Labada xidig ee Horyaalka La Liga ee Spain sida shumicii oo kale uga
dhex ifaya, xafiiltankanauu ka dhaxeeyo ayaa mar kale goolal isugu
jawaabay kulamadii xalay ay ciyaareen Kooxahooda.
Real Madrid ayaa 6-2 uga badisay Kooxda Rayo Valacano, iyadoo saddex ka
mid ah goolasha uu dhaliyay Cristian Ronaldo, kaasoo labo ka mid ah ay
rigoorayaal aheyd.
Ciyaaryahanada Real ayaa gool looga naxsaday, iyagoo deg deg labo gool
ugu bedelay, waxaana maanka ay ku hayeen guuldaradii todobaadkii hore ee
Levante kala kulmeen.
Tababaraha Real Madrid Mourinho ayaa wax ka badalay hab ciyaareedkii
hore, inkastoo wali qaar ka mid ah ciyaaryahanadiisa ay kulan kasta u
go’day in rooso laga qaato.
Guushii xalay ay gaareen ayay macno weyn ugu fadhisay inay soo
tiigsadaan kaalmaha hore, inkastoo kaalinta afaraad ay ku jiraan.
Kooxda Barcelona ayaa cashir lama ilaabaan u dhigtay Kooxda Atletico
Madrid, kadib markii ay ku xaaqday 5-gool iyo waxba, goolasha loo
yaqaano Hatrick ayaa waxaa dhaliyay Messi, halka goolka koowaad uu u
furay David Villa, goolka kalena waxaa iska dhalisay Atletico Madrid.
Si kasta Barca ayaa kaalinta labaad ku jirta oo leh 11-dhibcood,
inkastoo Kooxda Real Betis ay kaalinta sare ku jirto oo leh 12-dhibcood,
Kooxda Sevila ayaa la wadaagta Barca oo la leh 11-dhibcood, Real Madrid
ayaa iyana leh 10-dhibcood.
Horyaalka La Liga ee Spain ayaa wali xaalkiisa yahay mid aan fari ka
qodneyn, hase ahaatee sanadkan ayaa ka duwanaan doonta xilli
ciyaareedkii hore.
Dhanka gool dhalinta Xidiga Aduunka Leonel Messi ayaa sideed gool ku
hogaaminaya, halka Cristiano Ronaldo oo ku soo xiga uu leeyahay 7-gool,
inkastoo goolashaas ay ku jiraan saddex rigoore.
Aarmessi
11-October-2011 at 2:07 am
Asc aqayarta wa codsi e yaanan mar danbe la dhihin yaa fcn messi iyo ronaldo qiimeynta aduunka messi wa 93% ronaldane wa 45 sadar muuqda su’al ka dhan . Be ofraid of fc barcelona where ever u are. By aarmessi
qadar washiton
01-October-2011 at 7:20 pm
Wan salamay dhaman aqyarta wabka hadan fikrada kahadlo messi magaro kirishtanka waxan leyahay ha joojiyo fak fakta cml k.k.k.k.k.k
Rashkayare114@hotmail.com/qadar washiton
01-October-2011 at 7:14 pm
Dhaman aqyarta wan salamaya inta wabka kahadasha hada fikradeyda kahadlo waxan leyahay messi magaro karistanka waligis hadu bod bodo
khumayni
27-September-2011 at 10:28 am
morinho iyo ciyaalkiisu yayna ku daalin gardiyola iyo ciyaalkiisa oo ay curad ka yihiin sadexda xidig iniesta xavi messi wali madrid waxay ilaawi laayihiin guldaradii ay kala kulantay sanadkan gudihiisa
khumayni
27-September-2011 at 10:26 am
marka hore laacib,com waad mahadsantihiin hawada aad kusoo laabateen teeda kale barca way tagtayee yaa ka daba imaanaaya mourinho iyo ciyaalkiisuna way ku daalayaan wali waxay ka kaban laayihiin guulihii fooshaxumaa ee kala kulmeen isla sanadka dhamaaday
ibrahim afllay....barcelona
27-September-2011 at 10:01 am
