaa ku jirtay booska ha iskaga baxo rimaless ayaa jooga torresn jaaanis ayuu helaa haduu duqaan qadka ka baxo

  19. Ilkacase Reply

    30-September-2011 at 2:42 am

    Kkk waaa sas viva frank lampard. hadiiba line,upka lampard u torres goal ku dhalin karin torres benchi ha galo lampard viva yaqay noh laacib.net wan jeclahay

  20. dahir Reply

    30-September-2011 at 1:09 am

    viva ozil

  21. asc lampard xiligiisi wuu soo qaatay saas darted torres maquudin karo lampard,kalu malouda, sadexdoodaba waxey raban ineey ayaga gooolal dhaliyaan ninki loogu talagalayn inuu dhliyo uma baasaayaaan sadexdoodaba halagu cabo binghi waa fikirkeeyga

  22. xoreeye ex xamar bile Reply

    30-September-2011 at 12:20 am

    Waxaan layaabanahay ninka labaxay cxakiin chelsea. Waayo waa taageere man utd hadana waxuu iska dhigaayaa taageero chelsea waa layaabtaas sxb waxaan ku dhahaaya wax isku reebo ok by by dhaaman umada islaamkaa iyo dhalinyarada sportska iyo dhamaan taageerayaasha chelsea viva chelsea.

  23. Ugaas laki Reply

    29-September-2011 at 11:19 pm

    Lampard wa ciyar yahan qali ku ah koxdisa iyo xulkisa hada waxan leyahay wa lacibkena kkk

  24. c.xakiin chelsea quelimane Reply

    29-September-2011 at 10:56 pm

    asc waan idin salaamay dhamaan tagerayaasha chelsea hadaan u so noqdo fikrada lampard runti wa laacib lkin hada waxad moda in usan torres.quudin karin isaga iyo malouda way ka dhamaatay akhyaarta kale ha u baneyan booska waxba mesha kuma hayaan

  25. Cali.maqoste mata Reply

    29-September-2011 at 10:17 pm

    Asc aqeyarey mel walbo oad joktan wan idin salamay hadan kahadlo arinta lamabad lambad walacib aad uwen marka cayalka tagero man untid xita hadad kakentan indhaha ilmo heli maysan lacebkan qaliga ah .gul ayan urajeyna lambd iyo asxbtisa viv tores

  26. Dr.xanjo Reply

    29-September-2011 at 10:15 pm

    Asc bahda lacib .net iyo bulshada kuxiran hada ugudbo fikradeyda lambard ciyaryahan mahan ma uqalmo in koox weyn len up unoqdo mxaa yelay wa nin 2kubad ubasi karn 9koxda marka kas inti 8kooxdo u yahay koox mahan awalbo fc xog xog ciyaryahanka fican mesha kuma hen marka primer liga adkeya e rag culus kena sida koxaha wa weyn iskaga celisin into lambard 8 niyahay mel magaresin
    viva ilove4ever lfc reds
    viva ciyal silika viva GERARAD

  27. david luize Reply

    29-September-2011 at 10:06 pm

    f lamparrd wa xidig an cadi aheyn wana ciyaryahan dunida magac ku leh kacabso yu ku tararixin mucaradka kkkkkkkk barazil luize

  28. abdulaahi Reply

    29-September-2011 at 10:02 pm

    asc asxaabta balooni marwalbo waxuu u bahanyahay dhalin yaro xirfad ku soo siyadiso koxda marka lanbardo haduu awood u leeyhay in balonig wax kabadal qof kursig ku heen karto ma jirto maxaa yelay wax soo galay rag dagalmay rameires raul marales mata marka booslis waa lagu heestaa hasameyo awood uu ku helo lin up ka vive juventus pirlo marchesio

  29. Cabdikafi Reply

    29-September-2011 at 9:00 pm

    Lampard waanin xifrad leh oo
    position cariirisankaro viva
    asenal viva v.persie,j y park,
    arshavin,arteta,santos wallcot
    ramsey wilshere chamakh
    mertesack gibbs oxlde

  30. Daahir Biidhe Reply

    29-September-2011 at 8:57 pm

    Asc dhaman bahda isbortiga mel walbo jogtan gar ahan tagerayasha arsenal kkkk lamprd waxa lajoga xiligi o cayaraha ka farisanayay xili o kubad abure fican aha we jirtay lkn hadamay marka ciyartoyda yar yar e koxda mustaqbal kule ha,u baneyo boska lamprd ka mesha waqtigaga wad qadate kkk arsenal gul axada 2 totanham 0 v.persie and roscky

  31. Cabdikafi Reply

    29-September-2011 at 8:56 pm

    Lampard waanin xifrad leh oo
    position cariirisankaro

  32. muuse adde Reply

    29-September-2011 at 8:56 pm

    kkkkkkkkkkkkk chelsea oo idil lacag ayaa loo joogaa inta kursiga iska dhafido kama wanagsano xayawanka xiligiisana wuu qaatay wuuna mudanyahya in la dhigo krsiga keetka vittu saatana been ayuu ku sheegay in ey chelsea tahya koox ween waa bentiis wacalka tuurta qalooqan viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva man u

  33. odaga reerka Reply

    29-September-2011 at 8:37 pm

    lampard waaa la xushmeeyaa asna xushmad ayuu muujiyay lagumana murmaayo laacibnimadiisa viva lampard and terry

  34. siicow Reply

    29-September-2011 at 8:32 pm

    lampard wa duqowdey maxa yeley kursiga keydka ah marki lagalshey xoga so ronayey mana lo balan qadi karo bos jogta ah chelsea wa in ay kenta bosaska 3 -2 maxa yeley cole wa ay ka dhatey iyo bisungwa
    ___________________cech__________________
    _____________luiz_______terry_____________
    v.weil___________________________perrere
    _\/______________essein_____________\/___
    0 rameires_________marreles___0

    _________jovetic________mata_______

    __________________torres

  35. WiilkaHuriwaa Reply

    29-September-2011 at 7:52 pm

    Super Frank Lampard Waa Xidig an Cadi Aheyn ala muxuu wax ka bixi jiray viva Frank Lampard.

  36. matan_CHELSEA Reply

    29-September-2011 at 7:48 pm

    FRANK LAMPRAD QAALI AYUU NOO YAHAY WELIGIISNA WUXUU JOOGA CHELSEA
    HADII LAGU QABTO KAYD IYO HADII LINE UP LAGA DHIGO WAA NOO MIHIIM SUPER FRANK LAMPRAD

  37. Xidig Reply

    29-September-2011 at 7:43 pm

    Kkk lampard usheeg 8ote kulamidah inuka ciyaarin premerishipka ama igland dadka kudhahayo waa da ama oday batahay f.lampard pest middifend inthe world

  38. prince zzu Reply

    29-September-2011 at 7:42 pm

    Lampard wa kadhamaate garoonka haka baxo avb isagane england roor u kuyimid roor u uga baxa balan kkk

  39. daacadyare Reply

    29-September-2011 at 7:39 pm

    Waa Fadhine Duqa Musharkana walaga Yarena k k k k k Ubaney Boska Ciyaryahanada Da.da Yar Wey ka dhamatay.

    Viva united

  40. Muhudin Reply

    29-September-2011 at 7:38 pm

    Cadi ma ahan Lampard waa Ciyaar yahan weyn balse waqtiga aya kasi jestay cML

  41. qadar as saxaf Reply

    29-September-2011 at 7:36 pm

    war laacib aya ledahay
    ixtiramka dadka waxa kakena aqoonta lampard wa laacib fikrad leh

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>