Kooxda Stoke City ayaa soo gaba gabeysay guulihii is-daba jooga ahaa ee
Kooxda Manchester United, kadib markii bar bar dhaca gool iyo gool ay
gurigeeda ku qabatay.
Manchester United oo shantii kulan ee u dambeeyay guulaheeda ahaa mid
isku xigay ayaa daqiiqadii 27aad goolka ku hormartay, kaasoo uu saxiixay
ciyaaryahan Nani.
Qeybtii hore oo Manchester gool ku hogaamineysay ayaa qeybta labaad ayaa
ciyaaryahanka Peter Crouch uu daqiiqadii 52aad uu bar bareeyay Kooxda
Shayaadiinta cas cas.
Stoke ayaa gurigeeda ku ilaashatay halka dhibic, iyadoo ay u diiday Man
United inay guul kala hoyato.
Kooxda Manchester City oo goor sii horeysay ciyaartay ayaa labo gool iyo
waxba uga badisay Kooxda Everton, goolasha ayaa waxaa u kala dhaliyay
ciyaaryahanada Silva iyo Aguero.
<http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/Crouch1.jpg>Manchester City
waxay hada dhibcaha la wadaagta Man UTD oo todobaadkii hore ay ka sara
martay, waxayna leeyihiin min 16-dhibcood.
Sidoo kale Kooxda Chelsea ayaa gurigeeda ku marti gelisay kooxda
sanadkan ku cusub Premier League ee Swansea City, waxaana ay uga
farxalatay afar gool iyo gool.
Goolasha ayaa waxay uga mahdineysaa ciyaaryahanka Torres oo goolkii
labaad dhaliyay lixda kulan ee Horyaalka Premier League, hase ahaatee
calaamada cas loo taagay, lagana saaray ciyaarta, halka labo gool uu
saarsaday ciyaaryahan Ramieres, waxaana goolka afaraad u saxiixay
ciyaaryahan Drogba oo bedel ku soo galay.
Kooxda Liverpool oo todobaadkii hore guuldaro xanuun badan ay soo
gaartay ayaa waxay labo gool iyo gool kaga farxalatay Kooxda Wolverhampton.
Arsenal ayaa guushii labaad ee Premier League shay markii saddex gool
iyo waxba ay ugu qubeysay kooxda Bolton, goolasha ayaa waxaa u kala
dhaliyay Van Persie, halka goolka kale uu dhaliyay Alexander Song.
sakiyah
29-September-2011 at 2:39 pm
couch=macalinka chalsea oo isagu isbedelo kusamayay kooxda isaga oo qaadayo talabooyin aan loogabaran macalinkii kahoreeyay oo isagu kutiirsanaa ciyaartyda waa wayn ee iminka kusiigan inay fariistaan isagoo qaarkoo binjiga kuhay ama bedelba ku keena kooxdu hatan waxa kubadanayo ciyar yahano aad uyar yar oo uu soo iibiyay macalinku sida mata, kakula,ramiros,david luize iyo kuwa kale saas daraadeed kooxda da darteed waxba ugama lumi doonan sida hada kahor dhacday oo waxaa joogo ciyartoy aad ispeed u leh
Henna yare
28-September-2011 at 1:36 pm
Waxan slmaya dhaman tagareyasha liverpool man u waxan ushega isbuca danbe in ey wac daro an ku dhigidona sida arsenal an ugalnay waxan uga badina 4 1 hathric suarez 1 andy corrol by reds
David lues
27-September-2011 at 5:49 pm
Up. Up chelsea the blues will never lose waxaan salaamayaa dhamaan aqayaarta xiisaysa sportska qaas ahaan taageerayaasha chelsea waxan rajeynayaa sanadkaan in ay kuguuleesato all cups waliba koopka champions leugue viva . Vilas boas chelsea 4 ever .. I love them wey u qalmaan kkkk
Kaka
27-September-2011 at 5:24 pm
Kulanka chlsea iyo valencia hawenka arbacada waxaa guusha kurace kooxda chlsea iyado golaha udalindono torres,drogba iyo ramires
Eng abbaz ali husein
27-September-2011 at 2:48 pm
K.k. Waa wax lagu qoslo in lagu farxo bar-bar dhaca unitedka iyado la’ogaa cashirada ay ukala dhigtay 2 naadi oo ugu tunka weyn naadiyaasha england united-ka marnaba kama caajisin qancinta bahda taagerayaasha weyna sii wadi doontaa guulaheeda all bahweynta sports-ka nabaadiino qaasatan inta ila wadaagto united-ka
Uuntaaye arsinal
26-September-2011 at 2:02 pm