asc cr7 maaaa laacibka aduunka la tirsanaaayo woo riyoonoooo sxb messi waaa laaacibka aduunka cr7 maxoo laaacib ka ogyahay hadoo messi mesha imaado vill, xavi, rooney mo umaleyaaa messi caaaaaaaaaaaaadi maaaaaaaaaaahan laacibka sanka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ibrahim afllay....barcelona
27-September-2011 at 9:58 am
asc laliga barcelona ayaaaaa ku leh sxbyaaaaaal champions kane ayadaaa ku leh viva barcelona kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk? viva barca viva barca
Raazi shq
27-September-2011 at 9:10 am
waxaan filayaa in aay doodu xiiso weeyn leedahay aniga hadii aan ka hadlo figradey waxaan qabaa in uu miizi yahay ciyaariyahay yaable kirishtane magaarikaro miizi
ABDILADHIF AHMED NOUR
27-September-2011 at 8:57 am
ASC MAR KAHORE BAHDA LAACIB.NET ANIGA WAXAAN AAD U TAAGEER NAADIGA FACAA WEYN MANCHESTER UNITED SANADKAAN KOOBKA ANIGA AYAA KUGUULEEYSAN DOONO WAX IGA HOR ISTAAGI KARO MA JIRAAN
Maxamad gamaaye
27-September-2011 at 8:39 am
Marka hore wa idin slmy dhamaan marka xiga hadi an fikirkayga ka hadlo 2da ciyaryahan way wada wanagsan yihin lkn messi wajibaadka koxdisa ayu say tahay u fuliya wana sababta kentay inay barca kobab badan ku gulaysato lkn cr7 waxa uu la cayara tarabunka iyo masraxa waxa u danta nadiga ka jeclyahay inuu goldhalin qaado real madrid lacibin kuma yara lkn wada shaqentii aya ka maqan marka mesi wa lo shaqeya dadka leh waxan dhihi laha way wada shaqeyan ronaldo waxa uu u bahan yahay maclin kala bara waxa uu rabo iyo waxa ay kooxdu rabto
Gerrard
27-September-2011 at 7:25 am
Asc dhamaan shaqaalaha lacib gaar ahaan farsama yaqaankeena faraha fudud mo saed salaan kadib war dadka kumurmaya messi iyo ronaldo wax ma arkaan miyaa messi madhi karno waa ciyaaryahan caadi ah waa mucjiso waa maradona 2 lakin waxaa layaab aheyd markii lasinaayey w plr fifa indhaha miyey ka xirneyd viva barca iyo liverpool fc
Mr amni
27-September-2011 at 1:54 am
Asxaabey wayahan waxaa badatay dadka aan qabirka u lahayn sportska haben walbana indhacadeeska lasoo taagan messi waa ninka barbareyay maaradoona goalkiisii taarikhda kubada cagta galay messi ayu ahay ninkii barbareeyay waana ninkii ugu horeesay oo sadax jeer oo isku xigtay qaaday waxa uuna caan kuyahay kubad lasoo shaqeesto bal iga tus ronaldo goal tarikhda galay oo dhaliyay waligiis kubad waxa uu kuleeyahay halmar taabasho iyo sii raacsin iyo mid iskaga dhacdo asaga ayaa caawinad ubaahan dankale waxad fiirisa galiya kulamada ay iska hor imaaden mesi suu rabo ayu kubada kasamestay waxa u kadhilayay shan difac inta dhaxmaray ayu shabaqa dhaxdhigay waxa kale oo kadhaliyay ninkad fanineesaan oo meel uu kaqabsado inta waayay ayu katabaguurtay bal ii sheg ronaldo oo hal daadac oo barco ah oo inta kaleexsaday kadhaliyay kkk sorry waa ma jirto waa rikooro ama madax wax ama waa iskaga dhacday ee yan lagu kagamban xavi iniesta labaduba mahan real waa barca ee waxad aragtan ninkaheysto kakaozil
khadar luck
26-September-2011 at 9:49 pm
