Emmanuel Adebayor Oo Ka Qoomameeyay Dabaaldegii Arsenal Labo Sanno Ka Hor. | Laacib.net
Home » Africa » Emmanuel Adebayor Oo Ka Qoomameeyay Dabaaldegii Arsenal Labo Sanno Ka Hor.

Emmanuel Adebayor Oo Ka Qoomameeyay Dabaaldegii Arsenal Labo Sanno Ka Hor.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 29-09-11 6:11 PM

\"\"

Ciyaaryahanka amaahda ku jooga kooxda Tottenham Emmanuel Adebayor ayaa sheegay inuu ka qoomameynayo dabaaldagiisii caanka ahaa ka dib markii uu Arsenal gool ka dhaliyay labo sanno ka hor.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Togo ayaa ku cararay garoonka dhexdiisa isagoo jilbihiisa ku taraaraxaya xilli uu u dabaaldegayay gool uu u dhaliyay City, waxaana uu ku hor dabaaldegay taagerayaasha Gunners hortooda.

Adebayor ayaa haatan shaaca ka qaaday inuusan haatan sameyn doonin wax sidaas oo kale ah, waxaana uu qirtay inuu jecel weyn u hayo kooxda Arsenal iyo taageerayaashoodaba, lakiin waxa uu sheegay inay taasi ka celineynin inuu gool ka dhaliyo hadii uu axada fursad u helo.

Waxa uu u sheegay talkSPORT: “Wixii dhacay labo sanno ka hor waxa ay aheyd wax si kama ah ku dhacay, waana ka raaligelinayaa dhamaan taageerayasha Arsenal. Mararka qaar dareenkeena ma xukumi karno, sababtoo ah bani\’aadam ayaan nahay\”

“Waan ka shalaaynayaa wixii aan sameeyay waana ka xumahay, lakiin waan ka xumahay waxba ma bedesho, anigana dhankeyga waa ka soo dhamaatay\”

“Waxaan indhaha ku hayaa inaan Arsenal la ciyaaro mar kale axada, lakiin i aamina hadii aan fursad u helo inaan gool dhaliyo waan dhalin doonaa, lakiin dabaaldega marna intaan noolahay sidaas oo kale ma sameyn doono\”

“Waxa ay noqon doontaa kulan xiiso leh axada. Waxaan fursad u helayaa inaan ka hor imaado Arsenal mar kale, kooxdii i siisay fursada aan ku joogo meesha aan maanta joogo. Ixtiraam weyn ayaan u hayaa kooxda\”

 

 

47 Responses to Emmanuel Adebayor Oo Ka Qoomameeyay Dabaaldegii Arsenal Labo Sanno Ka Hor.

  1. Ismalure Reply

    02-October-2011 at 3:53 pm

    Dhamaantiina taageero waadsalaamintixiin adebayor hadu laacibyahay laacib ayaa xortaagan oo kadifaaci rabo marka hadba siduu difaacas uga helo fursad ayaa uga dhalinkara. Arsenalna farxaddooda idil seasonkan waxay kuxirantaxay ciyaarta totenham waa inay badiso arsenal ani ahaanteyda waayo man useless, liverpool blackban naga badiyeen maanta haddii nalaga badiyo chelsea i man city wado ayey naga dhiganayaan mahadsanidiin dhamaantiina.

  2. cabdulahi luka modric Reply

    01-October-2011 at 10:17 pm

    asc asxabta laacib adebayor walaacib amah ugujoga lakin waxadaldalidona van darvaart waxey na kudhaman donta 4 -1 wano ber iyo cabdi bayooley

  3. qadar foorjo Reply

    01-October-2011 at 9:32 pm

    waxaa salaan diiran hawada u marinayaa tageerayasha arsenal adebayor waa ciyaaryahan ee soo bar baarisay koxda arsenal ka dib wuxx ka aaday kox saas u tabar weynen hadane wuxuu ka hor imaaday koxdiisa hore adebayor wuu jeclaa arseanal lkn bini aadamka sidiisa wuu qaldamaa adebayor waa ciyaaryahan qaldamay raga waxaa ugu fiican midka qaladkiisa qirto sida adebayor adebayor waxaa ka badatay farxada lkn tas qalad maku laheyn dabaal dagii hadane saas oo ay tahay qalad kiisa wuu ka soo noqday