Marka hore salan alh ayaa mahad led webkena nogu soo fudu deyay waxn leyahay tagerayasha arsinal we bilawatay mahasanit
hurdaaye
26-September-2011 at 12:57 pm
laacib.net warka aad qoreysaan ka fiirsada marka hore waad qaldami kartiin lkn waa inaad dibb ka saxdaan qaladkiina wuxuuna ka yimid dhanka goolasha man city aguero iyo silva maa hane waa balotelli iyo milner bye ha idiin macaanaato
Uroone88 ceel carfiid
26-September-2011 at 12:46 pm
Asc dhaman figrad dhibtayasha hadi an nahay tagerayasha nadiga arsenal waxan kufaraxsanahay barbarihi man u waxana mudan in loga mahadcelsho ciyariyahay croich iyo dafacyada stock wali madhowo horyalka waxana urajehena nadiga arsnl okusonoqotay wadadi guusha ok bye
Fahad kataaniya
26-September-2011 at 12:45 pm
Asc sln laacib
ahmad suarez
26-September-2011 at 12:25 pm
asc dhaman wansalamay laacib ina dib u aragno wa farxad hada fakirka ugudbo wan kufaraxsanahay natijada isbucan dhacday inkasto arsenal gul ey garto ey wax sokor dhinen madama totenham ey adidonto bar baraha ey gashey man untd wa farxad madama ey sugayan koxaha liverpoolfc man cty waxan kufarax sanahey in hal dhibic ey ka keni karin koxahan gul wacan asxabta liverpool tagerto dhamantod
omer juba
26-September-2011 at 11:59 am
waxan aad ogu faraxsanahay ku solabashada wepka kaaso aan ku xiranahay mar walba waxan salamaya salan khas ah taagerayasha man u mel walba ayjogan man u hagulaysato waliged barajo dhib malahan hogamka anaga heno kan wato lucas ee nin iyo nag wuxu kalayahay aana garanay nin warya isku xisho hana aflagadenin mardanbe taagerayasha sharafta leh ee wepkan ogu akhlaqda badan ee man u sida tagerasha chlsi hadan khadka kabixin markan kugu soqaracdo anfil man u hhh kabaqa sanadan wax walba ogob ah waxaa iskaleh man u and roonay lacibtimamada yurub rooney ayaa leh ee sacabka u tuma
muuse adde
26-September-2011 at 11:35 am
asc asxabta sharafta ah salan kadib taageerayaasha man u waxan u shegayaa in ey san dhag u dhigan hadalada mucaaratka man u waa koox la yaqaano xitaa uma is taagto bareejo iyo wax la mid ah lkn dadka qaarwa ey moodan man u hadii ey bareejo gasho in laga qaaday horyaalka sorry wax magaratada sida wax loogu sheego wey adag tahay lkn man u shaqadeyda wey gudaneysaa haduu alle idmo guul cadokga hoos viva man u iyo inta taageerto
Naleye
26-September-2011 at 11:06 am
Wale wan u malehaye or oradka man untd ine sidan u danbendonto lkn balan waxa ah inan dhiqada sifican u cabsiyo man untd marke imato kodka ey taqano o hatrick kuyt uga dhaliye gerrad iyo suarez mel kagal he waxe balan ku qaden ine ambitanka kajawiyan o ay u aran sxbadod arsinal iyo chelsea .15 october aya no balan eh iyo anfield waxa darsan dhibtid adan ku dhiba.by naleye
Omar (united)
26-September-2011 at 10:57 am
Qofka labaxay lucas nin iyo naag wax uu yahay magaranaayo lakin taageera yaasha man red afka kala bax koley aniga wax kaasheegi maayee qof yar ayaad tahay sida kaa muuqateee anshaxa sida aad u malayso maaheee
salamulahi clykum web.ka laacib.net iyo aqiyaarta dhamaantiin
salan gaar ah inta taageerta man utd
sida calinani ahmedcarrick chicharito14 anwargiggs nafisounited ilhaanunited iyo inta kalaba
mr dhoore
26-September-2011 at 10:52 am
waxba uma aragno barbaro lkn dadka waa weyn inan cunaa ku tashaana sida arsenal chelsea man city liver pool this season
young up evra up to roney xitaa jones laac ibka man u nani
lucas
26-September-2011 at 10:31 am