asc dhamaan tiid aqyarta waaaaaaaaaaaaaaaw misse waxa u sii cadey in u yahay laciib ka aduun ka mar ka sanada kana chanbiyon ka iyo laliga ispean waxa la bar ka mar ka meesha wax ma u yeelan madrid cerstan kana wax ma haya mar ha la taeera bar ka ayada wx is ka dhacini ok asc
Anisa
26-September-2011 at 9:40 pm
Asc, Waan Idin Salaamay Dhamantiin Gaar Ahaan Web- Kan Laacib.net Iyo Fans-ka Naadiga Qarniga Ee Barca, Hadan ka Dhiibto Fikradayda Runtii Aad Baan Ugu Farax sanahay Guushi Aanka Gaarney Nadiga A.Madrid , Midakale Maxay Dadka C.Ronalda, Tagera Dadka Kula Murma yan C.ronaldo Muyu san Ahayn Kii Leo,Messi Daba Gargura nayay, Ku Lankii Spanish Super Cup Ee, Finalka .Camp Nou, Ka dhacay, Lanace beyay Cup, kiina Laga Qaday, KKKKKKK. Leo Messi Iyo CR7 Habeen Iyo Maalin Bayka la Yihiin, Horaa Waxa Lo Yiri, Sadar Muuqda Su aal Ka Dhan, Wana Xidig iyo Xidig La Aan Waxa Na Fiican, Leo Messi , Ila ma ahan C.Ronaldo Hadii Uu Kun Sano Oo Dame Joogo Unu Soo Garayo , Mucjiso Leo, Leo,Waa Nin Kii Meel Kuso Xiray Real iyo Man U, Iyo, Oday Waal, Ama Ex .Turjumaan , Barca, Ama Mou ,Faankiisi Aan Dhamaadka Laheyn Melkuso Xiray ,Viva Leo, Walle, Leo Ima Qaban Mana Jarayn Been Iga Dheh , Walle Leo, I maqaban Mana Oyin Dadkana Indhaha Faraha KaMa Galin Been Igadheh ,Walle, Leo Ima Qaban Mana Daba Gur Guuran Been Iga Dheh, Viva Leo Viva El Barca And All Players, I love Barcelona.
abdi
27-September-2011 at 3:20 am
messi waa laacibka aduunka full stop.. marka waxa la isku heysto waa c.ronaldo….. marka laga tago taageeronimo waxaan wada ognahay in uu ronaldo uu noqday world best player wuxuuna yahay laacibka aduunka ugu qaalisan marka micnaheedu maxey tahay? ofcourse waa second best player full stop again.. marka abaayidiis waxba ronaldo sida haka dhigin qof aanan laacib aheyn
sakariye cali cabdulaahi
27-September-2011 at 5:31 pm
waxaan la yaabanahay aniso walaasheeyda taageerto barca messi waa looga horeeyay xidiga aduunka c.ronaldo waa laacib aad uxirfadbadan wuuna ka ficanyahay
messi marka walsheey aniso xishoo ronaldo wuxuu uyimaaday messi meesha uu ku ciyaarbartay hadana wuu la qabsaday messi inland haduu tago lam qabsanayo byyyyyyyyyyy real ha noolaato
aanas
26-September-2011 at 5:56 pm
waxaan la yabanahay dadka leh mesi waa loo shaqeeya waxaad is weeydisaa gool walba barcelona dhalisa messi ayaa dhaliya ama dhiibaa mesi waa lacib awood uleh 10 ciyartooy ka soo horjeeda 10 kaba inow dhex maro fiiri messi kubada markow helo ilaa shan 5 ciyaartoow aya raacata lkn fiiri ronlado mid aya raaco mid lama xaqiro ronoldo wa lacib lkn messi laacib waa dhaafey waa mucjiso niga midna mataaqeero lkn waxaan lahadle xaqiiqda waxaan dhai lahaa leeys kuma mataali karo waa laacib iyo mucjiso
c.risaaq
26-September-2011 at 4:17 pm
asc waxaa isweydiin mudan c.ronaldo iyo misse keebaa qaadaya gool dhalinta sistankaan
Wadani
26-September-2011 at 11:57 pm
Ronaldo wa xidig xidignimada marpaloray palse mise ma dhigo wacdaraha u dhigo ronaldo marki u speashka yimi goal ka isag ugu ugu horeyey kaka hadi u poswcnka heli laha real madrid mel hersare ah ayey gadhi lahayen