  4. Yuusuf lafoole Reply

    01-October-2011 at 12:58 pm

    Asc dhamaan waan idiin salaamey bahweynta isboortiga qaasatan taagerayaasha gunners adebayar waa ciyaaryahan aad u wanaagsan wuxuu aad u qiimeeyaa una jecel yahay naadiga arsenal hadana lama dhihi karo gool kama dhalin karo ama wuu ka dhalin karaa maxaa yeelay ciyaar yahankasta ee garoon lagaliyo waxay koox diisa ka sugeesaa inuu gool dhaliyo hadana naadiga gunner xiligan waxay heysataa daafaca weyn ee reer jarmal mateckar.mahan nin kaftama hana ka reebin ninka kubada qadka dhexe si weynka ugu caanbaxay arteta.waa yuusuf lafoole taagerayaasha arsenal.fifa arsenal.2.1.totanham.

  5. Yuusuf lafoole Reply

    30-September-2011 at 5:57 pm

    Fikradeyda waxay tahay adebayor hadalkisa waa mid macquul ah maxaa yeelay waa ciyaaryahan arsenal aad u jecel kubadiisa ay arsenal qeyb weyn ay ka qaatay laakin lama dhihi karo gool wuu ka dhalinaa ama kama dhalinayo kubada waa iska nasiib viva arsenal 3.1.totenham. Waa yuusuf lafoole arshavin

  6. Maanka Reply

    30-September-2011 at 4:30 pm

    Adebayor wa ku saxsanyahay inu khaladkisa qirto wayo waxa uu ku hor dabaldagay nadigi kubada mcnkeda bartay herkana so garsiyay marka xigta axada way badine arsena waxayna kubadine Tottenham1:3arsenal viva arteta, v.persie, wilshere

  7. A.juventusfc Reply

    30-September-2011 at 2:30 pm

    Adebayor iyo arsinal wey isleyihin kuli pola waye viva chelsea fc & juventus

  8. Kaarla Reply

    30-September-2011 at 12:40 pm

    Asc dhaman bahda laacib .net sln sare hadii an ka hadlo edebayor waa íla sahsan yahay sababto ah qof haduu qalidkisa qirto waa in la cafiya anigu waan jecelan lahaa in uu imaado arsenal mar kale arsenal 2totoham 0 by karla

  9. Ft_xumdur Reply

    30-September-2011 at 11:56 am

    Adebayor wu ka dhalindona goal koxda arsenal waliba kuwa qurux badan maxa yelay wuxu goalal ka dhaliyay koxda ka magacwayn arsenal e reds k k k

  10. m.m.jakat Reply

    30-September-2011 at 11:44 am

    asc? Dhaman bahda aqrisatay laacib.net lama dhihi karo emanuel shay adebayor goal kama dhalin karo. Ama wa u ka dhalin kara. Arsenal coz kubada aya iska eh nasib lagu matashan karo hadi ad ad hesta difacyada dunida ugu wanagsan u cnt say ciyariyahanka goal kama dhalin karo team kas lkn wenu arki dona waxi dhaca malinta axada insha’allah

  11. masuul Reply

    30-September-2011 at 11:41 am

    ASc? dhaman asxaabta kuxiran web laacid.net iyo shaqaalaha sharafta leh ee laacib.net

