Kooxda Real Madrid ayaa heshay war fiican iyagoo isku diyaarinaya kulankooda labaad ee Champions League oo habeen danbe ay la ciyaarayaan kooxda Ajax, iyadoo Ricardo Carvalho uu dib u bilaabay tababarka caadiga ah.
Ciyaaryahankii hore ee Portugal ayaa dhaawac uu madaxa ka soo gaaray kulankii gool la\’aanta ku dhamaaday ee Racing Santander ee todobaadkii hore, waxaana ay taasi ku qasabtay inuu seego kulankiii ay Real 6-2 kaga badisay Rayo Vallecano.
Si kastaba, Madrid ayaa haatan ku shaacisay website-keeda rasmiga ah in Carvalho uu si rasmi ah uga soo kabtay dhaawacii, islamarkaana tababarka uu qaatay isagoo aan wax dhib ah qabin.
Soo laabashadiisa ayaa aad looga soo dhaweyn doonaa kooxda Spanishka, iyadoo ay haatan ka maqan yihiin daafacyada Pepe iyo Fabio Coentrao, halka Marcelo uu ganaax ku maqan yahay madaama uu casaan qaatay kulankii Dinamo Zagreb.
YOUNG OZIL macqulsome
27-September-2011 at 1:34 pm
aad ayan ugu faraxsanahay hadeenu nahay funska madridista so labashada difaaca birta ah calrvalho halla madridista 4 ever
sakariye cali cabdulaahi
27-September-2011 at 11:20 am
aad ayaan ugu faraxsanahay hadaan nahay taageerayaasha kooxda maliki anaga awood ayaan leenahay nama celinkaraan ajex ronaldo kaka ozil dimariyo
macelinkaraaan difaacooda byyyyyyyyy salka madrid
Käßtâñ khälìíf MåçQûlSôMê (l0s ßläñç0s)
26-September-2011 at 5:46 pm
Sonoqosho Wanag San Ricardo Waxan Filaa Ina Siweyn Ku Tabnay Kulangi Nogu Dambeyay Aad Maqned Sabtidi Koxda Reyo Valcano Hadana Awodada Iyo Qibradada Kulanka UCL, Ajax Ayan Ku Tashaneynaa Viva Los Blancos Macqulsome & Laacib.net >>>> Viva Wiilka Wep-ka Ahmed Carrick
ÄHMÆÐ ÇæRRîçK_9
26-September-2011 at 3:46 pm
SALAN SARE FANS~KA REAL
KDB Waanu So dhaweyneynaa So Laabasha Daafaceyna Waane Ku Farax Sanahay So Laabashadiisa
VIVA KAßtanka Wap~ka
Macallinka da'da yar
26-September-2011 at 3:07 pm
Viva laacib.net iyo waliba shaqaalihiisa
sadam
26-September-2011 at 3:24 pm
ascwrwb waa news aad loogu farxo madaama uu so laabtay difaacii birta ahaa hadana khibrada lahaa iyadoo defence problem jiro i wish all the best madriid vamoos waxan jeclaan laha inuu line upka against ajax sidana uu ku so galo special one::4.3.3
cassilas
ramos varane carvalho arbeloa
xabi alonso kaka
cr7 özil benzema :) vaaamoos madriid .))