salam dhaman wlcome back laacib inti anan u gudbin mancity goolasha waxa ey ugu mahad celine mario balatoti iyo james milner o lawadba bedel ku so galay silva cawiye ayu ka aha halkan goolka kalane o aguaro cawiye ka aha
manta waxa la wayay ciyalki cayda ka waday halkan laacib waxan ka codsanaya dhanka anshaha in ey qimeeyan ila iyo hada tagerayasha arrenal aya igu la wanagran dhanka halka kuwa man u na ey yihin kuwa ugu anshaha xun e fikir hakan ka dhibta viva laacib and reds
Ismail
26-September-2011 at 10:13 am
Asc taagera yasha arsenal waxan garney gushenii lamad wana sii wadi donna viva arteta van bersea welcot arshavin chavinho viv arsenal
madey malaagow
26-September-2011 at 9:54 am
guuuuuuuuuul laacib.ne markihore guuuuul arsenal liverpool man city iyo chelsea midi kale man city golishi dadki udhaliyey wa balatoli iyo silva ma ahan agora dhinackale away dadki tagyerayey man u kkkk mayhadlan mata kkkkkk viva aniga kk
Jaceelow
26-September-2011 at 9:27 am
Hambalyo dhaman tagerayasha arsinal waxan so dhawenaya gusha arsinal manta waxan dhihi kara ciyartoyda oo isla qabsatay marka wa viva arsinal mesha waxa joko rag hadad maqasho magacoda oo ka qabi oo kala ah v.persia and walcot and arteta and jack welsheir viva arsinal
Mahad abdi
26-September-2011 at 9:09 am
Asc dhamaan shaqaalaha &maamulka &akhristayaasha
waan ku faxsanahay ku soolaabashada wapka united bareejo okaliya gashay kumana qanac halka kooxa waaweyn ay badis ku farax san yihiin man.united wax uma dhibo karto barejo weena guuleesandoontaa intuu Rooney oo joogo
Kheeyre
26-September-2011 at 9:06 am
Asc waxan ku farax sanahay gusha arsinal marka hurdada wey ka kacday waxey ila tahay waxa so labtay arsinal an naqanay ee wadada ubaney viva arsinal k.k.k.
C.qani vidic
26-September-2011 at 8:44 am
Asc dhamaan shaqaalaha, maamulka iyo akhristayasha Gaar ahaan taageerayasha United power (man utd) intaas ka bacdi run ahaan waan ku faraxsanahay soo laabashada webkeena oo ah wab wadani ah dhanka kale Man utd bareejo yar ayey gashay marka waxaan dhehi lahaa taageerayashu ha is dajiyaan waana guuleysaneynaa mar walbe insha alah
viva All man utd fans
Ibrahim jekey
26-September-2011 at 8:15 am
Asc aad ban ugufarax sanahay guush arsenal waxana leyahay viva arsenal
Dhaysane
26-September-2011 at 7:33 am
Asc all markahore waxan ku faraxsanahay solabashada webka.lacib.net marka xigtana waxan kufaraxsanahay guusha chelsea waxan ahay tagere chelsea tageriyasha chelsea waxan idin leyahay ciyarta todobadkan gudihisa aha e chelse-velencia wa chelsea 3 velen 1 tagereyasha chelsea bye gul wcn anelka tores rimres2gol k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k
c/caziz abuutarika(balcad)
26-September-2011 at 7:21 am
asc dhaman asxabta tagerta kubadda cagta dhanka kale the gunners wadadi lagu yaqinay ayey ku so noqotay marka howsha wa bil caksi arsenal horyal kasta guulo isdaba jogo ayey ku furan jirtay blse horyalka wuxu maraya fari kama qodna fanole wana ku guleysan dona sanadkan kob arsenal van persie and wilshere
Xaantiye barca
26-September-2011 at 7:21 am
Asc dhaman shaqalaha laacib iyo inta sport waxkataqan salan kadib laacib.net waxan idin leyahay hanbalyo hanbalyo kuso labashadina hawada lakin waxan idin xasusinaya midkamida qoraladina oo ad tirahden waxa man city goalasha udhaliyay silver an aguaro maya mahan waxa udhaliyay polotili iyo miler thanks all of you
Sadiiq qalinle arteta
26-September-2011 at 6:42 am
Asc walalayaryal wad u jedin arsenal inay so kacday kalex wada arsenal hayey
maxamed ciise
26-September-2011 at 6:09 am