    EMMANUEL ADEBAYOR maanta waa ciyaaryahan weyn waa oowna qirtay in oow abaal weyn u hayo arsenal dadka u jisaaray asiga bas ma aha waxaan leeyahay hadii aad ka xuntahay goal labo sano kahor bari ayaa la arki doonaa hadii aad goal dhaliso waxa aad sameysto maxaa yeelay adiga waxaa tahay ADEBAYOR waa lugu yaqaano hadii aad goal dhaliso isma celin kartid,,
    Arsenal waa naadi soo saaro ciyartooyda maanta aduunka waxaa looga qadariyaa in tahay koox soo saaro caruuurta yar yar waana ugu hambalyeynaa

  12. ahmed wali Reply

    30-September-2011 at 10:48 am

    adibyor damer waye garonka emaratis shaqalaha dhisay ayu katirsana 2 mar ayu kubad molestay tababarka lagu daray ciyaryahan aya laga dhigay hada wu jisaray damer

  13. ahmed wali Reply

    30-September-2011 at 10:45 am

    waxan layabanahay dadkan waxey african kuhestan africa wa dhulkegi wanku dhashay africa wa dhulkega wanku dhiman dhaban ujeda oo dhalil uma ogoli

  14. Man:u 4ever Reply

    30-September-2011 at 10:10 am

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Adebayor in uu arsenal gool ka dhaliyo maxaa u diidayo arsenal oo Febregas iyo nasri u ciyaarayaan ayuu gool qurux badan ka dhaliyey si lama ilaawaan ahna ugu hor dabaal dagey tageeraha arsenal hada oo ay arsenal ka dhamaateyna maxaa u diidayo in uu Adebayor 2 iyo 3 gool ka dhaliyo

  15. Maxamed abdi abdulahi Reply

    30-September-2011 at 8:40 am

    Sxb adebayor wa damin wayo city way nacday marka side ayu arsenal goal uga dhalina per metesecker iyo koscielny aya ka shaqenaya arsenal4 tottenham1

  16. Abdi.MILANO Reply

    30-September-2011 at 5:01 am

    Asc dhaman aqiyarta lacib. ADEBAYOR hatrick ayu dhalina wayo Arsenal mesha dafac kuma hayso Adebayor viva

  17. Febregas 4me Reply

    30-September-2011 at 12:28 am

    Adabayor haku riyon in arsenal goal ka dhaliso mawa lagu safayo wayo damin ayatahay abolbo arsenal aya dad ka dhigtay

  18. madey malaagow Reply

    30-September-2011 at 12:00 am

    kk

  19. mustaf _united Reply

    29-September-2011 at 11:31 pm

    ADBAYOR WAA FULAY WAA XUU KACABSANAA TAGEERAYASHA ARSENAL SABTOO AH HADA WAXUU KUNOOLYAHAY LONDON .WALHI CAQLIGIISUUQABAA KKKKKKKKKKKKKKKK

  20. Maryan suufi Reply

    29-September-2011 at 11:04 pm

    Arsenal ayaa badinkarta axada

  21. som boy Reply

    29-September-2011 at 10:54 pm

    adebayor waaalagu sugaa sxb

  22. Jerry utd Reply

    29-September-2011 at 10:48 pm

    Waan idiin salaamay dhamaan bahda sportiga salaan ka dib hadaan fikirkeyga dhiibto Adebayor Arsenal gool wuu ka raadsanaa maxaa yeelay wuxuu tusaa tayadiisa iyo wax tarkiisa Tottenhan marka waxaan uga digayaa daafaca Arsenal iney il gaar ah ku eegaan Adebayor

  23. Rooney10 Reply

    29-September-2011 at 10:21 pm

    Asc waxam salamaya tagerayasha man united hadan figradayda kadhibto adibaayo waa laacib axadana wa okadhalin arsenal yakacelin shabaqa kakakakaka adibaayo hatrick

  24. saqir Reply

    29-September-2011 at 10:02 pm

    asc dhaman taageerayaasha arsenal iyo laacib.net fikirkeeyga hadaan guda galo kulanka axad waxaan umaleeynaaa iney badindaanto arsenal van persia arteta wollcot arsnal 3 tottham 0 kkkkkkkkkkkkkkk