ali
26-September-2011 at 2:34 pm
asc dhamaan wan idin salamay aqyaarta marka xigta shaki kuma jiro messi iyo ronaldo ninka laacibsan midakale messi koxxdiisa gol uu dhiibo iyo mid uu dhaliyo ayeyba kusocotaa
Naasir ali
26-September-2011 at 1:44 pm
Asc dhamaan muslimiinta odhan sln kadib shaki kuma jiro in sanadkan kooxda barca eeytahay kooxda ugu awooda badan laliga liønel messi na uu yahay xidiga kubada cagta ee yurub c.ronaldo magaari karø messi viva messi
mr:waryaa
26-September-2011 at 1:03 pm
c.ronaldo inuu eber yahay saasaa ku fahmee maxaa yeelay goal dhalinta
seddex rigoore ayaa uga jirto lkn messi kuli caadi ayuu u dhaliyey
war c.ronaldo wax ma haayo xilagaan waxuu lahaan lahaa 4goal
(halla halla halla barca)
Quman
26-September-2011 at 1:00 pm
asc Madridista, kkkkkkkkkkk Hala Madrid 4ever,, viva Laacib.net soo laabashadiina,, Hala Madrid and Ozil.
jamac maslax
26-September-2011 at 12:57 pm
asc all islam hadaan kahadlo fekarkayga labad ciyaaryahan labaduba waa lacibiin lakin waxay ku kaladuwan yihiin qab ciyareedka messi waa ciyaaryahan ka ciyaari kara number 10 misna ka ciyaari kara .9 Iyo lakin c.ronaldo wuxuu ka ciyaari karaa hal bos kaliya 7
Maxamed aadan
26-September-2011 at 12:29 pm
Marka hore waxan salaa maya bahda laacib.net meel walba ay jogan .hadan usii gudo galo xifalatanka ka dhexeyo Barca iyo Rial. Waa xifal tan ween sacadan lojogo barca waa qoxda aduunka waana laga qadi dona Ronaldo gol dhalinta bay bay
Uroone88 ceel carfiid
26-September-2011 at 12:10 pm
Asc waxan sln qali ah hawada umarinaya tagerayasha real madrid qasatan c.ronaldo kuwatagera marka xiga sanadki dhowa misse indhahiso shanta aya goldhalinta laligaha logaqaday 40 goal marka misse waxan dhihilaheyn sobarbar sanadkana waxan urajenaya inuku guleso dono labibka weyn c.rnld i lov real
Xasan ceel carfiid
26-September-2011 at 12:07 pm
Leo wa mucjisada kubada cagta gøalashisa indha ay ku diirsadan sanadkana isaga a qadayo sadar muqdo su.al ka dhan manutd 4ever
baashe
26-September-2011 at 10:20 am
laacib.net intuu hawada ka maqnaa jahadii ayaa naga dhuntay waayo waa webka somalida webkaan ujeclahay asxaabta laacib.net hambalyo soo laabasho wacan
maguu
26-September-2011 at 10:18 am
waxan lahadlaya o an ujawabaya dadka kumarmarsiyoda messi waloshaqeya taa qiil manoqoto qof kaligii garon sogalana majiro qof goolhayaha kubad kasoqaday ee gosha kale kadhaliyana majiro ee qof kasta kubad u nin kahelay ayu dhaliyaa midna ogada ilmayahaw hurda waxa wax an la.awodikarin ah kubad lagasoshaqeye in qofkasodhisay sidu urabay logudhameystiro taana ninka awoda waa laacib midakale 11ka ciyaryahan mid waliba shaqadisa wa ugoni xavi iyo iniesta haday qadka dhexe hasodhisan wa shaqadoda oo awalba ayaga dhaliye yal maahayn messi ne hadu dhameystiro washaqdisa o awalba kubad sameye maahayn marka koxdan qabin nin baska runta ah o loyaqano true bass nin an dhibi aqon waxba yanu messi xagxagan
A/RIZAAK MAHAMED MUSE