asc aqyarta wa tageraha wen e chelsea sanadkan sanadadi hore kaduwan waxa iso kacay ciyartoy da.yar ah sida rimires,lakuku,sturidge,remue,mcherna,holt,mata horyalkuna wa bilaw torresne hurdadi wu kakacay horyalka 2011_2012 chelsea aya leh ee yenu kox kale ku fakirin viva chelsea viva ciyartoyda da.da yar viva captain terry aad ayan idinkugu mahad celinaya shaqalaha laacib.net iyo aqristayashisaba
Käßtâñ khälìíf MåçQûlSôMê (l0s ßläñç0s)
26-September-2011 at 6:01 am
Bro Sare J.Tii It’s Means Terry Waa Kaqaday Salantada Sharafta Le Adna Mid Lamid Ah Ayan Kusodiray Madax Sare Viva Chelsea & J.tii Means Terry Macqulsome Laacib.net
Santos
26-September-2011 at 6:00 am
Wali horyaalka faro kama qodna waxana iska leh naadiga awooda badan ee the blueska chelsea gool dhalintana waxaa ku baashaali doono xidiga nasiib darada haysay lkn hada kabaxay abaarta goolasha ee torres, hadaan usoo noqdo horyaalka spein waxa iska leh kooxda difaacanesa ee barcelona gool dhalintana waa layska yaqaanaa waa xidiga aduunka xidiga qaarada yurub lio messi. Guud ahaan bahda jecel sportiska qaas ahaan taagesayasha chelsea waxan idin leeyahay horumar sport
You 'll never wark along
26-September-2011 at 5:52 am
Asc wr wb marka hore waxan kufaraxsanahay wepka solabashadis wana uxisnay inta yar oo naga maqnay waxanleya hay markale welcome agane.
Waxankale on kufarax sanahay redska oo wadadi gusha kusolabtay mahadsanidin
Nuur Abdi
26-September-2011 at 5:51 am
Asc wankufarahsanahay dib u hawenka lagu sameyay lacib tankle Jowhar qalad ayad gashen golasha man city waxa usaxixi mario boloteli iyo milner oo caweyay silva tan labad waxan dhihi laha horyalku bilaw ah lama bod bodo maxa yele chelsea wad ujedin horyalki hore si ubad ubodey say waxa kudhacay wad ujedin kkk marka rer stoke united waxan dhihi la ha isdajeyakkkk viva arsenal and v.pearse
C/fitaax{stevenka}
26-September-2011 at 5:30 am
Asc dhammantiiba waa taageraha weyn ee liverpool yaa isgaaray wili horyaalkan waxa uu yaalaa anfield waxba ha isdhibina
xilwa_boy
26-September-2011 at 4:50 am
Asc wr wb salan kadib waxaa is buucan garasha ka so baxay baskii qatarka ahay ee arsenal f.c. Wuxuuna dhaar ku mare inuusan mel dambe fadhisanenin inkatuu malmahan melxun fadhi ahaa viva arsenal f.c
manline
26-September-2011 at 3:46 am
asc aqayaarta sharafta leh kuna dixan wep kan caalamika eh laacib.net waan aad iyo aad usoo dhaweynaa guushi aanu helnay hadaanu nahay reer arsenal wlh waxaan dhihi karaa v.persie ayaa busta naga jafay markaan seefteena banaanka ayey talaa halaga leexdo hayeeeey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk daageeroyaasha premier leage mahadsanidiin v.persie and walcod waxana fooda idinku so haayo jack welsheir kkkkkkkkk viva arsenal
matan_CHELSEA
25-September-2011 at 11:01 pm
AAD BAANU U SOO DHAWAYNAYNAA GUUSHA CHELSEAFC
WAANA MID AANU SUGAYNAY CIYAARTAN CIYAARTA CIGTA CHAMPIONKA WAA HUBAAL IN AANU BADIN DOONA INKASTOO VELANCIA AAN LA DHAYALSAN KARIN HADANA MIHIIMADU WAA 3POINT
j.tii its mean j.terry
25-September-2011 at 10:58 pm
asc akhayarta kutixan wapkan waan kufarax sanahay solabashada wapkan laacib.net ok yaa is garay horyaal kow iyo lab0 maj0g0 premer leag chelsea aya iska leh lond0n ayuuna yala sanadkan 2011 2012 ok frnad0 torres wlee hurdada wuu katoosay koxa badan war ayaa u yaal0 vive chalsea fc vive torres vive j.tiii vive laacib.net vive wlaaalaha macqul s0me groub kbtan khalif sxb salan qas eh ayan hawada kuso mariyay ok vive torres