  25. maryan Reply

    29-September-2011 at 9:57 pm

    war arsenal waxmatarto waxaajooga waxtafa dheerdherleh iyo wax afrigan ah hana kuriyoonina inaad waxdhalisaan kkkkkkkkkkkkkkk tottham 3arsenal 0 kkkkkkkkkkkkkkk

  26. Maxamed aadan Reply

    29-September-2011 at 8:52 pm

    Adabayor waa ciyar yahan kii hore ed arsenal wana wana kasn labtay qaladka uusameyey arsenal hadan nahay tagero manu owen marka hore anagu naga gilin jiray harterek hadana manu ayuu joga waa iska caadi

  27. youn gunners Reply

    29-September-2011 at 8:42 pm

    asc runti adebayor arsenal aya dad kadhigtay wuna kujisaray madama u qaladkisa qirtay wa in la cafiya wayo bina damka qalad kama dhamada marka waxan ushegi laha taagera yasha arsenal in la iska cafiya…gunners 4ever

  28. Xasan saalax maxamuud Reply

    29-September-2011 at 8:40 pm

    Adebayour waa ciyaariyahan aanan aqoon dadtiisa arsenal markuu joogay waxa uu ahay ciyaariyahan weyn wana ciyaariyahan abaaldaran african abaalmalahan.

  29. baashe Reply

    29-September-2011 at 8:36 pm

    adebayor aabahaa was dheh maalintaa madaxanuunkaan qaaday ayaana ilaawaynba walee arsenaal kuma soo laabato haku riyoon

  30. C.xakin gaamadiid jijiga Reply

    29-September-2011 at 7:53 pm

    Waxaan salamay dhaman taageerayasha kooxda adeboyer waxa uu rajo ka qabaa in uu ku soo laabto kooxda marka waan soo dhawaynaynaa

  31. i love arsenal Reply

    29-September-2011 at 7:47 pm

    asc bahda laacib oan ugujeclahay inta wab somalida adebayor haku riyon in ad mardanbe gool kadhaliso arsenal hadalkan waxa la.garabay markad jogtay mancity waxad gartay in ad uciyarto koxda adunka uguwayn koxdi ad herkas gugartay african abaal malaha

  32. matan_CHELSEA Reply

    29-September-2011 at 7:43 pm

    ADEBAYO GO AAN FIICAN AYUU SAMEEYE RAALI GELINTIISA UU RAALI GALIYEY TAGEERAYAASHIISA WAANA MID MUNA SIB AHAYD XILI GEEDI

  33. Mustafa S.Sudan (Yei) Reply

    29-September-2011 at 7:25 pm

    Waa Runtiisa inuu sidaas u hadlo maxaa yeeley arsenal waa koox kaa keensaneyso inaad jeclaato marka waa inuu ka shalaayaa waxa uu sameeyey.

  34. libaax Reply

    29-September-2011 at 7:25 pm

    asc dhamantiin arsenal way badainaysaa axda taas layskuma hayo ee waxa laysku hayaa waa imisay ku badinaysaa ma shan mise lix vive mordic and adbiyor

  35. Ismail wadani Reply

    29-September-2011 at 7:12 pm

    Kklkkkkkkk adabayor hadad xarif tahay axada kageli kuwan

  36. chicharito14 Reply

    29-September-2011 at 7:11 pm

    Whli wa xarif adebayo lkn rer arsenal ma haystan difaac celinkara adebayo w maya su.aashu white hartline inad kubadisan wa ay adag tahay tottenham na way ka burjisaraysa arsenal wawawa

  37. Cabdikafi Reply

    29-September-2011 at 7:09 pm

    Asc dhamaan somaliweyta
    melkasto ey jogan slan kadib adepayo
    iskadaa gool uu dhaliyee xataa gees
    mamarinmaayo waayo ninkan arsenal
    mucsir nimo ayey ku soo ceerisay
    marka iska daaya ha iska batara
    qashe sxbyal waani salamay
    dhamaan taageera yaasha
    arsenal guul arsenal guul
    waxaa u tacsiyee nayaa
    totalham kkk midakale park
    ayaa kuugu bilaabayo goolka
    uhoreeyo kkk waxaa ku xigo
    arteta