26-September-2011 at 11:12 am
waxaan halka ugu jawayabaya dhaman tagareyasha kooxda realmadrid in aan lagu riyoon in sanadkan ay real madrid gareyso kooxda barcelona
madey malaagow
26-September-2011 at 9:58 am
kkk misse iyo ronaldo maxa kala heysto ayaga waxay noqden nadiyaalkale kkk
xarbi cadde
26-September-2011 at 9:16 am
viva messi
*Abidal* 3* Caalamka*
26-September-2011 at 9:13 am
Asc YAA AYUHAL MUSLIM . iyo inta ila tagerto naadiga caalamka inta kale waan idin salamay wabacda 2 qof o is shabahda ama 2 isku dhow xaga lacibtinimada ayaa figrad laga bixinkaraa haben iyo maalin. Cado iyo mugdi faras iyo baqal ayeykala yihin shabaata cusub ayaan udaayay in ey figradoda kadhibtan 2 laacib. ANIGANA laacib net dhan walbo oo isbortiga ah waan idinka saacidi karaa hadi lobaahdo. Insha alaah NET SHUGRAN LAKUM
*viva*barca*viva*juve*
ridwaan yare
26-September-2011 at 8:56 am
aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay soo laabashada webka mahadsanidiin
maguu
26-September-2011 at 8:52 am
asc waxan salan qali ah udirayaa bahda laacib.net o ah manta madalayasha naga haqabtira bahidena abort hadan ugudbo fikirkeyga gaaban waxa imuqda in 2dan kox tartanka kadhexeyo u sababay in ay kalayeshan 2 ciyaryahan o iyana ukalatartama messi wa ciyaryahan tayo leh gul na garsiya koxdisa waliba kulamada muhimka ah c.r7 na waxa sodirsaday real o kuyiri adiga nonoqo ninka latartama messi ee ronaldo madhama nin messi latartama waxadna kaogankarta ronaldo waxa u dhaliye 7 gol 4 kamid ah aya ladhihikara isaga leh 3 na wa lodhibay si u ulatartamo messi halka messi uleyahay 8 gool o nadif ah marka ninka ninka lagadabawado halagarebo gool an koob laguqaadin gool mahane
C.kaafi cali xaashi♥♥
26-September-2011 at 8:42 am
Fakerkey ga hadan dhibto ronaldo iyo missi waxa lacibsao ronaldo waxana qada gol dhalinta ronaldo missi walo sha qeya ronaldo asa shaqesta by
Best Mahad liver&barca
26-September-2011 at 2:03 pm
TO C.KAAFI CALI XAASHI
sxb aad bad ugu mahadsan tahay fikirkaga runtii waxad dhahdey ronaldo isaga shaqesta lkn mise wa loshaqeyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adigu iswedii ronaldo meqo gool oo isaga shaqestey ayu dhaliyey xili ciyaredkan ciyarti udanbeysey 2 rigore aya ugu jirtey 1 kamid ah kaka aya iska laha maxa ronaldo lo siyey wa misse hala tartamo somahan kkkkkkkkkkkkkkk mida kale golasha ronaldo markasta sida qashinka losiya markuu 5 cuno 1 ayuu dhaliyaa kkkkkkk lkn messi se imisa gool oo dhexda uu kaso qaatey isaga ayuu dhaliyey ama short bas uu isaga soshaqestey ugu danben u isaga dhaliya hahahaahaahahaha ninkasi mewsha uu maro 1 haben 5 bil xita ronaldo maso mari karo so viva barca messi and all tagerayashena
9T686
26-September-2011 at 6:36 am
Mundial: PORRA CARALHO That1friend Corey Taylor ColeWorldSept27 Jeepers Creepers 2 Julio de Sorocaba Through Glass IV a la VII
Caynab
26-September-2011 at 6:23 am
Waa macqul hadow hadow ronaldo dadaal mujiyo sidii sanadkii hore in ow qado gool dhalinta mana aha labadan raga utar tamayo weyna badan yihin lagamana saari karo mesha falcoo oo shartisa wata
xuseenyanyo
26-September-2011 at 6:16 am
asc dhamaan asaxaabta laacib.net hadaan kahadlo fagaarta udhaxeyso 2xidig waa mid xiiso uyeelay horyaal laliigaha oohada ah horyaalka ayjoogaan laacibiinta sanadwalba kutartama kuwa uguwanaagsan caalamka marka marka labadan xidig lagalqaado mudnaata 1waad waa messi ciyaar qurux iyo goolal macaani kan 2labaad ee crunaldo waa ciyaar jahwareera ayna kuwareeraan saxiibadiisa goal aysan kawarheyn saxiibadiisa hadaan sookoobo messi waa horyaal cronaldana waa goal bilaa horyaal ah by
Shaarkey
26-September-2011 at 6:15 am
Asc dhamaan inta jcl sportiga iyo madaalayaasha wab laacib.net hadaan ka hadlo hadalada qaar waxaan noqanaa mid iska hadla lkn waxaa la is barbar dhigi karin labada xidig c.ronaldo iyo messi maxaa yeelay way kala taya badanyihin waxaan mas uul ah messi c.ronaldo magaar xidiga messi wuxuu iska barbareeyay xidiga caalamka sida zidani ,ronaldo weyne isagoo kuguu leestay 3jeer xidiga caalamka ugu wanaagsan isa oo jabshay rikoorkii r.vanestrooy rikoona caalamka udhigay 3jeer isku xigta ku guuley xidiga caalamka ugu wanaagsan intuu jiray c.ronaldo by messi caalami ronaldo uus
Santos
26-September-2011 at 6:14 am
Run ahaanti laacib.net aad aye u mahadsanyihin hada guda galo qodobka fikirkega ah lio messi aya ku guulaysa doono gool dhalinta wiilkan da’da yar ee messi waxa uu ronaldo ku qasbay rigorayaal inuu tuugsado halka asagana boortaha intuu katago shabaqada dhex dhigayay
Galad
26-September-2011 at 6:13 am
Waa labo laacib oo waawayne hadana messi waa mucjiso ronaldana waa laacib caadiyo iskuna midmaahan messi is the best player in the world
xilwa_boy
26-September-2011 at 5:13 am
Asc wr wb dhaman inta ku tixan laacib.net mahan in aan is barbar dhigno habeen iyo maalin midkeeba fiican lionel messi waa maalin cristiano ronaldo waa habeen mugdiya dhanka kale hadii an ka hadlo horyalka spin ma ahan mid xiiso sidas ah leh waayo wuxuu u dhaxeeeya un labo koxod!!!!
martiyaqaan barcelona
26-September-2011 at 4:10 am
asc,,,,,,,,,,,,,,,,,waad ku mahad saan tihin soo la bashada soo labaten,,,,,,,,,,,
viva barca ka barca………… guul tageraysha iyo kooxdaba barcelona viva
buskud
26-September-2011 at 3:59 am
dhamaan bahda sportiga waan idiin salaamey qaasatan laacib.net shaqaalaheeda si hufan ay noogu soo celiyeyn webka mahad gaar ah ayaad mudan tihiin viva barca
YOUNG OZIL macqulsome
25-September-2011 at 11:23 pm
viva madridista 4 ever
j.tii its mean j.terry
25-September-2011 at 11:03 pm
kkkkkkkkk wanku farax sanahay so labashada u kuso labtay hawada laacib.net vive j.terry vive farnand0 torres cade
Abdull Milano
25-September-2011 at 10:58 pm
Sanadkan goal dhalinta waxa leh mucjisada adunka lionel messi viva barca and capitano xavi
matan_CHELSEA
25-September-2011 at 10:57 pm
MARKA HORE SHAQALAHA LAACIB.NET WAAD MAHADSAN HAWSHAA KU MASHQUUSHEEN
HORE AYAAN USHEEGAY SANADKA UU AD KAANAYO HORYAALKA SPAIN