    • run sheege Reply

      29-September-2011 at 7:43 pm

      ciyaalka taageero stoke united iska aamusa waad aweydeen basel sidee lii silcisey ,, ceebta soo socoto waxaa waayo markaa aad 3aad ka gashaan groupkiina markaas ayaa si fiican u ooyi doontaaaaaaaan ,,adebayor mar danbe arsenal goal kama dhalinayo cuz per nd kos ayaa ka shaqeenayo viva arsenal

  38. DUGAARI Reply

    29-September-2011 at 7:05 pm

    ADBAYOR HADI DHELIN WAYO LUKA MODRIC AMA PAVLOVSHANG AYA KA DHELINAYAN TOTENHAM 2 0 ARSENAL AYEY KADHAMANEYSA

  39. jaamac2 Reply

    29-September-2011 at 6:47 pm

    Asc dhamaan waan idin salamayaa qorayaasha laacib iyo tagerayasha arsenal hadaan kadhibto fikirkeyga ani waxaan dhihi karaa adebayor waa werar yahan qatara runtii waana macquul inuu gol naga dhaliyaa marka loofiriyo difacyadena oo dhawac kuwada maqan intoda badan iyo habacsanaanta kamuuqata aesenal marka waxaan leeyahay guul wacan arsenal viva all arsenal iyo tagerayashoda

  40. jidha Reply

    29-September-2011 at 6:44 pm

    k.k.k.k.k adabayor waa nin caqli bdn maxaa yelay waxa ow rabaa inta ow war bahinta ushego warkaas ay maqlaan difacyada maatada ah ee arsinal iney iska rogsadaan kadibna ow kaxareyo gool qurux bdn k.k.k.k kadibna ow kudabaldago sida ow dono k.k.k.k xarif waye ninkas wan arki donaa axada wixii dhaca

  41. aazaaz Reply

    29-September-2011 at 6:34 pm

    asc axaabta oo dhan adepayor hadii oo dhaliyo hadawaal dago laakin in oo dhaliyo iskadhaafe wax u ok xataa ma arkaayo axada waxaa guusha leh arsenal

  42. cumar Reply

    29-September-2011 at 6:27 pm

    kkkkk waa laacib lakiin man cyt ayaa kudheyshay lakiin Arsenal gol magadhalinayaa wee dhicigardaa lakiin manscjerter madhaafigaro aan qabaa

  43. Yaaaaaaaaaaabka Reply

    29-September-2011 at 6:25 pm

    Sln dhaman inta jecel sbortiga kadib adibayo haku riyon inad arsenal gol kadhaliso war arsenal wadadi guusha ayay qabsatay wacdaro wad arki doontaa viiiiiiiiva thio walcot

  44. Daahir Biidhe Reply

    29-September-2011 at 6:21 pm

    Wu ku saxanyahay ciyariyahanka maxa yelay asigo an la garanaynin aye datka bartay arsenal wate city dalbaday marka qadar dhacay canan malahan qaladne wala sixijiray adibayo waxba haka walbwalin weli wan ku jecelnahay hadanahay tagere arsenal kk

  45. andre arshavin Reply

    29-September-2011 at 6:21 pm

    adbayor sxb boota ayaad wadaa balse waxaan ku leeyahay waan ku difaceynaa vivi arseal dhmaan tagyaryaasha gunres waa idin salmay meel welbo aad dunida aad ka jogtaa waxaan idin leeyahay waan garaceynaa totiham

  46. Taageraha dahabiga ah e arsenal Reply

    29-September-2011 at 6:18 pm

    K.k.k.k.k.k ilama ahan in uu adebayor goal naga dhalinayo waan arki doona wax walbo wa axada iyo adebayor guuuuul wacan arsenal

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>